Abwaan Hadraawi Iyo Gabaygi Dhulgariir ee Haybsooca ka hadlayay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • Abwaanka wayn ee caanka ah Hadraawi iyo Gabaygi qiimaha lahaa ee uu kaga hadlaayay habsooca dadkeena qarkamida lagula dhaco iyo kalmado qiimo badan. Dhagaysi Wacan

КОМЕНТАРІ • 11

  • @waayodino9114
    @waayodino9114 2 роки тому +3

    Farshaxan, erey xulasho, aqoon durugsan, faylasuufnmo gaamurtey, Taawo abwaannimo oo gaar ah, god maanseed baadi-sooc khaasa leh, iyo waxyaalo kale oo aynaan cabbiri karin ayuu ilaahay ku mannaystay, Abwaan Hadraawi, Alle jannatul fardowsa ha ka waraabiyo

  • @kadardirie7665
    @kadardirie7665 2 роки тому +4

    What a philosopher!!!. Our poet Abu hadra.🕊️❤️.

  • @Suheylacrafts
    @Suheylacrafts 2 місяці тому

    Masha Allah
    Was a legend ❤
    Allah haunaxaristo

  • @cqaninuur5094
    @cqaninuur5094 2 роки тому +2

    Abwaanku xaqiiqu tabtay

  • @riishap52
    @riishap52 2 роки тому +2

    Kalmado Qiimo badan walee

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 2 роки тому +2

    Dagalkan dhinacad ka racayso dooro qof kastow..