ABDIRIZAAQ QURBO I SIDAAD U DHUGAN TAQAANO | OFFICIAL VIDEO CLIP 2019

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2019
  • Caweyska Bulshada is a 24Hour News Channel that brings you the latest news and Videos covering news in business, politics, entertainment, technology, and
    Ogadenia
    Ogaden
    somalia
    Ethiopia
    2018
    Dhaantooyin
    Heeso
  • Фільми й анімація

КОМЕНТАРІ • 41

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 роки тому +14

    Dhigaa sidaan kaaga doortay
    Hadmaad adna i dhawaysan
    Sidaan dhibta kula qaato
    Dhaawaca qalbigaaga gaadha
    Hadmaad dhagta igu sheegi ❤️

  • @sihamomar335
    @sihamomar335 4 роки тому +8

    ***Lyrics**
    Sidaan adi ku dhagysto hadmaad u dhuuxi weedhahayga
    Sidaan dhibta kugu diido naftayda hadman u dhowran
    Dhigaa sidaan kaga dhowrtey
    Hadman adna iidhowsan
    Sidaan dhibta kula qaato
    Dhaawaca qalbiga gaadha hadmaad dhagta iigu sheegi
    Hadaad dhaawaca naftyda adigu dhaydood dawayso jacayl kani i dhalan rogey dhiigiyl dhuuxayga raacey hadmaad dhakhtar iga noqon ood dhayi boogahayga
    Sidaad i dhugan taqaano dhaliishiyo eedahayga hadmey qaban dhaayahaagu
    Dhanakyga wanaag u buuxo
    Sidaan adi kugu dhaato hadmaad
    Adna iigu dhaadan sidaan boga kugu dhiito intan iso dhawato hadmaad dhabta iigu qaban🤘🤘🤘
    Hadaad dhawaca naftyda adigu dhaydood dawayso
    Jiicaylkani i dhalan rogey dhiigiyo dhuuxayga raacey hadmaad dhakhtar iga noqon ood dhayi boogahyga
    😢😢
    Hore usoco qurbo 🎶🤘❤song of the yea

  • @officail9389
    @officail9389 4 роки тому +2

    Mnshalla eryadi Aamin Togdheer Iyo codki qurbo cade💫👏

  • @zuhuurmohamett5350
    @zuhuurmohamett5350 2 роки тому +1

    Wlky qurbo hore u soco hno

  • @jamiilweheliye
    @jamiilweheliye 4 роки тому +5

    Walalkay *AbdiRisaQ* #QURBO Fanankaygi
    KEEP GOING MY BOY DDS 🇪🇹 HORA LO SOCONAYA
    YE JIJIGA LIJOJ IDIN ME Baba

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 роки тому +3

    Abdirizk Abdilaahi Abdikaadir nin qaliyah waanu kaa haynaa heestii maccanayd hore usoco zhp ❤️✋

  • @rufaacimahametfarah7108
    @rufaacimahametfarah7108 3 роки тому

    wax ficN ayaad samay saY fanan daayar horeh u socoH

  • @AhMatoFilmsHD
    @AhMatoFilmsHD 4 роки тому +5

    Wll Farxad Dag Daga Alle Haku siiye Subscribe isoo Saar 😭❤❤

  • @abdisalam1301
    @abdisalam1301 4 роки тому

    Mashaa allh my boy Qurbo horay u soco 💪🏽 Hees Miisan leh

  • @hodanmaxamuud5106
    @hodanmaxamuud5106 4 роки тому +1

    codkaga muuqalkaga iyo habaka aad u labisto ma ruux la ugu dhigaa jira

  • @kalidromeo2850
    @kalidromeo2850 4 роки тому

    Wllky Qurboniza Horay usoco zhp qli

  • @mohamedmursal7231
    @mohamedmursal7231 4 роки тому +1

    QurBo wuxuu qadaa heeso misaaman oo xigmad leh lenged bro

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 28 днів тому +1

    😂😂😂😂😂😂habibi je t'aime toi habibi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @itsnasira1853
    @itsnasira1853 4 роки тому +2

    SIDAAN DHIPKA KUGU DIIDO NAFTAYDA HADMAAD U DHAWRAN❤

  • @abdirahmantigerqanbocct3534
    @abdirahmantigerqanbocct3534 4 роки тому

    Sidaan dhiprta kuugu diidio Nftyda Miyad u dhawran 🔥hore usoco pro clrisaaq qurbo ✅ct

  • @apdirahmaandaahir3460
    @apdirahmaandaahir3460 3 роки тому

    Heeztan way iga gadan thy ♥️🤚🏻

  • @farsamolyrics1435
    @farsamolyrics1435 4 роки тому +1

    Ereyada waxa sameeyay abwaan culus walaahi AMIIN ALI TOGDHEER

  • @fathiozil6544
    @fathiozil6544 4 роки тому +1

    malaha anige iku socota heeskan 😢😢💔

  • @zainahmed8871
    @zainahmed8871 4 роки тому

    Apdirasak qurbo wan kujeda bro hore usoco

  • @hodanmaxamuud5106
    @hodanmaxamuud5106 4 роки тому

    waxad moodaa inada aniga ii samaysay mnsh allh

  • @ismailcoffeeinterprener2334
    @ismailcoffeeinterprener2334 4 роки тому

    Keep going u will be the best

  • @sadiqhassanabdi4704
    @sadiqhassanabdi4704 4 роки тому

    Keep going bro #qurbex

  • @OgaalkaMaanta373
    @OgaalkaMaanta373 4 роки тому +4

    UA-camr cusub ban ahayn
    Subscribe halay saro like comments share plz😊❤👍💯

  • @DIDI3LIVE
    @DIDI3LIVE 4 роки тому +1

    Wwww Wll Qurbo K33p GoinG🎻🎺🎤

  • @jannomahamed2892
    @jannomahamed2892 4 роки тому +1

    Sidaan dhibta kugu diido😥
    Naftayda Hadmaad udhowran😥

  • @zantoaltonio1302
    @zantoaltonio1302 4 роки тому

    Qurbo fanan an jeclahay hesihisa

  • @haziqainan7655
    @haziqainan7655 4 роки тому

    King

  • @j.n.bcanabj.n.bcanab4213
    @j.n.bcanabj.n.bcanab4213 4 роки тому

    Wwwwww qurbo sugaaye hestada

  • @akramxasan3457
    @akramxasan3457 3 роки тому

    Qorbo

  • @hanadcaddeofficial225
    @hanadcaddeofficial225 4 роки тому

    🔥🤴🦁😔

  • @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
    @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 3 роки тому

    Heesta sida laxanka loogu qaaday
    Iyo siduu uqaadaya aadbay
    Ukala duwanyihiin laxanka caadi u xafid dhe waxa

  • @abdirashiidmahamuudali1918
    @abdirashiidmahamuudali1918 4 роки тому

    Sidan adi kuudhagaysto hadmaad udhuuxi weedhahayga

  • @mohamedbidhaanshe8336
    @mohamedbidhaanshe8336 4 роки тому

    War heestu way macantahaye waxay Bilaa Viewsku

  • @farhanabdi7
    @farhanabdi7 4 роки тому

    Abdi rizak qurp0💕🍁

  • @jannomahamed2892
    @jannomahamed2892 4 роки тому

    Sidaan dhibta kugu diido😥
    Naftayda Hadmaad udhowran😥