Qaybtii 2baad madax shub ama sagalaysi🤰

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • Instagram dhaqankaaba
    www.instagram.... 👈
    Facebook pege dhaqankaaba👈
    Facebook dhaqankaaba👈
    tiktok dhaqankaaba👈
    Hadii aad doonayso mawduuc inaad igala hadasho oo aaladaha aan isticmaalo aad igalasoo xariirto asc kaliya hasooqirin ee sooraaci mawduuca aad igala hadlayso sigoo dhamaystiran
    waan iidinjeclahay soomaali maxamed❤🥰
    fadlan subscribe saar Channalkaan
    • aamusnaan 👈

КОМЕНТАРІ • 578

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 3 роки тому +47

    Masha Allah abayo shukran horay usoco 👍 ❤️ erayo fiicanbay kuducaysanayan onshirki kujirin

    • @hassanadamibrahim5098
      @hassanadamibrahim5098 3 роки тому +2

      ماهو شرك
      Huuno

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 3 роки тому +2

      @@hassanadamibrahim5098 ask ur self
      Whats called shirk

    • @masrunmuhumed3866
      @masrunmuhumed3866 3 роки тому +2

      MashaAllah Abaayo mcn Ameen 💔👑😘

    • @al-taimy7
      @al-taimy7 3 роки тому

      Daqiqada 4:03 maxa lagu baxsada ? Fadamo)miyey tiri ama waxkle Iga saxa walayalow . Hada saxsana hay waar kas. Shirki ayo lugta lagala

    • @hassanadamibrahim5098
      @hassanadamibrahim5098 3 роки тому

      @@Turjumaanka Ayuub huuno heesta maxalalbaa

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 роки тому +113

    Xabibkeena Maxamed scw ku Saliya Qalbiga Ha idin xasilee😍

    • @sundusali9194
      @sundusali9194 3 роки тому +1

      Scw

    • @faridaxaji6821
      @faridaxaji6821 3 роки тому

      Alllhuma sali masalim caleey

    • @faridaxaji6821
      @faridaxaji6821 3 роки тому

      ali xabti saliga nabiga dhamesi gawanta mafino

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 3 роки тому +2

      Scw ! Nio lkn Horufadhi medai iyo xussen kurdi ogaansho
      Sahanka xogaha intaba waan kugu arkaaye !

    • @zuhuurabdirashid5376
      @zuhuurabdirashid5376 3 роки тому

      صلى الله عليه وسلم ❤

  • @fathima.iloveallah.3853
    @fathima.iloveallah.3853 3 роки тому +32

    Baley beere bisinka la cuksadayey allow boqoro balayda naga xijabe Amiin. SubhanaAllah duco aad iyo aad ufiican ey ku duceysanayan dumarkan MashaAllah ♥️🥰

  • @laylamohamed1144
    @laylamohamed1144 3 роки тому +43

    Gabadha uurka leh illahy ha ufududeyo foosha ilmo caafimad qaban Allah ha siiyo umul caafimad qabtana Allah ha ka dhigo

  • @GololMudug
    @GololMudug 3 роки тому +31

    Maasha allaah war waa jidbooday allaw idin xifdi meesha ay fadhiyaan farxada ka muuqata allaha usiyaadsho kuwa daaraha qurbaha istarayska kunool bay kafarxad badanyihiin

  • @cawaleliban6853
    @cawaleliban6853 3 роки тому +3

    Masha Allah Sagaalaad waan Garanayaa waxaa kale oo jira
    Barnaamij la dhoho TODOBAAD
    Oo mararka qaar 7 maalmood isku xigta Habluhu isu yimaadaan maalinta 8aad iyo 9aad miduu ahaa maxasuustee ayey Neef qalan jireen ka dibna wey duceystaaan
    Inta badan Xiliga Colaadaha, Abaaraha ama Cudursdu jiraan ayaa la sameeyaa kulankaan
    Ayeeyadey Allaha u Naxariistee
    Ayaa Dhihi jirtay
    Inti Xunba Yaahuu
    Colka yaahuu
    Abaarta yaahuu
    Cudurka yaahuu
    Allow Kuu Naxariiso

  • @jhashim739
    @jhashim739 3 роки тому +14

    Mamada hogaaminaysa waa qof diinta taqaan - cimrigeeda Allah Allah barakeeyo - Aamiin🙏

  • @onebyoneistwo9190
    @onebyoneistwo9190 3 роки тому +13

    This is kind of babyshower for those wondering what is it

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 3 роки тому +21

    Asc wllka kherka jecel muraadkiina allaha idin saqiro Amiin 🤲 yrap nasoo booqda insha Allah mhadsanidiin 🙏🙏🙏

  • @jhashim739
    @jhashim739 3 роки тому +10

    Masha Allah - waa cajaa'IB sida dikriga usoo diyaariyeen iyo sida diinta jacaylkeedu uga muuqda. Dhaqankaaba khayr Allah kusiiyo. Runtii aad u jeclaystay.❤👍

  • @FADSO
    @FADSO 3 роки тому +3

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN

  • @anebabuker3835
    @anebabuker3835 3 роки тому +5

    Marsha Allah habaryar wasagalod ama madaxshub aad iyo aad uquruxbadan anaguna aamiin ayanleenahay gabadha madaxshubka losamaynayo wan usoducaynaya

  • @aliomar7202
    @aliomar7202 3 роки тому +1

    Masha Allah scw macan badana ninki ilahay u macanayo saliga nabiga.muxamed nura muftaxi diintow xagan muqtarow kuso maraye

  • @indhodeeqabdullahi1701
    @indhodeeqabdullahi1701 2 роки тому +1

    Masha allah abaayo dhaqan kaba saliga nabigeena marnaba wanag iyo sharaf ayuu noosiyadiya allah hanagu basharo amiin

  • @calimaxamudtube2845
    @calimaxamudtube2845 3 роки тому +8

    Durbanku khalad ma ah nabi amankuna waasax

  • @fathima.iloveallah.3853
    @fathima.iloveallah.3853 3 роки тому +5

    Allah ha ufududeeyo foosha gabadha uurkale Amiin intii kale oo aroos ha Allah isku barakeeyo waligooda ha is jecladan Isha iyo xasidka Allah ha ka qabto Amiin ♥️

  • @qaalimuuse8767
    @qaalimuuse8767 3 роки тому +7

    Dad ilahay raali ka yahay baa la fariiisatay 😘😘😘😘😍🤩❤💝💞❣💟

  • @hassankolan7820
    @hassankolan7820 3 роки тому +1

    Dad ahlu towxiid ah oo intas diinta kugaray alxamdu lilal abayada so duhbtayna way mahadsantahay

  • @sahramohamed9199
    @sahramohamed9199 3 роки тому +6

    Ilaahay ha fududeeyo afar indhood oo is eegaya ilaahay ha kadhigo raas wayn ilaahay ha kadhigo aamiin

  • @alifatahali1827
    @alifatahali1827 3 роки тому +6

    Masha allah ajri iyo xasanaat ilaahay hakaa siiyo ficil kasta oo aad samasid ilaahay ha ku abaal mariyo janatu firdowsa amin

  • @gahayrschools2597
    @gahayrschools2597 3 роки тому +6

    Asc
    Dhaqankaaba aad baan idiin salaamayaa. Kollay arrinkan waxa looga jeedaa DUCO & in ilaahay u dhib yareeyo foosha.
    Laakiin waxa qaldan;
    1. Waliimada ama Gawraca
    2. Isu soo ururkan oo diin la moodayo oo lakala dhaxlayo
    3. Qasiidooyinka oo dhammaan laga helayo qaladaad iyo mararka qaar weydiisi aan Alle ahayn oo la baryayo
    4. Nebiga oo si qaldan loogu salliyayo
    Laakiin aqoon darro & جهل ayaa loogu cudur daarayaa.
    Adigana waan fahmayaa inaad is leedahay dhaqanka qaybihiisa soo gudbi.
    Qaladaadkaas waa in la saxaa

    • @xiish1
      @xiish1 3 роки тому +7

      Sxb aad baad u qaldantahay in muslimiintu isku yimaadaan oo alle bari iyo duco isugu yimaadaan waa sunno waxayna ku sugantahay bukhaariga axaadiith nabigu leeyahay qoom meel isuguma imaadaan ayagoo Ilaaahay xusaya nabigana ku salinaya illaa malaaik baa isugu imaada oo haraysa raxmad baana kusoo dagtah
      Ilaahayna wuxuu ku xusaa doomada agtiisa ah
      2.qasiidada ay maamooyinku qaadayaan waa tawxiidka alle iyo duco ay ilaahay badbaado wax qaldanna kuma jiraan in jamac lugu ducaystaana ilaahay ayaa lafdiga Jamaca adeegsaday oo yiri i barya waan idin ajiibayaaye nabiguna wuxuu yiri qoom meel isuguma imaadaan qaarkood ilaahay baryayaan qaarna aamiin dhahayaan illaa ilaahay ayaa ajiiba
      3.nabiga si qaldan ugu salin maayeene way amanayaan in nabi qasiido lugu amaano ama carabi ha ahaato ama soomaaliye bukhaariga ayey ku sugantahay ayadoo xasaan bin thaabit iyo cabdillahi bin rawaaxa ay nabiga scw qasiido ku amaanayaan
      Malaha nashiidooyinka carabi ah baad ogishahaye kuwa afkeena soomaaliga ah ayaad qalad u aragtaah
      Runtii arintaani waa dhaqan diimeed suuban oo ilaa nabigii scw soo jiray maamooyunkuna way ku saxanyihiin arintaan waana dhaqan diimeed aad u wanaagsan

    • @maxamedabaali8749
      @maxamedabaali8749 3 роки тому

      @@xiish1 جزاك الله

  • @fadumaaynab5850
    @fadumaaynab5850 3 роки тому +2

    Walaasheen reer youtube adaa u horeeya , nafteenana raaxa galiya
    1000 iyo ka badanba mahadsanid walaal

  • @maraajic6065
    @maraajic6065 3 роки тому +2

    walaal qeyr allaha ku siiyo ee hooyoyinkey qaladka ka sax
    "rasuul qurux la siiyayow qiyaamaha na daadahee "
    waa weedh allaah xaqiisa la siiyey nabiga
    rasuul wax ina sii maaha balse waa allow wax ina sii
    walaaley sax hadalkaas xitaa ayaga ila soo xiriiri
    telkooda aan ka saxe

    • @axlaamhirsi8430
      @axlaamhirsi8430 3 роки тому +2

      Maraajic
      Walaal waa sax maalinta la taaganyahsy banka qiyaamaha ee marba nabi Lagu ordayo ee xabiibku scw shafaacada qaadayo illaahey ma joogo miyaa. Maxaa loo baryi waayey
      Gabdhuhu halkaas bay ka hadlayaan yacni maalinta nabigii qurux badnaayoo
      Na daadahee maalinta OO noo shafeec
      Bay ka wadaan
      More faah faahin hadaad U baahato ila soo xiriir anaa ku fahamsiin doona insha Allah
      Wa billaahi towfiiq..

    • @alleyaqaanofficialchannel8983
      @alleyaqaanofficialchannel8983 3 роки тому +1

      Axlaam xirsi : walaal alle khayr haku siiyo sifiican baad ooga jawaabtay , maraajicna wll wax hubso.

    • @maraajic6065
      @maraajic6065 3 роки тому +1

      @@axlaamhirsi8430 Nabiga shafaaca ayuu leeyay
      Shafeecadana waa (ergeen) ii bari alle adigaa ducadaada la aqbalaa
      Maalinta qiyaamo nabiga scw dadka waxay ii shafeec leeyihiin nabiga oo xayi ah
      Balse hada nabiga ma noola scw
      -Waxey la mid tahey adiga oo iga codsado inaan kuu soo duceeyo aniga oo dhintey makuu awoodi balse hadaan noolahey waan kuu awoodaa

    • @axlaamhirsi8430
      @axlaamhirsi8430 3 роки тому +1

      @@maraajic6065
      subxaanallah !!!
      xabiibka scw agtaada haduu ka dhintay agteyda xayi buu ii yahay kula jimce markan ku saliyo oon salaamo wuu iga radiyaa inta kalena malaaigtaa U gudbisa waana sida axaadiithta ku soo aroortey.
      Mida kale kula salaad baan leenahay asalamu caleyka ayuha nabiyu ,
      Qabrigiisa markaad tagtid waxaad leedahay asalamu caleyka yaa rasuulallah kaafku muxuu yahay
      Hadaa carabiyada fahmeysid?
      Waxana rajeynayaa inshallah inuu
      Shafeecadiisa inaan heli
      Mida kale camalba jano laguma galo raxmada ilaahey baa lagu galaa illaahey rdihiisaana rajeynayaa
      And stop arguing me diinta Soo baro...
      OO hana danbaajin billahi caleyk..

    • @maraajic6065
      @maraajic6065 3 роки тому +1

      Abuu bakar wuxuu yiri "من كان يعبد محمدا
      رسول الله فإن محمد رسول الله قد مات فإن الله حي دائم لا يموت
      Marka rasuulka alle wuu dhintey scw
      Waxyigi so dagi jireyna wuu go'ay
      Rasuulka raac ku salli maqaamul maxmuud u weydii alle
      Alle weydiiso wax kasto oo alle uusan kaa reebin ka magan gal alle wax ku dhiba shar iyo shaydaan
      "Allow shafaacadii nabiga nagu dar aniga iyo axlaam xirsi iyo muslimiinta oo dhan "
      Aamiin aamiin aamiin

  • @jhashim739
    @jhashim739 3 роки тому +7

    Wax Khalada kuma arag Allah kuguuleeyo👍

  • @maxamedalfa6968
    @maxamedalfa6968 3 роки тому +6

    Guulayso wllsheyne shaqo adagbaa haysaa allaha ku xafido👏👏✅

  • @rahmaisak4240
    @rahmaisak4240 3 роки тому +1

    Cajiib. Dhabtii waxa tahay Qof Bulshada wacyigooda dhisaya. Boqolaal Soomaali ah oo Ragg iyo Dumar ah ayaa ka wanaagsan tahay oo Bulshada malaa yacni waqtigooda uga luminaya si lacag u sameeyaan Abayo Barakoow oo Alle haku xifdiyo.. Runtina Wax khalad ah uma jeedo. Mahadsanid

  • @cadecade2747
    @cadecade2747 3 роки тому +10

    Kuwa waa shirki kuhaya ma dhiiga maamoyinka ayey uhamuun qabaaan somali gorma ayey nahabiya baran donan

  • @fadumoabdulkadirshekh5737
    @fadumoabdulkadirshekh5737 2 роки тому +1

    Asc Mashaa Allaah Tabaarka Laah Aduunyo Iyo Aakhiro Tama Allha I Din SIIYO Inshaa Allaah Amiin

  • @dailychallenges2595
    @dailychallenges2595 3 роки тому +3

    Mashallah Cabduwaq ayan idinkasooo salamay, Dad Qurux badan oo DHAQANKEENii iyo diinteenii haysta❤️❤️❤️💕

  • @ibraahimdholacase236
    @ibraahimdholacase236 3 роки тому

    Dadkan leh wax banaan maaha war wax fisqi ah meeshan kama muuqdan waa amaanta nabiga iyo saliga nabiga uun wax khaldan kuma jiraa m.a ilaahaw hooyooyinkaas janada ka waraabi m.a

  • @haldhaa2420
    @haldhaa2420 3 роки тому +2

    ilahayow boqorow balaayada naga xijaab amiin manshallah

  • @yahyecabdul2892
    @yahyecabdul2892 3 роки тому +4

    Allahuma sali calaa sayidina muxamad 🥰🥰

  • @cashogaduud6402
    @cashogaduud6402 3 роки тому +1

    Mash allah Jizakallah qayar abayo Aniga waxan joogah waqooyiga Yurub waan Loosameeyah gabdha markii uurka Leeyahiin meeshan duco un baa kamuuwata iyo Amanta. Qalabiga ilayah hoono xubiga Nabiga ish Allaha 👋👋👋👋👋👋👋🤚🤚🤚🤚🤚🤚🤚🧡🧡🙏🙏🙏🙏🙏👋👋👋🙏🙏🤚🤚🤚💌👋👋👋👋🤚🤚🤚🤚🤚🤚

  • @barkhadahmed
    @barkhadahmed 3 роки тому +2

    Bariis cad iyo caano iyo subag bay samayn jireen
    Imikana hilib iyo cunto macaanbay ku bedeleen
    Masha allah
    Miskiintaa loo ducaynaayo alle how fududeeyo

  • @raxmacabdi1291
    @raxmacabdi1291 2 роки тому +1

    Aamiiiin YAARABI 🤲 alleh hakala nabadkeno insha Allah wll

  • @saharah9558
    @saharah9558 3 роки тому +2

    War gurbanka maha waxay samaynayan ayaqalada wayo waabidco cada xawiyo fadumo waa bidco

    • @aliomar7202
      @aliomar7202 3 роки тому

      Wahabi bidco ah o hada diinta sogalay warkisa loma bahno

  • @isxaaqcusmaan4454
    @isxaaqcusmaan4454 3 роки тому +2

    Walaalyaal waxa hadii aykadooneyso qofta sameyneyso wax ilaahay ajarkasiiyo dhibaatana kagabadbaadiyo waxey noqonayaan cibaado cibaadana waa towqiifi ow macneheedu yahay wixii shareecada kuyimid ookaliya ayaa lagu cibaadeysankaraa ee wax adiga kulawanaagsanaaday laguma cibaadeysankaro ee arinkaan waa bidco inlagasaxo ayeey ubaahanyihiin dumarkeena sameeyo

    • @hanadyare848
      @hanadyare848 3 роки тому

      walaalow meeshaan waxaan ku arkey
      1- maamooyin asturan oo kulmay
      2- sadaqa iyo cunta quudin
      3- digriga ilaahy iyo ducada oo afka lugu haayo.
      intaas hadaa diintaka waydey dee waada aqoone soo baro mar danbe haka hadlin bidca iyo suna ehel uma ahide haku halaagsamine

  • @masbalmasbalmuxamed1975
    @masbalmasbalmuxamed1975 3 роки тому +1

    Byo qali durbaanku danbi ma aha nabigee salalaahu calayhiwasalam msrku madiina imaanayay lagu soo dhaweeyay marka maamooyink khayr alle hasiiyo wax danbi ah kuma aragno

  • @laylaladan2437
    @laylaladan2437 3 роки тому +2

    Masha allah horay usoco waxaa tahy qof dadka ku xiran ay wax badan ka faa,iidayaan keep going my sister

  • @خضرإبنمحمد-ط2ش
    @خضرإبنمحمد-ط2ش 3 роки тому

    سبحان مقسم الأرزاق
    Ugu horeyn Allaha hooyooyinkeen hanoo daayo.
    Marka xigta waa markii iigu horeysay een madax shub si muuqaal ah u arko maqal umbuu igu ahaaye.
    Ani ahaan fikir waxaan kahaysatay in qofta dumaraka ah ee madax shubanaysa madaxeeda sitoos ah subag iwm loogu shubo.
    Magacyaduna waxaan duco ka ahayn way igu cusub yihiin
    Bahda dhaqankaaba aadbaan u salaamayaa dal iyo dibadba

  • @paranetnetwork9837
    @paranetnetwork9837 3 роки тому +5

    Way ficanyihin ducadodana
    Shirki kuma jiro masha allah ♥ 👍

  • @hidaayoxasan4880
    @hidaayoxasan4880 3 роки тому +2

    Madax shubka waligay meel lagu qabanayo ma arag 🤞yaa ila mida ah 👆

  • @jmohamud8961
    @jmohamud8961 2 роки тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 inantan waxyaalo shirkiya oo badan badan bay faafinaysaa dhaqankan shirkiga ee koonfurta soomaaliya Aad ugu badan meeshii la baabi in lahaa Bay xayaysiin u samaynaysaa inantooy ilaahay ka baq oo qudhunkan meesha ka Saar ,,,waa dhaqan shiico maaha dhaqan muslim,,, inantan nafteeda ha la baadho waxay aaminsanyahay,,,mudug iyo galguduud waxaa baa bi 'iyey mushrikiinta ahlu salmaam,,,,ilaahaw umada ka badbaadi🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴.

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed909 3 роки тому

    Masha allah wlhi anoo yar baan xasuustaa xilligi miyiga hooyaday baan raaci jirey markay taraaraa aadayso weliba si kastoo la yeelo laygama reebi kari jirin eebbe ha xafido hooyooyinkeen😘

  • @cabdifataaxshabeel1727
    @cabdifataaxshabeel1727 3 роки тому

    wadaadadu waxay aqriyaan gabayadii jaahiliga si ay luqadda uga bartaan marka wixii dhaqan ah hadaad soo guurisid dhib malaha waliba durbaanka dumarka waa u fasaxanyihiin waliba nabiga scw gabadh baaku dul tuntay isagoo dhegaysanaya

  • @kamalali79
    @kamalali79 3 роки тому +1

    Asc walaasheey qaaliga ah mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku dhowro aamin aamin aamin nolosha baadiya aad baan u jeclahay Masha Allah dadka baadiyaha ku nool wey ka fiican yihiin dadka magaalada ku nool Masha Allah dadka baadiyaha ku nool waa dadka xigmad badan aqli badan masha allah alle ayaa siiyey xigmad iyo xilkasnimo Masha Allah waa dad nafdooda ku kalsoon shaqadooda si fiican u qabsada Masha Allah waa dad ka caafimaad fiican Masha Allah dadka ku nool magaalada Masha Allah dadka baadiyaha ku nool waa dad shaqo badan oo hooshooda badan Masha Allah Masha ma'ahan dad caajis badan si dadka qaarkood oo kale ku nool magaalada Masha Allah ilaah haku badbaadiyo meesha aay joogaan alle haku xafido aamin aamin aamin keep going you doing wonderful job howl wacan ayaad heysaa alle haku dhowro aamin aamin aamin ♥️♥️👍👍 walaasheey qaaliga ah

  • @saladohasan5844
    @saladohasan5844 3 роки тому +13

    This is so beautiful: it’s cultural, religious and spiritual all at the same time. Our people are geniuses.
    I hope we revive and persevere these cultures. Mahadsanid Dhanqankaabo.

  • @yusufgirow5977
    @yusufgirow5977 3 роки тому +1

    waxan inad nosoo gudbiso waa khalad
    maamoyinkan caamda waxa ay aqrinayan maxuu yhy quran ma,hn xadith ma,ahn waxN waaa been iyo wx aan dhaqanka iyo diinta raad ku laheyn

  • @ayaanhassanyartadarawiishe8644
    @ayaanhassanyartadarawiishe8644 3 роки тому

    Shukrn wllo wx bdn an aqon ayn ka barty channel kaga Hore u sco inasha Allah inta iyo in ka bdn inan barto an rajynya wa dhaqnkeeni aslka aha wn ka xumhy inan nasib u yeln inan badiye jogo nasiib by leyhn dadka badiyha 😍😘💯

  • @BashiirSalad
    @BashiirSalad 3 роки тому +1

    Marka Afka Hooyo Lagu Ducayhaa ama Lugu Digraa Oo Caamo Culumaba Fahmee Wacanaa Masha allh❤️

  • @ifraaxadan9331
    @ifraaxadan9331 3 роки тому +1

    Msha Allah abyo ilhey hakuu xafido maamooyinka ilhey haxafido maamda umasha ilhey haufudeeyo amiiin amiin amiin ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fatumasaida4345
    @fatumasaida4345 3 роки тому +1

    Wa dadki layaqaanay daacada ah,ducada badna Balaayado dhan naga badbaadi Aamiin

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 роки тому +2

    Masha Allah tabrikllha jizakalaha qeer Aabyo macan hor usoco ❤❤❤❤❤

  • @fahanismail216
    @fahanismail216 3 роки тому

    Abaayo aad baad ugu Mahad santahay sida aad loogu soo gudbiso dhaqankeeni quruxda badnaa, laakin waxaan ka codsan lahaa inaad ku baraarujiso in CAAGADAHA ay iska dayaan ee GURBANKI at soo cali tan😘😘😘👍👍👏🏽👏🏽👏🏽

  • @dewinner3554
    @dewinner3554 3 роки тому +1

    Illaahey gabadha uurka leh foosha ha u fududeeyo

  • @استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل

    6 hours 10k waaaaaaaaaaaaaaw mashallah horumar wanagsan miss dhaqankaaba walayabay noso badi baramijyada sidano kale ah shukran xppty😍🌷

  • @abdinejibmohamed404
    @abdinejibmohamed404 3 роки тому +7

    Hadad samaysatay Like saar 😹😂

  • @MrBroownn
    @MrBroownn Рік тому

    Scw m.a ilahey haku xifdiyo qali ilahey haku xifdiyo abayo wax qalad ah majiro wayo saliga xabiibka scw iyo digriga ale aye aqrinayen koley ani hada aya arkay muqalki xiligan aya arkay gabadhi xiligan ilahey wa ufuda deyay alx

  • @abdisheikh6791
    @abdisheikh6791 3 роки тому

    Waxaa fiicnaan lahayd in durbaan kooda ay iska tuntaan, kadib na ay gabadha u duceeyaan lkn hadii meesha Alle iyo Rasuul soo galaan (SCW) arinku cobaado ayuu isu badalayaa. Cibaado-na waxaa loo shardiyaa laba (2) waxyaalood:
    الاخلاص والمتابعة لسنة النبوية صلي الله عليه وسلم
    hadii lawaayo labadaa, bidco ayey noqonaysa!!

  • @fardusmaxamed8441
    @fardusmaxamed8441 3 роки тому

    Wllshay hore usoco gabadhana ilaahay foosha ha u fudaydiyo ilmo caafimaad qabana allah ha oga dhigo

  • @sacdiyaqueen9582
    @sacdiyaqueen9582 3 роки тому +1

    Beri anigoo yar waxan aha 5 jir melahaas saaid bn uxishoonjirey meel qof marti ah joga mategi jirin inaan rer utagano iska daye ayeeyadeyba sitaad aadey ama waxan hada islamuhu tamanayaan kadibna adhigay igatagty hadhaw iiyeedhy waxay istiri kaqadeysii geedki islamuhu wax kutumanayeen wn u imaan wayey dudunbn isku gudby kadib waxa layso direy gabadh aan ilmo abti bahy anigoo meeshii kudhumanaya inty isoodhuukisey dhabta iguqaadey islamihi ley dhex geeyey weli malintaas wan xasuusta sacad bn hoos u ooyayay anoo islamahaka xishonaya
    Hadeer islamahabaa is xasusiyey wn salamayaa maamooyinka💋💯

  • @naaleeyecabdiaxmed3252
    @naaleeyecabdiaxmed3252 3 роки тому +2

    Balooy beyreey
    Bisinkaa la cuskadaaye
    Ilaah boqorow
    Balaayada naga xijaabeey
    Masha Allah waa qasiido dhanqan qurux badan 💕

  • @bashirarooryoofficial7844
    @bashirarooryoofficial7844 3 роки тому +2

    Mahadsanid, I always remember my mother in this video

  • @amiirafamilyyoutube7494
    @amiirafamilyyoutube7494 3 роки тому +1

    Alla maxan udumijiray nasrada markan yaray xasuus bariiskoodana walhi waxa ka macan badani majiro ilove ❤ hooyoyin allee kheerka aha inawada waafajiyo dhamanteenba

  • @jaahayfx3718
    @jaahayfx3718 3 роки тому +3

    Kkkk digir plus subag aa arki jiraye bastada iyo bariiska waligy ma arkin 🙏manta igu horysa

  • @monaahmed5700
    @monaahmed5700 3 роки тому +3

    اللهم صلى و سلم و بارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين 🥰🥰🥰

  • @fatumosaleh2698
    @fatumosaleh2698 3 роки тому +4

    Naagihii qurbaha joogayna xan iyo talafoon ayay ku joraan yaaab

  • @barwaaniburcaawi3741
    @barwaaniburcaawi3741 3 роки тому +1

    Mansha Allah wllo qli i taageera kheyre baan faafiyaye adiga asxaabtaduba isoo booqda wllo

  • @cumarcali2695
    @cumarcali2695 3 роки тому

    Ad ba u mhd sn thy wlshy qaali inaad na xasusiyo dhaqankeena dad badan o garaneyn ba jiro si ey ugu fa'ideystan xadaaradi hore u soco
    Ina million subscribers hesho u qalantaa

  • @kamalali79
    @kamalali79 3 роки тому +1

    Asc walaasheey waan ku salaamay mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato madax shub waxaa la cunijiray canbuulo galaay iyo dango mahadsanid markale ilaah haku xafido aamin aamin aamin walaasheey qaaliga ah

  • @amiinabdulkadir7844
    @amiinabdulkadir7844 3 роки тому

    Asc masha allah dhaqanki wanagsana somalida ducadu Wa aqbal qofka ducadu dhibaysa isage u taal chanalka somaliyey gabadha
    Chanelka u kala kiciya million garsiya

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 роки тому +1

    ilahey hau fududeyo muklaa matati Allah haka dhigo Alllhuma Aamiin 🤲🤲🤲

  • @sundusbaari4383
    @sundusbaari4383 3 роки тому +1

    Kureysi ban u aqaan anaga hada mudug nahay digir subag sixina lagu daray ban karsanaya iyo neef qofkii awooda iyo shaah iyo salool

  • @isxaaqcusmaan4454
    @isxaaqcusmaan4454 3 роки тому

    Ubax c/llaahi waa kusalaamay barnaamijkaaga wuu fiicanyahay asturnaanta iyo aadaabtana waa kugu amaanayaa lkn arinkaan waa bidco mafiicneyn inaad ummada usoodeyso mahadsanid

  • @aaminaducaalemashaallaah5239
    @aaminaducaalemashaallaah5239 3 роки тому +1

    Islaamaha ma xertaa baray xaga xadrada way iska shabahaan
    Waxaas waa xaaran baryo illahy oo durbaan loo tumoyo

    • @aliomar7202
      @aliomar7202 3 роки тому

      Talafonkagaba marku sodaco wa music wa xaran. Wahabi hadalkisa Loma bahno

    • @aaminaducaalemashaallaah5239
      @aaminaducaalemashaallaah5239 3 роки тому

      Tilfonkayga wuxuu iigu soo dhaco ma adaa yaqaan codkii aan ku iibsady ha malaysan xanuunyahow
      Wahaabise macnihiisa mataqaan

  • @leilaasturan5895
    @leilaasturan5895 3 роки тому

    Waxan waqtigi jaahiligee jiren hada dinta la fahmay in layska daayo aa fican lehed alle si kasto u barido wa mid ku dhow in lala qayliyo ma ficno walashey qaaliya alle haku xafido intaasana waxasusin alle gabadha xaaamilada alle hau fududeyo ubad saalix iyo saalixad ha siiyo.

    • @aliomar7202
      @aliomar7202 3 роки тому

      Wahabi maxabada ilahay iyo nabiga haday kuhayso wad qaylin lahayd

  • @safaodorosh286
    @safaodorosh286 3 роки тому +5

    Masha Allah Walshy keep gouig my dear sister

  • @raxmacabdi1291
    @raxmacabdi1291 2 роки тому

    Wll Tani inaydanbitahy moji lkn saarku wadanbi bay yidhahden sheekhyadu lkn durbankuna inu danbiyahy moji alleh hayno danbi dhaafo Aamiiiin YAARABI 🤲❤️❤️

  • @ayuubnaaji3119
    @ayuubnaaji3119 3 роки тому +2

    Sister keep going ku jeclahay nolow🥰

  • @FC_7MAN
    @FC_7MAN 3 роки тому

    Bil kasta laba iyo toban keda ladhiga waana lesku dardara lacago kuwa digriyana xisab logareba shaqa badan qof sooarurisa oo intii kuhishisay iskudarsiga kuwa kariya culumo kuwa digrinaya iney yihin ufahmay ayi xafad wadanko dhan utahay caado si xisab udigriyay alif ilaa ya qeeybo alif ba ta sa si ratib oo cajib jeclan kartid asase rijal uah barigi hore qamiska wuu yareyd cid qaadato qamis borso namaned uuwata masul kore alaah waclan dadku daris markey yihin waa kala dhaqan iyagoo iskusi udigrinaya qaaraa markey ujedan alalasa rijalkas siqas qol logaliya xisab miya lasiya alahu waclan qar inloalalaso weydhibsadan caad utahay maba yaqanin alalaska ciyarey yaqanin markey arosayan dariskasta hidihis ka arkeysa ehelkisa uimanaya xaafadis sidokale dagalo badan itobiya kasocon jiray oo aragnay ciyaro hore looarkin sida garbaha sinaha madaxa soomali takor ma aqoon xukun la aan isku dhexyac xiro melatari lahen wadankaga xiro turki ugumagac dar dandaro

  • @fartumsicid2079
    @fartumsicid2079 3 роки тому +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @khalidkilas.6552
    @khalidkilas.6552 3 роки тому

    amiin illahow adaa boqoree balayada naga xijaab waxan ka soo salamaya wll from sweden dhaqankaaba fariid ayaa tahay

  • @maryanalio9102
    @maryanalio9102 3 роки тому +6

    Scw scw scw scw scw 💖💖❤️❤️🥰

  • @monaahmed5700
    @monaahmed5700 3 роки тому

    Mansha allaah tabaraka allaah 💯waa sax waxay qadayaaan manoyinku runtii way iga qirasiyeen Nebigena suban naxariis iyo nadgelyo korkisa ha ahatee bay amanayaan alle danigina hore iyo kiina danbeba ha dhaafo mamoyin💗💗💗

  • @abdulqadirhusenali8146
    @abdulqadirhusenali8146 3 роки тому

    M.a m.a ani ahan wax dinbi ah ma aanan ku arag bilow iyo dhamadba rabi ayey gacmaha u hoorsanyaan waxyaro sacbka iyo caaga moye mashllh weyean allah kuxafido ubax ❤❤🙏👌👌👌

  • @ubaxcabdimaxamed3815
    @ubaxcabdimaxamed3815 3 роки тому

    Msha alh allha qayr kugu amaal mariyo inshalln gabadh wanaagsan baatahay alaw qawkeena quraanka kayeel aamin ducayada cajiib

  • @geenyoegal1635
    @geenyoegal1635 3 роки тому

    Waxan ahay gabar soomaliyeed oo ku nol Uganda waan idin tageera waxan ahay rere butlan inoolada walalahay

  • @AxmedAwmaxamed
    @AxmedAwmaxamed 3 роки тому

    Manshaa allaah wallee waa akhyaar kuwani war VIIDIYAWGA SHEERGAREEYA LEEGNA USAARA INANTA walaal waxnkaa codsanayaa lambarkaaga noosoogudbi

  • @aishafuaad1
    @aishafuaad1 3 роки тому

    mansha allh such amazing allah ya barak feek I really love this vedeo wlhi badiya soo xasustay i.a wan tagi doona❤horay usoco walashay💪

  • @dulmarxaaji9647
    @dulmarxaaji9647 3 роки тому

    Soomaaliya guuul noolow walaahsy ilaahay hakuxiftiyo

  • @islamicvideos6396
    @islamicvideos6396 2 роки тому

    Diintee waaye waxaan
    subxanallah..yey ka sugantahay..bidco iyo wax nabigena iyo saxabadena ka sugneen!!!!!

  • @aaminaabiib8866
    @aaminaabiib8866 3 роки тому +1

    Masha Allaah wllo alleh haidinbarakeeyo 🥰

  • @saamiyasuufi5790
    @saamiyasuufi5790 3 роки тому

    Masha allh waan jeclahy reer miyiga
    Mamadana alle hakalakeno

  • @zamzambintidhaqane7537
    @zamzambintidhaqane7537 3 роки тому +1

    Masha Allah walale waxa ad soogudbisaa wa wax wanaagsan

  • @Tesoanime
    @Tesoanime 3 роки тому

    Koley aragtideyda gaaban ilama qumana durbaankan so ducadiiba hees oo kle bey noqon hoyooyin duceysta alle barya nabiga ku saliya lkn iska daaya waxan aad garaceysaan

  • @AHMED-ii2uq
    @AHMED-ii2uq 3 роки тому

    xafladani marwalba oo hooyadu 9bilood gaadho may dhacdaa mise waa marka ugu horeysa ee Hooyo noqonayso (cunuga koowaad)?
    another word just I wanna to understand the difference between this ceremony and baby shower ?
    Thanks

  • @nasraismail2791
    @nasraismail2791 3 роки тому +1

    Maasha allah tabarakaallaah guulayso mcnto

  • @fadumoabdi6864
    @fadumoabdi6864 3 роки тому

    Allaah ha u sahlo gabdhas afar indhood oo is eegaya nala so wadag wll farxadeda

  • @raxmakhadar2137
    @raxmakhadar2137 3 роки тому

    Wllshay dhaqan kaaba waan ku taageersanahay marka koobaad mar labaadna dhaqanka xoogaa waan ka aqaan waana jeclahay ilaahay hooyooyinka dhamaantood haw fududeeyo uurka iyo fooshaba hooyooyin wanaagsan ayaa halkan ka sidaadaya sitaad ayaan u aqaanaa qaybtan taraaraagana waa aqaan

  • @fartumsicid2079
    @fartumsicid2079 3 роки тому

    Xasuus walahi yareenteydi ayaan soxasustay bari anoo yar aan miyiga jogay ayaydey macan ayaan lajogay Lkn way dhimatay allaha unaxaristo qabriga alle hauwasaciyo marti lajecel yahay allaha kadhigo jinatul fardowsa allahakawarabiyo yaarabi asaxaabta adinkana igu soduceeya alle ajar iyo xasanaad haidiinkasiyo Insha allah walalaheyga Qaliga Shukran