STORY TIME 13// NARCISSISTIC ABUSE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 1,3 тис.

  • @xamdiitoibrahim8723
    @xamdiitoibrahim8723 2 роки тому +306

    Hdaad SidaYdoo kle soo GaadhaY part 13 ♥️
    Ugu duce wlazheen nolol ta ugu Qruxda badan🥰👸🏻

    • @kathramohamed4128
      @kathramohamed4128 2 роки тому +8

      Allaah dhib dambe kuma tuso

    • @amiirayuusuf8345
      @amiirayuusuf8345 2 роки тому +3

      Ilahay nolosheeda farxad ha ugu dhamneyne

    • @ifrahmohamed9333
      @ifrahmohamed9333 2 роки тому +1

      Allh ayada dhaman gabdhaha ayadoo kle ah nolol quruxbadan hasiiyo

    • @boqorkaciyaarta1372
      @boqorkaciyaarta1372 2 роки тому

      Beenta haku taaqeriin. Ilahay ka caabso. Xii lagu sheego ma iska yeele adiga. Adiga No maskax miise? Afnan beenteda waye

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 2 роки тому +129

    Never tell narcissist your secrets and weaknesses because it will be the weapon they will use against you.

    • @zahrayasin9044
      @zahrayasin9044 2 роки тому +9

      True sister they will use your fears against you devil people 😥

    • @sacdiish5616
      @sacdiish5616 2 роки тому

      @@zahrayasin9044 lkn cay yaan lagadhıgın waa xanun nafsaanıya

    • @zahrayasin9044
      @zahrayasin9044 2 роки тому +9

      @@sacdiish5616 sister yaa kuugu yidhi waa xanun nafsiyana adigo an aqoon u lahayn narcissist haka hadlin waa kas iyo maan waxay sida ugu dhaqmayaan waa dad daciifa oo liita oo jecel inay dadka hoos udhigaan, qalbiyadodu waa madow waayo waxba ma jeclan karan xita naftooda, awladoda iyo azwajtooda noloshoday babi iyan cudur daar haw radin waa shayadinul insiga illaahay quranka ku sheegay waa munafiqiin.

    • @sacdiish5616
      @sacdiish5616 2 роки тому

      @@zahrayasin9044 mxaa ixabuusata wll narsıstıc wa cudur nafsanıya wa sıda personel dısorder wuxuuna qaba badana ılmaha koolkolınta lagabadsha ama ılmaha anan arag jacaylkıı walıdnımo ıyo qımıhı ay kulahayen kadıb markay waynadan waxay ıskudayan ınay ıyagu buuxsadan booskaga lkn waxay samaynayan sıkabadıs ah taas oo usabab noqonkarta naxarııs laantıı ıyo jabab badan ay somaren dadkaas.wana ladawaynkara haday tagan qaybta cychology ga lanahadlan dhaqtarkoda

    • @zahrayasin9044
      @zahrayasin9044 2 роки тому +6

      @@sacdiish5616 xitaa haday therapist Adan daawo male waayo sense of self male waa empty shell walal kuma xuubsan laakiin xanunka ay dadka mariyan qof arkay oo kaliya ayaa garanaya ta labaad markay bananka joogan dad fiican bay metelan albabka dabadisana waa shaydan aduunka farxad kuma haystan sida darted ta dadka inay burburiyan aya farxad u ah.

  • @Maryamasuldaana
    @Maryamasuldaana 2 роки тому +100

    Afnaanay wax waad aragtay subaxanallah. Abaayo horay usoco. Waxaan kufaraxsanahy waalidkaa inay waxkubareen aqoon diineed iyo mid madiba waad leedahy ee horay usoco oo hormari naftaada marwalbana iskuday inaad dhaqaale samaysato. Well done.

    • @barwaqoshorts2338
      @barwaqoshorts2338 2 роки тому +6

      Sax waa fakar fican in aya dhaqalo sameyso ama ganacsi hoyo kaliya hadaa tahay waa in ad isku tashataa

    • @hanimohamed1413
      @hanimohamed1413 2 роки тому +4

      Maashaa Allah tabaaraka rahmaan, danbigeeda iyo kan waalidkeed Allah dhaafo waalid share abadan ayaa soo barbaaroyey weyka muuqataa, Allah u dhaafo

    • @drshilalabdiwahab1834
      @drshilalabdiwahab1834 2 роки тому

      Thanks

  • @amalalia
    @amalalia 2 роки тому +46

    EVERYTHING YOUR SAYING IS THE TRUTH THANK YOU FOR BRINGING THIS TO THE LIGHT SO MANY WOMAN SUFFER MAY ALLAH REWARD YOU

  • @nadaryuusuf9729
    @nadaryuusuf9729 2 роки тому +61

    Ilaaa part 13 hada la socotid is muuuuji👍

  • @fosab9518
    @fosab9518 2 роки тому +446

    Abayo keep telling your story . Dont let haters get u down . We here to support u all the way💓 Team Afnan ismuujiyaaa

    • @amiramohamed3341
      @amiramohamed3341 2 роки тому +4

      Waa runnta Wllhi abayo love u afnan❤️‍🔥❤️😘

    • @fosab9518
      @fosab9518 2 роки тому +6

      @@amiramohamed3341mahadsanid abayo. We support afnan❤

    • @mushtaaqaamiin5151
      @mushtaaqaamiin5151 2 роки тому +3

      WOW u are beautiful 😍 ❤

    • @amiramohamed3341
      @amiramohamed3341 2 роки тому +1

      @@fosab9518 You welcome 🙏🏾❤️❤️‍🔥

    • @yasminequeen5250
      @yasminequeen5250 2 роки тому +4

      True I’m with u hun mashallah you are smart girl ❤️❤️❤️

  • @aminow1000
    @aminow1000 2 роки тому +6

    I have dealt with Narcissists before. Falling in love with a Narcissist is not something anyone would want to do. They are the worst bunch of people to ever associate with. If you spot a Narcissist, call them out and run for your life. Nothing is more important than your own mental health.

  • @TUFAAX411
    @TUFAAX411 2 роки тому +18

    Gaslighting is the worst psychological abuse

  • @ugaasadii
    @ugaasadii 2 роки тому +71

    Ugu dambayn ninki iyo naagti ku qiyaamay way is guursadeeen, 2badii xaq daro ku heshiisa xaqaa isku dira baa hore loo yiri, nabsi wuuka so baxayaa goor uu kasoo baxaba abaayo iska sabar insha allaaah.😍

    • @sacdiyohassan9962
      @sacdiyohassan9962 2 роки тому +2

      Mash alha abay we love you 😍 ❤

    • @kalidmohammad2064
      @kalidmohammad2064 2 роки тому +2

      Ku darso naagtu sey isku leedahay ha hadlin sida afnaan adkeyso ayey dhimane niyada iyo jirkaba

  • @ba1354
    @ba1354 2 роки тому +74

    You’re soo amazing for bringing this to light. My mum is a narcissist and it’s painful that anyone has to go through this type of abuse. I hope allah makes things easier for anyone experiencing that.

    • @IsmaAragto
      @IsmaAragto 2 роки тому +19

      I am sorry. My friend is suicidal and has been divorced 4x before age 30 due to HOW MUCH her mother insists on getting involved in her relationships upto starting rumors. Somalis don't believe parents can be toxic but they can be.

    • @ba1354
      @ba1354 2 роки тому +9

      @@IsmaAragto that hurts to hear, I guess you’ve tried to help her. Some Somalis parents don’t know that their children are allowed to be separate and have boundaries. It’s always about them.

    • @IsmaAragto
      @IsmaAragto 2 роки тому +7

      @@ba1354 saax. Wallahi, I get it. When you said your mum is a narcissist, she popped to my head. I mean the word toxic doesn't do justice to explain some of the atrocious behaviors my friend's mother exhibits. I am encouraged that Somalis are starting to have a conversation about mental illnesses and some of the toxic traits of people who have it and what they put through others.
      May Allah guide your mother, ease your pain hon, and make your happier for the rest of your life. It can be EXHAUSTING dealing with people with personality disorders.
      Edit: Somalis don't believe parents can error which is just wrong. The mentality of parents being ALWAYS correct under any circumstance is horrible and just wrong. Parents are human beings too and when they are toxic, it is the children that get scarred for life.

    • @ba1354
      @ba1354 2 роки тому +3

      I would love to talk to your friend and give her support. It’s soo hard because you want to please them but at the same time they cause you soo much pain. Definitely! Im soo happy she’s talking about it. The saddest part is that they can’t be cured because it’s a personality disorder. They’ll never change you just have to remove yourself from the situation and have boundaries. You’re a good friend, god bless you babe. You’re soo sweet to empathise with her. Narcissist create other narcissists. You’re edit is soo relatable! Amen

    • @IsmaAragto
      @IsmaAragto 2 роки тому +3

      @@ba1354 Saax. You are amazing too and have great awareness. Her mother is so overbearing it is hard to get away but I am sure talking to people who deal with similar things help tremendously. Yes, we want to be filial child to our parents but sometimes it is hard. You are right that personality disorders can be cured. I heard therapy is HORRIBLE for narcissists because they become aware of how others view them and they learn to hide it and become masters of disguise. Doctor Phil does segments now going in details and she follows what program which helps her come to terms with reality.

  • @roodinalive
    @roodinalive 2 роки тому +54

    Girl count your blessings subhan allah you escaped something that could have gone very wrong escaping narcissist is really not easy alot of people are still suffering 20 years plus

  • @ayah5325
    @ayah5325 2 роки тому +33

    #team afnanan Aden hada thy like ha laga arko strong women aa thy keep going ❤️😘

  • @kowsarhussein7194
    @kowsarhussein7194 2 роки тому +56

    Labisyaadada waa shidanyihiin ✨mashallah team Afnaan al de way

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah6892 2 роки тому +24

    Amusnantisa waxay cadeyn utahay in afnan run shegayso100% wuxu sameyay wu ogyahay qaainka weyn afnan alhamdilah dheh in kas noloshada ilaah kasaray gabadhada yarna equruxda badan mashalah alaha ku dhafo

  • @hanigalaydh1311
    @hanigalaydh1311 2 роки тому +51

    Caadi bu kuuwaali Rabay qumaygu allaah baa kaa kudhaafiyay mcnto guulayso Queen🥰💋❤❤❤❤

  • @apdirazhitt
    @apdirazhitt 2 роки тому +20

    The most painful story for me😭😪 is that don`t break medicine because the world is school
    And people are questions and the days are answers 💯💯👋

  • @nimcodeeq7679
    @nimcodeeq7679 2 роки тому +58

    dadka leh halkaa kujooji qisadaada waxay doonayaan inay adiga guul daraysato kaa dhigaan hadii aad maqashid soo jeedintooda ayna yidhaahdaan iyadaa qaldan, anigu waxan kuleeyahay wll Sheekadaada ka sheekee intaad awoodo hana ujoojin haters
    ma aqaani dadkan leh sheekadaada jooji inay backup uyihiin qofkan aad ka sheekaynayso si uu ugu isticmaalo mind games ka iyo tactics ka uu isticmalayo lkin ha ujoojin walal dhamaan tooda inooma kala sokeeyaane

    • @amiirayuusuf8345
      @amiirayuusuf8345 2 роки тому +1

      Waan kugu raacsanahy

    • @nimcodeeq7679
      @nimcodeeq7679 2 роки тому

      @@rahmohusseinahmed9723 nafisaada iyo waxan aad ka sheekaynaysaa waanxay
      halkaa waxa iiga cadba inaanay waxba kaaga bixin qisadan oo gabadh laxumeeyayuun inay sheekaynayso kuula muuqato, fadlan laba ragcadood tuko deeto adigoo miyir qaba casharada kaqaado qissadan,

    • @nimcodeeq7679
      @nimcodeeq7679 2 роки тому

      @@rahmohusseinahmed9723 😂😂😂
      waa sax rabbi ayaa kuguleh anna waan kugu baraarujinaayay .
      Lkin wll waa ayaan darro malinky bilawday ilaa maanta hadii aad lasocoty wax casharina kaaga bixin
      Runtii casharro badan ayaa kujira axaadiis badan oo nolosheenu ubaahantahay ayay markay wax sheegaysaba inoo akhriyijirty ama aayada quraana oo ay dhaqankeedu aha inay iyaga ka dhigato marjeceeda waana cashar, sidookale haday noqoto samir ku xidhnaanshaha ilahy, ducaysasho waxaaso dhami waa cashar kudhaafay oo aanad qadan, tan ugu waynina waa habkii markay dhibaatada kujirty ilhay ulaxidhiidhi jiray adoontiisa sababtoo ah xaladay kujirto xadiis mise aaayad kahadlaysa ayay helijirty, waxan ay iminka kasheekaynaysana maha ninkeedi waa xanuun jirra oo dadkeena kudhaca marky tusaala bixinayso ayay example kaso qadaysaa siyaabuhu ula dhaqmijiray si sicad loogu fahmi.

    • @nimcodeeq7679
      @nimcodeeq7679 2 роки тому +1

      @@rahmohusseinahmed9723 Thank you wll ❤️
      anigu siday jeceshahay ayaan lajeclahay waanna ku garabtaaganahay Afnan

    • @NH-lb2tw
      @NH-lb2tw 2 роки тому

      @@rahmohusseinahmed9723 wallo runtii niinkas waxuu sameeyay e gabadha yar u gaystay wax aan u ceeb qarinayo ama xata loo ceeb qarin karo maaha wax qof damiirleh sameeyana maha qoraalkiina wanba ka saray halkan wayo mansha allag afnan yar sheekadi way joojisay marka muhiim maha in aan canaanta illahay nolool qurux badan ha siiyo

  • @nawalbashir8294
    @nawalbashir8294 2 роки тому +66

    Afnan MashaAllah video yaashada gabdo badan wey ku cibra qadaanayaan oo wax badan ka faaidayan thank you for sharing your story and warning signs of a narcissist. Thank you for educating beautiful Somali girls.❤️❤️

  • @ummaarije2973
    @ummaarije2973 2 роки тому +12

    I am so sorry you had to go through this! This story is the story of every Somali woman. 😓😫😰😭😪

  • @indadeeqmahmud5916
    @indadeeqmahmud5916 2 роки тому +79

    There’s a lot to take from your story Eedo. I’m a 57 year old Hoyo and I’ve a degree in physiological and sociological analyses of abuse and abusive behaviors….
    The other day a video of him was being shared on Wassap ( apparently it’s from TikTok) seeing a few seconds of his face tells a lot of his behavior.
    Eedo don’t give up. I’m so proud of how far you came in such a short time. Alhamdullilah. You’ve connected to ilahay and you moved. You’re beautiful and he doesn’t deserve you at ALL!! ❤️ 🤗

    • @cadeybolo7383
      @cadeybolo7383 2 роки тому +2

      Asalam Aleikum mam inte kalaso xariiraa Ina Ila talisid aa jeclan lahaa

  • @aishaali9435
    @aishaali9435 2 роки тому +16

    Intaaa no mahad celisey
    Ka badan baan ku mahad
    Celiney wana ku jeclnahay
    Horana u soco Afnan

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 2 роки тому

      Maasha allha Tabarkalaah gadhahena Guul Iyo gubanimo

  • @amalhasan6180
    @amalhasan6180 2 роки тому +2

    We need a lot of Somali people that can talk narcissistic behaviour most men and women are Narcissistic and we don’t know how to deal with them thank you sister Narcissistic are evil’s 👿 everything you said is true

  • @fardowsahassan6685
    @fardowsahassan6685 2 роки тому +77

    Qof san u dhaqmayo walhi wan so arky dabecdahn ku arky waxksto ogahy wu inkiraya xadhidh la lah lakin hada wan iskaga hadhy thanks xabibti afanan waxbdn no faidaysay adigan illhay ha ku xafido dhib danbe illhay kuma tuso sister never give up🥰

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 2 роки тому

      Wlhi Aniga xita qofkaas Aniga is guursana Wan iska furay wlgi wayo waxkasto ogyhy inkiray been baden inkiraad badan waxkasta asiga Raba in lo hagaliyo rabaha

    • @fardowsahassan6685
      @fardowsahassan6685 2 роки тому +1

      @@halimajeylani9243 alx xabibti hada iska furtay mid wangsan illhay ha kugu adiyo dunidan dad xun xun ku nol🙏🥰

    • @fatimazahramahmoud7647
      @fatimazahramahmoud7647 2 роки тому +5

      Isku mid baan nahay wlhay heer waxan gaaray aan isku arko inaan khaldanahay isaguna saxan yahay mar kasto isagoo iga khaldan baan raali galin jiray yaaaab!!!!!!!!

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 2 роки тому

      @@fatimazahramahmoud7647 ha wlhi asiga naag qabo dhahay Wan furay marka naagtisa bartay hor keenay inkiray cadeemo gbdha keentay kuyir Wan qaba bax dhahay hhh elx hada Wil u haya

    • @fatimazahramahmoud7647
      @fatimazahramahmoud7647 2 роки тому +3

      @@halimajeylani9243 mcnto anaga Dumar hadaan nahay masaakiin daacad ah baa nahay ilaahay shartooda ha naga qabto

  • @sadidusuf4728
    @sadidusuf4728 2 роки тому +8

    Thanks for speaking up. It helps us to understand the real issue of mental health is big in our community.

  • @lifeitself4377
    @lifeitself4377 2 роки тому +33

    Thank you so much for this. It's has been an eye opening experience 🥰 you are very brave.

  • @zahramohamedali3756
    @zahramohamedali3756 2 роки тому +100

    Video yadaaada story wax badan ka faaidnay Masha’Allaaah keep doing queen 👸🏽🥰❤️can’t wait to 14 part

    • @miskihassan2493
      @miskihassan2493 2 роки тому +1

      Ma hooyo ayaa naracisistic noqonkarta subxanallaah

  • @lulgane4654
    @lulgane4654 2 роки тому +10

    Waxkasto ad sheegtay waruntaa qof waxa fahmikara ay kudhacday arintan. Mansha Allah you’re very smart ❤️

  • @TUFAAX411
    @TUFAAX411 2 роки тому +18

    They want to shut you up, but don't let them!

  • @nasroabdullahi6997
    @nasroabdullahi6997 2 роки тому +20

    Mashaa allaah Habo ilaahay haku barakeeyo.
    Aqlaaqdaada diintaaata iyo daganaataba ilaahay hakuu ziyaadiyo

  • @askaidil3691
    @askaidil3691 2 роки тому +10

    Aad ayaan ugu farxay sida somalida gabdhahooda iyo wiilasha qaar u garab taagan yihiin gabadhan keep going sister we are with you

  • @mounamohamed677
    @mounamohamed677 2 роки тому +6

    All i can say is “qabri baad kasoo laabataye qaadir mahadii dheh” Afnaaney! ❤️❤️❤️🥺🥺

  • @reflectonwhatsgoodm4980
    @reflectonwhatsgoodm4980 2 роки тому +15

    Keep going Afnan what doesn’t kill you make you stronger, you brave, beautiful and strong young woman MashAllah.
    Keep spreading the awareness of narcissism and their evil traits

  • @hodanhawsi575
    @hodanhawsi575 2 роки тому +11

    Afnan, I respect you habo, as a young somali single mum, laakiin maad fahmin the real meaning of 'narcissism', . Habo you went through this experience and you have every right to voice your opinion. Laakiin you can not voice nacarsism based on a personal experience. Waligaa waydii a phycologist. You are hurt, you went through a lot, but let's not Confuse people habo. You are stronger and better than this habo

    • @FG-md6ls
      @FG-md6ls 2 роки тому +1

      why are you discrediting and dismissing her on public like that. What she's describing is real and you don't need a psychologist to tell you who a narcissist can be. Maybe Google it yourself.

    • @hodanhawsi575
      @hodanhawsi575 2 роки тому

      @@FG-md6ls habo, the simple fact of the matter is even yourself do not understand what that words mean by telling me head to sheekh Google. This young lady was doing fantastic, but this is a cry for help, she is strong masha Allah, but something is triggering her and whatever that is , this should not be the answer. I never discredited her. Laakiin waxani waa war war, to most of you, this might be a distraction iyo sheeko. However the way I see it, this young lady needs a hug iyo duco and for her to take break from waxan oo dhan

  • @FaadumaSomaliaGreens
    @FaadumaSomaliaGreens 2 роки тому +24

    Great Somalida wey u baahan tihiin in ey bartaan dadka noocaas ah. Wayoo badinaa Mala yaqaano. 💖😘😘💖💖

    • @boqorkaciyaarta1372
      @boqorkaciyaarta1372 2 роки тому

      She lies. Wa tuugo. Wa beenteda. Maseer hayo you just hear her version of the story?

  • @bdss7661
    @bdss7661 2 роки тому +24

    Omg everything aad sheegtay is about the situation I have been through and am going trough just in a different way with different person with almost same character

  • @salmaali2142
    @salmaali2142 2 роки тому +16

    I was saying on your earlier stories how he was gaslighting most of the time. I’m so glade you have found your worth keep shining sis 🤩

  • @Umbilal271
    @Umbilal271 2 роки тому +62

    Darling haters will always keep you down don’t let that happen. You are an amazing young woman full of knowledge ❤️❤️❤️ you are by the way teaching somali women something they don’t know

    • @umubahja1508
      @umubahja1508 2 роки тому +3

      Run badanaa mayaqanan somalida

    • @boqorkaciyaarta1372
      @boqorkaciyaarta1372 2 роки тому

      Beenta haku taaqeriin. Ilahay ka caabso. Xii lagu sheego ma iska yeele adiga. Adiga No maskax miise?

    • @umubahja1508
      @umubahja1508 2 роки тому +1

      @@boqorkaciyaarta1372 war orod na dhaaf

  • @fatmaabdi5507
    @fatmaabdi5507 2 роки тому +103

    Yehh she is back people who are saying afnan is joules of what. Allhamdullilah she has beautiful life and amazing beautiful daughter may Allah protect her

    • @fatom1947
      @fatom1947 2 роки тому +8

      yeah right wallahi #teamafnan 4ever we love her sm and we don't care about haters!!

    • @rushdaa1840
      @rushdaa1840 2 роки тому +5

      Literally! Like jealous of what and who? Lol

    • @afnanadan3755
      @afnanadan3755  2 роки тому +75

      Jealous of a narcissist 😂😂 who does that?

    • @rushdaa1840
      @rushdaa1840 2 роки тому +4

      @@fatom1947 they hating on her cos she killing it. 🔥🔥

    • @rushdaa1840
      @rushdaa1840 2 роки тому +5

      @@afnanadan3755 love you abayo keep slaying.

  • @ozgetorer6062
    @ozgetorer6062 2 роки тому +21

    Tusalaha Hablaha somaliyeed ayaa tahy Hppti be strong woman💪💖💯

  • @grwe1991
    @grwe1991 2 роки тому +21

    So strong of you to share all of this but make sure to protect yourself. I pray this all becomes easy to deal with and you will have your justice

  • @ruunofficial5098
    @ruunofficial5098 2 роки тому +14

    🥺🥺🥺🥺🥺 waxaan dareema walaahi markaan story gaada aaah i don’t know but hada you are very strong 💪 and we love you 😍

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 2 роки тому +14

    Afnaan wll hore usoco waxad tahay inanyar annigu waxan kaa waynahay 1 sano ilaa iyo yarantaydina taarikh waan soo maray qofku dhibta kudhacda wuxuu ka qaata adadayg iyo awood iyo maskax kawyn da'diisa guulayso wllo dibna hasoo eegin ilaahayna sidaa ugu xidhnoow dhib iyo warwar ma arkayside

  • @Preppy-e8l
    @Preppy-e8l 2 роки тому +2

    I was married to one but I left him 6 years ago alxhumdliah.. Narcissistic personality is very dangerous disorder! If you see any of this Symptoms run 🏃🏾‍♀️ 🏃🏾‍♀️ 🏃🏾‍♀️ for your life and save your self !!

  • @kayftahlil4461
    @kayftahlil4461 2 роки тому +17

    Manshallah allah ku barakeeyo aduuka iyo akharyro baa nuur caal nuur. May allah protect you your daughter inshallah sister well done keep going do whatever you can I love so much take care.

  • @HSH20233
    @HSH20233 2 роки тому +33

    You escaped the right time Abaayo otherwise you could become crazy. There are a lot of girls still under narcissim. They are trying not to lose the relationship because of their children but actually they are not there mentally.

    • @ummaryam1
      @ummaryam1 2 роки тому +1

      That is so sad to hear

  • @Fadumina856
    @Fadumina856 2 роки тому +24

    Qof Walba Oo Samra Wuu Heli Doonaa Zamirka Guushiisa❤️

  • @rahmoadam5978
    @rahmoadam5978 2 роки тому +6

    Gabadhan hadalkeda waa run qofka marku wanaagsanyahay jaceelna uu haayo si fudud ayaa lagu qayaani karaa maraka xumaanta ka doodid oo wanaaga lagu xasuusiyo waad daciife wayo adi waxa ogtahay wanaga qiimahiisa marka xiligaas qalad iyo sax makala saari kartid afnaan horey u soco abayo

  • @canabcabdulle6500
    @canabcabdulle6500 2 роки тому +5

    Maanshaa Allaah Enjoy Habo mcn You are so brave and shines from your storyline and 75% of Somali women including me has been absolutely experienced like yours, but you left the right time and ALX you have focused your life and your precious daughter Maanshaa Allaah. You are so beautiful and stronger than them absolutely. Go Go Go and keep strong 💪🏽 forward to your life and Most of Somali Strong ladies will support you for very long time 🇸🇴🌹👍🏾👌🏾👍🏾👍🏾🌹🌹🌹👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽😍🥰😘❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nabiiha1177
    @nabiiha1177 2 роки тому +28

    Great Somali young mom ❤️ we are here to support you sister 🥰

  • @Hooyojacayl9321
    @Hooyojacayl9321 2 роки тому +23

    We love you sister you’re strong woman queen 👸

  • @taslinadid3307
    @taslinadid3307 2 роки тому +13

    Wale dumarka Somali cashar wad u dhigtay Allah ku anfaco raga Somali badan koda wa wada NARS’s

  • @fatimaadam3818
    @fatimaadam3818 2 роки тому +8

    You are a survivor. Well done for sharing your story.

  • @aishaomr6351
    @aishaomr6351 2 роки тому +39

    Queen always queen 👸♥️

  • @rolaothman7700
    @rolaothman7700 2 роки тому +34

    thanx afnaan, keep telling your story cause it benefited us and informed us about narcissism
    all of us love you and will keep supporting you ❤️❤️

  • @mythoughts1171
    @mythoughts1171 2 роки тому +5

    You doing good job my sister I had the same experience with my ex husband so I do feel you and keep going loving your self ❤️

  • @nasracaynab411
    @nasracaynab411 2 роки тому +12

    Illaahay nabsi bax haku siiyo habo,karti iyo dadnimo ayaa kaa muuqTa,masha allaah

  • @sharifa12341
    @sharifa12341 2 роки тому

    I’m so sorry you went through this. You are a beautiful young girl and you deserve better. I’m glad you see how psycho he is.

  • @mujahidaali1259
    @mujahidaali1259 2 роки тому +8

    Subaxanallah rabbi ayaa mahadaa is ka leh kaa soo samata bixiyay wax aad ka sheekeyso waad soo aragtay afnaaneey

  • @sabirinnur7477
    @sabirinnur7477 2 роки тому +64

    Afanan is the strongest bravest person ever / we love you and don’t listen to haters honestly xxxxx 🖤🖤🖤🖤

    • @Modeeq
      @Modeeq 2 роки тому +1

      I agree 💯

  • @saadhohaji9046
    @saadhohaji9046 2 роки тому +9

    MASHALAAH Avery intelegent and strong young lady،may ALAAH protect you

  • @abdijibarthoughts6782
    @abdijibarthoughts6782 2 роки тому +6

    It's really annoying and problematic that many of these bad guys' techniques are things they use to make them think they are successful.

    • @ldnkhl7407
      @ldnkhl7407 2 роки тому +4

      Yes you right! It scared me how most somali people are just like this

  • @ilatijaabiwaxwaliba3224
    @ilatijaabiwaxwaliba3224 2 роки тому +12

    Afnaaneey garabkaaga ayaan nahay ee hortaada u soco insha llh 💯🥰❤

  • @khadiijohassan4822
    @khadiijohassan4822 2 роки тому +12

    We loved 😍❤ afnaan saan kusugayay lee macney🥺 Allha kula garab galo nolsha hardanka ah boqoradeydi👸❤💯💉

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 2 роки тому +32

    We all love you and will stand by you sis keep going 🥰🥰💝🥰

  • @munayusuf3352
    @munayusuf3352 2 роки тому +58

    Qurxy hada waa seexarabaaaaaa. Ee biri baa daawan insha Allah😅😅😅🤸🤸🤸😂.part one ilaaaa part 13 mid imadhaaaaafin

  • @Modeeq
    @Modeeq 2 роки тому +15

    Welcome back Afnan we love you and stay strong ❤️

  • @dhoolabdulle4158
    @dhoolabdulle4158 2 роки тому +5

    Masha Allah eedo Allah ku xifdiyo
    Horumarkaga Dadba ka xun ee xasadka ha u joojin waa kula jirna yar iyo weynba
    🎓🎓✍✍✍

  • @hooyomacaan2755
    @hooyomacaan2755 2 роки тому +7

    Wisada gabadhaan ciil ayaan kudareemaa
    Waa gabar yar oo caqlibadan masha Allah waxaan aad uga helay sidey Allah ugu xirneed
    Hore usoco
    Hana ujoojin dadka masejyada xunxun kusooqoraayo iyo naago aan caqli badan leheen oon yutub ku arkey
    Ninkaas bahdilaad xun ayuu kugu haayey lkn Alx Allah ayaa kasoo bixiyey
    Inuu kuwaalo
    Ayuu rabey

  • @idmax007
    @idmax007 2 роки тому +50

    We are behind you 100% sis keep going queen

    • @AminaLuckyOfficial
      @AminaLuckyOfficial 2 роки тому +3

      yes we're with her mashaAllaah

    • @boqorkaciyaarta1372
      @boqorkaciyaarta1372 2 роки тому

      Beenta haku taaqeriin. Ilahay ka caabso. Xii lagu sheego ma iska yeele adiga. Adiga No maskax miise? Dont just trust her

  • @c.c.536
    @c.c.536 2 роки тому +24

    we love you our young sister. keep going.

  • @nimciizhfaraxzan8940
    @nimciizhfaraxzan8940 2 роки тому +10

    Afnan waxan hayaa 3 qiso oo hadii an fiiriyo tada ka xanun badan waxan rabay inan ku dhiibo halkee kala soo xiriiraa abayo

  • @nimcodeeq7679
    @nimcodeeq7679 2 роки тому +20

    mid halkanoo codka dameeraha leh oo suldaamad isku sheegaysa ayaa Afnaan views kuraadinaysa oo daba dhigatay
    Naa waan ogahay afnaan la’ aan inaad baar kujirto ee nooga fuq inantayada oo noo nabad gali
    Afnaaney Guulayso Aduun iyo Aakhriroba wll

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 2 роки тому +4

    Masha allh ani waxaan kaabartay dadka narsisamka ah dabeecadohooda illhey haku xafido waxaan rajeynaah in dad badan waxkaa barandoonaan

  • @malyuunh6895
    @malyuunh6895 2 роки тому +3

    Love you Afnan. May Allah guide you. Don't dwell so much on your past. I will be happy very happy when I see you graduate, find a good job that you like and buy a house and marry a gentleman. Show us the power of incredible somali girls as you are an exaplanary. You have the support of many somalis home and abroad. You are on fire.

  • @salmaaxmed7420
    @salmaaxmed7420 2 роки тому +1

    Emotional blackmail inoo soo badi hablo badan baa ubaahan.
    Nolol quruxbadan oo Ilaahay ka cabsigiisu uhoreeyo wax kasta ood jeceshahay waad helaysaa

  • @fatom1947
    @fatom1947 2 роки тому +63

    we love you! don't listen to haters wallahi you're strong woman! just remember that keep going :) ❤️

    • @ayah5325
      @ayah5325 2 роки тому +2

      ❤️❤️🥰

  • @shankaroon4847
    @shankaroon4847 2 роки тому +25

    Waxaad tahay fariid yaa igu raacay like saar👍

  • @amiamoha5839
    @amiamoha5839 2 роки тому +35

    Afnaan abaayo narcisist waan so jeclaaday walina waan jeclahay 😭 waliba waan guursaday qof kale si aan u hilmaamo mana hilmaamin waan sii jeclaaday hadda waxa aan danbi ka geli hayaa ninkayga cusub i give mostly silent treatment anigoo ex-kaygi xusuusan nsha allah ilahay ayaa la kaasan doonaa si aanan nabsi u uruursanin🥰. Keep moving abayo adigana.

    • @hamdinur9382
      @hamdinur9382 2 роки тому +12

      Qof xun hadii illhey kasoo saaray hakulaaban ee qofkaaga cusub kudhag

    • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
      @qalbiuroonsidahooyadeed2113 2 роки тому +2

      Kan cusub suu kuu yahay. Malana nooshahay.

    • @alcamaarifardo7334
      @alcamaarifardo7334 2 роки тому +2

      Naa wllo kaagaan ku dheg mar haduu kaatagey sidii uunbuu kuu dhibi joog

    • @relaxing1339
      @relaxing1339 2 роки тому +1

      Abayo jeceel sii ninkaaaga maskiinka dambi haka gelin

    • @umubahja1508
      @umubahja1508 2 роки тому +3

      Waad nasiib badan tahay hadad nolol la qaybsaneyso qof an narastist ahayn ee ninkaga wanaji walalo

  • @muuna8
    @muuna8 2 роки тому +2

    Sida aad usoo gudbinayso waa si cajiib ah maasha allah thanks sister

  • @intifaacchannelone7000
    @intifaacchannelone7000 2 роки тому +5

    you so smart habo allahumma barik
    I wanna say to you don't look back just go forward
    I am sure you can reach your goal.

  • @itssnaima632
    @itssnaima632 2 роки тому +14

    Hadad so gadhay part13 udu ceeya walashen waynu gulaysan inzha allah afnaaney

  • @Miriamegeah
    @Miriamegeah 2 роки тому +4

    I am Glad Inaad Iska Qabatay Before Uusan Meeldheer Kula Tagin I Really Feel You Sis!!

  • @abdulmohamed8933
    @abdulmohamed8933 2 роки тому +1

    Narcissists are known to lack caring about the feelings of other people. They may see others as mere objects, put in place to meet their own needs. However, this can cause a problem for narcissists, because in order for them to benefit from the praise and admiration of others, those others must, on some level, have value.

  • @wardabetouche7394
    @wardabetouche7394 2 роки тому +23

    Oh my gosh everything u said is right about narcissistic. I love 💕 how strong your Afnan. We need qisadaada cause it’s cashir loobahanyahay inlabarto oo lafahmo. Your young and beautiful keep going and keep your story hana ubixin dadka hadalka badan waayo adiga goal aad leedahay and you will reach InshaAllah.sending you my love and support 😻🌹🥰🥰🥰🥰

  • @sumayaabdulahi6258
    @sumayaabdulahi6258 2 роки тому +14

    Subxanallah! Walaahi aniga way iso martay lkn waxay ahayd gabadh aan sxbo ahayn. Waxan la yabi jiray qofka aad waxba ka sameyn aad wllnimo u jeceshay xoog iyo xoolo la garab tagan tahay maxay kugu magaysaa. wax walba oo xuman ah xaasidnimo caay ilaa aniga iyo caruurtayda isku kay darto, Markan dhaho maxa waxan u sameynaysa inkirad Allah anigaa walashay oo adunka u jeclahay tahay wax xuman kuma dhihi karo waligay isma dhihin wax xun ku samey Qoral kuma soo wada koobi karo lkn wlhi videoga waxadba modaa iyada inad ka hadlayso. Dadka oo dhan waxay u arkan qof wanagsan anigana inan ahay qof meel cidla ka qaylinayso. Illahay waydistay inu dadka tuso qofka saxda ay tahay insha Allaah maalin uun nabsigeyga wuu kaso bixi donaa.

  • @naciimosheikhhassan9925
    @naciimosheikhhassan9925 2 роки тому +8

    Mar walbo xasuusnow in aad muhiimadaa aad u bilowdey soo gudbinta (Qisadaada) oo ahayd in wax laga barto wixii aad soo martey, oo gabdhaha kula midka ah aysan ugu dhibin (Dhib)

  • @nasrineabdu7564
    @nasrineabdu7564 2 роки тому

    Part 14 ban sugeyna. Wllo gabar gesiyad ba tahay ceeb ma lihid cidi ku xumeysey ba ceeb lee.Ilahey ha kula koriyo gabadhada yar hana ku xafido. Mida labad storyga ka shekee ha amusin. Somalidu waxun bey qariyan. Experience kaga dad badan ba ka faiida. U are a hero keep going. Dadka negatif wada ha uu jojiin. Waxan ku rajenaya mustaqbal quruux badan. Jiir oo joog noloow quruuxey. Love u

  • @dheymanerag
    @dheymanerag 2 роки тому +47

    Abyo wlhi nin nuucas aa iso maray illa marki danbe aan cadeyn cad ka duubday because wax walba wuu igu inkiri jiray family ke dhane in aan aniga qaldanahay ee u maleen jiren bananka marko jogo dadka ku harersan iyo asxabta iyo family waji fican uu tusa anine guriga oo igu cuni jiray hadal walbane marke mesha dadka naso dhax galan wuu igu inkiri jiray illa marki danbe aan codkisa duubo wlhi xalad xun oo igalin rabay ninkas balse adiga kan wan jecled bals aniga calaf aa neysku keena kenay wana ka tagay kadib alx

  • @drfatimamohamed4666
    @drfatimamohamed4666 2 роки тому +1

    Wlaahhy noloshaas waan soo maray waan walan gaaray maan ogyen inuu xanun yahay alx alle ayaa iga saray guurkaas cadaab ayaan la kulamay afanana markaan historygeda dhagaysty ayaan ogaaday meesha dhibtu ka jirto gabdho badan ayaan jira oo ku jira guur noocas ah allow amaanso hoyoyinka somliyeedz

  • @alonem9791
    @alonem9791 2 роки тому +4

    🥺🥺 waligaaa wax ku dhibo Ilahy haka haaayo😰 Afnan is ilaaali abaaayo. Horay u soco, Hooyo wngsn aaa thy. Ilahy hakula koriyo nuuneyda🥺 always I’m with you🤞🏾👸🏽 waaa ku aminsanhy ani. Dadka gadal ka wareri doono, ooo dulmiga ku sari doono ma ihi🥺 waxan ku leee yhy nolosha tan ugu sareyso ku nolaaaaw❤️ be careful❤️

  • @halimoali3900
    @halimoali3900 2 роки тому +6

    sorry Afnan what you been through your strong young lady
    keep going forward inshallah ALLAH is with you.

  • @abdulahihasan6151
    @abdulahihasan6151 2 роки тому +5

    Salah iyo Hanan waxaan leyahay بارَكَ اللّهُ لَك، وَبارَكَ عَلَـيْك، وَجَمَعَ بَيْـنَكُما في خَـيْر. Afnan adigana waxaa kuleyahay maskaxda Allaha ku dajiyo. Dhakhtar matihiin ee ilmahaadaabawood ha ku xadgudbin. Intii waan ladhacsanaa shekadada waxaana ku haystay dhibane, Balse hada qofwalba wuxuu ku arkaa inaa xadgudbaysid.

  • @shaymaalishabeel8646
    @shaymaalishabeel8646 2 роки тому +4

    Woow quen is back👑❤️💯 #teamafnan 4ever❤️🥰👑 qabri baad kaso laabataye qaadir mahadii dheh🤲

  • @IsmaAragto
    @IsmaAragto 2 роки тому +21

    Abaayo erayga "cadaab" is ka daa. Ilahay ma ma ahan ee qof Bina Aden kuma cadaabi Karo. Dheh "xalaad adag buu ii mariyaay" mise "si xun buu ii dhibaateeyay". Waax kasto oo ad soo martid cadaab kuleelkisa ma dareemi kartid.

    • @quenmasbal9558
      @quenmasbal9558 2 роки тому +1

      Gabadha waa say wlhi yacni dadka qurbaha ku koray

  • @nawaleeeeey7510
    @nawaleeeeey7510 2 роки тому +3

    Nimanka Somalida dhan Markaa wa wada jiran yihiin wlh boqolkiiba 80 sida gabadhaan shegeyso ayey udhaqmaan marka waxan wa wax ayaga ugaara ragga Somalida

  • @was2b.481
    @was2b.481 2 роки тому +11

    I’m still surprised that the neighbor made food. But his family was living 5 minutes but didn’t bother to check on you or make you food. This family is trash, be happy you’re no longer part of their family.

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 2 роки тому +1

    Subxanallaah inuu ku waalo buu rabay ilaaahay baa ku caawiyay alxamdulilaah horey u soco qur.aanka akhriso ama dhagayso

  • @nimomuhumed997
    @nimomuhumed997 2 роки тому +4

    MashaAllah I know they are trying to silence you. Do not listen tell your story you are empowering so many women who are in the same situation and don’t know what to do. May Allah protect you.

  • @narminelouli9029
    @narminelouli9029 2 роки тому +1

    Adults communicate and sort out problems unless narcissistic move on sister INCHALLAH