Cuqubo kugu dhacday Xassan-tuug. Waa Musiibo loo soo diray Ummadda Soomaaliyeed. Wallaahi anigoo ah H/W waa ii murugo iyo ceeb ma harto ah. Subxaanallaah. Waa Khaa'inu waddan, isagoo kale hore uma soo marin mana soo mari doono Soomaaliya In-Shaa-Allaah. Allow naga qabo. Aammiin
Waxaa. Haboon inaad fahanta waxa socda xasan kaligii ma aha waa had uu maanta. Farmaaja ama nin daarood ah uu ahaan lahaa. Apart jiho. Qeylo iyo dhuusaa ka yeeri laheed ee somaaliyeey kala taga ninwalba gurigiisa ha utashto. Dowland majirta. Xamarna waxa ka socda waa rain hawiye dhibeysa. Dantiina qabsada
ASC wll Balwaan 🙏shaleeyto ciidan Aya la dameeyey Kuwo joogey Masaagowa mantaa na Meel waanile la daaho Aya lagu dameeyey baal war kaas sirdoonka SMC aya shegaayey 😢😢😢😢😢😢Allah ha unaxaristo ya’allah 🤲
Wallahi xassan shekh wa ka raayey rer moqdisho hadda kabacdi xagge la geeyn doona o lagu daaweyndona dadka Tibiida ku dhacdo indha ha laga fiirsho inta u hartay😮
Xasan culusow. Ha oibiyo. Waxay cadaynaysaa. Oo ay daliil utahay. 1 in ay dhaatey. Unukaa iskale caasimada. 2 waxaa muuqata in ay kala tagto Somalidu ama Caasimad helaan. Waa sababta Somalidu mut ugu jirto.. waxay rabaan gzrgurte inuu asagu uga taqaluso. Caasimadii. Talyanigu awalba Sameeyey.Coffe
Muxuu ka helaaayee da’ uu wax ku gadaayo sida isagoo weligiis waariyo. Waxaa loo baahnaa inuu isbitaalo badan dhiso. Dadka ka dabeen doona ee uu lagacta uga tagayo xagee lagu daaween doonaa.
Dadka Somalidu meel kasta oo gudaha dalka way ku baahan yihiin, hase yeeshee dadyowga Gobollada kale baahida way u adkaystaan, damacoodana way xakameeyaan. Dadka Hawiye maxay u noqdeen mid dhulka danta guud iibinaya iyo mid iibsanaya? Maxaa Hawiye wadaniyaddii iyo sharaftii ka qaaday oo ay hantida guud u xaraashayaan?
Ninkan maxaa waddanka looga qaban la'yahay?????? Oo Ayax-oomman ee aan xishoonayn Loo eeganayaa????? # nimankan hantida ummadda u dhexaysa iibsanaya waa in loo sheego, in laga soo celinayo, Hantidoodana Xasan-baahane u raaci doonaan.
Dulka danta guud dadka maal gashanayo inay tuugo yihiin iyaga iyo Hassan waa wada tuugo. In dhulkan umadu Somaliyeed leedahay lana burburin karo miyaanay ogayiin. Xamar sidaan caasumad kuma ahaanayso. Ninka iibsanaya waxa iman doonto in la dhoho u doono lacagtaadii cidi wax ka iibisay.
Xasan Masiibo Qaranoow inta colaad, daacuun, masiibo iskudarkood qarankaan iyo Qowmiyadaan Soomaali soo martey ka dulmi badanoow ma i maqashaa? Suuqa badarka iyo kawaanka hilibka anzalooti kaliya kuu dhiman inaa gadatid ee ha iloobin 😅😅😅😅😅.
Cuqubo kugu dhacday Xassan-tuug. Waa Musiibo loo soo diray Ummadda Soomaaliyeed. Wallaahi anigoo ah H/W waa ii murugo iyo ceeb ma harto ah. Subxaanallaah. Waa Khaa'inu waddan, isagoo kale hore uma soo marin mana soo mari doono Soomaaliya In-Shaa-Allaah. Allow naga qabo. Aammiin
Hospital Laasaretti waa la Gaday aaa,
Dadka Juudaanka Qabo iyo Dadka Waalan intee lagu Daaweynaa.
Subxanalaah.
Subxaanallaah masajid manoolo isbitaal waa lacunaa maatidii waa barkac qabri haba heeshig ilaahoow muqdisho u maciin
Masaajid hadii la iibiyey waa cibaaro farmaajo ayuu dalkaan u baahanyahay sonoqo adoo nabada maxamed cabdulahi farmaajo❤
Wuu ceybsan yahay, xishoodka wuu ka tagey. Somalia immisaa madaxweyne soo martey weligood wuxu kan sameynayo ma sameyn jirin subxaanalah.
Waxaan kuugu jecalnahay idaacadaa waa runsheega runtan ilaahkacabsigaakuguwacan umada soomaliyeed marwalbakudhageeysata guula balwaan 🎉🎉🎉🎉❤❤❤
Massibo dag dag ah allah akuguridoo 🤲🤲
Asc Amiin ya Allah 🤲🤲🤲
@@nadiifoyusuf1949aamiin
Xasan iyo teamkisa qaaxo aan ka bixin allaha ku rido
somali Rip 🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭😭🇸🇴😭😭
Waa calaamadaha marka magaalo caasimada laga bedelayo dhismayaal dowlad somaliyeed oo dan guud magaalo aan lahayn caasimada ma noqon karto
Labadaanin oosixirolayaasha ah labada naasood caano ayaakadaaya sidaa darted biyaha ayuu umada ugudaraa sixirka xildhibaanada waa sixiroolexasan tuug iimaanka allakaa qaada xasan tuuga intaada dhacdaye uurka illaaheye uurka malaxa ha kuugasho 9idinka illaahaye warwaxaan ma xayawaan baa😢😢😢
Soomaaliyeey xasan sheekh waa shikhsi ee hawiyaa u heshiiyey soomaali in dhulkooda laboobee xamar caasimad kadhimatoo xaqii umada soomaaliyeed wataa hawiye boobay ee boobka ku hayee
Caasimad soomaaliyeed oo magaala madaxa soomaali hasamaysataa❤
Run badane cabdulaahi balwaan ❤
Kolleyba dowlad cusub hadii ey imaato dhulalka xaqdarro lagu iibiyay wey soo noqonaayaan. Allow Hassan ayax naga qabo adhigaa awood leh. 😢😢💔💔💔🖤
Waxaa. Haboon inaad fahanta waxa socda xasan kaligii ma aha waa had uu maanta. Farmaaja ama nin daarood ah uu ahaan lahaa. Apart jiho. Qeylo iyo dhuusaa ka yeeri laheed ee somaaliyeey kala taga ninwalba gurigiisa ha utashto. Dowland majirta. Xamarna waxa ka socda waa rain hawiye dhibeysa. Dantiina qabsada
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun halkaasi ma isbitaalkiiba
Ninkani Maxiuu kukordhiyay Somalia dadki shalaylahaa farmajoow sobax eemudahranayay Meeye
War xasan fasti markuu masartagaye ayuu horaye usoomaraye labo nin oohindi iyo bagastaan ku darso waliba labadanineehindid iyobagastaanka 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Mahadsanid c balwaan❤
Xaa sharci ah isbotal iyo madajid qabuure yaa yiri waa la gadi kara ma waashey ninkan subxanalah ☝🏻☝🏻🤲🤲
Dhulka markii horeba waxaa dhisay daarood
😢😢😢😢ee inakaar kugu haba satay 😢😢😢
Ha iibiyo dhamaan,
ASC wll Balwaan 🙏shaleeyto ciidan Aya la dameeyey Kuwo joogey Masaagowa mantaa na Meel waanile la daaho Aya lagu dameeyey baal war kaas sirdoonka SMC aya shegaayey 😢😢😢😢😢😢Allah ha unaxaristo ya’allah 🤲
Urug alah hakaaga dhigo
Hassan sheekhoow 😢
Gurgurte Ilaahay hakaqabto umuda
Caasimada ha laga raro muqdisho bes waaye uf
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
LISTEN THIS GREATMAN TELLING THE TRUTH 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁❤❤❤❤❤❤❤❤🍏🍏🍏🍏🍏🍏🍏🍏🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍎🍏🍏🍏🍏🍒🍒🍒🍒🍒🍒🍒⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧😍😍😍😍😍😍😍😍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍🌼🌼🌼🌺🌺🌺🌸🌸🌸🦋🦋🦋🦋🦋
Dhac ladhaco iska dhaaf xataa lamatagi karo ogolaansho la,aan.❤
Odi dhiiqo illaahow naga qabo
Anigoo aad u da' yar ayaan Daawo Liimooniyo ka soo qaatay. Waxaa Gacanta ku hayey Finland.
Wallahi xassan shekh wa ka raayey rer moqdisho hadda kabacdi xagge la geeyn doona o lagu daaweyndona dadka Tibiida ku dhacdo indha ha laga fiirsho inta u hartay😮
Hello
Balwaan xassan munafuq wallahi markan maqlo matak aa iqabanaa 😮😮😮
Guryaha dad waynaha leh ku xigi doonto gurigii meel wanagsan ku yaalo wax celiyo ma haysto laakiin allaah subxanaqaadirka ah ayaa ka qaban doono
Acuudkoow xasan sheeq xaa daarey
Aryaa daarod aadhiisee xaad karabtaa
Duli duli ahan wayy adiga wxka maqan weeye wana waxad adigu ledahay daroodba dhisaya ku yeen qofku hadu jahil yahay usan aqon dowladnimada qof weyn oo iska korey oo anan garaneyn wxa ka horeya iyo wxa ka danbeya cag iska weyn wax ma dhanto alle aya mahada leh anan caqlikga yar isiin qof ka cawan waligey ma arag kana doqonsan
Xasan shiiq dalkii wuu baabashay waryaaa ninka an nagaqabta
Meelaha ya iibsada ganacsatadaan mxy meel walba u iibsanayaan mida kale meel walba sidu xasan u iibiya masaga leh gormu yeeshay
Hambalyo dalxoreeye 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🏃♀️🏃♀️🏃🏃🏃
Zkunjeer hanbalyo dal xaraashoow maxaa naga galay kolaay dhul daarood ma iibin karo hawiyo miidiyaha uun haka ooyaaan
Subxanallah caloshisa oo xoreyey kuwa qabiil ahan ugu hilihayo qontenerkan an dhargeynin allaha qabto😢😢😢
SUBXAANA LLAAH
OO MA
M.XASAB SHEEKH AYAA ISKA LAHAA
HOSPITAL LAASAREETI?
DOWLAD Xarumihii dowladda cabineysa ma dowlad baa ceeb badanaa
Muqdisho dhan iibso dheh akhira u qaado lacagahas oo idil
Allaah yancaloo
Sambalooshe,wuxuu yiri nimaan hawiye xil maxukumi karo.dawladnimada ma sanaa,waxaan oran lahaa nin walba haloo dhiibo wuxuu geyo.
ASC
WARIYE
ADIGA IIGA SO JAWASB
SU'AASHA
M.XASAN SHEEKH MIYAA ISKA LAHAA
HIOSPITAL LAASAREETI ?
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan hadalka wa run farintan garsi siyasinta xildhibanada isimada cuqasha waxgaradkoda beesha calamika qarimadabe madabe ninkan odeyga 70jrka dalka ha laga qabdo
Qabyadii waa taas
Masakiintii naafadii 1977 ku naafoobay malaga ceyriyey ciidanka usii dagalamaayo iyagan tano kale weyku dhaceeysaa waa maliibanaha lagu liibaaney talo faraha waa kabaxday waxaa kuxiga iibka waa madxafka qaranka😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Hhhhh ismartiini waaye kuwaad sheegtey meeshey joogaan
Lkn isbitaal laansareeti waa isbitaalkii lagu daweeyn jirey dadka waalan
Hantida uu gadanayo hawiye kaliya mallaha ee waxa llagu dhisaya hantida uu umada soomaaliye lagu soo qaadanayo lkn maanta xasan dhiiqo waxabo ka tegi maayo qabayadii illaa uu dhameyese tiro👁️
Hantidaa waa in la diiwaangeliyo,
La soo celiyo, markay waqtigeeda gaadho.
Hassan shiekh Somalia 🇸🇴 for sale 😅
Xasan waa uu kagaarsiinooyaa
Inta uga dhiman waqtigigiisa
Waa naxdin iyo argagax Madax wayne sidaan u dhaqmaaya.
abdulahi reerkiis ayuu baabinay isbtal schol yaa kunola hawiyo iska qabatan burburka xaafada
War maxaa soo haray
Qabyayadii uu sheegi jirey ayuu dhameys tirayaa !!!
Alxaqiiiiiiiiiqa Alxaqiiiiiiiiiqa ❤❤❤
Xasan tuug xasan munaafaq jareer wacal ey eydhaley weeye 😅
Subxana ALLAH war HSN DHIIQO wadanka halaga qabto war miyesan ninkan wax odayaal lahayn aawey nimanki HAWIYE XAMAR shegani jiray oo hadii xamar dhulka oo dhan laxarasho siday magalo maxaad kunoqoni
Waa idin sheegay mar hore isbitaalada ku xigto 😂😂😂😂😂ganacsi iyo hotel ku washteen
Waa quman yahay wax iska dhiciya ayuu waayey dadnimo xumada somali ku jirta ayuu ogaaday markasuu wuxuu rabo ku sameynayaa ileen mesha dad ma jireee
Xasan sheekh dhulka uu idinka gadayo barri Madaxweyna haduu yimaado waa laydinka qaadayaa ee lacagtiina ceshada. Waayo waa hanti dawladeed
Xasan xaraash qaran duli duli dhalay waa nin baahi kusoo koray ilaahay hana dhaafiyo xasan xaraash qaran
Dowlad kamadanbeysa waxa tusaalo utahay waxsocda maanta
Xamar hadiilagadi dhulkii dantaguud oodhan say kusii ahaanaysaa capital city of Somalia wlhi waayaab
War yaab badanaa dawladii xasan wuu burburiyay hawiye myay la cunayaan maxay uga qaban waayeen
Inkaar qabe mooryaan xasan xarash qaran
HANTIDA U BOWAAYO MADAXWEYNO CUSUB MARKU IMAADO HANTIDA U BOWAAY WA LAGA SO CILINAA
MASIBO ANUSODHIXIN ALEHAKURIDO RUG IYO RAS HAREBIN ALEAYAN KUBARYAYE
Vils baydhabo,wasaarada arimaha dibada,wasaarada qordheynta iyo Xerox bangangaalo,faysamo,isbotaalka Coogan inla iibiyey ma ogodmiyaa
Hawiye oday waxaa u ah muuse suudi isaguna dhulkii dawlada ayuu xoog ku haystaa
Ganacsatadaa lacagtiina ha ku qamaariin isbitaalkaa shaqsi ma gedi karo lacagihii aaqir xasan ayaad ka raadsanaysaan
Suaal. Yaa ku abtursanaya hantida qaranka.?
Madaxweynaha dembi ayaa ka fududeynaysiin. Faraha ka qaada madaxweynaha ha jiro ha joogo. Xamar unukaa leh cadaalaan Rabnaa!!?¿¡!!!!
Bililiqo waaye tan
Xasan shiiq in uu cidhibgo kamabaqayo miyaa
War madax weynuhu horey buu idiinku sheegey in uu qabyadii dhameystirayo marka fahma dee
Xasan culusow. Ha oibiyo. Waxay cadaynaysaa. Oo ay daliil utahay. 1 in ay dhaatey. Unukaa iskale caasimada. 2 waxaa muuqata in ay kala tagto Somalidu ama Caasimad helaan. Waa sababta Somalidu mut ugu jirto.. waxay rabaan gzrgurte inuu asagu uga taqaluso. Caasimadii. Talyanigu awalba Sameeyey.Coffe
Hadaan qiyaasay xasan shiiq xasan xaraashaaye wuxuu dagaal kula jiraa taariiqda soomaliya iyo waxqabdkii kacaanka iyo dawladihii ka horeeyay ceebay tacaal altaariiqiya baa qormaysa
Dadku waa iib
xasan intuu isleeyahay ey hadli doonaan lacag ayuu siinayaz kursina wuu u balaqaadayaa inta kalena waa in dhargan oo xaaraan ka dharagtey oo kuwa wax gadanaayo ay ku jiraan inta kale waa meyd cuntadey cunayaan ayuu kula dhagan yahay oo cashuur kabixi leeyahay kuwana waa kuwa uu cagaf cagfta galinayo habeenkii idnka dadkiina dibada jooga maxaad la amusantihiin ood hayadaha unta u hor istaagi weydeen ood u dhihi weydeen dalkeenii dadkeenu ku noolaa xasan god ayuu ku ridey hanalagaqabto abukaatayaal ayaa dibada jooga maxey dacwad ugu furi layihiin xasan waxa uu sameynayo ma qarsadotan lavaad wuu jiranyahay sanadkaan kaliya inta aan maqley wuu dhacay 6 wey dhantahay hadeysan ka badneyn
Xassan dhiiqo sheekada heyska wato laakin madax weynaha kuxiga asagana..waa inuu dumiya wax walba. oo.ay ganacsato ka dhisato. dhulkaas una sheego lacagtoda iney Xassan sheekh ka doontan
Sxb xaqiiqo ayaad sheegtay nabadoon ma lihin xildhibaan ma lihin sheekhna malihin sidii aan farmaajo xumeeynay xaqiisaa na haaya
dadka ka iibsatey dowlada danbaa ka sareyso lacagtodan xassan haka doontaan xassana xabis daim illaa uu ka dhiibi waxii uu lacag xadey iyo dhul uu qadateen isaga iyo nagahiisa
Subxanalah oo maad ka celisaan ninkni mafiyoba maxaa loo fiirsana cajiib
qabyo ninkeedaa dhamaystira ... guul dalxoreeye.... iibi meel walba ... fiisayaasha caalamkana noo fudufee.... intaan tahriibi lahayn...
Qax baa tahay miyaa
Muxuu ka helaaayee da’ uu wax ku gadaayo sida isagoo weligiis waariyo. Waxaa loo baahnaa inuu isbitaalo badan dhiso. Dadka ka dabeen doona ee uu lagacta uga tagayo xagee lagu daaween doonaa.
Dadka Somalidu meel kasta oo gudaha dalka way ku baahan yihiin, hase yeeshee dadyowga Gobollada kale baahida way u adkaystaan, damacoodana way xakameeyaan.
Dadka Hawiye maxay u noqdeen mid dhulka danta guud iibinaya iyo mid iibsanaya?
Maxaa Hawiye wadaniyaddii iyo sharaftii ka qaaday oo ay hantida guud u xaraashayaan?
Hassan culusow cagaf cagaf in guriyaga lagaliyo oo dadka la qixiyo ma yahuuda ayuu ka soo bartaye
Ninkan maxaa waddanka looga qaban la'yahay?????? Oo
Ayax-oomman ee aan xishoonayn
Loo eeganayaa?????
# nimankan hantida ummadda u dhexaysa iibsanaya waa in loo sheego, in laga soo celinayo,
Hantidoodana Xasan-baahane u raaci doonaan.
Bro please take off your sunglasses, you're in a studio for God's sake.
Dulka danta guud dadka maal gashanayo inay tuugo yihiin iyaga iyo Hassan waa wada tuugo. In dhulkan umadu Somaliyeed leedahay lana burburin karo miyaanay ogayiin. Xamar sidaan caasumad kuma ahaanayso. Ninka iibsanaya waxa iman doonto in la dhoho u doono lacagtaadii cidi wax ka iibisay.
Uu ibinayaa maxaa loo leeyhy magaalada ayuu dhisayaaaye
Away baarlamaankii warqaday soo saareeen?. War madaxweynuhu sidaan kuma qumaneee ree muqdisho ma iska celin waayeeen?.
Mida kale xaas, owlaad iyo ehel dhaqan xumadaan iyo ceebtaan gacanta kaqabto majiraan miyaaa?. Msie ayagaaba hor ordooyo
Xasan Masiibo Qaranoow inta colaad, daacuun, masiibo iskudarkood qarankaan iyo Qowmiyadaan Soomaali soo martey ka dulmi badanoow ma i maqashaa? Suuqa badarka iyo kawaanka hilibka anzalooti kaliya kuu dhiman inaa gadatid ee ha iloobin 😅😅😅😅😅.
bahida lo iibinayo maxytaha
Xasan tuug shacab kama jirto somaliya casimadi waa Laga gurey iibsada xamar wa ka guris
kkkk yaa isgaar kala booba baalna hareebina guul m.w xasan waamaxay cabaadka farmaajow soo bax wuu baxay waamaxay baroorta kib kuwat kkkk
hhhh maalintii Qabuurta lafaagey ayaan ka quur sadey horeyba mataageerin Qabyaalad ka difaaco weligiini saan ayaa ahaaneysaan haddii aan laqabaneyn qofkii xun