Cidlo Ayuu Kaligeed ku Heley sidan ayuuna u galay | Qiso xanuun Badan
Вставка
- Опубліковано 8 лют 2025
- Follow soo dheh Facebook Pageka / dadweynahachanel
instagram : www.instagram....
Tiktok : / mofaami
Facebook: / mo-faami-1586180701705082
**********************
ku soo biir DADWEYNAHA hadaad ku cusubtahay oo SUBSCRIBE saar
**********************
Email: maadmed23@hotmail.com
**********************
muuqaalada ugu xiisaha badan Halkan ka daawo playlist: bit.ly/3dO9JV4
**********
qisooyin kanaalka dadweynaha
qiso cajiib ah
#dadweynaha
Disclaimer I do not own any sound effect no copyright
intended
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤❤❤
Ma,wll
WelIgedna Ma Soo Mari DooNto
🥲wxa is lahaa marku aabeheyd soo diray gabadha baa midkle habaar qaba dhex kahelay lkn isma laheyn abtigeed iyo family dhan baa gabdhodii kufsi iyo dil iskgu darayan.subxanallah
😢😢😢😢😢 ax waa xanun walahi Hoyo mahaan taas
Isku daren baNu nahaY
Subxanallah abti wx kufsanaayo Allow dadka qar danbiyadeey sameynayaaan dartoot hanoo cadabiin🤲🏾😭😭
aduunkan wax walba way kadhacayan waa aaqiru saman😢
Adeer led waye cida wax fufsatay😮
@@nololcusubi.a956 ma ahn abtigeed wye ma dhameysan miyaa qisada cida dhna wey qariyeen si loo asturo cebtiisa najaska
@@nololcusubi.a956
Waaaa abtiga waxa fara xumeeeyay cunugta Yar video ga miyaaadan dhameysanin
Amen wllo😢
Soo tabintaada cajiibkaa iyo dagnaanta si gaara kaga mahad celin mukhtaarow👏Anoo og mashquulkaga aduun hadana isku day inad muuqalada noo soo badisid .
Sxb waxan waa dhacdoyin inla diyaarsho ayey u baahantahay
Subxanallah waxaynu joogna saman xumanti ay noqoto wanag 😢wanaginiy u noqdo xuman dhaman walida waxan u sheegaya inay caruurtoda ila shadan ilaahahy ayaa wax ilaliye 😢
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Sax 😢❤
Sax 😊👋
Waa run 😢
@@abdiali2191 what's funny Nadalyahow 😡😠🖕
Mo faaami waan kutageera sxp igula sali nabigeena muxamed salalahu calayhi wasalam❤❤
Salallahu caleyhi wasallam ❤
Subxanallah wllhi waa qiso xanuuun badan fikir ahaan anigu waxan dhihi hala dilo qoyskoo dhan
Inta iyado Video socoto Coment aqrinooyaan Waan nii wada salaamay 😂👋👋
Ma shege marka😂😂
Wakàa QaadE lKn NagAma XishOon>>😂😩😭🤌🏻
Muuqaalka maba daawan karaba anoo comment isku mashquulin
@@suhaybgaceero8602 cfio zxbei😂☺️
@@MaxamedQaasim-h1h izku team Nahny so ma aha😂😭
Wallahi qisada intaan dhamaysanin baa ilmadayda ceshan waayey ma umalaynin qof saan dhan damiir la aan ah aduunka inuu ku noolyahay😔😔
Alaaa 😢😢
Waa qiyaame ilmahaga oo saqiir oo la dhibateeyey uga hiili mujrim walaal sheganaya oo duli ah. Waa qiyaame. Xasbunallahi wanicmal wakiil.
Alla xanuun kululaa. Afkuunbaa Hooyo laga wada yhy. Wax is dhaama mayna lhyn wuxu 😢😢
😢 ilmaha yar isha badhankeeda siduu uwaa waynadeen baan ujeeda aad bay u cabsanaysay 😢 la illaaha ilallah, ma nin waxa jira ilma abti uyahay dareen uqaadi kara wlhi aduunkan waa gabo gabo
Subxaanallaah Abti iska daaye Aaba lahayaa gabadhiisi uhawooday. Hadii adeerki aabo ladhashay uu gabadhii walaalki oo dhintay uu wax kadayday Abti Ciyaalsuuq ah Maxuu dhowran
Asalku waa Diinta
Inaalilaahi wanaillaahi rajacuun alaa yarxama waaa saqiir ehlu jana weeyaan inanta yar waxii dhibka intaas le eg u gaytay aduun iyo aqro ciqaab baa sugaysa. Thanka walaalo heart break weeyaan arintan.😢
subxaanalah walhi waan ilmeey maskiinta yaar waxeey martay xalad aan uu dulqaadan kariiin anigovaha qof ween ruun ahantii sida ayaaa hooyo wanag san aya aduunka uu sarntahay ayee hooyo xuno aduunka u sarntahay walhi mawaxey fiirinesay ga badheeda yar oo dheega laga dawo tiirtiray walhi inta aan janalkaaga ku xirnaa oo aan dhageestay dhaman sheekoyiinkaga ma arga sheeko midaan ka xanuun badan qasatan anig markan dhageesanay xalad xuna ayabagalay alah u raxameeyo ayad waa saqiir mana laha waxa danbiya aha ilahey waxan ka baryaaya in ladiilo dhamana qoysak cungtaasyar siida uu galay mana ku mahadsan tahay sida qisoyiinka noogu soo gudbiso wll qali alah ku xiifdiyo 😮😮😢😢😢😢😢😊
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
Ninkasto ilmo saqiir ah kufsado hadii leydhihi laha jarjar waxan fila inaa jarjari kari lahaa nacalad haku dhacdee😢
Takero number one u,ahay wallahi 😊God bless you brother ❤❤
Ninka ugu codka vcn somalia❤
😢😢😢😢 ilmaha wax kaga qaalisan kaga qiimo badan ma lahan in waalitood in wado joogaan oo uu helo naxariis iyo xanaano
Subhanalaha waxan garanaya inaan Yr oo uu walalkeed faro xumeyhy isagoo ka weyna oo labatanka gadhey iyaduna ay 6 sano jirtey wlhi qisada ban soo xasuustey oo waliba somali dhexdeeda ka dhacdey😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 Subhanalaha
Subxanlllah wlhi aaad baan ugu naxay 😢😢 hadana Somali ahaaa
Cod dahab❤🎉😮 thanks sida ad waxa walbo nala socotsisit coming soon 1m🎉congratulations
Wilkan 1m Hala Garsiyo😢😢❤❤Qisoyin qurx bdan bu noso gudbiyaa
Keep going My prother mukhtaar❤👍
Subxanallah dadku damiir xuma ilma yari intaso silac marsinaya hooyadase naxariis darana ciqabtey u qalman hala mariyo naxais labayasha 😭
subxanalah😢 hooyadan qalbi dhagax weye wlhy gabadheeda oo lakufsaday ayay qarinaysan runtii iyadana waa in nolosha lagu cadaaba iyada oo kaliya maahane awoowged, abtiged, iyo habaryarted😢😭💔 intaba waa in nolodha lagu cadaaba intaanan ladilin💔
Dad aan damiir iyo qalbi balhayn aya addunka joga😭💔
Wllhi waa iga dadagi ladahay siday gabdhi yari hoyaded u dhaqantay subxanallah🥺
Waxa ugu muhiimsan Waa Iimaanka
Qofku haduunan Iimaan lahayn Wax waliboo xun waa ka suuroobaa
Subxaanallah
Subxanallah taas hooyo ma'ahan ilahow adaa mahad leh oo hooyo wngsn nasiiye
😭😭😭😭😭😥😥😥😥😥😥😥allh aadan ugu xumahay wallhi miskiiinta yar
Subxanallah video gan wxu igu khasbaya gabdhyda yarta inan ka ag fogaan illhyow caruurta no xafid o duliyasha ka qabo adaay amanandada yihin yaa rabi 😭😭😭😭😭
Haka fogaan byo carurtada wxana bartaa inee ceeb tahy jirkeda melaha qaar inu qof aa mama ehen taabto si ay kugu shegto cida uso dhawado alahana kuu xifdiyo😊🤲
hada kafogato ana kow f
kufsanaayo
😋🙃
Waliba mar walba carurta wa lala.shekeystaa
Alla Mar kle sodhaqsade jah San lee iskaga maqnada inta ani ka imanayi 😂😂..keep going golden voice ❤
Waa qiso xanuun badan wllhi 😢😢
Subxanallaah waa arin aad u fool xun waba rer habaaran
see hooyo ilmaheda san ugu samayn kartaa 😢😢😢😢
Walaalo covid 19 waa dhamadee dee naqaska ha isku dhajin wajigaga waan aragnee wiil qurxan baa tahee caadi iska dhig 😂😂😁😁🤘
Aaalakh qalbiga 😢😢 alle idin qadaab nacdal Alle iyo ta malaaigtu idinku dhacday wuxu qalbi adaga axeey ax 😭😭😭🥺🥺🥺🥺
الهم صلي على محمد 💙🥰
Acuudubilaah minashedaani rajiiim islanta qalbi adkaa oo damiir xumaa subxaanalaah taas hoyo lama dhihi karo kuwaasna family lama dhihi karo
Subxaanalaah 😭 😭 wlhi aqiro waraa jira😭😭😭😭
Lajanoo markan active ayaad noqotoy sidii aan kugu naqiinay ayadna ku soo laabatay 😂 ku soco sidan ilaa 1 m inshalah ❤❤
Alla wlhi waan la oyay gabadhaas yar xanuunka intaas la eg mareysay 8 malin qof ayaanba u adkeysan karin kufsi aniga kufsi ma arag lkn mida caafiga ah ayaaba xanuunkeda wadata marka ugu horeysa bal ilmahaas 8 malin sidaas u argagaxsana qiyaasa 😢 inalilah iwa inaleyhi rajicun
Maalmahan maqaayada waa noo shiday shukran sxp🙏😊
😊😊😊😂
Golden voice shalay Ayan daawanaye video ugu dambaysay aad sodigtay Mantana wad sodigtay thank's
Subxannlh subxanllh waxa la sheega gabadh qaan gadha in reereheedu kufsadeen hadana waxaa ka baxsan weyday ilma yar oo 6jir ah reerkoodu inay kufsadaan run ahaantii mukhtaarow qisadan aad nala wadaagtay waxay igu saameysay qalbigayga wana wana ka naxay wlhi madama aan ahay gabadh dhalinyaro ah😢allahu akbar ilahayoow noo gar gaar oo isha shaydaan naga jeedi🙈🙀😰😥😖
Abaayo macan xasbiyalahu wanicma wakiill ku cel celi ilahey subxana watacal Megan gaall
subxanallah waana dad muslim ah dambi waynaaa ilahow dartoood hanoogu cadhooon dunidey nala saranyahiiin subxanallah subxaanallah
Golden voice ❤️💯✋1m commin soon❤🎉🎉
Waa qiso xanuun badan, Hooyadu hadey ogayd in walaalkeed xunyay o hablaha yaryar la daba dhigay maysan ahayn inantayda uba so dhawayso se hooyuduba way xumayd.
Hoyadana way xumed hadesan xumen kowda horeba gabar ay dhashay reer kale ugama so tagten guri niman jogan ma ku kalsoonan lahen
subxanalaa waa murugo ilmaha halailashado ilohow noo ilali caruurta😢😢😢🙆🏼♂️🙆🏼♂️🙆🏼♂️😭😭😭😭😭
ManshAllah aad ayaa u qurux badan tahay guulayso ❤
انا الله ؤ أنا اليه راجعون (سبحان الله ) لأ حول ولا قوة الا بالله 😱😱😱😢
Xoga quruxihadalka caruur dawate wllo magac kale dheh
Golden Voice😻
1M Comming Soon.🎉🤴🔥🙌
Subxaanallah qiso ka xanuun badan ma maqal😢😢😢😢
ugu Dan bayn wad is kentay🎉😊 mufaami
Subxaanalah ilahow caruurta no badbaadi yaa rabi 😢😢😢
Aamiin yarabi aamiin yarabi
Maaska iskafur inan ku arko ayan donaya❤❤
Hoyo mahaan wax iyo abti iyo awoowe mahaan wax anku tilmamo ma Aqaan aad ban uga calool xumaday reerka bahalka mida kale ma hoya qofta in Gabadheda iyado jogta noliaha lagu ciqabo subxanallah 😢😢😢😢😢😢😢
Supxanalah duni aakhir samana 😪 hooyadeed baa cadow ku noqotay
1m coming soon inshallah 🥰
Thank you bro
War wan ka heelay Wana ku jacelay 🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥰🥰🥰🥰
😂😂😂😂 waa walantahay
Woow qofkii uku horeeyo yes alxmdlh 😊😊😮
Golden voice bruh ❤
Comming soon 1M🎉
Wewe golden youtube
Walhi waan iska ilmeeyey😢😢
😂😂
@@jokerali3556doqon😢
Subhanalah waa maxy hooyo yadas ka talinaysa dulmiga gabadheeda
Dadweynaha the legend 🎉
Mukhtar keep going bro dadal faro badan ayaad mujineysqa qisadana runti layab weyan
Subhanallah subhanallah
Quruxy quruxy quruxy quruxy quruxy quruxy quruxy quruxy quruxy quruxy
@@HaniCabdirashid-v7m😂
😢
@@HaniCabdirashid-v7mma qafiiftay😅Acudu
@@HaniCabdirashid-v7mwar ma khafiiftay
Alloow dambi geena dhaaf waa maalin Jimca ah❤❤❤❤❤❤aammiin
What kind of a mother is she?! Subhanallah
Horta aniga waaba yaawe carabta kufsi jecelaa intaan muuqal meshan ka daawady carabta igu silic badan😢naag wlba waxaan usheegaya inee caruurteeda ilaashato adeer iyo abti waxba isma dhaaman hablo is ilaaliya 😢😢
Hooyo saas ah maa jirto subxanalaah😢😢😢😢
Alla hooyadu xaasidsanaa eeyda ma hooyaa saas damiir la aana😭😭
Subhaanallh allow na xiftii oo awlada no xifti😢😢😢😢😢
Shekada wa la socday bilaw ila dhamad ilmahayga ilahow xuman hayga tusin qofna ugama tago sbbto ah adunka amaan ma leh 😢😢😢😢😢
wlhi niyada iigu jirtay tolow dadweynaha video masoo dhigay waan iskaga fakaraaye lee horey usoco wll inshaallah 1m gordhow🎉😢 subxaanallah wlhi qiso xanuun badan wye😢
Qiso jeceyl😢yaa ani igu dhacayde wllo😢
@@سميرعامير ma iiga sheekeyn kartaa abayo qisoyinka wan jeclahay jacayl nacala ku yaal🙄
@@سميرعامير Maxaa waaye qisada kugu dhacday 😓
subxanallah kaasi abti sax uma ahen ayaa umaleyna acudubillah. balayo ku aragty dheh tasi hooyo nocey ahed ninkasina waa axmaq sanbac dheh 6 jir la kufsanayo oo hadaneh abti waa qoos wada xasidin ah bila naxaris ah ax😭😭 waba nin saqirada so dhameyay malax ka gacay dheh
Keep going my brother mofami.🥰
soo bdi mo faami wn ku jecelahay❤ lkn waay bd afka usoo xiratay 😮 ❤❤ lkn Alx wn arkay facekaaga kkkkkk😅😊 🎉🎉dhib mlhn wn jecelhy Qisooyinka cabsida 😱😱ah zaaid soo dabi sheekooyinkan oo kle ❤❤❤❤❤
Golden voice keep going pro
golden voice codka dalac
Subxanallah qalbiga adka rerku😢😢
Meeshay gabadheeda xaqeeda raadin lahayd ayeey qariseey, thanks alaalkaa wacal ahaa ama iyada!abina maahayne garac buu ahaa
Qofka gabdh yar kufsanaya miyusan xishonayn 😢
Mo fami asaga ayaaba oynooyo😢😢
Hooyadeed dhig miyanay lahyn calaamo ku dhacday 😢ilmaheda miyay walalkedo dhibta geysty ka doorbidday 😭 cuqubo ilahy ha ku rido dhamaaantod meel kalena ha ka siiyo waxZ😭🤲
mo faame❤❤❤❤
Subxanallah naxariis darnaa qoosyaas xitaa ilmahooda miyee sidaas yeelaayaan😮😢😢😢
Aniga u horeyo mnta🥰
Manta anaa uhoreeyo like haila dhaafin wllo😂❤
mahadsanid walaal ee waxii lagu xakumo noso gali
Xiligan Ma i arkeyso Mo fahmiyow bal Xaga ka horeysa eeg😂
ماشاء الله شكرا لك أخي
Guleyso my brother ❤
😢😢😢😢subhanallah subhannalah ax yarabi u naxariso nolashayda famiy sas ahba jira isman odhan😭😭😭😭🙏
Allaha ha u naxariisto Aamiin yaaaaa Allaha 😢😢😢😢😢😢😢
Ogaansho iyo DADWEYNAHA
IMa dhaafo waxay so dhigaan
Ninka gabdheeda kufsaday miyey qarinaysay walahi inaana qariyeen kaas ma walala inla daldala jeclaan lahaa hooyo bilaa damiira
SOO BADI PRO
Wallahi waa qalbi Xanun 😢