Madaxweynaha Shiinaha Oo Ku Amray Ciidankiisa inay Dagaal U Diyaar Garoobaan & Ukraine oo Nukliyeer

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 25

  • @aaiishaMaxamed
    @aaiishaMaxamed 4 години тому +1

    ❤❤❤❤maclin❤❤❤ waa dhamaadka aduunka soomaalina waxey raadineysaa aqoonsi iyo lacag allow na dhowr

  • @yusra2501
    @yusra2501 7 годин тому +4

    Waa sheekada itoobiya. Ee somaliya khatar ku gelinayaan reergalbeedka🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 4 години тому +1

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid 5 годин тому +1

    Guul shiinaha maraykanka ma laynayaa

  • @KawsarMaxamud-cc6xg
    @KawsarMaxamud-cc6xg 4 години тому +1

    Guul China 🇨🇳

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 3 хвилини тому

    😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha caalmka ❤😂😢😅😅😊❤❤❤

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 5 годин тому +1

    Wll wadmahadsanthy

  • @MawiiidCumar
    @MawiiidCumar 6 годин тому +1

    Buutin amar kayga haduu iga yelilaha yugren 2 gantal nugyer inuu ku dhufto inta ana lagala hormarin

  • @AyuuniAbdiHersi
    @AyuuniAbdiHersi 6 годин тому

    ❤❤❤

  • @iglanlulu4982
    @iglanlulu4982 6 годин тому +1

    Marabou inay taywaan cadaw ku noqon karto shiinaha base taas badalkeeda waxa cadaw ku ah maraykanka oo Raba inuu ka dhex fa idaysto labadooda iskuna diro

  • @CabdiwahabSuber
    @CabdiwahabSuber 7 годин тому

    👂👏

  • @moxaammadaxmad-is3sc
    @moxaammadaxmad-is3sc 6 годин тому

    Asc

  • @mohammadsaid5303
    @mohammadsaid5303 6 годин тому

    Guushu waa dhowdahey

  • @ashawooo
    @ashawooo 5 годин тому

    illahaya ha cadabo reer galabeta waa kuwa dhibata ka wadan falasatina iyo luban rabi ha jabiya isaril,Markan kuwa jabayo waa ayiga gush waa Hamas Xisabullahi Yaman Iran muqamada iraq

  • @erdogan2030
    @erdogan2030 6 годин тому

    Zelenski uu washay
    Uu iska hadlay

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p 5 годин тому

    🇸🇴 hanoolaato

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid 5 годин тому

    Shiine habilaabo hanataageero dadka liita oolagumeyay falastiin

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 5 годин тому

    Wadanadii.reer..galbeedka.
    Waxa.qabsaday.yuhuud
    Aduuyada.nabadii.way
    Fogaatay.aduun.kala.danbay
    Way.ka.dhamaatay.

  • @TweedaZeze
    @TweedaZeze 3 години тому

    Somaliland for your on good dont Except Israel You will regret for the rest of your life

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p 5 годин тому

    Musiiba caalamka Allah badbaadsho

    • @ArgigixiyeWeyn
      @ArgigixiyeWeyn 5 годин тому

      Calamka izka daye somalidan xita weku so socota oromada dagal be raban

  • @CabdiqadiirQaadir-rj1ib
    @CabdiqadiirQaadir-rj1ib 6 годин тому

    hadii uu dagal ku qaado shiine taywan waxay tala ku cadan doont reergalbeedka kibray ee modaya aduunka meel ay qaxweeyan oo ay bashalan way soo dhamatay haddii aduunkan ay kooxi ka talinayso boqolaal sano waxa talin laha boqortooyoyinkii talinayayay sida rooman empire ,ottoman empire,Persia empire marka ha iska dulqato ruuxii karhay reergalbeedka iyaga ayaa gacmahoda isku burburin cid aduunka u dirstay ma jirto rergalbeedka iyaga yaqana say umamule waxa modaa in la raaciyay boqolaal adi ah oo jeex manbadan lagu sii dayay

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 6 годин тому

    Selimskk wuxuu ka lacagaystay funaanadaha shirkadah yuhuuddda mana yaqaan dad loogu yeero Yukreyniyiin wuxuuna rabaa in uu wada qixiyo yukreyninyiinta siay ugu soo qaxaan yuhuudda Falastiin oo ogeyd in ay bariga dhexee sii xumaanyaan markaa eega addsunka waxa baabi,inayaa yuhuud yar oo filimonkalanduqan u jilaya adddunak a.
    Aloow sahal goorma ayey reergalbeed ogaan doonaan waalidan nacasta ah .