Kani waa mid qabyaalad ladhex fadhiyo baarlamaanka adigu ma xil dhiban ayaa thy mise fulintii war cod waxaa uleedahay wixii leediin soogudbiyaan ama ogol noqo ama nin diida noqo ilee cud kaliya ayaa kuleedahay
M/Xassan sh. shirka la sheegayo iyo fikirkiisa ee Dani wa ninkan hadlaaya fikirkiisa, madaxweynaw Dani qolkiisa ku haay, howshada wado, yana dib lagu celin
Keep on going. Cousin taliye sare xildhan dhashii Abe siyad
Kulane xildhibaan halyey ah keep going
Warka xildhibaanka waa sax
Hadii baarlamaan jiro hadii sharci
Jiro kuwa u shaqeynaya cadowga shisheeye ee ay ugu horeeyaan
Daaquud xasan tuug & kooxdiisa
Isku raranta ah maafiyada ah waa in
Ay kaqabtaan wadanka!!!!!!!!!!!
Kulane sxb hore usoco
Habar Gadir ayaa hortaagan wasiirada Daarood.
Ascw Somaalay Subxanallah Ma Waxa Laku Jeri garraa Wallegeed Darood iyo Haweye War Xishooda Umada Dhan Mahaan Haweye Iyo Daarood Iska Dhaafi Reer badeya Nemada
U sheeg qabyaaladiiiste culusoow inuu soo magacaabo wasiirada daarood , isla markaan uu joojiyo qabyaaladaynta qaranimada umada soomaaliyeed
Wasiirada daarood deni ayaa magacaabaya.
Anigu waxanba qaba inla siiyo dhaman xilalka oodhan reerkaas hawiye bal aynu aragno meeshuu nageeyo
Cadaalad daro ba, an iyo musuq wayn iyo kooxaysi iyo madax adayg ayaa kamuuqata dowlada xasan sheekh.bal fiiriya الإمام العادل imaam caadil ah mayahay sida diintu sheegtay in imaam caadil ahi Allah jecelyahay oo ehlu jano yahay
Jiif mareexaan waa Qaran Dumis halasoo xiro
Gurigaaga iska aaad sxb halkaan buuq loogama baahno Daarood Hamza Abdi bare aa matalo 🤣
Ani kolay qaxootiga killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku ah I'ma matalaan..
Ayaan daro waaye wlhi hadii la wareysanaayo tuugii dadkiisa kadey
yaa tuugo ah tuugo waa xasan iyo damaljadiid adeer daawlafu waa 4,5daarood wasiiradiisu waa sharci in lamaga caabo waayo in hawiye ku dhaqaaystaa waa qalad markaan sheeko qabiil halkaa dhigno
Markii 4.5 la samenayay ya lagala tashaday tplf tigray baa ni kenee I vilada ni dhaxfadhiyay mw xassan termkiisi Vaasa isku wafaqay 4.5
Xasan kaba
O bira hasoo iibsado
Habargidir ayaa hortagaan maxa ka badali karata
Macaacda nagalatag
Jiiskii dadka dhibi jiray maa maanta Ooynaayo 😂😂
Kani waa mid qabyaalad ladhex fadhiyo baarlamaanka adigu ma xil dhiban ayaa thy mise fulintii war cod waxaa uleedahay wixii leediin soogudbiyaan ama ogol noqo ama nin diida noqo ilee cud kaliya ayaa kuleedahay
4.5waa in shirkaan lagu baabiyaa oo aan dib meesha loo keenin
War ninkaani waa baxay
Tuugo iyo qabyalaystayal Ben qiyaano dadkii kala qeybiyaya ciidankii qaaliga ahaa saraakiahii wada baabiyay dadka aqliga mala 5:42 waxas dowlad miyaa a
Jiiski xumaa cuqdada qabay oohinta naga yaree
Oohin ma ahanee waa hadal xaq ah.
Dawladnimada iyo hiraab nimada hala Kala saaro
Kulane wxu u hadlay sida caruur wxa u ficnees inu iska amuso
Hassan sheikh
Gabadhiisa
Gabadh uu ader uyahey
Wiil uu sodog uyahey
Ayaa lashirey dowlada taliyaniga waxay kawada hadleen bashrucdaya ay reer ku kafa idilahaa
Kulan jiis shabab aya tahay wa in ay dowlada ku xirta wixi maqana lo jojin mayo
😂😂 hadalkina wanba ku qosla ma waxa hada jirta baa dowlad ah wa hal qabiile xishooda
Beenale
M/Xassan sh. shirka la sheegayo iyo fikirkiisa ee Dani wa ninkan hadlaaya fikirkiisa, madaxweynaw Dani qolkiisa ku haay, howshada wado, yana dib lagu celin