Subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar
Allah nagaa qabtoo kuwaa galaada iyo kuwaa jajuusta uhaaa amiin amiin alxmdullah alxmdullah Allah Akbar Allah Akbar Allah Akbar Allah Akbar Allah Akbar alxmdullah alxmdullah alxmdullah alxmdullah alxmdullah alxmdullah alxmdullah alxmdullah alxmdullah
Waa sheeikha kaliya ee diidan in Somalida la dooriyo la carbeeyo madhab loo kala qaybiyo wax badana ku baraarugsan balse dadku inta badan ma dhagaystaan
Sh Abdirahman wax google ku qoray dahir Ramadan ama daru Ramadan midna ima so bixin waxa ii so babaxay sh dahiru uthman oo Nigerian ah magaca sh xaqdarada ku xiran miyan qalday ma i sixi karta?
اولا السلام عليكم ورحمة الله وبركاته الاخ عبد الرحمن بشير الله يحفظك اخي كل ما تكلمت صدق وصدق وصدق انا شخصيا انعزلت لماذا رأيت ان الدين الذي ننتصبه قظ قلب رأئس علي عقب لان ما يجري مساجد المسلمين ليست دعوة ولكن هي تنفير للمسلمين عن دينهم وكما تطرقت المستشرقين وصلوا دورهم اولا مزقوا ما يسمي الارتباط بين حتي الجيران كل ما يتكلمون الدعات اليوم علي منابرهم هي الصلاة والحج والصيام حتي ما يتكلمون الزكاة. لانها هي فقر العمود الفقر للمجتمع. لذا اتضح لي شخصيا نعم الصلاة والحج والصيام عبادات واجبة لكن وين الارتباط بين المجتمع
Agree daalinka iyo mumin hakala cadaadan sheekh jazakalah khayran waxayse ilatahay waayo surat furqaan quranic waa mucjiso asaga ayaa xukuma aduunkan dawcan aw karhan walawkarihan mushrikuun. Yudabiru amru minasamaa ilal ardi.... kan dhalanaya ,kan dhimanaya, Jan macashaya, lamasokobi karo anything xukunku AMA haladiido AMA halyelee waa kor Allah jalal wacala sheekhiw masakintan UN hoosjogtee moodeysa In noloshu kujirto this way waa baadil waligoodna iyakabadnaa oo quudka naartu mayara Allah said "if you follow majority rules they will misguide you " Means xukunka Allah keliyaa leh ma banano in democrat majority said this therefore we rule this way waa fisqi. Wcs Allahuma tawafana musliman wajacalna maca nebiyiina wasidiqin wa shuhada wasalixiin aamiin
War wadaadku muxuu ku hadlay! Muxuu ku yiri ninkii rabay inuu diiinta ka boxo! Sideed u leedahay ka bax diinta qof diinta raba inuu ka boxo? Aaway naseexadii? Maxaase laguula soo raadsaday in diinta laga boxo? Ma hadalkaaga ayuu ka fahmay in diinta laga boxo in ay kula fusudahay?
Dad heerkii loo naseexayn lahaa dhaafay ayaa jira hadda shiikh cabdi raxman oo gaaloobay ma u naseexayn kartaa kaana cilmi badan kaana warbadan dad sidaas ah ayaa jira oo aan jaahilnimo u gayn kaas waa murtad waa sax in la dhaho naga soocan dadka ha noogu dhex jirine si dadku isga arkaan
illahayow sh abdiraxmaan iyo intii lamida ee waqaca fahansan ha inaga qaadin
Aaamiiin
Aamiin Yaaa rabbi
Allahu akbar.
Nabigeen suuban naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaato.
Macalinkaygii sheekh Abdirahman souleman Ilaahay ha kula jiro
Ilaahayow bulshada waxfahansii sheekhuna aad buu udadaalayaa
Sheikh abdourahman mashallah xafidaka allah inshallah
Sheekh cabdiraxmaan alle haku barakeeyo maansha Allah
Cimrigaaga allah hakuu barakeeyo ustad
Mnsha Allaah Alle Swt haku xafido
Sheekh ninkaa ku yidhi diinta ka baxayaa inaad tidhaah haka bixin ayey ahayd sheekh oo aad u nasteexayso insha Allaah
Illahow nabadbaadi 😢😢😢illhow diinta nagusug anaga iyo ubadgeena yaarabi
Asc.subxaanalaah sheikhanaa ninkaasi waa sanaadiqiyiin waana shayaadiin diintana allah ayaa balan qaaday ilaa qiyaami saaca waa xifdisan yahay
Aamiin
Aaakin yaa Allah!
Mnsha allah sheekh ilaahay haku xifdiyo adiga iyo familkaagaba wax wayn baan kaa faaiidaystay,ilaahay aqoontaada hakuu barakeeyo
Ninkaan ilaahay haay noo Xafido Maashalaah
❤Masha alaah sheq❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
❤❤❤ maasha. Allaaha.
sheekh Allah yaxfidak sheekh
Aamin yarabi
MashaaAllah.
Asc sheikh illahay ha noo kaadayo.illahay waxaan kaaga baryayaa in aad soomaliyoo dhan hogaan kaaga dhigo insha Allah ASAP Shugran.
Barakallah fiik sh c/rahman bashir.
Sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
Sixid(correction)
9:03 ثم لقطعنا منه الوتين ✅
ثم لقطعنا عنه الوتين ✖️
Masha Allah
Sheikh Maanshallah allaha ku xafido nin waxbadan ogtahay
Quranku. Waa xaq ilaahay agtiisa kayimid cidbeeninkartaana majirto
Asc from Djibouti machallah
Muxaadiro qiima badan Sh A/rahman bashiir
Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam Sallahu caleeyhi wasaallam
Un message très réaliste et pleine de sagesse!!! Bravo ya sheikh!
I love ❤ very good religion Islamic religion is my heart
Af somali ku hadal English ma garanayside
SALALAAHU CALEYHI WASALAM SALALAAHU CALEYHI WASALAM ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯💯
ALAAHU AKBAR ALXAMDULILAAH RABIL CAALAMIIN ALAAHU AKBAR --
Subxaanallaah rabbiyoow diin taada nagu sug.
Illahey qeyr ha ku siyo walal
Shukran Shiekh
Sheekh alla haku dhowro
Subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar subhanallah Allahou Akbar
وانه لتنزيل من رب العالمين *quraanku wa sodejiin lagusoodejiyey Nabi muxamed ( scw
Mar labad jiza kuma Allah kheyr bi kulli qalbi
Allaahu akbar, yaarabi muslimiinta badbaadi, sheekh, maadaama Dagaalka sidaa u xun.xagkastaba muslimiinta loogu jiro! Miyeysan bananayn in culimada islaamku qayladhaan kasameeyso wadan kasta oo Islaam ah. Si masiibadan nagu dhacaysa wax looga Qabto??
Masha Allah sheeqena Allah habarakeeyo Aamiin
Walee inaan aayad ilaahay cidna kabadali karin qur'aanka waxaan haysanaa balan qaad ilaahay..marna yaa baqin kitaabka Alle.❤❤❤
suuratu Tawbah waa suurada Aan gabi Ahaanba Quuraanka aan ugu jeclahay Waa iyada ta uu Ilaahay sw kaga Hadlay munaafiqiinta iyo Kufaartaasba
Ku mahadsanidnidiincasharka sawir gabrta aad saartay wajiga sheikh wax haboon ma ahan
Waxaan la hadlayaa video diyaariyaha
Subxana llah subxana llah subxana llah
انانحن نزلنا الذكر وانا له لحافظون صدق الله العظيم
Alhamdulilah Falestine ba fashiilisey qorshihi caadowga
Allah nagaa qabtoo kuwaa galaada iyo kuwaa jajuusta uhaaa amiin amiin alxmdullah alxmdullah Allah Akbar Allah Akbar Allah Akbar Allah Akbar Allah Akbar alxmdullah alxmdullah alxmdullah alxmdullah alxmdullah alxmdullah alxmdullah alxmdullah alxmdullah
🎉waad mahad santahay walal
Khur Aana Karima guul
masha Allah illaahow noo daa culimadeena nagana dhig kuwii ka faa iidays ta
Quraanka waa waa hadalkii ilahay XAQ weeyaan alhamduli'laah ilahay ayaa naga dhigay islaam
رضيت بالله ربا و ب الإسلام دينا وب محمد رسول
Chenalkagan waa mid barakaysan ❤subax walba muxaadara cusub ka dhagaysanaa
Mnshlla ❤
Aaqirusamaan 73firiq0 ayaa soo xaadirey allahu akbar allow hana baadiyeen
qofki dhaha quranka waxa samayay nabiga muxamed scw qofkas waa qof dafiraya jiritanka allah waana gaal mulxid ah oo allah ka fog quranka iyo nabigana scw waxay ka yimidan xaga allah qofki inkirana waa gaal mushrik ah
Sheikh waxaa fiicnaa leheyd inaad Soomaaliya ka noqoto wasiirka waxbarashada hidaha iyo tacliinta ama wasiirka Diinta iyo awqaafta
Waa sheeikha kaliya ee diidan in Somalida la dooriyo la carbeeyo madhab loo kala qaybiyo wax badana ku baraarugsan balse dadku inta badan ma dhagaystaan
Rasuulkeenii muxamad salalahu caleyhi wasalam.wuxuu yiri waxaan idinka ka tagey quran iyo sunada .ma duloobsysaan hadaad heysataan.quran iyo sunada.
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN
QURANKA ❤WAAN JECENAHAY NABI MAXAMED SCW ❤WAAN JECELNAHAY ALLAH NOO FUDUDEYO IN AAN BARABO OON XIFDINO INSHAALLAHA
Kitaabka quranka ilahay baa soodajiyey
Lahaybana xifdinaya
Sgeekh cexmn bashiir
Ya Rabi garde nous le ❤CORAN❤ comme tu la connais les gens qu'il veule échange al hamdulilah🎉🎉🎉
Asc, maashaa'allah Sheikhu maanta CBB MA AHO! TOLOOW MAXAA ISBEDELAY?
☝️ ALLAHU 🤍 MASSALLI 💐 CALLAA ☝️ MUHAMADIN 🤍 WA 💐 CALLAA ☝️ AALLIHII 🤍 MUHAMMAD 💐 KAMAA ☝️ SALAYTA 🤍 CALLAA 💐 IBRAHIIMA ☝️ WA 🤍 CALLAA 💐 AALLIHII ☝️ IBRAHIIMA 🤍 INAKA 💐 HAMIIDUL ☝️ MAJIID 🤍 ALLAHU 💐 MABAARIK ☝️ CALLAA 🤍 MUHAMADIN 💐 WA ☝️ CALLAA 🤍 AALLIHII 💐 MUHAMMAD ☝️ KAMAA 🤍 BAARAKTA 💐 CALLAA ☝️ IBRAHIIMA 🤍 WA 💐 CALLAA ☝️ AALLIHII 🤍 IBRAHIIMA 💐 INAKA ☝️ HAMIIDUL 🤍 MAJIID ☝️🤍💐
Sheikh Cabdiraxmaan waa jeclaa qudnadihiisa, waxaan ku jeclaa dhex-dhexaadnimadiisa. Laakiin maanta wuu janjeedhsaday oo Somali qaarna wuu taageeray, qaarna wuu fogeeyey. Kuwa uu fogeeyey waa xaqa ay Somaliland u leedahay xornimadeeda. Markaa waan joojiyey inaan dib kuu dhegaysto.
Somaliland ma diinta ayay xornimo ka qaateen meesha diinbaa looga hadlayaaye
Sheekh ma reerkaga ayad ka raacday😂
Subxaanalaah marka horeba aragtidaadaa yarayd
@@abdiali319
Xageed ku araktey, qof walaalkiisa xornimo kasugaya (dal ah) ? 🤔
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
Kitaabka quranka ilahay baa soodajiyey
ILahaybana xifdinaya
Ninkii Quranka xaqnimadiisa diidana naar buugali haduuna ka toobad keenin
Sweden anaga dagan sheikh jimca walbana khutbada waan aqrisana. Lakiin hada kawado makrafoono waweyn oo banaanka garaayo sweden malaha waad ku saxantahay.
Wll kuwaa khudbada akhrinayaa kuwaa isku haysta maaha masaajidada lacagaha illaahay darti lo urruriyay waaa qaar hada isku wada mid mahaa
Gaalada waxay nagu heystaan quran..quranka waa kalimada ilaahey
Qur.aanka allha ayaa sodajiyay
2:31 2:31 2:32 2:33 2:33
subxanalah
shllikha kuma raacsani maslinka uu kahadlayo qaarkod
Waxa laga yaaba inadan wax badn ogeen wll.... Aniga wa ku racsanahy xita dalilada u isticmalayo wa cajib
Sh Abdirahman wax google ku qoray dahir Ramadan ama daru Ramadan midna ima so bixin waxa ii so babaxay sh dahiru uthman oo Nigerian ah magaca sh xaqdarada ku xiran miyan qalday ma i sixi karta?
Dadka aan ku aqooon iyo caruurta u sheeg , Sheekh ayaan ayaan ahay.
Allaha ha ku caafiyo xanuunadu way fara badan yihiine
Hee ictisaam ma aha miyaa
Sheekhan magaci walalo yaal
sheekh Craxman Bashir
@@nimcoeisa8218
Mahad sanid walalo
Diintaan allah aya waardiyeysanayo waxba laga qaadimaayo
اولا السلام عليكم ورحمة الله وبركاته الاخ عبد الرحمن بشير الله يحفظك اخي كل ما تكلمت صدق وصدق وصدق انا شخصيا انعزلت لماذا رأيت ان الدين الذي ننتصبه قظ قلب رأئس علي عقب لان ما يجري مساجد المسلمين ليست دعوة ولكن هي تنفير للمسلمين عن دينهم وكما تطرقت المستشرقين وصلوا دورهم اولا مزقوا ما يسمي الارتباط بين حتي الجيران كل ما يتكلمون الدعات اليوم علي منابرهم هي الصلاة والحج والصيام حتي ما يتكلمون الزكاة. لانها هي فقر العمود الفقر للمجتمع. لذا اتضح لي شخصيا نعم الصلاة والحج والصيام عبادات واجبة لكن وين الارتباط بين المجتمع
Soomaalida xitaa rabta in laga saaro quraanka suuradahaas.
Wacdi qiimo leh
Acuudi billah
Wadadku run shegaya waxa soo baxay dhalinyaro somali ku hadlaya oo gala tiktok ka buxan 😢wlhi illahow naga badbadi sharkoda
Agree daalinka iyo mumin hakala cadaadan sheekh jazakalah khayran waxayse ilatahay waayo surat furqaan quranic waa mucjiso asaga ayaa xukuma aduunkan dawcan aw karhan walawkarihan mushrikuun. Yudabiru amru minasamaa ilal ardi.... kan dhalanaya ,kan dhimanaya, Jan macashaya, lamasokobi karo anything xukunku AMA haladiido AMA halyelee waa kor Allah jalal wacala sheekhiw masakintan UN hoosjogtee moodeysa
In noloshu kujirto this way waa baadil waligoodna iyakabadnaa oo quudka naartu mayara
Allah said "if you follow majority rules they will misguide you "
Means xukunka Allah keliyaa leh ma banano in democrat majority said this therefore we rule this way waa fisqi.
Wcs
Allahuma tawafana musliman wajacalna maca nebiyiina wasidiqin wa shuhada wasalixiin aamiin
Dad badan ban kula murmay shico wa Muslim culumo badan oo shicada galada lamid dhigay
Asc, Sheekh Cabdiraxmaan waa jecelnahay lkin ficilka gaalada ee xun xun yaan la buun buunin oo in la qariyo oon la sheeg sheegin buu ku micno beelayaaye maxay idila tahay akhyaareey.
Allaah hanagu badbaadiyo bil Islaami diinan bi’idnillaah.
Noo soo badi hada ladaa muhiimka ahq
Insha allah wll
Qofka muqdisho jooga waliis muslim ma ahane cidkale maba arage intee lagasoo habaaray?
إتق الله وراغبوه في سر والعلم
Sheikh waxan ahay somali Lakin carabta waxey ileyihin carab ayad tahay waxana joga erope inan xajka aado Ayaan kajogi la ahay waxan jira 24
Yaa huud laydin yiri gaalo, Qur'aanka Allaa sooda jiyey, waa been warkiinu
Waxaan TikTok ku arkay kuwa ilaahay ma jiro oranaya waa soomaali.
🎉The 0:45
Vidayagan intaa dabe cad malan
Walal waxa laga yaaba in ay dhankaaga tahay...muuqaalka oo dhan codkiisu waa dhamaystiranyahy...
ثم لقطعنا *منه* الوتين
Sarkozi yuhuudi ayuu ahaa aad u Tayo xun maanta hakuu ku danbeeyey jeel
Sadke
Shaydaan waaye kaas dhahaaya qu,aanka aayado halaga saaro lacnatullahi
Dagalka leygula jiro hada ogaan lehedeen waxad dhihi laheden mawaxad tahay hogaamiye weyn walal ii soo duceya waxan ahay nin dhalinyaro xag islamka an ku adagahay ayaa leynacay waxana noqday ruux eey gaal iyo munafaq dhagar ladoonayan alxmd waxa igarab istaagan alaah I abuure anigo kudhaxnool erope
daqiiqada 25: 45 ilaa dhamaadka waa arin halisteeda leh wuxu ku hadlay iyo waanada uu siiyey ninkii rabay inuu islamka kabaxo .wadaadkan halaga taxadaro waa halis wayn waa mufakir waa faylasuuf aa laysku gadaa yuusan inigaadin ninkani 🤨🤨🤨
Hadii qur,aan loo gafay ninkaan ayaa kamid ah dadka u gefay
Adigu waxna difaaci maysid intii ilaah karaankaa siiyayna kaama baxsanayso subxaanka cadiimkee!
Sidee saaxib
War wadaadku muxuu ku hadlay! Muxuu ku yiri ninkii rabay inuu diiinta ka boxo! Sideed u leedahay ka bax diinta qof diinta raba inuu ka boxo? Aaway naseexadii? Maxaase laguula soo raadsaday in diinta laga boxo? Ma hadalkaaga ayuu ka fahmay in diinta laga boxo in ay kula fusudahay?
Dad heerkii loo naseexayn lahaa dhaafay ayaa jira hadda shiikh cabdi raxman oo gaaloobay ma u naseexayn kartaa kaana cilmi badan kaana warbadan dad sidaas ah ayaa jira oo aan jaahilnimo u gayn kaas waa murtad waa sax in la dhaho naga soocan dadka ha noogu dhex jirine si dadku isga arkaan
Sirboon waa jamacad calmaaniya kaasna muslimba ma aha
Dagaal ay ku guulaysanayn ayay wadaan
Shiico isku meel mawada joogi karno. Isku diina ma heesano nin Abuu bakar iyo Cumar gaalo waaye dhehay.