XASAN SHEEKH OO ISTAAGA KA DHACAY, BEESHA CAALAMKA OO KA NIXISATAY, FASHILKA SIYAASADEED OO HEYSTA..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 354

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 10 днів тому +33

    Maskinta ishooda ku dhacday ilahy waa xaq sore Xasan shiikh Beerta Aburatay Miraheda mantey ku soo baxay Guro inshaalh🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴🇸🇴

  • @sadiacabdi1536
    @sadiacabdi1536 10 днів тому +14

    Guuleso abdulahi balwaan waxaad tahay wadani ah oo dadkis iyo dalkisa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 10 днів тому +12

    inteen kabaxaa meel allah ayaa ku dhacday hawaarkii shiiqaashaa kasoo baxay haduu illaahey yaqaan taladaan dhulka ha'iska dhigo toqfiiq xumaa ku dhacday.

  • @ahmedpjamac7238
    @ahmedpjamac7238 10 днів тому +5

    WCS MASUL SARE BALWAN WADANI MANSHA ALLAH GUUL IYO GOBANIMO SOOMAALIYEY MIDNIMO INSHA ALLAHU QEYRA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CapdiqafaarMuqtaar
    @CapdiqafaarMuqtaar 10 днів тому +5

    Hayey soomaali ahbaad tahay noolow balwaanow alla hakula jiro❤❤❤❤

  • @kingmo9457
    @kingmo9457 10 днів тому +15

    Hooyo yinka muqdisho😂😂😂😂😂

  • @MohamudHirsi-b5s
    @MohamudHirsi-b5s 10 днів тому +5

    Masha allah balwaan

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 10 днів тому +6

    Alxaqiiiiiiiiiqa Alxaqiiiiiiiiiqa ❤❤❤❤❤

  • @fartunabdullah6702
    @fartunabdullah6702 10 днів тому +1

    Mansha Allah balwaan hadanaan dhageysan imaba ahaan ❤❤❤

  • @AyriAsus
    @AyriAsus 10 днів тому +3

    NACALAA DHALEY XASAN MUNAAFAQ IYO KOOXDIISA IYO KUWA TAAGEERO NAARTA ILLAAHAY (S.W.T) HA KU FOGEEYO
    AAMIIN YA RAB 🤲🤲.

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 10 днів тому +7

    Istaaguu ka dhacey waaba guule waa ka.haadey ayaan sugeyna ilaahey haduu idmo ❤❤❤

    • @xalwoWadani
      @xalwoWadani 10 днів тому

      Godkaga ma galayo wa ku banan yahay ka kii

    • @DiiriyeCali44
      @DiiriyeCali44 10 днів тому

      💪💪💪💪💪💪💪🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🫶🫶🫶🫶❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💜💜💜💜💜💜💜

  • @1quuran813
    @1quuran813 10 днів тому +1

    Ilahery hafiyo aamiin aamiin

    • @gigachad9879
      @gigachad9879 10 днів тому

      Ilaaheey SWC hanaga qabto Xasan Tuug

  • @nabadiyonoolool9896
    @nabadiyonoolool9896 10 днів тому +1

    Ok waa mahafa sanatahah❤❤❤

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 10 днів тому +8

    Kkkkkkkkkkkkkk... Odayga Xasan wuu Wareeray...

  • @Dahir-x5e
    @Dahir-x5e 10 днів тому +2

    Ilahay hanadhaafiyo jaxiimana ha aado

  • @khadarfarah1562
    @khadarfarah1562 10 днів тому +2

    Marxaba cabdilahi balwan

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 10 днів тому +4

    Somali RIP Somali🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 10 днів тому +1

    Ha ka dhaco shaydaanku maha madex weyne dadka ka dhexeeya ee waa qoys kiisa

  • @saidabdi136
    @saidabdi136 10 днів тому +2

    Ha nagu soo laaban Ilaaahay Idanki.

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 10 днів тому +1

    ilaahey hadilo xaqa umada somaliyeed

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 10 днів тому +3

    Masaajidka Beenta hakala baxo

  • @mrjamac
    @mrjamac 10 днів тому +2

    madaxa ayaa dhiig ugu furmay imaan lawaha aan xishoonin ee boobka usoo shaqo tagay isaga iyo reerkiisaba

  • @NuradiinSalaaf-to3wv
    @NuradiinSalaaf-to3wv 8 днів тому

    Balwaan waxaan kugu taageeraa xaqiiqada dhabtaa ee aad ka waranto horey u soco ahow Somali dhaba oo aan qabiil jiidan

  • @hooyosomaliyed4029
    @hooyosomaliyed4029 10 днів тому +1

    Xasan haloo shaago haduu dhento dadkee en iy cadaabta en uu ku waaro ugu ducayndoonaa saa wuu kasbadaya entaa haloo shaago aduunku waxba ma ihana Aaqeraa daran

  • @abuukaraxmedabuukar7108
    @abuukaraxmedabuukar7108 10 днів тому +8

    😂 armuu is tuurey odeyga waa jiliiin badan yahaye😂
    Waxaan ogeen isagoo gacanta sooduubtey
    Maantana ma istaaguu iskatuurey😂😂😂😂😂

    • @KaKa_641
      @KaKa_641 10 днів тому

      🫣🤣😂🤣 waaa macquul! 🫣🫣

    • @fartunabubakr
      @fartunabubakr 10 днів тому

      🤣🤣🤣🤣🤣😁😁😁😁😁 wlhi ubadi xasan waxkasto wey kasuurtowdaaye

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 10 днів тому +4

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @HalimaRage-q6n
    @HalimaRage-q6n 10 днів тому +1

    Nabsiigi farmajo laaga gaalay ba kasobaxay

  • @Hooyomacan93
    @Hooyomacan93 9 днів тому

    Thanks

  • @CapdiqafaarMuqtaar
    @CapdiqafaarMuqtaar 10 днів тому

    ❤guuleyso c laahi balmain ❤❤❤❤❤❤

  • @hudaabdihuseen88
    @hudaabdihuseen88 10 днів тому +3

    Suxufi run sheeg ah a.balwaan geesiyso boowe ❤

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 10 днів тому

    Ma Habaaraysaa mise waa Runtaa
    Allaha Caafiyo Waa Mawaadin -
    Somaliyeed , Koleey Asagaa isu -
    Keenay ! Shiikhaashii Habaaraysay Amay la Heleen !!
    Allaha sakhiro”

  • @HeipHeiA
    @HeipHeiA 10 днів тому

    Subxanllh ilaahay waa caadil ciidna ma duulmiyo alhu akbar 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Abwaansalan
    @Abwaansalan 10 днів тому +1

    Allaha dila 🤲

  • @abdiahmed1355
    @abdiahmed1355 10 днів тому +1

    Thanks for passing on the dangerous issues to the public

  • @muunamahamed6140
    @muunamahamed6140 9 днів тому

    Xaaran muxuu rartay subxan allah illahay isbedel khayr qaba

  • @AbdinazeMohamed
    @AbdinazeMohamed 10 днів тому

    Abdullahi balwaan wll guuulayso

  • @itaqillaa
    @itaqillaa 10 днів тому

    أللهم ان كان هدا الحق فنصر عبدك 🎉

  • @Maxamed-p9e
    @Maxamed-p9e 10 днів тому +1

    Alaha dila waliba nafta hadhaafta ilahi idinkii

  • @MakoCawaaleMILATARIYO
    @MakoCawaaleMILATARIYO 9 днів тому

    ilaahayow naga qabo xasan sh jaadkii ayuu nagu qaaliyeeyee

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 10 днів тому

    ASC Suxufiga Soomaaliyeed Ee Qadarinta Mudan Balwaan, Allaha Caafiyo Madaxweynaha

  • @AbdiNasir-n5h
    @AbdiNasir-n5h 9 днів тому

    ilahey kas ummada kuma so celiyo isago nol...

  • @hodanabdiramanfarah1458
    @hodanabdiramanfarah1458 10 днів тому +1

    Soomaali oo dhan baa habaartay dal iyo dibadba

  • @hawaahmed70
    @hawaahmed70 10 днів тому

    balwaan run sheege ilaahow xafid

  • @safiyasalad1693
    @safiyasalad1693 10 днів тому +3

    This is good news cade and may allah help Somslian nation with out hassn dhiigo🤲🏻🇸🇴🇸🇴💖❤❤

  • @marftoons5249
    @marftoons5249 10 днів тому

    Thanks Cabdullahi balwaan waxaad tahay wiil Madhibaan ah oo Runta sheega thanks

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 10 днів тому

    Xasan sheekh waa masiibo ilahay u soo diray soomali ee illaahay ha dhaafiyo oo melxun haka tuuro

  • @WiloCusman-uv8ix
    @WiloCusman-uv8ix 10 днів тому

    Balwanoow shikhaal is not easy 💯

    • @ugassabdilleiman7004
      @ugassabdilleiman7004 10 днів тому

      Rag kitabka quraanka waato ayaa xaawaray, sheikhaal is not easy

  • @CabdicasiisDhagajuun
    @CabdicasiisDhagajuun 10 днів тому

    Good job 🎉

  • @aasuf119
    @aasuf119 10 днів тому

    Dadkii baa habaareen ku dar taas balwaanoow xaqunaas ma fiicno wallahi

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 10 днів тому

    Xasan Tuug waxaa lagu akhriyey Al -ANCAAM iyo YAASIIN Dal Dad iyo Diin waa halleeyey Ilaahoow naga qabo AamiiiiiiiiiiiiiN

  • @maxamedkaahin8637
    @maxamedkaahin8637 10 днів тому

    4:51 4:52

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 10 днів тому

    Well come balwaan❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanhassen4130
    @abdirahmanhassen4130 10 днів тому

    Masha allah habaarkoodiba helay

  • @mustafcusmaan5296
    @mustafcusmaan5296 10 днів тому

    الحمدلله😂

  • @ROPERTOBAGIO
    @ROPERTOBAGIO 10 днів тому

    ❤🎉❤🎉❤🎉

  • @shaaficisheekh6525
    @shaaficisheekh6525 10 днів тому

    Ilaaahooi Naga qabooooooooo

  • @miskoo1333
    @miskoo1333 10 днів тому +1

    Habaarkii iyo ishii masakinta weye

  • @Xasan77766
    @Xasan77766 10 днів тому

    Kkkkk wallaahay aad. Baan si niuada ugu qoslay c/ balwaan waa filin waan ka helaa wuxuu yiri odayga xasana imaraadka mise sucuudiga lagu soo feeray daanka oo bararay waa dhawayd

  • @aminafarah1457
    @aminafarah1457 10 днів тому

    ilaahey caafimad ha siiyor.

  • @seed3966
    @seed3966 10 днів тому

    Asc allaah ha sahlo umuuraha

  • @mahamedmuuse3464
    @mahamedmuuse3464 10 днів тому

    Wariye guuuuul

  • @abobasement346
    @abobasement346 10 днів тому

    Markih horaybah lacag xaranah bu Arursaday ilahay cansar kagah dhig in shah Allah

  • @sahrujainaali132
    @sahrujainaali132 10 днів тому

    jiis calaamo allaha ka dhlgoallaha nadhaafiyo dhuuntuu noo galay xaqii farmaajana wuu ka soo baxay iyo ummadii uu barakiciyay

  • @CabdulaahiAadan-i3i
    @CabdulaahiAadan-i3i 8 днів тому

    Allaahu akbar hadhinto

  • @djmame
    @djmame 10 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Shakir-y2m
    @Shakir-y2m 10 днів тому

    Hadii uu reconciliation sameen lahaa, hadii uu la'heshiin lahaa al shabaab, hadii uu kabilaawi lahaa nabadeenta somali maanta taalo dahab ayaa loo dhisi lahaa madaxweyne Hassan sheikh lakin in uu shisheeye qanciyo uu isu laciifiyo ayuu kadhigtey caqli
    Siyaasad xumo da xukuumada somalia hada xukunka heesato ayaa tustey shisheeye iyo wadaniyiin ta in madaxweyne Hassan sheikh uu aheen siyaasi somali kasaari karo dhibka heesato
    Wabilahi towfeeq ✌️✌️

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 10 днів тому +2

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan hadalka wa run beesha calamika qarimadabe madabe runta ayey ushegdey waxey tiri dhinac kasta wa ku fashil tay xage siyasata amarah waxa ku so baxey tuug is nacay ba ku so baxdey odeygi 70jrka xasan gorgurde istaka bu ka dhacey dhimo ilhay waxa kaga baran odeygi 70jrka xasan gorgurde ruwayad bey wadan beesha calamika qarimadabe madabe runta ayey ushegdey waxey tiri tuug is nacay ba tahay iscasil dalka banan

  • @fadumo6292
    @fadumo6292 10 днів тому

    Subxaanallah Allaha cafiyo xaqii masaminta ka soo baxday

  • @Hooyomcn-ls4uv
    @Hooyomcn-ls4uv 10 днів тому

    ilaaahayoow naga kaxee oo haka kicin dhuuniga iiman laawaha wa naceebeeye dhimoo oo hasoo toosin

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 10 днів тому

    ilaahey ha naga celiyo masar imaaraad jabuuti oo soo wada socdey iney soomaaliya gubaan kowba madaxgobaleedyada iyo mucaaradka ayey ka bilaabi lahaayeen kadibna shacabka kii kaca oo xasan ka hor imaada ilaahey ayaan ku dacweyney iyaga iyo xasanba

  • @farhiaali3873
    @farhiaali3873 10 днів тому

    ilaahay ha caafiyo

  • @shaaficisheekh6525
    @shaaficisheekh6525 10 днів тому

    Ilaaahooi koomadaaa hakasoo selin

  • @OmarWaberi
    @OmarWaberi 10 днів тому

    Wa ishi dadka muqdisho

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 10 днів тому +1

    Hassan Munaafiq Allaha naga qabto

  • @XajiMaxamad114
    @XajiMaxamad114 10 днів тому +1

    Idim alle habaarka sheekhaal halahelaan xasan munaafaq

  • @CaliUlusow
    @CaliUlusow 9 днів тому

    Balwaan guuul gobanimo sida sharafta badan o runta u sheegtay,

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 10 днів тому

    Allah Caafiyo madaxenah

  • @abdulahigaruf
    @abdulahigaruf 10 днів тому

    An saxno abdulahi balwaan Waxad saxdaa 260 million USD

  • @AwilMohamed-mv7sp
    @AwilMohamed-mv7sp 10 днів тому

    260million UsD

  • @ezzaddinbaomar440
    @ezzaddinbaomar440 10 днів тому +1

    Balwaan yuutuyuubkaan meel like la soo ma jiro.

  • @jinnikafaag3828
    @jinnikafaag3828 9 днів тому

    ADDUUN IYO AAKHIRAA LAGA SOO HABAARAAYAA HADDII HABAAR UU QOF KU DHACAY KII U WEYNAA BAA XASAN SHEEKH KU DHACAY MA NOOLA XASAN SHEEKH WAA KU DAAYAY BES

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 10 днів тому

    Habaarkii wadaada beesha sheekhaal ayaa ku dhacey , quraanka kariimka ayay ku habaareen., janaraal ceydiid ayay sidaas oo kale ku habaareen oo ku dhintey. Yaab badanaa.

  • @fartunabubakr
    @fartunabubakr 10 днів тому

    Allaha Caafiyo

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 10 днів тому

    SCW SCW ❤SCW SCW ❤❤

  • @MaxamedAbdikaadir-p7h
    @MaxamedAbdikaadir-p7h 10 днів тому

    Wa dhaaartiii sheeakhaaal

  • @abdulfatahahmed4331
    @abdulfatahahmed4331 10 днів тому

    Hooyda wase xassan sh

  • @foziaibrahimosman9842
    @foziaibrahimosman9842 10 днів тому

    Reer Abtigay Sheekhal wallee qofkii dambi ka gala wuu edayaa intooda badan waa xalaal quudato ahlu diina ah ishooda Allaha ka soo saaro iyo gabdhihii ooyaayay

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 10 днів тому

    Habaarkii ku dhacay duqa

  • @YuusufAbdu
    @YuusufAbdu 10 днів тому

    Xasan sheekh wuu xanuunsan yahay axmad madoobana dhaqtar buu ku jiraa maad dhahdid,hadii kale warkaaga waa war majeerteen.

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 10 днів тому

    Allah waa caadil

  • @ciiltire4670
    @ciiltire4670 10 днів тому +1

    Alle ha caafiyo madax waynaha mid uu ku waano qaato na Alle haka dhigo sababta oo ah wa ulul amri wax walba uu yahayna wa mxw heeni wallow ana tagersananyn lkn wax mdx heenii aana u wada ducayno

  • @saynabaadam6882
    @saynabaadam6882 10 днів тому

    Malafeerey😂😂😂😂😂😂😂

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 10 днів тому

    " Nin xilqaaday eed qaad " hase yeeshee, waxaa habboon in qofka xildhibaanka ama hogaamiyaha ummad ah u dhegonuglaado talooyinka iyo neseexooyinka uga yimaada dhanka shacabkiisa. Ha yeeshee, sida ay Soomaalidu maahmaahdo: " curadkaagu waa duqon lama yiraahdo, naagtaaduna waa gogolnaaf badan tahay lama yiraahdo, ilayn waa kuwaa kuugu dhowee. Yacni, markay timaado ka hadalka arrin ku saabsan madaxweyne qaran iyo mid ajnabi, waa in aanan lagu xumeynin midka qaran khalad uu galay oo loo ceyb qariyo sida waafaqsan mabaadi'da Islaamka.

  • @aadamshcali
    @aadamshcali 10 днів тому

    Ok waa sidaas

  • @ShuaybAbduqadir
    @ShuaybAbduqadir 10 днів тому

    An u duceyno wllken xasan

  • @hawaahmed9851
    @hawaahmed9851 10 днів тому

    DAC WATAL MADLUN ILLAHEY XIJAB UMA DHAXEYO

  • @mohamoudahmed6694
    @mohamoudahmed6694 10 днів тому

    ISKADDAA SHIKHAAL BAA BAABKA MADOW UFIIRISEE.

  • @abdirahman6614
    @abdirahman6614 10 днів тому

    Xasan munaafaq xasan tuug xasan sheekh mahamoud baahane xasan dhiiqo ilaahay lacagtaas ilaahay gacantiisa kuma Soo celiyo ilaahay masiibo degdeg ah ilaahay haku rido sidii Cali mahdi ilaahay si degdeg ah wadnaha ha ujoojiyo isago nabad qaba oo caafimad qaba ilaahay kuma Soo celiyo dalkena somaliyed aamiin aamiin aamiin yarabii
    Ilaahay si degdeg ah hanoo wada dhaafiyo xasan sheekh mahamoud baahane iyo xisbiga damujadiid oo dhan ilaahay si degdeg ah hanoo wada dhaafiyo allahuma aamiin aamiin aamiin yarabii

  • @hawaahmed7358
    @hawaahmed7358 6 днів тому

    Xassan sheekh waa waalanyahay lkn Somaalidu ma hafmikaran waalida noocan ah dadka lashaqeeyo waa dad xaasida ama aqoontu ku jartahay.
    Waxay aheed inla nasiyo daawo lasiiyo urdo dheeriya la seexsho shaqadana aamusnaan laguwado. Sorry xassan sheekh😢

  • @CandidateswaliXusen
    @CandidateswaliXusen 10 днів тому

    قال الله تعالي ان منافقين في درك الاسفل من نار