Guri Gabdho-badan! Mid kamid ah waadba tahayee tolow midee tahay Adiga ?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025

КОМЕНТАРІ •

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre8078 Місяць тому +16

    Tii ugu fiicneed ayaaba la dilee 😮😮😢😢 cadaalad ma aha hooyo sidaas 😢😢😢😢

  • @Nastexayahye1779Teexa
    @Nastexayahye1779Teexa Місяць тому +31

    Shaqada markii hooyo albaabka soo garaacdo inta qabato oo hadan hal daqiiqo ku soo afjarta like 😂

    • @Aniso-i2f
      @Aniso-i2f 29 днів тому

      wlhi xasuus galay hooyo irida marke so istaagto kala ordi jirnay 😂

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 Місяць тому +13

    Shaqada last minute la qabanayo gabdhaha wa ka siman yihiin, inkastoo ilmanimada le tahy marka weyntahy ada is mareyneysid😊

  • @SuleqoSuleqoMohamed
    @SuleqoSuleqoMohamed Місяць тому +36

    Midi wax xaqeyse aba la tume ani waxa rabay mida alabta in la garaco iyo tan madaxa daqan laa 😂😂😂

  • @RaqiyaAxmed-k1x
    @RaqiyaAxmed-k1x Місяць тому +7

    Kkk😅😂 midi ugu roned ayaba ladile mamo xaq mahan

  • @MAWADAMustafe
    @MAWADAMustafe 15 днів тому

    Soo badi wllo 😅😊😊

  • @Nimcoabdi-t2n
    @Nimcoabdi-t2n Місяць тому

    Wow plaese part 2 soo sameeya😂😂😂😂😂😂😂❤❤😂

  • @RuqiyoGuure
    @RuqiyoGuure 4 дні тому

    Maaido anaa laidhahaa😂❤

  • @ShamisShamis-lp9rh
    @ShamisShamis-lp9rh Місяць тому +7

    Gabdhaha markay intaaan la egyihiin yaa la dilin wax ha loo sheega le inkasto jiliin tahay

  • @HaniIsse-j5v
    @HaniIsse-j5v Місяць тому +1

    Mida gabdhaha kuqelinesa ahay guryaha hagajiso 😂😢

  • @Duniyaabuukar
    @Duniyaabuukar 10 днів тому

    Muna samitey😂😂 see iyeesha madaha madhaqdud miyaa😂😂😂

  • @hodaneey_
    @hodaneey_ 23 дні тому

    Hoyadey far nama taabsiin jirin. Caruurta yaan la dilin Soomaali Maxamed.

  • @DrsSucdic.qaadir
    @DrsSucdic.qaadir 28 днів тому

    Qeybta kale Aawi 😂😂

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 20 днів тому

    Familyyyyyy

  • @KhadraCabdi-z1q
    @KhadraCabdi-z1q Місяць тому

    Ta ugu wayn ahay 😢😊

  • @Anizäyy41
    @Anizäyy41 27 днів тому

    mida usha keenaysa waba xaasidad marky hooyo baxdo baa laga jaraya😭😂😂

  • @yusufsaad7083
    @yusufsaad7083 Місяць тому +1

    Interesting ❤😂😅

  • @AARIS-FOREIGNEXCHANGE
    @AARIS-FOREIGNEXCHANGE 25 днів тому

    Kusoo Dara brt 2😅

  • @nagad-t8o
    @nagad-t8o Місяць тому +1

    Walaahiu waxan aha mida kaligeed shaqyasa kuwa kale hadalka mamaqalna kaligay afur same dhar dhaq kijo kujir walaahiy hoyo abo magacayga bes kagadhagtay kiwa kale maxad adayg alx hada xas ahay shaqo nayb aya jira hablaha

  • @Idil-n8t
    @Idil-n8t 23 дні тому

    Waa run wale😂

  • @fartuncawil642
    @fartuncawil642 Місяць тому +3

    Booskaygi kuma jirin qaybta wariifnimada 😂😂😂😂😂😂

  • @Guduudacarwo
    @Guduudacarwo Місяць тому +1

    Munaay wad I ceebaysay madaxa iska dhaq diracana iska bedel😂

  • @khadiijoCq
    @khadiijoCq 27 днів тому

    🎉❤

  • @Maxamadbarkhadbookh
    @Maxamadbarkhadbookh Місяць тому +1

    Tii ugu wacneyd bey kuwii kale u shirqooleen

  • @AsmoOmar-m9u
    @AsmoOmar-m9u 29 днів тому

    hooyo,xaasidwaayetan,aqash,uf

  • @huseineidow5714
    @huseineidow5714 Місяць тому +1

    Astaan gacan baan idin taagay
    fikrado macqul iyo waaqic jiro baad ka hdashaan guuuleysta sxbyaal

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 Місяць тому +1

    Cabaadka is real😂

  • @Sawdabilefaarax-s5e
    @Sawdabilefaarax-s5e Місяць тому +1

    Oo tii miskinta ahayd la tume😅😢

  • @DuniyoBilaal
    @DuniyoBilaal Місяць тому

    Kkkkkk wax jiro ayaa laga turjubaya

  • @faraxabdiahmed6819
    @faraxabdiahmed6819 Місяць тому +1

    Hooyadeey markeey albaabla soo garaacdo salaad ayaan xiran jirey cabsi aanka qabo lee

    • @RumeysaAbdilghani
      @RumeysaAbdilghani Місяць тому +1

      Hidii waqti salad aheenah maxaa sameesaa marka idiigaa😂😂😂😂

  • @aliabdi2436
    @aliabdi2436 Місяць тому

    Mida ugu shidan ana iska leh😂

  • @hodaneey_
    @hodaneey_ 23 дні тому

    Wiil iyo gabadhba shaqada guriga hala baro

  • @Mohamedcade-z1o
    @Mohamedcade-z1o Місяць тому +1

    Noo soo badi ❤please 🙏

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 20 днів тому

    Ya, absuttlyyyy waxan ahey Qatrosluuley murwodumaroo Qiimobadan Nicmaturabi Nicmaturabi Runeeey saxaneey Naturally islaaaaaaaaam soomaali

  • @SavaAxmed
    @SavaAxmed Місяць тому

    Safooyinku way iska dulman yihiin 😂😭

  • @supergril
    @supergril Місяць тому

    I'm mida albaabka hooyo iyo gabdha iskugu Soo xirtey

  • @MustaqiinYuusuf
    @MustaqiinYuusuf Місяць тому

    Hooyadey shaqo iguma disho

  • @SimanMaxamad-e5x
    @SimanMaxamad-e5x Місяць тому

    😢

  • @RaqiyaAxmed-k1x
    @RaqiyaAxmed-k1x Місяць тому +6

    inkasto isku dabecad ana ahen mida yar o madaxa iska dhaq diraca badal ladhahay mar mar wan samen jiray oo hooyo kedis igu so gasho kadibne diracan badali jiray ano qubesanin

  • @aminahassan6494
    @aminahassan6494 Місяць тому

    Goormee madaxa meerilahayd😂😂😂

  • @ZamzamXashi-s6o
    @ZamzamXashi-s6o Місяць тому +2

    Beenma aha walaahi😂😂😂

  • @ju4965
    @ju4965 Місяць тому

    😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤

  • @mrjamac
    @mrjamac Місяць тому +1

    FLIMKAN GORMEE IMANAA SXBYAAL WAA CAJIIB WAAYE

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂

  • @FadumoIbrahim-j2s
    @FadumoIbrahim-j2s Місяць тому

    😂😂

  • @abdul63963
    @abdul63963 Місяць тому

    😂😂😂😂😂