NOQO QOFKA UGU HOREEYA OO ISKA FURA SILSILADA// KU GUULEYSO $50 // GAME ADAG

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 604

  • @Ibnuabiib
    @Ibnuabiib 3 місяці тому +138

    Maysku raacnay inay koko tahay mss score 🎉🎉🎉1k

  • @SafaAli-dc6bz
    @SafaAli-dc6bz 3 місяці тому +61

    Koko wan ku xiisnay hal hawen naga maqned wlhi aniga zaid wlhi ku xisay😭hire u soco abyo mcn🫶

  • @NimcoXuseen-q8h
    @NimcoXuseen-q8h 3 місяці тому +183

    Caawo koko oo nabad qabto alx kuu xiisne mcnyy hada nahy team koko❤😢

  • @FatxiJaamac-vv6wc
    @FatxiJaamac-vv6wc 3 місяці тому +82

    Alla Quruxdeydi yareyd maxan kuu Xiisay Msss score 😂❤

  • @MakoAweys-h3u
    @MakoAweys-h3u 3 місяці тому +185

    Koko xaley maqneed Sida ku Xiisey Niyada iga jabtey xaley Xafada dhan leyga koko Awey Sida udhahaayy Wlahi ❤

    • @fatimaabdrizakali4784
      @fatimaabdrizakali4784 3 місяці тому +20

      video koko ku jirin boring ku dareemaa 😂❤.

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 3 місяці тому +16

      Haa wllhi waa uxiisney❤

    • @BashragAlzhyyy
      @BashragAlzhyyy 3 місяці тому +7

      Haa wlhi aniga xita waxa is dhahayay koko maxa ku dhacay

    • @FarhiaAdan-j2i
      @FarhiaAdan-j2i 3 місяці тому +2

      Haaa walhi wan u xisine❤❤❤

    • @AyoshAnood-ux6oc
      @AyoshAnood-ux6oc 3 місяці тому

      Alhu akbareey 😂😂😂😂cml la an imuqto

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 3 місяці тому +15

    Kokodeyda maxaa laga maseerey niman iyo naagaba qoftaan waa qof tagtey no mashquul😂

    • @Khalid-i2e
      @Khalid-i2e 3 місяці тому +1

      Sax,waa,markay gaadhi,kari waayeen no maseer ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤t asaagaa usaree koko qurux

  • @ALPHA_Official731
    @ALPHA_Official731 3 місяці тому +99

    Ana u horeeyO Maanta😂🎉 like ta ha ia dhafin😂

  • @Nawoapthi
    @Nawoapthi 3 місяці тому +203

    Isla weynida jooji Ku sali rasuulkena scw 😢❤

  • @King_ceyda-n4t
    @King_ceyda-n4t 3 місяці тому +59

    TEAM KOKO ONE LIKE ❤😊

  • @RahmaRuuxi-t1l
    @RahmaRuuxi-t1l 3 місяці тому +194

    Team koko one like❤

  • @aslicumar4099
    @aslicumar4099 3 місяці тому +74

    Kusaliya nabigena maxamed Scw ❤️🕋☝️

  • @nafisoabdulahimaxamed
    @nafisoabdulahimaxamed 3 місяці тому +31

    koko macan badan see noqote waad xanunsantahay ayan maqlee runtii waan kuu murge allah cafimad taam ah allah ku siiyo iyo kuwa xanuunsan allah ha caafiyo dhamanten❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Qoraxda
    @Qoraxda 3 місяці тому +48

    Team halista is not easy dadka talentiga UA-cam kujooga ❤❤

  • @AdnaAxmed-sq5ny
    @AdnaAxmed-sq5ny 3 місяці тому +27

    Xafladii Madawan sababto ah adiga ka maqna hppti ❤😂

    • @naciimmaxamed963
      @naciimmaxamed963 3 місяці тому +3

      Wlhi Ani Tii Ceyda Bas Dawadayyy intii Kle wax soo Dhigtay Ma Dawadan 😂😂😂

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 3 місяці тому +2

      Ani xitaa madaawan

    • @FatimaYar-sh3pf
      @FatimaYar-sh3pf 3 місяці тому

      Ani xataa😂❤​@@naciimmaxamed963

    • @drsanuush
      @drsanuush 3 місяці тому +1

      Ani xitaa😂

    • @queensabnaa8491
      @queensabnaa8491 3 місяці тому +1

      Ani xitaa madawan tiktok len ka arkey😂

  • @DaahiroDahirobile
    @DaahiroDahirobile 3 місяці тому +4

    Kooko abaayo adaan ku jelchy xita habernki wankugu riyooda abaayo guleyso😢❤

  • @AYAANXuseen-og5hv
    @AYAANXuseen-og5hv 3 місяці тому +10

    Kokodeyda inaa u xisay maleyga dareema😢

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 місяці тому +27

    Yaa ila jecel koko plss Mar dnbe hanaga maqnan❤❤😢

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671
    @intisaarmohamedcabdiintiza1671 3 місяці тому +5

    Team koko I love you 😮😮❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 3 місяці тому +55

    Kusaliya nabigeena muhammad scw❤🕋☝🏼

  • @kadra9957
    @kadra9957 3 місяці тому +4

    Amazing challenge 💯 💯 👍👏👏
    Team Halista waa another Level
    My favourite utuber koko ❤️ ❤❤
    Keep going Koko bulle 👏👏👏

  • @SahraAbdi-gp7bi
    @SahraAbdi-gp7bi 3 місяці тому +3

    Tem Kookoo wakuxesne❤❤❤ ee cawa habaqanin❤

  • @muktar528
    @muktar528 3 місяці тому +40

    The best person in the world is our prophet Muhammad scw ♥️ scw ♥️ scw

  • @NacimoCaddey
    @NacimoCaddey 3 місяці тому +29

    Koko bulle xalay walu tabay abayo mcn 🥺 xage ka baxday xaley dhub dhas adhahday😊😢waku xisay😭

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 3 місяці тому +2

      Zaaid wllhi

    • @NacimoCaddey
      @NacimoCaddey 3 місяці тому +1

      Maila araktay abyo mcn💗😩

    • @Badraanahmed2173
      @Badraanahmed2173 3 місяці тому

      Reer commenti suuraha idiin ka batay ma idin ogee murugteda maxa qoorta ka galiye kaliya iska tageer

  • @haniisthebest6157
    @haniisthebest6157 3 місяці тому +7

    Alla koko iyo biyo maxa kala haysta Gabarmanyo soo luntay miya aana yaab I Hele

  • @cabdinaasirxuseen6620
    @cabdinaasirxuseen6620 3 місяці тому +22

    Kowthar caawa labisaa dad kugaraacdi waakugu ogahay marwalbo Kowtharaa utahay

  • @Teamkoko.
    @Teamkoko. 3 місяці тому +38

    Team halista 600k is loading ❤❤❤

  • @RoseAbdi-dk5kb
    @RoseAbdi-dk5kb 3 місяці тому +17

    Koko tiktok dhan xanunkag laga shekeysanage see noqote😢😂😂

  • @FadxiCali-px8kq
    @FadxiCali-px8kq 3 місяці тому +2

    580🇰‌ 0:45 congraeshan koko bulle🎉❤😮😊

  • @Queenmaaida17
    @Queenmaaida17 3 місяці тому +21

    Boqoradeynna koko bulle ❤❤ ilove you ❤ xppti😊❤❤

  • @xasantimacade10
    @xasantimacade10 3 місяці тому +4

    Koko caawo waa is xoreeday 50dollar ee bixisay😭😂😂😂

  • @farxiyadeek
    @farxiyadeek 3 місяці тому +21

    Yeeeees Ana igu horeyah like igu mujiya aqyarey i miss you kookoy ❤😂😂😂😂

  • @Saabariina152
    @Saabariina152 3 місяці тому +10

    Alxamdullilah koko hada caafimad qabtid waan kuu xiisnay wallahi hal habenle hada youtube ka maqnatid cidla daremena please markale hanaga maqnanin❤😊❤❤❤❤🎉

  • @LakiBashiir
    @LakiBashiir 3 місяці тому +11

    Koko xalay maxaa xaflada kaga dhacy team koko hadaa nhy xalay waan ku xiisny ❤❤❤

  • @Hakimmagid-k8p
    @Hakimmagid-k8p 3 місяці тому +3

    Koko gabadhe qalbi safiya wlh ad ba uu tagera wa farxanad iska faraxsanow huno intad adunkan 2bada malmod ah from Djibouti 🇩🇯 lkn ladan nosoqabo

  • @apdykanimohamoud6199
    @apdykanimohamoud6199 3 місяці тому +27

    Team koko 600 waanla daahney 😢

  • @FgdtrHjchh
    @FgdtrHjchh 3 місяці тому +8

    Koko xaley lee maqneed sanad wax maqneed ila noqotey wlhi kuu xiisey wlhi koko❤❤

  • @AxmedCabdisalam-d4i
    @AxmedCabdisalam-d4i 3 місяці тому +4

    Plz kooko amiira sooo qabo team koko is not isey😂😂😂

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 3 місяці тому +7

    Wow kokodena weynosolabatey❤❤😊

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 3 місяці тому +37

    Team amiira majoogtiiin 💋koko caawa way iskeentay hadayba caafimaaday alx❤️

  • @Idilcllaahi-d8v
    @Idilcllaahi-d8v 3 місяці тому +7

    Jah koko daydii caawa qurux masha allah❤😂team koko 600k ku dhakhsada yaqi

  • @habooncabdiahmed3859
    @habooncabdiahmed3859 3 місяці тому +24

    Ayyyy qofkii ugu horeyaayy ugu danben😊
    Ala koko dayda maxa ku daari xalay ilaa manta
    I miss you 😢😊

  • @XafsaAdan-o8w
    @XafsaAdan-o8w 3 місяці тому +17

    Koko Allah hakucafiyo mcney alxm ❤❤

  • @drsanuush
    @drsanuush 3 місяці тому +7

    Alla totodena cawa qurux bdnaa msha allh styl iyo qurux nagu dishy❤❤
    Wna kuu xiisny xaly wku tabny wlhi😢

  • @deeqoABDINAASIR
    @deeqoABDINAASIR 3 місяці тому +4

    Wlhi jcl io tagero awgeed wkugu riydy xtaa adoo kxda imty sbbta l am hoyadiis hbo I ah o kxda dgn

  • @MohamettAbttzhukourZaitt-dp5hm
    @MohamettAbttzhukourZaitt-dp5hm 3 місяці тому +3

    Koko exercise socda waaye...😂❤😂😂.
    Legends...😂😂😂

  • @XaawoJibriil-f4i
    @XaawoJibriil-f4i 3 місяці тому +11

    Koko halista coming soon 600K

  • @IsraKaka-e3m
    @IsraKaka-e3m 3 місяці тому +4

    Masha allah koko waa qof youtub talanti uleh runti bar namij yada ee soo dhegtahay aad ayeey ii xiisa galiyaan horay u so my baby sis ❤

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 3 місяці тому +13

    Alla farxadeyda lama koowi karo kokodeyda arkey wllh waa farxey ii nooloow boqoradeyda❤❤❤❤

    • @drsanuush
      @drsanuush 3 місяці тому +3

      Adna ilahy hno kaa daayo comment le kugu dhex barty ubaxdena saa kokodena mar walba u difacdo nolow queen❤🫶🏻

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 3 місяці тому +3

      ​@@drsanuushsidoo kale macanteydii kokodeena waa isla ilaashaneynaa qumqyooyinka ishooda ilaahey haka haayo❤

    • @Fearless-q2s
      @Fearless-q2s 3 місяці тому

      @@ubaxcali2067😂😂😂 aamiin

  • @Hajicaska
    @Hajicaska 3 місяці тому +30

    Arbal ana Uhoreya like ta team koko😅😅😅😅❤❤❤

  • @CabdullahiHussein-u4o
    @CabdullahiHussein-u4o 3 місяці тому +3

    Ayyy kokodeyda aha koko xale maxa nocidlese please wakugu tashana hana maqnanin xabibti focus your youtube dhaqsi aa rabna ina 600k gaarno

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 3 місяці тому +1

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤🇸🇴

  • @mohamedidil8755
    @mohamedidil8755 3 місяці тому +3

    Koko waa lababinoya keep going 600k waxa yarise aya dhiman garsiya azaxap ❤❤❤ sundus 300 subscribe garsiya waa coodsi❤❤

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 3 місяці тому +8

    Muuqaalka caadi ma ahan qurux waaye waad mahadsanthy boqoradeena❤

  • @AxmadCabdiqorane
    @AxmadCabdiqorane 3 місяці тому +15

    Kooko cajiska kabax teem Kooko like

  • @Liban_leo27
    @Liban_leo27 3 місяці тому +5

    Ar gabadhan challengeeda lama gaadho runtii🙌👍

  • @Muhuba.Maalim
    @Muhuba.Maalim 3 місяці тому +7

    Koko abayo intee ku xanunte xalay😢waa ku tabnay runtii alhamdulilah hdiba noso labate

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 3 місяці тому +7

    Kokodeeena Se noqotay abyo Mcn ❤❤ keep going my sister inshallah coming soon 600k ❤❤team halista isn't Easy 🎉

  • @Munishabdi
    @Munishabdi 3 місяці тому +10

    Koko abyo xanunka side kaa noqotay❤ shalay xalfadi calaf iyo cashaqa majogin

  • @maliizamohamed6373
    @maliizamohamed6373 3 місяці тому +10

    Team koko like aan idinka arko❤

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 3 місяці тому +3

    Koko bulle wlhi talented waye.
    Keep going abyo❤

  • @sagalahmedcade834
    @sagalahmedcade834 3 місяці тому +2

    Kokodena waan ku xisnay kokoyey🥰🥰🥰♥️♥️♥️🥰🥰🥰

  • @AsiyaAhmed-g5u
    @AsiyaAhmed-g5u 3 місяці тому +2

    Tan inti ay videogi 1m heshay ka dib asxabtedi way ka kibirtay na kaliga cidna kumay dawatene asxabta kushiday videoge isdaji 😂

    • @XamsMaxamad
      @XamsMaxamad 3 місяці тому +1

      Adiga hada maxad udawaneysa khanis yahan noga lexo gabar ta yar ufff😏

    • @ubaxcali2067
      @ubaxcali2067 3 місяці тому +1

      Maxaa kaa galey waligeedba qof maku tiirsaneyn keligeed bey wax sameysan jirtey yaad kuqldee maseerka yaa lagaa dareemin😂😂

    • @AsiyaAhmed-g5u
      @AsiyaAhmed-g5u 3 місяці тому

      @@ubaxcali2067 kaliged ya dawanyahe imisa melay kaliged tagtay may san u qarxan samiya iyo asxabta uqurxiye😂

  • @rshanna1911
    @rshanna1911 3 місяці тому +10

    Ayy koko maanta waa ku sugaaye 😢

  • @Abdikarin250moahed
    @Abdikarin250moahed 3 місяці тому +6

    Koko xalay maxaa kuu waynay xafladii ceyda ❤❤❤ qof wanagsan matihid

  • @Gacha-w7w
    @Gacha-w7w 3 місяці тому +12

    I Love you koko

  • @naciimmaxamed963
    @naciimmaxamed963 3 місяці тому +8

    Waa wareyyyy Koko Finally 1M FuyuS 😂😂

  • @Amuunmoha8
    @Amuunmoha8 3 місяці тому +8

    Alla koko kujecliya san camal karaba qofyhy❤❤❤

  • @sihaamiita183
    @sihaamiita183 3 місяці тому +8

    Kooxise mcanee xalle la aaantaa hal wx maan dawan❤❤😂

  • @CaashoMaxamad-yw4hz
    @CaashoMaxamad-yw4hz 3 місяці тому +16

    Waaw koko sodhawow zage adayna

  • @almasmohammed4147
    @almasmohammed4147 3 місяці тому +5

    Ayy kokodeyda cawa labis igu garacday m.a ❤❤

  • @XaliimoBile
    @XaliimoBile 3 місяці тому +5

    Kooko wanku salamay ❤

  • @Caliya529
    @Caliya529 3 місяці тому +1

    Xasanow futadisa muqata var var bumaha ka dhacay 😂😂😂iyo sugisa😂

  • @hamda6564
    @hamda6564 3 місяці тому +3

    Asxaabta nosoduceeya in Alle no fududeeyo Examka dawlada anigiyo asxaabtayda❤🤲

  • @Kingramesh11
    @Kingramesh11 3 місяці тому +2

    Cawa muqal qurux bdn baa soo dobtee wlhi 🔥🔥

  • @FahadmahamedNur
    @FahadmahamedNur 3 місяці тому +11

    Anaa ugu horeeyey😂😂😂

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 3 місяці тому +7

    Koko is not easy

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 3 місяці тому +6

    Kokoooyeyy Anagoo og inaa Shaqaysid Oo mashquulkaaga uubadanyahay😢 Hada nh waan kuu xiisnay xalay kliya Guulayso Abayo❤❤❤

  • @Nah-b9b
    @Nah-b9b 3 місяці тому +3

    Wlhi koko lagama daalo marki sadexaad een aan ku soo cishtaay video gan❤❤💋

  • @Zwedesh66
    @Zwedesh66 3 місяці тому +2

    Team amiira cadey one love guys 🙊✊

  • @anzalabu
    @anzalabu 3 місяці тому +4

    Team halistah omg 😮❤

  • @Cumeerbigfan-n5m
    @Cumeerbigfan-n5m 3 місяці тому +3

    Kawsarey hadaa fanskaaga jeceshahay numberka saamiya isii ❤😢😢😢

  • @MariaAdan-l6m
    @MariaAdan-l6m 3 місяці тому +5

    Koko i miss you 😢

  • @SahraMaxamed-z3z
    @SahraMaxamed-z3z 3 місяці тому +4

    Kokoo waaku sainay abaayo❤

  • @Sumayyyya23.
    @Sumayyyya23. 3 місяці тому +10

    Sidaa ku sugaaye Xly ila hdaa😭❤️‍🔥

  • @Simanmaxamud2132
    @Simanmaxamud2132 3 місяці тому +1

    Koko iyo biyo jecel maxa kla hesto anyways wakuxisne xalay bis naga maqned see noqotay ma caafimad qabta hada

  • @FilzanMahamed
    @FilzanMahamed 3 місяці тому +2

    Kokooo mss you xapptti musasal camal xafda laga dawadaa yaqay❤🎉🎉

  • @saynabsiciid7390
    @saynabsiciid7390 3 місяці тому +1

    Ala koko ilaa xalay ilaa maanta wankaa walwalsanaa ala koko waa xanuunsantahy baa afkaygii kasoo hartay ilhy nagama kaa qariyo qliyay halkii habeen dhowr bilood buu noga dhigmaa ee mardame hanaga maqnaan anaganah walbahaar hanagu ridin ilhy wax cun kuma tusee

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 3 місяці тому +1

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰💞💕

  • @nuurdaalac9135
    @nuurdaalac9135 3 місяці тому +2

    Inta koko views keda xisabiya mar kasta 😂🎉❤

  • @ameyra1
    @ameyra1 3 місяці тому +6

    Miss score 5days 1milyion 100k like ❤❤😍

    • @HudaDheeman-ns2gm
      @HudaDheeman-ns2gm 3 місяці тому

      Intee wayane abayo

    • @ameyra1
      @ameyra1 3 місяці тому +1

      @@HudaDheeman-ns2gm videogii samiyo lajiidanaye😂

  • @SaadoIbraahim-ob5tq
    @SaadoIbraahim-ob5tq 3 місяці тому +3

    Koko Waan ku xisay walalo❤

  • @QueenNajmita
    @QueenNajmita 3 місяці тому +13

    Allah is One 😢☝️

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 місяці тому +3

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 3 місяці тому +2

    Masha allh koko bulle no sobadi geemka Amira sundus iyo samiya Kiki iyo ladan cidi keen haska furaan furaha

  • @Ileysxasan53
    @Ileysxasan53 3 місяці тому +4

    Inta naga maqned xale waku xiisne quruxdeeni😭😩❤

  • @MaidoAxmed-yr6zf
    @MaidoAxmed-yr6zf 3 місяці тому +6

    Abaayo cadnaa alpha Zeen nabad ma ku ii maadeen waa ku baryaa noo soo sheeg😢😢😢😢😢😢

  • @NadiyaKhaalid
    @NadiyaKhaalid 3 місяці тому +6

    Ku saliya nabigeena Maxamed scw ❤️🕋🕌

  • @alisalat4363
    @alisalat4363 3 місяці тому +7

    Alx koko hadaa noso noqotay🤲🥰

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 3 місяці тому +3

    koko qosl wnga❤❤❤❤❤

  • @SacdiyoOsmaan
    @SacdiyoOsmaan 3 місяці тому +4

    Koko waan kuu xiisnay😢