ABUUKAR IYO SUNDUS QAC AYAA KA DHACDAY QOSOLKA ADUUNKA 😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 401

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 3 місяці тому +252

    Ala sundusey sey u arsate ku farxay walhi abukar iyo sundus san lee iskugu balami adnoy musiba tahy😂😂😂😂

  • @DeeqowAbuukar-ld8pz
    @DeeqowAbuukar-ld8pz 3 місяці тому +118

    Dunidan ma soo marin Ruux kasha Raf badan kana run badan Nabi muxamed Scw ❤❤😢

  • @Fatimaosman56
    @Fatimaosman56 3 місяці тому +13

    Sundus diamond 💎 iyadan ku dawana vedio catada ku cayysan cay mahe ka dhamada inanta😅

  • @nadiiramahamed7650
    @nadiiramahamed7650 3 місяці тому +9

    Sundus Love you yaaqeey 😂😂

  • @munoabdulahi1620
    @munoabdulahi1620 3 місяці тому +6

    Sundus waa funny😂😂😂

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 3 місяці тому +10

    Marba haduu Mr fanaaye mesha kujiro😭😂💋 kama maqnaa karo😂😂😂 wlhi waa iska jeclhy Mr fanaaye😂❤

  • @QadrobulleFarmajo-gl8fc
    @QadrobulleFarmajo-gl8fc 3 місяці тому +4

    Allha dhiiga jah dumashidy dhiig bey ledahy jah

  • @sundusmahamed-gv9ui
    @sundusmahamed-gv9ui 3 місяці тому +7

    Adna shaqaa noo haysa😂😂

  • @maryanali2103
    @maryanali2103 2 місяці тому

    Abaayo sundus lacla hadaa Malaysia imaado see iisodawene mcnto❤❤❤❤

  • @MahamedZeino-ux3bn
    @MahamedZeino-ux3bn 3 місяці тому

    Wlhi walalky abuukar waan kuku haysta 😊

  • @Ixzam6640ixzam
    @Ixzam6640ixzam 3 місяці тому +1

    Markaa maxamed arkay kusoo leexaday😂😢

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 3 місяці тому

    Ma Team Abuukar ❤

  • @Iqroabdi12345
    @Iqroabdi12345 3 місяці тому

    Koko iyo maxamed iyo abukar iyo sundus isku balami

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 3 місяці тому

    Sundus isn't eassy wlhi wankuwataa❤❤

  • @MuniiraAxmed143
    @MuniiraAxmed143 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MumtazMohamedAli
    @MumtazMohamedAli 3 місяці тому

    😂😂😂ha ii sheeegin😂😂

  • @NashaadHassan
    @NashaadHassan 3 місяці тому +69

    Sundus isku qabiil manihin hadana damiirkeyga u damqadat markasta maxa caatada ugu caaydaan uff😏dhiiga igu kariseen adno Naag dheer oo hilib leh ayeey is mooda war Gabadha ka xishooda kaftanka qaar ma ficna

    • @ikraam_72
      @ikraam_72 3 місяці тому +11

      Caato caaay mababa ahe waqtigan waba aaaman😂😂😂

    • @Sihaam1.5
      @Sihaam1.5 3 місяці тому +6

      Abaayo ma aragtay 😢walhi waxan la yaaby say iskugu dhedhejineyso iyo sidey ucayaayan lakin Nasro wa libaaxad wlhi naag damir gabdhaan sido doono haloo Kalo ayada Lee marabtooo hakubsocdaan dhulka Lee haka tagaan

    • @NashaadHassan
      @NashaadHassan 3 місяці тому

      @@ikraam_72 caatadii kuwaan ayaa ii soo uriyeen😄Gabadha dhan waxe ka dhigeen milif

    • @NashaadHassan
      @NashaadHassan 3 місяці тому +5

      @@Sihaam1.5 Ayaga kaftan ayee ka wadaan lkn kaftanka ka xumaaday caatadeeda ayada ku qanacsan waa in lagu ixitiraama Arimaheena waa caato waxna kama sheegan

    • @hafsamohamud7238
      @hafsamohamud7238 3 місяці тому +2

      Cuqdad ku haayo walshey qabyalista caadi thy 😂

  • @khadrakhaliifdheeman1469
    @khadrakhaliifdheeman1469 3 місяці тому +56

    Sundus mudaane mahaaaaa 😂😂😂😂 dumar lanad hadii nahay wn ku taashaynaaaaa kara wlhi 😊

  • @King_ceyda-n4t
    @King_ceyda-n4t 3 місяці тому +208

    TEAM SUNDUS ONE LIKE ❤😊

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd 3 місяці тому +28

    Alla Nagtaa Adna Ah maxana Cay Gabadha Sun dusa maxa laga siiyaa mar walba Caato lee dahay Catadu waa Qurux inta Hore Udhuu ban tahy Sun sus Qarka Dan bana Waka wada Taa Adna Na waalagu Mala say Futo maleh Dhabar wayn Dhigay saa iyada Dhan waa Shuluq Gabadha yar waaka maser San tahy Naaya Gaba dhaa Daa bal Waa ku wala tay Nodhig Gabadha Shuuba yhy Fosha Xun Ee budka ah Uf😂

    • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
      @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 3 місяці тому +2

      Waar wey islakaftaman ayadaba wagabantahay dhahdaa dee

    • @SumayaMohmudisse
      @SumayaMohmudisse 3 місяці тому +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @NasliPille
      @NasliPille 3 місяці тому

      Waadviga qoslisay yarey😂😂😂😂😅

    • @shukriMaxamud-ph9uz
      @shukriMaxamud-ph9uz 3 місяці тому +1

      @@SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zpwxz kftan maaha nyaa wa bahdil gbdha ka jirka qurxn be ka maseersanthy😂😂😂

  • @ShukriHussein-fe9bx
    @ShukriHussein-fe9bx 3 місяці тому +42

    Sundus wa gawar qalbigi fcn ogada adna cadey ❤❤❤

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 3 місяці тому +7

    Adna sundus why mar walibo u ceysaa waxas kaftan wuu dhaafy walalaly saa udhahaynay ayaga isku kiin dhow oo sxiipo ah waaba kaso darty bee subxanallah ma xishooneysid miyaa gabadha mar walibo qalbada ayaa ka jabisaa qofka wuxu kaa dhinsanayo laguma af lagaadeeyo ilaahey ka baq bal 7:55 dhicis mxaa ladhahaa gabadha waa u daadateen adiga iyo wiilashee

  • @fartuunhajimoha4101
    @fartuunhajimoha4101 3 місяці тому +67

    Abuukar masha allah wuu ku mahadsan yahay madama uu ka war hayaayo ardayda galeysa examka dugsiga sare allaha u fududeyo dhamantood🙏💯

  • @NasraXirsi-xw8wg
    @NasraXirsi-xw8wg 3 місяці тому +38

    Sundus iyo abukr wa is iskuso baxayan m.a 😂

  • @Anzal-zy2dq
    @Anzal-zy2dq 3 місяці тому +9

    Sundus naag reer muduga weeye hadalka ayagaa loogu imaad😂way ka aarsatay wallhi 😂

    • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
      @sucaadcabdisucaadcabdi7079 3 місяці тому

      Rer muduga ma ada siyay hadalka .inad isku camurtan unba taqqnan rer badiyo caga jilifa leh😅

  • @calasaadan
    @calasaadan 3 місяці тому +49

    Alle ha fududeeyo inta imtixaan dowladda ka Galayda🤲🤲🤲🤲

  • @SamaraQueen-s5e
    @SamaraQueen-s5e 3 місяці тому +71

    Sundus cabsi cabsi waaye wllhi ❤❤😢

  • @Ahlaammoha2
    @Ahlaammoha2 3 місяці тому +64

    Adno sundus way jeceshahy wlhi ❤😂😂😂

    • @farxiyadeek
      @farxiyadeek 3 місяці тому +5

      Haa wlaahi wad ila aragtay hablaha oo dhan way kajec3shay

    • @BahjaSiyaadmaxamed
      @BahjaSiyaadmaxamed 3 місяці тому +3

      iaydiyo amiira

  • @SawdaWarsame
    @SawdaWarsame 3 місяці тому +11

    Nayaa AdN0 Gapadha mar cayda aad cayneysid ka Daa Gapadha uff dhiciznimadeeda maxa ka galay🤧

    • @maidoali238
      @maidoali238 3 місяці тому +1

      Bayo ayadaa ka xigta is daji indhaha waxa ka day

    • @SawdaWarsame
      @SawdaWarsame 3 місяці тому

      @@maidoali238 abaayo Wan 0gahy hadana iney dad ku dhex ceydo zow lagama fiicna sundus adna wey ixTiraamtaa iyaduna iney ixtraamto weyan apaayo dhiciz iney ku dhahdo zow Kuma khaldana

  • @Abdicaziizbadde24
    @Abdicaziizbadde24 3 місяці тому +51

    ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muxammed (🕋❤️💯🌎)🎉❤❤❤

    • @salmoburhaan881
      @salmoburhaan881 3 місяці тому

      عليه افضل الصلاه والسلام على رسول الله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @CabdulahiMaqsuud
      @CabdulahiMaqsuud 3 місяці тому

      Sallaahu caleyhi wasallam❤❤

  • @bintmohamed6029
    @bintmohamed6029 3 місяці тому +5

    Adna ixtiram darada joji gurigada lajoga gabdha hacayin

  • @Iqroahmed-qq9us
    @Iqroahmed-qq9us 3 місяці тому +48

    Horta adna sundus mxaa ucaaydaa waxas waa qalad gbdha kadaa😢

    • @AmuuniAhmett-cr8wk
      @AmuuniAhmett-cr8wk 3 місяці тому +4

      Anba waa damqadeyy Dhicis KulHa😢

    • @Intisarcreates
      @Intisarcreates 3 місяці тому +2

      Adna waa saas kaftan kaftan bay dadka kujaftaa u fiirsada qof ay jafin malaha😂😂😂

    • @Iqroahmed-qq9us
      @Iqroahmed-qq9us 3 місяці тому

      @@Intisarcreates haa wlhi adna waba nacey sundus ayadana waa maskiin

  • @Bahjuuniindhadeeqa212
    @Bahjuuniindhadeeqa212 3 місяці тому +12

    Sundus markay dhcistahy adno habar 90 jir ah yaa kagaban qumayhy wajiga wayn gabadha yar daa intay kaa xishonaysa arkaysaye Adi iyo sundus iyada kadheer

    • @maryamahmed9518
      @maryamahmed9518 3 місяці тому +3

      Uf horta ma ila aragtay gabadhaan maskiinta arki la.ayihiin😢

    • @Ubax526
      @Ubax526 3 місяці тому +1

      ​@@maryamahmed9518been tada Mahan tan andana ladhahaayo waa xasid dhabar wayn

    • @maryanqaaje9818
      @maryanqaaje9818 3 місяці тому

      Wey kusasanyihiiin adno gaabo 😝

  • @AmiiraSaid-dw8hx
    @AmiiraSaid-dw8hx 3 місяці тому +8

    Nayaa adno gabar yarta markasta maxa u caydaa ma ada dheer adba waa gaban thy ka dhamow ilma ka yar uff

  • @MunaAli-co5zz
    @MunaAli-co5zz 3 місяці тому +19

    Jah sundus qalbiga video kujirin mafirsado ❤

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 3 місяці тому +24

    Adno sundus nodaa way ku ixtiram taa ixtiram dhicis maxa kawada ma adaa kadheer ayadaba kadheere 😂😂😂

  • @Sundus819
    @Sundus819 3 місяці тому +21

    Naa adnoy gavadha sundusa ka dhac doqon yahay rag gayan keday lafadhidaye😂😂😂😂

  • @NaimaAli-t1v
    @NaimaAli-t1v 3 місяці тому +64

    Abukar iyo sundus barakallah😌😂

  • @AmranNuur-ff1uq
    @AmranNuur-ff1uq 3 місяці тому +4

    Adna nag dher ma is moda adba dhicis ba tahay

  • @HindaAbdisalam
    @HindaAbdisalam 3 місяці тому +8

    Adna waa dhaqan xuntahy gabadha maxa SAS ugu bahdile

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 3 місяці тому +22

    Sundus kii lagu dari lahaa waa ..m😂😂😂

  • @faathimafani4957
    @faathimafani4957 3 місяці тому +2

    Naa qof yahay waynatay gabadhq yar kada cayda qofta max kasiya😮😢

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 місяці тому +37

    Team amiira qurux one like ❤❤❤

  • @Lemon-mi4cn
    @Lemon-mi4cn 3 місяці тому +2

    Team sundus

  • @SaaraHaji
    @SaaraHaji 3 місяці тому +59

    Muraad Baan Leeyahay Iiso Duceeya Wllyal🤲

    • @AmiinaHassan
      @AmiinaHassan 3 місяці тому +4

      Muradkagoo qeyr qaba alle gacanta midig haka siyo😊

    • @SaaraHaji
      @SaaraHaji 3 місяці тому +3

      @@AmiinaHassan 🤲aamiin xppti

    • @ZeynabCusman-i6g
      @ZeynabCusman-i6g 3 місяці тому +2

      Allaah kuu sahlo abayo

    • @maryandere9422
      @maryandere9422 3 місяці тому +1

      Ilahay hakusahlo muradkaga

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed 3 місяці тому +2

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan

  • @iqraabdirahman254
    @iqraabdirahman254 3 місяці тому +3

    Adnay ala qalbiga u ilaali sundus plz wll isheedu yay kugu dhicin wax kastood ku kaftanto raali kama ahee😢

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan 3 місяці тому +44

    Team sundus one like

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 3 місяці тому +7

    hi guys HAWEYA wyh I hope ina faqiirin tihiin like mi😭💔😂

  • @MohamedSalah-rq1xu
    @MohamedSalah-rq1xu 3 місяці тому +3

    Naaay adan gabdha sundus ah malin walbo wad bahadishay ma daawan karano waxsa gabadha farha ka qada yahu

    • @shukriMaxamud-ph9uz
      @shukriMaxamud-ph9uz 3 місяці тому +1

      @@Sihaam1.5wlahi wka xumaaadyy ufff inee ka gaabsato u fiicn gurigooda amaaansiiso😂😡

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 3 місяці тому +8

    Abukar iyo sundus labo funny waye😅😂

  • @SuMayoY
    @SuMayoY 3 місяці тому +1

    Nyaa gabadha noocaas ha ula dhaqmin OK waa nacasnimo wxay hebolow kasiko io dhicis way ku xushmeyn ee xushmee😡🖕

    • @Aragsan4
      @Aragsan4 3 місяці тому

      Adna kaftanka xun aku nacay sundusna intay weyntahay ayku xushmaysa

  • @kowasahmedabdi5987
    @kowasahmedabdi5987 3 місяці тому +4

    Adna saanaa kunacay caamirada majoojineeso uf 😂yqe

  • @dhamaysdumar7147
    @dhamaysdumar7147 3 місяці тому +1

    Naa adnada waa naag bakhtiday wiilasha hortoda maxaa gabdha ugu caayi doqon yahay akhas afsoomaliga aan aqon

  • @nimcomaxamed5176
    @nimcomaxamed5176 3 місяці тому +2

    Adna qosolkan luuq dhig ka carar😂

  • @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er
    @SiciidAdanSiciidAdan-bu8er 3 місяці тому +12

    Nasra iyo Adna hablo qaalya Hargeisa Aad ayaa laydiinka jecelyahay

  • @ebyanmohamed198
    @ebyanmohamed198 3 місяці тому +20

    Team Sundus 😂😂😂

  • @RihaanMaxamed
    @RihaanMaxamed 3 місяці тому +4

    Sudus is not easy wallhi😂

  • @Amiira96
    @Amiira96 3 місяці тому +16

    Sundus meel ku jirto oo qosol laheyn waa la wayr

  • @fatimaaliomar3611
    @fatimaaliomar3611 3 місяці тому +3

    Sundus mel ayna ku jirin yaa Dawankara jah

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef 3 місяці тому +11

    ar kuwan abukar io sundus😂😂😂Funny😂

    • @HanadGoat
      @HanadGoat 3 місяці тому +1

      Xppti 🤤🍑🍒

  • @CanabDahir-dl7hp
    @CanabDahir-dl7hp 3 місяці тому +6

    Qac to qac ladhaha😂😂😂

  • @maryanqaaje9818
    @maryanqaaje9818 3 місяці тому +21

    Nayaaa adno sundus dhicis madhihi gadhid wlhi waa qalbi fcnthy sundus ❤

    • @maryanCraxamaan
      @maryanCraxamaan 3 місяці тому +1

      Naayaaa ha I dhihin baastarad yahee dhicis wey tahay maxaa ka badaleee mida kale iyaga iska kaa dhow baastarada yaheee

    • @saara.0
      @saara.0 3 місяці тому

      ​@@maryanCraxamaanadaa dhicis ah eeyahay gabadha weekula kFtamYsaye ha caayin suubadaa thy wase🙄

  • @FardowsoAhmed-o1t
    @FardowsoAhmed-o1t 3 місяці тому +1

    Ar sundusbaa waa dhiblay😂😂😂

  • @amiirabintuyasin185
    @amiirabintuyasin185 3 місяці тому +4

    Sundus fariid wye m...a ❤

  • @safiyocabdi6022
    @safiyocabdi6022 3 місяці тому +17

    Daqiiqada 6:27 abukar kistooo inta usiko kulahaa hosta mee kagalolaheed away adna dofaar😂😂😂

  • @ruqiyocumar6983
    @ruqiyocumar6983 3 місяці тому +7

    Sunds yarey dumashiday

  • @Hamdi445-xy2dv
    @Hamdi445-xy2dv 3 місяці тому +8

    Abukar io sundus yaa isku balamiyay😂

  • @LadanMoha
    @LadanMoha 3 місяці тому +5

    Adno.sundus dhicis.hdhihin nayaa😂

  • @qadarmire6486
    @qadarmire6486 3 місяці тому +9

    Sundus lugaha dhulka umagarayan😂😊

  • @IqroCkhadir
    @IqroCkhadir 3 місяці тому +1

    Hello team sundus kusodhawow

  • @AminaHussein-uo7zb
    @AminaHussein-uo7zb 3 місяці тому +2

    War Adna gabada kadaa caydaa

  • @faysalmaxamud9305
    @faysalmaxamud9305 3 місяці тому +7

    Team sundus😂😂😂onelike❤❤

  • @ikraanxuseen5264
    @ikraanxuseen5264 3 місяці тому +1

    Examka bir waaye wllhi inoo sii duceeya lee

  • @Cumeerbigfan-n5m
    @Cumeerbigfan-n5m 3 місяці тому +5

    FROM COUNTRY OF OGADENIA ❤🎉

  • @Sihaam1.5
    @Sihaam1.5 3 місяці тому +4

    Naaa Gabadha ka xishood ma waxa rabtaa inan ku dhahno way kaa Laandheereysanthy laaki wa doqon mici leh aan aqoon sida dadka la iskaga celiyo

    • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
      @sucaadcabdisucaadcabdi7079 3 місяці тому

      Silka dhawo mesha habrahi iyo odayadi rer miga aha e qabyalda kukhso anqariyay ma jogan rer badiyo caga jexjexan 2bdoda adna ka qabil fcn o maglo ku dhaltay kana so jeda halka adinku ad miyiga xolaha ku racdan landhere kute lanka laga bufina wlh

    • @Sihaam1.5
      @Sihaam1.5 3 місяці тому

      @@sucaadcabdisucaadcabdi7079 naa laamgaabey maxa rabta say uhadleysa wa ka gareyneysa in shaanshi ama eelay tahay alxm hadii alle nasabad isiiyey I aamu bila tolyahay🩴😂😂😂😂😂😂😂😂😂laangaabnimada wa cadaab aan la ogeyn

    • @Sihaam1.5
      @Sihaam1.5 3 місяці тому

      @@sucaadcabdisucaadcabdi7079 laaangabeeeey ha idenbaajin hoos hoos u oy😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @sucaadcabdisucaadcabdi7079
      @sucaadcabdisucaadcabdi7079 3 місяці тому

      @caatikahIna langabad ada ah o salid qunbo raginu isku fulan doqonyahey rer miga e qabilka qaladka ka fahantay orado ragina is fulaya kala qabo halkan lankaka uraya hakaka shekene

  • @maryanabdi8105
    @maryanabdi8105 3 місяці тому +1

    Qeelo subxaanallaah😢😢

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 3 місяці тому +3

    Qadka gurigiisa la joogo ixtiraan baa laga rabaa❤🎉 iyo iney dad ka is ku mid u ahaadaan

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 3 місяці тому +2

    Atttttt sunduusey wiilkan abukar aa la dhaha wala kasaa maxaa saan ugu galee😂😂😂😂

  • @sumayabudul507
    @sumayabudul507 3 місяці тому +7

    Abukar waa wiil FiiCaN Oo fahan badan

  • @sawdayuusuf288
    @sawdayuusuf288 3 місяці тому +1

    Sundus 😂

  • @CanbXasan
    @CanbXasan 2 дні тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FaisoCabdi-l4n
    @FaisoCabdi-l4n 3 місяці тому +1

    Wllhi beentiis maaha sanadki hore ku gale 😂😂😂

  • @SugaCali
    @SugaCali 3 місяці тому +14

    Ku Sali nabiga(scw)❤

  • @raaxojanaale8325
    @raaxojanaale8325 3 місяці тому +2

    😂😂abobakar iyo sunsusey tem iyo jer isku noqden wa ku haysanaa adnooy

  • @fatumashaffi-k9p
    @fatumashaffi-k9p 3 місяці тому +4

    sundus iyo abukar waa funn😂😂😂❤

  • @NaciimoFaarah-gn4xq
    @NaciimoFaarah-gn4xq 3 місяці тому +17

    Sundus ayanle iyo abukar baarakalaah❤😂😂

  • @nimco6623
    @nimco6623 3 місяці тому +1

    Adnay qosolka sas ah iskadhaf ykh wxbaba kama dhagysankrne😂

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 3 місяці тому +4

    😂😂alla kuwan ya isku balmiyeee😂😂

  • @DeeQamuuseFaarax
    @DeeQamuuseFaarax 3 місяці тому +7

    Alla Ba'ay aBokor😂😭

  • @suadgabayr4291
    @suadgabayr4291 3 місяці тому +1

    Sundus umadeena maaha 😅😅😅😅

  • @FadumaMohamed-m7h
    @FadumaMohamed-m7h 3 місяці тому +2

    Asc walalyal igu so duceya walalkeyga iga xiran mesha kuxiranyahay xitaa manaqano 40 qof ducododa wala aqbalaa hoyadeyda ilahay qalbigeda ha udajiyo igu so duceya😭😭😭

  • @NasliPille
    @NasliPille 3 місяці тому +1

    Adna gabadha xaa ku caynu anoo isaaqa ayaa ka xumaaday wlhi

  • @BisharoYasin-e8d
    @BisharoYasin-e8d 3 місяці тому +1

    Hhhhj nasro iyo Abubakar oo walan baa laban doona😂😂😂😅

  • @simanjamac7784
    @simanjamac7784 3 місяці тому +1

    Adna sundus wey ku ixtiraamtaa ixtiraam

  • @Aragsan4
    @Aragsan4 3 місяці тому +1

    Abokor iyo sundus hala isku balamiyo 😂

  • @najaxMaxamuud-sw6rt
    @najaxMaxamuud-sw6rt 3 місяці тому +1

    Wlhi been ma ahan team hoyga xamar le og

  • @munoqurux
    @munoqurux 3 місяці тому +2

    Sundus deyda jecliya marka aar satay saan u farxay leee❤😂😂

  • @Sabnaayariisey
    @Sabnaayariisey 3 місяці тому +2

    Walal Waxaa kaa bariyaa inaad soo boo qato you tobe kayga gacmaha lugaha alaha kuu barageeyo plz plz ❤❤❤

  • @khadraabdale
    @khadraabdale 3 місяці тому +2

    Sundus meeshay timaaado qosol wa u dhimanaysa😂😂