Xildhibaan bannaanka keenay runta & magacyada dadkii lahaa hubkii Caabudwaaq lagu bililiqeystay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 жов 2024
  • Xildhibaan bannaanka keenay runta & magacyada dadkii lahaa hubkii Caabudwaaq lagu bililiqeystay.

КОМЕНТАРІ • 91

  • @NimcoXasancali-vm8zb
    @NimcoXasancali-vm8zb 2 місяці тому +9

    Saxweeye xildhibaanku warkiisu waa u bogey ragaa ree cww waarag dowladnimada yaqaan iyo derisnimada macaan guul beeshaa alow dhoor oo xafid aaaamiinyaa alsah yaa kariim

  • @caawiye2512
    @caawiye2512 2 місяці тому +12

    Waa sax warka uu sheegay xildhibaanka

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 місяці тому +8

    Waa arin yaab leh walee !!! Dowladan Xasan gurgurte Xamse Marxuum Umadii Somaliyeed way isku dileen khabiil weena ka xuman donta 1991 Somaliya dadka weey kala foganayan.Somaliya Allaha xafido insha Allah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 2 місяці тому +1

    Waa Xildhibaanka Xawaadle Qaasatan Aqoonyahan Maalqabeen ah .

  • @dauddahir4170
    @dauddahir4170 2 місяці тому +5

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر اكبر اكبر اكبر اكبر الله الله الله اكبر

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 2 місяці тому +7

    إن الحكم إلالله

  • @aknoor4
    @aknoor4 2 місяці тому +4

    Mama Fazio jeyte keep going lipaxada banaadir

  • @mohammadhussainnuur4156
    @mohammadhussainnuur4156 2 місяці тому

    Maashaa Allaah waa xaqiiqda Runta ah waa sax hubkaas ha haayaan yey celinin dadkii gacanta ku dhigeen

  • @SalmaanAbdullah-ef3jy
    @SalmaanAbdullah-ef3jy 2 місяці тому +2

    Waa runtiis alaha ka abaal mariyo geesiga warkiisa sharafta leh

  • @MohamedAidid-j3o
    @MohamedAidid-j3o 2 місяці тому +3

    Ani meshaan waan kaa shakiyaay yaa somalida ku yidhi barlaman hadii ruuxu noqdo sharci maqaabto sida uraabo ayou uhadlaa sida urabana waa udhaqmaa yaab

  • @maryan3892
    @maryan3892 2 місяці тому

    Geesi macaawiley ah ayaa sidaas u hadli karo Masha Allah

  • @cawaaleafrax
    @cawaaleafrax 2 місяці тому

    wow masha allah wow dadkeena runta ma jecla allah kama baqaan hadana waa tukadaan mahadsanidinn walaalahay

  • @LaylaAxmed-wl6hi
    @LaylaAxmed-wl6hi 2 місяці тому

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الحمد لله الحمد لله ❤❤❤❤❤

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 2 місяці тому

    Yaa gacanta u soo geliyey hubkaas.
    Markaas ayaan ogaaneynaa, cidda iska leh ma sheegin.

  • @MohammedAbdinasir-sx8qz
    @MohammedAbdinasir-sx8qz 2 місяці тому +1

    Thanks for your information keep going

  • @mohsen6878
    @mohsen6878 2 місяці тому

    War dadoow ogaada sharci dajin allah baa leh
    Xildhibaanku(sharci dajiye) waa ruux ilahnimo shegtay, qofkii ku adeecana waa mushrik caabuday sharci dajiyaha gaalka ah .
    Taa hala ogaado allah baa la hor istagi donaye

  • @omaraliidleh9907
    @omaraliidleh9907 2 місяці тому

    Ruunti xildhibankan waxan kula kulmay jalalaqsi xiligi abaraha waa wadani somaliyeed

  • @ShineCade-d7z
    @ShineCade-d7z 2 місяці тому

    WAA SAX HADALKIISA WAA MUDWAADIN❤❤❤

  • @Drsayidcali
    @Drsayidcali 2 місяці тому

    Waa arin xazsa loogu dajiyo larabo waa shirqool reergalbeed wataan hubkaa😢😢

  • @abbdll
    @abbdll 2 місяці тому +1

    Xildhibaan cabdi/wali waa xildhibaan hiiraan ka soojeeda oo fahamsan dhibka shabaabka

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 місяці тому

    Waa runtiis xildhibaanku xukuumaddu hadhimato baxsadkii iyo tartiib tartiib xataa yeysan usoo noolaan.

  • @Faadumocabduqaadir-kp6zm
    @Faadumocabduqaadir-kp6zm 2 місяці тому

    Waasaxxildhiwaane guuleeysowar weeyn ayaad ku hadashay

  • @HassanAli-xf8qi
    @HassanAli-xf8qi 2 місяці тому

    Viva xasan shiikh iyo xamza

    • @abdihafiidahmed8950
      @abdihafiidahmed8950 2 місяці тому

      😂😂😂😂😂

    • @HassanAli-xf8qi
      @HassanAli-xf8qi 2 місяці тому

      @@abdihafiidahmed8950 anigo iyo beesha ogaadeen xasan Shiikh iyo xamza waa teegeersanahay 😂😂😂

  • @ramla8285
    @ramla8285 2 місяці тому +1

    MashaAllah xildhibane naga celiya tuugada

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 місяці тому

    Kan in warkisa la bahiyo aya xaran ah wayo wa iman lawe qabil u hadlaya e Dhis like Horay ha u qato

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 місяці тому +1

    Viva Raysul wasare Xamse Abdi Bare Cadawga ha jabo insha Allah wa masul dacad ah Xaran aqon din leh

  • @aaminasahra1875
    @aaminasahra1875 2 місяці тому +5

    Dameer iyo labadiisa dhegood ayaad thne umada aad feenateen ALLE ha idiinka qabto.

  • @maryamisse6494
    @maryamisse6494 2 місяці тому

    Maantay waxaan is irih ma nafbaa soogashay xildhibaanadii dalka somalia?
    Nafta Allaah haydin soogaliyo

  • @bootstrap-es5wf
    @bootstrap-es5wf 2 місяці тому +1

    Waad saxnatahy mudane

  • @ibadojama4506
    @ibadojama4506 2 місяці тому

    Masha Allah waa geese ninkane

  • @ShukriAlAbasi
    @ShukriAlAbasi 2 місяці тому

    Noloow xildhibaan.

  • @Baraarug-11584
    @Baraarug-11584 2 місяці тому +1

    Yaad waydiinaysa hadad xildhibaan tahay gudiga amnigana aad katirsantahay oo aadan kawaraqabin hubkaab iyo cida leh toona

  • @maxamuudxasan-iw4rs
    @maxamuudxasan-iw4rs 2 місяці тому

    Masuul aad iyo aad ayaad umahadsantahay walaahi hadalkagu halqaldan kuma jiro runtana leeskuma noco ee Allaha toosito wax walbo oo wadanka 'dalka iyo diinta intaba Alloow kuwa na dhibaayo naga qabo oo muslim iyo gaal intaba ah annagana aan u istaagno danaheena.

  • @OmarShIbrahimadenabdi
    @OmarShIbrahimadenabdi 2 місяці тому

    ❤❤

  • @QARDHAAS
    @QARDHAAS 2 місяці тому

    Haddaba gacan qaldan magalin maa noo sheegee ?

  • @mohammadhussainnuur4156
    @mohammadhussainnuur4156 2 місяці тому

    Waa runtiis maalinba filim cusub ayey dadka ku mada daaliyaan oo waxba ka jirin bes in la jahwaeeriyo shacabka la rabo. . Aawey dadkii shacabka udhaarteen mise dhaargaaleed ayaad ku dhaarateen
    Yaab aduun

  • @Saphaa1
    @Saphaa1 2 місяці тому +1

    Wlhi woo iga qosliye

  • @alimohamud16
    @alimohamud16 2 місяці тому

    Waa kuwaan xildhbaanadii ahaay igu shubo iyo danleey gaar ah, dal ma rabaan shacab ma rabaan kama qayb qaataan dagaal khawaarijta lkn waxaa dhahaan xil hanaloodho iyagoo ku andacooya kooxda madaxweynah ayaa isku koobtay xukunka kuwaani iyo kuwa dadka leeynaya waa isku mad waa laga shaqeyn waa laga shaqayn layahay

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 2 місяці тому +1

    Kan miyaa hada xilibana ee hub moryan iyo shacab gacanta ugalay leyahay garantina yusan ka bixin yabnay war umadan halaga ku socdee ilahey ha ka qabto midkasto bahan xil ka hayaa yabnay

  • @AbdikamilHashi
    @AbdikamilHashi 2 місяці тому

    Ninkan wuxu kahadlaayo isaga xita ma oga wa neef caafi ah

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 місяці тому

    Dhis like horay u qado nin buka o iman lawe ah weye xiliban ma isahilo wa nin buka

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 місяці тому

    Kani wa Khain iman lawe ah o buka o an istahilin xiliban wa nin Qabil wana Munafaq buka e madaxda dalka iyo Rsysul wasare Xamse Abdi Bare o ah nin islam ah xalal ah musuq aqon ayu afka ku tagaya

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 місяці тому

    Yaa xildhibaanow amaa lagu qaarajiya hee cabsamaysid miyaa iska jir hee yaa heesi yaa tahay geesi lama rabee allow ku aamaanso

  • @HassanAli-xf8qi
    @HassanAli-xf8qi 2 місяці тому

    Xildhibaan ka sheego maraxeen ayuu wadaa 😂😂😂 adeer farmajo wax dooranayo majiraan 😂😂 Viva xasan iyo xamza iyo dowlada

  • @abdihamidkashka
    @abdihamidkashka 2 місяці тому

    Xukumaad waxn kacodsaneyna kulaha inay fakatoo o baxsato 😂😂😂. Ala qosol igumaharin

  • @Abdinasir2025
    @Abdinasir2025 2 місяці тому +1

    Hubkaan qabiil ayaa loowaday.
    Sheekadaan Xassan kuusocon maysee xilkaan iskaga tag

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq 2 місяці тому

    Warkaada waa cad yahay Xildhibaan ee far kaliya fool ma dhaqdo idinkoo wada jira oo baarlamaanka fadhiya sidaan ookale uwada hadla mooshin ka keena xukuumadan shacabka lagu diray oo aan waxba uqabaneyn mar qabriyada lagu mashquuliya iyo mar garab rarato canshuur laweydiiyo

  • @fataha1
    @fataha1 2 місяці тому

    Xukuumada ha Baxsato
    😂😂😂😂😂😂

  • @AsedDhere
    @AsedDhere 2 місяці тому

    Munasar waa dawlad madax banan oo soo maali ah

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 2 місяці тому +1

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅 xasan sheekh baa masuul ka ah

  • @bossman1024
    @bossman1024 2 місяці тому +1

    Kamid ayad tahay dadka dhibata KU haya dalka KU Gana’da
    Xildhibano lagu so xulay sharcidaro waxad tihiin kuwii KU yimid sharcidaradakuwa hubka so galiyay ayad tihiin qabiilka isu ugadhsan

    • @abbdll
      @abbdll 2 місяці тому

      Ayada oo qaabkaas lagu soo xulay qaar damiir leh ayaa ku jiro

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 2 місяці тому +1

    Kulane jiisaa keenay

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 2 місяці тому

      Adigana kulane ayaa lagaa raacay. Inta kasoo leexiso cidii keentay.

  • @HakimaAli-o9q
    @HakimaAli-o9q 2 місяці тому +1

    Xildhibane waxan ku leeyahay waad mahadsan tihiin adiga iyo xildhibanadi ka hadashay iyo inta kale nadiifta ah iimaanka ilahay ku irzaaqay xildhibane waa runta kuwani wey fashilmeen kuwo ka kheyr badan ilahay hanoogu bedelo waali ayaan u arkaa walle inuusan caafimaad qabin kan raba inuu canshuuro qof nolol maalmedka la daalan dhacaya laga yaabo inuusan maali qaar waxba helin waxan leeyahay waa ceebowdey xishoo umada masaakiinta ka foq

  • @bashirmohammed6756
    @bashirmohammed6756 2 місяці тому

    4.5 wax ku qeybsateen kataliya hadda

  • @deeqocabdisalanwarsame6444
    @deeqocabdisalanwarsame6444 2 місяці тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂 waa dhimatay ee hafakato

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 2 місяці тому

    Dowlad meesha kama jirto xoogaagii dowkadnimada soo if baxaysayna hadda waxaa qaramsanayaa XSHM. iyo kooxdiisa , war badan fa'iido keeni maayo ee yaan ka is daalin Somalia dowladnimadeeda way dhimataye AAS QARAN haloo sameeyo .

  • @Farxiyo-c2n
    @Farxiyo-c2n 2 місяці тому +1

    ilahow nosoo gargaar adaa wax ogee

  • @hindiafsomailah
    @hindiafsomailah 2 місяці тому

    Xiliban gaajo miyaa dhacday mosion la imaada si aad lacag u heshan wa shaqadiina anaga hadan shacab nahay waad na dhibteen naga hor dhaqaaqa

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 місяці тому

    Kani wa Tug xiliban ma istahilo wa nin qabil e nin qaran ma aha wana nin buka

  • @BAYUTADOW
    @BAYUTADOW 2 місяці тому +1

    Waraa dowladnimada ilaali

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 2 місяці тому +1

    Xildhibanadu xukumada kama tirsana miya ???

    • @Shafiabsul-bi1np
      @Shafiabsul-bi1np 2 місяці тому

      Dawlada.dadkeda.aya.dawlad.kadhigi.kara.kln.dayrada.wa.edab.daro

    • @mabdul5882
      @mabdul5882 2 місяці тому

      Maya....xukuumadu waa qeybta fulinta ee ugu horeeyo Rwasaraha, wasiirada, kuxigeenada iwm

  • @calasowcalas6583
    @calasowcalas6583 2 місяці тому

    Iska hadal iyo aqoon la'aan. Xildhibaan ma xishoode ah. Ugaas iyo beeshisi wada burcad yihiin, laayayna ciidan dowladeed......! Jaahilnimo wa taaaa!!!

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 місяці тому

    xildhibaan xukuumadu ha cararto hadal ma aha ee idinkaa keeney ee bixiya hadii kale shacabku baarlamaanka ayey dhagaxyeynayaan xukuumadu markey baxsato idinku maxaad xamar ka sameyneysiin labada jeerba shacabku baarlamaanka ayey dhgaxyeenayaan

  • @abdirashidaliyuusuf357
    @abdirashidaliyuusuf357 2 місяці тому +1

    Idinka lay soomakeenin hoganka fadhiidka ah

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 місяці тому

    Kistoo aa la idin qeybina waa aamusaysiin yaa siree ader idinka ma keeninoo doqon

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 2 місяці тому

    Saxsax

  • @CadnaanIbrAahim-ip8ju
    @CadnaanIbrAahim-ip8ju 2 місяці тому

    Wasax

  • @ZeynabmaxamedzeenZeynabmaxamed
    @ZeynabmaxamedzeenZeynabmaxamed 2 місяці тому

    😂😂😂 xagee u fakanee xukumada 😂 in guriga logu so galo ka baqay

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 2 місяці тому

    allow saad noo dhaafi sey furukh farmajo.kanna saas oo kale noo dhaafi mid kheer badan noo keen

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 2 місяці тому

      Armuu Farmaajaha aad kacabaneyso kuu dhaamey kuwan jabhadda aad moodo?

    • @Am_abdalla
      @Am_abdalla 2 місяці тому

      ilaahay ka bari muuse juudaan inuu ku dhaafsho soomaali waxba kaama quseeyaan goonigoodkaaga ka tali waa laydin bartay soomaali iska korkeen maamulkiinii baa burburay intaad guri kale foognaydeen soomaaliya soomaali baa leh

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 2 місяці тому

      Aniga dadka aad imooday ma’ihi muusena ima xukumo. baa lagaa yidhi.

  • @ducomedia1737
    @ducomedia1737 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂

  • @ducomedia1737
    @ducomedia1737 2 місяці тому

    Kkkkk

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 місяці тому

    Niliban kani oma qalmo e wa nin qabil

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 2 місяці тому +5

    SOMALI DOWLAD KAMA JIRTO HADAAN DHAHO DAD AYAA KULA DAGALAYO😂😂😂
    SADEX DOWLAD AYA SOMALI KA JIRTO DOWLDA HAWIYE,DOWLAD DAROOD IYO DOWLAD ISAAQ.SADEXDAS RER LA ISKA QABANIN SOMALI SIDAN AYEY WALIGED AHANAYSA.
    SADEXDAAS REEER AYAA LOO ADEEGSADAA BURBURKA SOMALIYA

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 2 місяці тому

    Xasan dhiiqo bah pm aah xamso maarxun waxbah maa oga

  • @abdi7932
    @abdi7932 2 місяці тому +1

    somalia no government xaqiiqdii, hubka la qaatay waxanoo wara keebaa saxan

  • @MohamedAidid-j3o
    @MohamedAidid-j3o 2 місяці тому

    Malin walbaa waxaad layaabto ayaad arkaysa

  • @AbdillahiFarah-y4h
    @AbdillahiFarah-y4h 2 місяці тому

    Xill. Laf ayaad toobin ku haysaa. 2aad hadaad ladhacsan tahay macaws lay hubaysan , taasina maaha arinsax ah, adoo ciidan military ah, maxaad uga baahantahay ciidan shacab ah. Ciidankii ayaad qiimihiisa liiday oo meelxun dhigtay.

  • @arimahaislaamka7995
    @arimahaislaamka7995 2 місяці тому +2

    𝗦𝗵𝗮𝗿𝗰𝗶 𝗱𝗮𝗷𝗶𝗻 𝗮𝗹𝗮𝗮𝗵 𝘀𝘄𝘁 𝗸𝗮𝗹𝗶𝗴𝗶𝗶 𝗯𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗹𝗲𝗵
    𝗪𝗮𝘅𝘂𝘂𝗻𝗮 𝗱𝗮𝗷𝗶𝘆𝗮𝗮𝘆 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗲𝗲𝗰𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘀𝗹𝗮𝗮𝗺𝗸𝗮 𝘀𝗶 𝗰𝗮𝗹𝗮𝗮𝗺𝗸𝗮 𝗹𝗼𝗼𝗴𝘂 𝘅𝘂𝗸𝘂𝗺𝗼
    𝗰𝗶𝗱𝗶𝗶 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗰𝗶 𝗱𝗮𝗷𝗶𝗻 𝘀𝗵𝗲𝗲𝗴𝗮𝘁𝗮𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝘀𝗵𝗲𝗲𝗴𝘁𝗲𝗲𝗻 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵𝗻𝗶𝗺𝗼 𝘄𝗮𝗻𝗮 𝗴𝗮𝗮𝗹𝗻𝗶𝗺𝗼 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗶𝗶𝗻 𝗸𝗮 𝗯𝗮𝘅
    𝗯𝗮𝗿𝗹𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻𝗸𝘂 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝘀𝗵𝗲𝗲𝗴𝘁𝗲𝗲𝗻 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵𝗻𝗼𝗺𝗼 𝘄𝗮𝗮 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗶𝗶 𝗮𝗹𝗮𝗮𝗵 𝘀𝘄𝘁 𝗲𝗲 𝗮𝗵𝘆𝗱 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗰𝗶 𝗱𝗮𝗷𝗶𝗻 𝗮𝘆𝗮𝘆 𝘀𝗵𝗲𝗲𝗴𝘁𝗲𝗲𝗻 𝘄𝗮𝗻𝗮 𝗴𝗮𝗮𝗹𝗻𝗶𝗺𝗼 𝗯𝗮𝗿𝗹𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻𝗸𝘂 𝘄𝗮𝗮 𝗱𝗮𝗾𝘂𝘂𝘁 𝗮𝗹𝗮𝗮𝗵 𝘀𝘄𝘁 𝘀𝗼𝗸𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗹𝗮 𝗰𝗮𝗮𝗯𝘂𝗱𝗼 𝗯𝗮𝗿𝗶 𝗯𝗮𝗮𝗻 𝗸𝗮 𝗻𝗮𝗵𝘆 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗱𝗮𝗷𝗶𝘆𝗲𝗲𝗻

  • @bashirmohammed6756
    @bashirmohammed6756 2 місяці тому

    4.5 wax ku qeybsateen kataliya hadda