DALMAR YARE FT FARXIYO KABAYARE HEESTII DAYLIINE FULL SHOW BASHIIR JAAWI 2023 BYE FAGAAR MEDIA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 40

  • @fagaarMedia
    @fagaarMedia  9 місяців тому +1

    Asxapta Reer Minnesota Minneapolis Subscribe hala saaro channel kaan waxbadan laga badalin Film diini Wacyin galin Bulshada Kafilo in sh Allh 🎉🎉Soohawada Asxapta cusub

  • @nimcaandaruuri4994
    @nimcaandaruuri4994 Рік тому +9

    Alla yacizak ana 2011kiina anigoo yar oo aan midhaha heesta waxba ka garanayn ayaan music geeda hees ahaan isaga dhagaysan jiray alhamdulilaah maantana anigoo guur doon ah oo dareemaya macaanka iyo midhaha heestu ay leedahay ayaan dhagaysanayaa 2023/8/18keedii habeen jimce ah

  • @ismDirir
    @ismDirir 9 місяців тому

    Acw somaalidiii qorbayaashaw aad u tihiin famli somaaliyeed aad wanaagkalgacal ah ❤❤❤

  • @MohamedCabdiqaadir-w9t
    @MohamedCabdiqaadir-w9t 10 місяців тому +2

    Mursade power❤😮

  • @MaryamaIbraahim-e7s
    @MaryamaIbraahim-e7s Рік тому +3

    M a habo cod waa nagu dishay m a❤❤❤❤❤❤

  • @FardowsaMohamed-d8e
    @FardowsaMohamed-d8e Місяць тому

    Dhiig❤❤❤

  • @MaxamedCadi-x2g
    @MaxamedCadi-x2g 11 місяців тому +4

    Ilkacase so funny love you guys❤❤❤😂😂😂😂

  • @chambooosman4472
    @chambooosman4472 Рік тому +3

    Xasuus heestan markay soo baxday 2012 anoo yar Oo mobile X2 la oran jiray ka dhagaysta ayaan garan hadana 2023 baan dhagaysan Alx

  • @AbdiAden-kp1ei
    @AbdiAden-kp1ei 3 місяці тому

    Kabayare big love that will never end

  • @Respect-33333
    @Respect-33333 4 дні тому

    Heesta Dayniile masraxa waa ruxday

  • @adammursal4106
    @adammursal4106 10 місяців тому

    Ina kabayare, codkii xabashida ayaaa ay leedahay. Barigii hore xabashiyad ayaan moodi jiray, bari dambe ayaan ogaaday in ay Soomaaliyad tahay.

    • @hodmaniitaqueen267
      @hodmaniitaqueen267 9 місяців тому

      Xabashidaba dheh adiga waa kaa qurux bdn tahay iyo sharaf weliba😒🥵

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 7 місяців тому

    quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 7 місяців тому

    quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso
    😮

  • @ayanmuhumed3488
    @ayanmuhumed3488 9 місяців тому

    Abti ❤❤❤ilkacase

  • @a.ardaalewarfaa1237
    @a.ardaalewarfaa1237 Рік тому +8

    21 CENTURY (A GENERATION) farxiya kaba yare iyo dalmar yare Allah ha idin xafido

  • @RahskaBoy-ho1ck
    @RahskaBoy-ho1ck 4 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @qadarjamanoor2173
    @qadarjamanoor2173 Рік тому +5

    EID MUBARAK , AS - SALAAMU ALAAYKUM السلام عليكم جامع

  • @mascuudahmed3352
    @mascuudahmed3352 8 місяців тому

    ❤🇸🇴

  • @abdirizakahmedaden3845
    @abdirizakahmedaden3845 Рік тому

    Maqaarland waa salamaya

  • @MuuseDiyar76
    @MuuseDiyar76 7 місяців тому

    ❤❤❤❤🎉

  • @siyaadaadam5009
    @siyaadaadam5009 Рік тому +1

    ❤❤❤❤

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 Рік тому

    Farxiyo kabar damar

  • @MaxamedCabdilaahi-j4o
    @MaxamedCabdilaahi-j4o 11 місяців тому +1

    ❤🎉😂😢😅😅😊🎉

  • @IidowXusen-k1k
    @IidowXusen-k1k 10 місяців тому

    mursade nimo

  • @chambooosman4472
    @chambooosman4472 Рік тому +1

    Alx jacylna waa haysta sandkii sadexaad qadro alle ha iidaayo

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 Рік тому +1

    Daynile dhul cagaran indhaha uroon❤❤❤

  • @ismailsuleiman8783
    @ismailsuleiman8783 Рік тому +1

    🎉❤habaya

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Рік тому

    Ohohooohohoh ehehehehehehe ahahahahaha
    Cehehelbuhuhuhur labadan qof eed moodo riyo ee-anaya yaa yidhi cod baad leedihiin???????????

  • @sakaliyealiomar1304
    @sakaliyealiomar1304 Рік тому +2

    See cml ilkacase yaa meshan ka balamiyay😂😂😂

  • @mohamedabdikani9913
    @mohamedabdikani9913 Рік тому

    Ĺ

  • @mascuudahmed3352
    @mascuudahmed3352 8 місяців тому

    ❤🇸🇴

  • @hodmanqurux9164
    @hodmanqurux9164 Рік тому

    ❤❤❤❤