socdaalkaygii ceerigaabo - Magaalo aan weligeed la Gaboobin || erigavo city

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 56 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
    "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
    I discover the world on my way, and I have visited so far, 56 countries and i am in mission to reach 197 countries.
    socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
    ==========================================
    Follow me:
    Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
    Facebook: / geedisahan
    Instagram: https: / geedisahan
    ==============================================

КОМЕНТАРІ • 279

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  Місяць тому +51

    Fadlan 10 kun Like iyo Share
    Salax UA-cam kiisa:
    youtube.com/@saalaxdigle?si=atBGNnP88H0t0BHg

    • @ASM4363
      @ASM4363 Місяць тому +3

      Djibouti 🇩🇯

    • @MaxamedaliHaybe
      @MaxamedaliHaybe Місяць тому

      Gacan liibax kuso dhawow inader

    • @kediyemedia6353
      @kediyemedia6353 Місяць тому

      Geedi sahan, Nin Muxtarim ah ayaad tahay, Shaqo fiican oo aad kaga fiican tahay, UA-camrada kale ayaad haysaa, waan kugu hambalyeynayaa.
      Fadlan joojji inaad Magaalooyinka ku yaalla Somaliland, aad ku sheegto Somalia, waayo Somaliland waa Dal madax banaan ee kama mid aha Somalia.
      Ereygaas waad ku soo celcelisaa, fadlan noo tixgeli Qaranimadayada.

    • @kediyemedia6353
      @kediyemedia6353 Місяць тому

      Gobolka Sanaag waa Gobolka ugu quruxda badan Somaliland.
      Somaliland waa Dal madax banaan, haku sheegin Somalia.

    • @MedIbrahimidrissIbrahim
      @MedIbrahimidrissIbrahim Місяць тому

      UA-camrka Somalie🇸🇴♥️🇸🇴♥️ugu Aslubta badan walaal guleyso

  • @Drzayidka
    @Drzayidka Місяць тому +36

    Ceerigaabo meeshii aan ku barbaaray, dadka reer Ceerigaabo waa dad gob ah oo dun wanaagsan, wax dhib ah kalama kulmi doontaan ee soo booqda 🎉

    • @maxamedxuseen1740
      @maxamedxuseen1740 Місяць тому

      Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa "Nin isfaanshe waa ri' is nuugtay". Warkaaga beeninmaayo, laakiin waxau ku haboontahay cid aab ceerigaabo u dhalan oo soo aragtay inay amaanto.

    • @Drzayidka
      @Drzayidka 29 днів тому

      @@maxamedxuseen1740 Soo arag sxb, hadaad u dhalatayna waabaad ogtahay.

  • @Mohamuudcaaqil
    @Mohamuudcaaqil Місяць тому +27

    Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️

    • @MohamedAbdi-hu7ej
      @MohamedAbdi-hu7ej Місяць тому +1

      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @abdifatahbashir
      @abdifatahbashir Місяць тому +1

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @Garaad.1
    @Garaad.1 Місяць тому +6

    Ceerigaabo waa dhul🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Waa kaa xumahay inaa kuwan un laa hadashey

    • @user-wq8gw4ti8m
      @user-wq8gw4ti8m Місяць тому +1

      Laangaab ciilan😂😂😂

    • @zizoaizon6599
      @zizoaizon6599 Місяць тому +1

      Ya kale oo joga buu la hadli laha? Ceelki musajidkii iyo hudheelki magaladaba waa la geyee 😂

    • @Garaad.1
      @Garaad.1 Місяць тому +1

      @@user-wq8gw4ti8m 🤣🤣🤣neef

    • @user-wq8gw4ti8m
      @user-wq8gw4ti8m Місяць тому

      @@Garaad.1 macaaacdy mx leedy

  • @abdiazizhamza5866
    @abdiazizhamza5866 Місяць тому +7

    Mashallah reer abtigey reer ceriigabo h/yonis from reer baladweyne

  • @aragwaafi5886
    @aragwaafi5886 Місяць тому +2

    We appreciated Brother Geedi Sahan for showing natural beauty and history of our mother tongue. You are the best You tuber in Somali community

  • @KhalilAbdi-wz2cy
    @KhalilAbdi-wz2cy Місяць тому +17

    Nabiga inta jecel love ❤

  • @BilaalMorgal
    @BilaalMorgal Місяць тому +14

    Gedi sahan somali traveler legend nin tagay

  • @jayneindhayare6858
    @jayneindhayare6858 Місяць тому +10

    Geedi sahan waxyaabo badan bay magaalada iyo dadka degaanku caan ku yihiin oo uu ka mid yahay MARTI-SOORKU hadii aad aabe reer sanaag ah aad martido hadii laba ri'yaad uu haysto waa kii midna kuu lisa midna aan kuu looga ( kuu qala ). Balse gobolada kale badankoodu kalama mid aha waxa lagu waydiinayaa sooryo daaye lacag Dalxiis.😊

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 Місяць тому +2

    Maashaalah ceerigaabo waa magaalo qurux badan, somailand nooLaada walaalayaal❤

  • @Bashicade842
    @Bashicade842 Місяць тому +13

    Oo Allah unite the Somalis 🇸🇴 midnimo inshalah

  • @Gobanimo-gy8gd
    @Gobanimo-gy8gd Місяць тому +6

    Maasha Allah guulaysta geedi sahan iyo reer ceergaabo

  • @cabdinaasirbootaan
    @cabdinaasirbootaan Місяць тому +3

    Ceerigaabo waan damacsanahay inaan deegaan ahaan ugu noolaado Idamka Eebbe❤.
    Peace and Happy life

  • @KhadarIsmaciil-ed8fr
    @KhadarIsmaciil-ed8fr Місяць тому +6

    Magaaloyinka garaxajis waa magalada aan ugu jeclahay

    • @Makhircoast
      @Makhircoast Місяць тому +3

      munaafaqadini bd bilawday! magaladan 4 belod ba dega
      wa magalo la wada leyahy cidna gaar uma shegan karto 1993 ba goaan lagu gaadhay

    • @SuhaybCabdi-ku3re
      @SuhaybCabdi-ku3re Місяць тому +3

      @@Makhircoast dhuxulaysato mad ilowday 40 kii harti aha ee makhiri u dabal daga laha ee an jedalka uqoray mad ilowday ader sanag isaaqba ka taliya adiga warsan kuwa lo taliya tahay 😂

    • @SuhaybCabdi-ku3re
      @SuhaybCabdi-ku3re Місяць тому

      @@Makhircoast dhuxulaysato mad ilowday 40 kii harti aha ee makhiri u dabal daga laha ee an jedalka uqoray mad ilowday ader sanag isaaqba ka taliya adiga warsan kuwa lo taliya tahay 😂

    • @Makhircoast
      @Makhircoast Місяць тому +2

      @@SuhaybCabdi-ku3re wad arki doontan kibirkasi meeshu idin geeyo iyo idinko baryo tamaya inshallah

    • @SuhaybCabdi-ku3re
      @SuhaybCabdi-ku3re Місяць тому +1

      @@Makhircoast hadan kibro iyo hadan miskin noqdo kii 1993 marku ka saray snag Dib kugu zo celiyan ahay

  • @nurcade3523
    @nurcade3523 Місяць тому +6

    Horey u soco sxb geedi sahan masha Allah

  • @hizamhasa9189
    @hizamhasa9189 Місяць тому +10

    HI REER CEERGABO O KELIYA👋

    • @Hurdaaye24
      @Hurdaaye24 Місяць тому +1

      Abayo ciyaaraha ayaan ka hadlaa igu soo biir xitaa hadaadan ciyaaraha xiiseynin iskaga key camir lee sabiskaraaybta ii taabo

    • @jeimaani2024
      @jeimaani2024 Місяць тому

      Anaga rer cerceergaabo manihin manasodhoweneysid miyaa😊

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 Місяць тому +1

    Erigaabo is a beautiful and vibrant City. I once visited back in 2018 and i really enjoyed my stay which was supposed to take one week but didn't really know how 21 days passed. Many greetings from Nairobi Kenya.

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 Місяць тому

    Machaallah gobol an jeceel lahay illahay ha unaxaaristo fanan aan add uu tageeri jirey aya kaso jeeda ceerogabo Marxun shey mire dacar illahay ha unaxaaristo 🤲🏼salan sare dhaman reer ceerigabo

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame2061 Місяць тому +3

    Ha isku wareegin Geedi Sahanow yaanad dawakhine Ciyaarta ceerigaabo waa cajiib, walhi

  • @user-vn5vp6rt8k
    @user-vn5vp6rt8k Місяць тому +16

    WELCOME ERIGABO ,, MEESHA SOMALILAND UGU QURUX BADAN

    • @KING_ZACK_275
      @KING_ZACK_275 Місяць тому +3

      @@Cabdulaahi70Khaatumo seeg waa urur argagixisa oo tuulada laascanood ka dhuumalaysta dhawaan waa la soo afjarayaa

    • @user-kd6nr4hz7n
      @user-kd6nr4hz7n Місяць тому

      @@KING_ZACK_275ururka snm ayaa la soo af jaray khaatumo waa maamul goboleed soomaaliyeed ee haku qaraarin adiguna orod oromada leefleef waxaa tahayba la garan waayee

    • @user-fr3kw2rf3z
      @user-fr3kw2rf3z Місяць тому

      😂😂​@@KING_ZACK_275

    • @marvellousmarvin6127
      @marvellousmarvin6127 Місяць тому +1

      hoyada iyo isaaqland ba was

    • @user-vn5vp6rt8k
      @user-vn5vp6rt8k Місяць тому

      @@marvellousmarvin6127 WAXAY CAYDU ADEER MEESHU WA ERIGABO MAAHA BADHAN DOQONAW DHULKAN ISAAQ AYAA LEH

  • @FARHANDAHIRR
    @FARHANDAHIRR Місяць тому +1

    Ceerigabo ❤🎉
    Magaalada dhir halugu beero

  • @SikowSomali
    @SikowSomali Місяць тому +2

    Masha Allah waa magaalo
    Aad u qurxoon

  • @walaalahaoffical7017
    @walaalahaoffical7017 Місяць тому +3

    Ceerigaabo goob barakaysan
    Masha alh ❤❤❤❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Місяць тому +3

    Waaaw ceerigabo magalo harti❤🎉

    • @abdulwahidmohamud9408
      @abdulwahidmohamud9408 Місяць тому +1

      Siilka walashaa ee Harti Aya lagu Wasa ceerigabo waxa ku Wasa muuse ismacil iyo biciide

    • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
      @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Місяць тому

      @@abdulwahidmohamud9408 wayo dadkaas adhijirbay kajihin kuwaaa raga magalka iska leh aamus yan bariska kajarine hoyada cayimayo wahoyo somaliyeed

    • @user-kd6nr4hz7n
      @user-kd6nr4hz7n Місяць тому

      ⁠ 11:34 11:34 @@abdulwahidmohamud9408 11:34 11:34 snm baa ku dhashay marka hadal edab ku jirto xageed ka keeni aloha jabiyo snm iyo wixii dabadhilif
      11:34 11:34 11:34 11:34 u snm baa dhashay afxumo caado ayay kuu tahay SSC qaatumo maamul gobaleed soomaaliyeed sharaf leh weeye oo aan marba cid sheegan ee haku qaraarin oram yahow

    • @SuhaybCabdi-ku3re
      @SuhaybCabdi-ku3re Місяць тому

      @@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 40 nin ee hartiga aha ee sanag lu dabal daga Is yodhi 26 June mad ilowday Ina jeedal iyo xabsi an ka Kala dhigay ader sanag isaaqba ka taliya hartiga shegyso waxan yelo hadau diidan jedal uunba u qora

    • @SuhaybCabdi-ku3re
      @SuhaybCabdi-ku3re Місяць тому

      @@abdulwahidmohamud9408 40 nin ee hartiga aha ee sanag lu dabal daga Is yodhi 26 June mad ilowday Ina jeedal iyo xabsi an ka Kala dhigay ader sanag isaaqba ka taliya hartiga shegyso waxan yelo hadau diidan jedal uunba u qora

  • @AbdimananmahmoudRashid
    @AbdimananmahmoudRashid Місяць тому +5

    Waa kahelay cerigabo so/lnd from konfur jowhar 🇸🇴❤️🙏

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 Місяць тому +2

      thankz wl

    • @mohammedabshir6331
      @mohammedabshir6331 Місяць тому +2

      Ceerigaabo 60% waxa degan Nalaye Ahmed (dhulbhanate) 40% kale wa isaaq- ceerigaabo wa meesha somalinimo aad u macan mashallah

    • @SuhaybCabdi-ku3re
      @SuhaybCabdi-ku3re Місяць тому

      @@mohammedabshir6331 hhh siilbahante horta riyooy is kugu zhekeyan cerigabo labada tuule ee xadka nugal saranba ka dagta inta kale isaaqba kataliya dagana takale 60% ban ka daga iyo ceerigabo kudaheeda Aya jeedal laygu qora isma gadho mad ilowday 40 kii harti ee ceerigabo jewdalka iyo liinta u qoray😂😂😂

    • @KING_ZACK_275
      @KING_ZACK_275 Місяць тому

      @@mohammedabshir6331Nageeye axmed ma magaca hooyadaba ladhahaa adeer ceerigaabo %100 waxa dega muuse ismaciil

    • @AbdimananmahmoudRashid
      @AbdimananmahmoudRashid Місяць тому +1

      ​@@mohammedabshir6331haa m.a rer ayeydey dhulbahante maigu so dhaweyneysin Waka helay cerigabo😢❤❤❤

  • @mohanur3447
    @mohanur3447 Місяць тому +2

    Geediyw waad ku Mahdsan tahy Muuqaaladaada Qrxda badan ❤

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali Місяць тому +7

    ماشاء الله جميله جدا 👏👏👏👏

  • @DhuugaalRk
    @DhuugaalRk Місяць тому +2

    magaalo qabow oo aan hadana dhir lahayn !!

  • @CabdiQaadirr
    @CabdiQaadirr Місяць тому +2

    Aad baan idiin salaamay reer ceergaabo

  • @caydaruusjaamac9400
    @caydaruusjaamac9400 Місяць тому +3

    Waamaxay baaquli
    Jabcad dheh

  • @buraale134
    @buraale134 Місяць тому +1

    Mashallah reer cerigabo beeraha xoga saara gobolku Greenland

  • @מוחמד45
    @מוחמד45 Місяць тому +4

    Cerigaabo ssc khatumo state of somalia 🇸🇴 dhulka dhulbahante /warsangali ❤❤❤

    • @SuhaybCabdi-ku3re
      @SuhaybCabdi-ku3re Місяць тому +3

      Siilbahante cerigabo Ana ka taliya ha moodin laascanod an dumiyay😂

    • @AZIZMHMD-xw9hc
      @AZIZMHMD-xw9hc Місяць тому +2

      ​@@SuhaybCabdi-ku3re
      meeshu Buqdharkeyntii cagafta lagu xaaqay maaha dadbaa dhistay idoorow Ceerigaabo ragii ka talin jiray baa nool😂

    • @SuhaybCabdi-ku3re
      @SuhaybCabdi-ku3re Місяць тому +2

      @@AZIZMHMD-xw9hc hh siilbahante ceerigabo Ana daga Ana ka taliya calnkayga ka tagan lkn ka iska riyonaya ee laascanod an so dhaafin ee ceerigabo kiro ku jira hadu hadlo jeedal iyo liinta laga dhigo Miya hadalaya 40 siilbahante iyo warsan gali is kugu jira Aya dabal daga is yidhi walahi jeedal iyo liinta Aya u qoray walahi xabsi Banay ku jiran

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 Місяць тому

      ​@@AZIZMHMD-xw9hcquruxeey meesha haku khaldin tuladii lascanod😂

    • @11naa44
      @11naa44 Місяць тому +1

      Ssc🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-tt1ne8ic5u
    @user-tt1ne8ic5u Місяць тому +1

    Magaalada ugu jooga saraysaa somalia

  • @hibaqm8944
    @hibaqm8944 Місяць тому

    Thank you geedi for. visiting my beautiful city ceerigaabo maandeeq❤❤❤❤

  • @mustafesiciidismaaciil357
    @mustafesiciidismaaciil357 Місяць тому +1

    My home ceerigaabo muuq
    Billan.❤

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el Місяць тому

    Mncha Allah UA-camr Mr GeediSahan Keep going and Courages, brother DalkoodhanWada mar Gacan libaax tag

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c Місяць тому +1

    Sabaayad iyo caano garoor maalaisku cunaa subxaanallaah

  • @SuhaybCabdi-ku3re
    @SuhaybCabdi-ku3re Місяць тому +4

    Ceerigabo dhul isaaq ❤🎉

    • @Footballer1165
      @Footballer1165 Місяць тому +1

      Neef

    • @nuxur6530
      @nuxur6530 Місяць тому +1

      Cergaabo Dhul warsangli

    • @abdulwahidmohamud9408
      @abdulwahidmohamud9408 Місяць тому

      ​@@nuxur6530siilka walasha Aya lagu Wasa ceerigabo waxa Wasa muuse ismacil iyo habarjeclo

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 Місяць тому +1

      @@nuxur6530ayagaa maamuLa oo ubadan isaaqu beri aa tegay ayaga iguso dhaweeyey magaalada isaaq aa degan dadka kale way uga badanyihin from mugdisho🎉

    • @apdikanimohamed8067
      @apdikanimohamed8067 Місяць тому

      Dhul naalaye axmed weeyi dhilaa ku dhashaye

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 Місяць тому

    Hard work, persistence and dedication pays off.. great work Gedi Sahan.

  • @MaxamedAalta
    @MaxamedAalta Місяць тому

    Dhaxaa maqlay Cerigabo muqalkeda manta iigu horeyso hampalyo gedi🎉

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Місяць тому +1

    Big legend always geedi sahan another's levels beautiful very nice 💯💯💑💑❤⚽️❤😊

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 Місяць тому +1

    Baaauli shaah ah tolow imisa koob ayaa ku jirta

  • @zahruujaabdi
    @zahruujaabdi Місяць тому +3

    ceerigaabo magaaladaydii waan u xiisay

  • @CABDIJOOKER
    @CABDIJOOKER Місяць тому +2

    Ceerigabo gobolkii Awoowayaasha ❤

  • @Doctor.khadar
    @Doctor.khadar Місяць тому +2

    Ciyaarto waa cajiib 🎉

  • @xiin1535
    @xiin1535 Місяць тому +2

    BRO SAYLAC SOOO DUUUB

    • @buraale134
      @buraale134 Місяць тому +1

      Saylac laami maleh lomaro dhib badan ba laga mara

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Місяць тому

    Waa. Maagaalo. Dadkeeni. Coolo een. Oo. Dadkeeni. Baabiyeen. Oo. Qaabiil I. Isaku. Diilay. Waa. Magaalo. Qaadimi. Ah. Oo. Soomaaliida ha. Aweewe. Iyo. Ayeeyo. Bisiinka.

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Місяць тому

    Masha allah ceerigabo waa magalo qabow nolol macan ❤❤❤

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 Місяць тому +1

    Magalada dhir ku beera fadlan ❤

  • @ustaadaxmedcabaydh803
    @ustaadaxmedcabaydh803 Місяць тому +2

    My city ceerigaabo ❤❤❤❤

  • @Mowlod-zk4nm
    @Mowlod-zk4nm Місяць тому +1

    Geedi sahan sln sare waxaanu ka sugayna waa barmaamujka beeyada ama fooxa isna noo soo daah

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Місяць тому

    WAXSAN AHEEYE! EEBBEH! WAXSAN AHEE! = GUD WHO MAKES THE BEST! GUD MADE THE BEST! = MAASHA ALLAAH JALLA JALAALUH!!!

  • @Me-vq7sy
    @Me-vq7sy Місяць тому

    Masham tabarakAllah wonderful video ❤

  • @Xareedvlogs
    @Xareedvlogs Місяць тому +1

    Zxp idol ba i tahay
    From borama

  • @rahimsame
    @rahimsame Місяць тому +1

    Whatever happens, baruur ma cuni laheyn.

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib Місяць тому +6

    Woow ceerigaabo

  • @C-yo6bo
    @C-yo6bo Місяць тому +1

    Nollow abti ❤

  • @ustaadaxmedcabaydh803
    @ustaadaxmedcabaydh803 Місяць тому +1

    Abwaan mustafe qashaf❤

  • @abdirashidkahiyehassan5786
    @abdirashidkahiyehassan5786 Місяць тому

    Magalada ceerigabo way qurux bdn balse geedaha ku yar halagu abuuro geedo bdn

  • @clraxmaanjarmali4084
    @clraxmaanjarmali4084 Місяць тому +1

    Wll maxamuud xiis iyo maydh noogu soo xigsii

  • @geediipraaim
    @geediipraaim Місяць тому

    Ceerigaabo sanaag green regions

  • @thekaraamo2
    @thekaraamo2 Місяць тому

    Baruurtu wa sun, Baruurta uma fiicna caafimaadka, reer Ceerigaabo Baruur cunka iska daaya. Khudaarta cuna o hilbaha iska yareeya.

  • @axmedmahad7446
    @axmedmahad7446 Місяць тому +1

    Maashaa allah

  • @starwarchannellsomali3790
    @starwarchannellsomali3790 Місяць тому

    M.a ceerigaabo qurux badan. Maruun waan arki😢❤

  • @sharmakeofficial4254
    @sharmakeofficial4254 Місяць тому +6

    Somalilnd❤. Casimada cerigabo halaga dhigo

  • @AnabAxmed-zc8zc
    @AnabAxmed-zc8zc Місяць тому +1

    Ceerigabio 🎉mgldtdii🎉

  • @muhanadfficial
    @muhanadfficial Місяць тому +1

    Masha allah

  • @AbdirisaaqAli-zc6fr
    @AbdirisaaqAli-zc6fr Місяць тому +1

    Cad ii soo dhiib hilibka

  • @AbdulaahiYusuf-u3t
    @AbdulaahiYusuf-u3t Місяць тому +1

    Wll xgee kalasoo xiriiraa

  • @bood90
    @bood90 Місяць тому +1

    GeeriGaabo ❤

  • @11naa44
    @11naa44 Місяць тому

    Jaandheerta ceerigabo caadi maha 😂😂😂 geedi you found a new exercise 🎉🎉🎉🎉

  • @Fotballmo
    @Fotballmo Місяць тому

    wan u xisay ceergabo waa halkan ku dhashay weli wan xusuusta nasiib daro kuman noqon marki ehelkan ka dhashay isku cune 1988 illa hada 2024 i miss so moch😢

  • @Ismailmohamudabd
    @Ismailmohamudabd Місяць тому +1

    Badhan imow taarkiikh badan ayay leedahay ceerigabo waa udhowdahay

  • @MaxamedaliHaybe
    @MaxamedaliHaybe Місяць тому

    Gacan liiban ino sheikh kuso dhawow

  • @abdaleabdiali1021
    @abdaleabdiali1021 Місяць тому +1

    Geedi sahan

  • @hamsemohamed4329
    @hamsemohamed4329 Місяць тому

    Mnsha akhi hore usoco the one and only Mahmud ✊

  • @AbdirisaaqAli-zc6fr
    @AbdirisaaqAli-zc6fr Місяць тому +1

    Masha allaah

  • @abdiazizhussein6749
    @abdiazizhussein6749 Місяць тому

    Perfect thank you for your kind offer

  • @hassanrobleali6494
    @hassanrobleali6494 Місяць тому

    Geedi sahan ku salaamay bro

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 Місяць тому

    Gedi sahan si quruxbdn bad u duubta meelkasta sxb.. aad ban kugu xidhanahay.

  • @Cabdulaahi70
    @Cabdulaahi70 Місяць тому +3

    ssc khatumo ceerigaabo city

    • @KING_ZACK_275
      @KING_ZACK_275 Місяць тому +2

      Siilka saado cali means ssc tuulada laascanood waa tuulo ka tirsan somalilan argagixisada darood oil dhawaan waa lasoo afjarayaa

    • @marvellousmarvin6127
      @marvellousmarvin6127 Місяць тому

      @@KING_ZACK_275fag we have ur adeeros in sool

    • @Cabdulaahi70
      @Cabdulaahi70 Місяць тому +1

      @@KING_ZACK_275 nin weyn baad thy sida dumarka caytamaysaa

    • @abdiwelijaffaal
      @abdiwelijaffaal Місяць тому +1

      Qoodh qoodh dhalay,ceergaabo waa magaalo ssc-khaatumo ma reer sanaag baa tahay?

    • @Cabdulaahi70
      @Cabdulaahi70 Місяць тому +1

      @@abdiwelijaffaal haa ader

  • @marvellousmarvin6127
    @marvellousmarvin6127 Місяць тому

    sindi ceerigabo ❤

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Місяць тому

    Soomaalida. Hiilbaha. Baariurata. Kaa. Jaaraaa. Waa. Kuwee

  • @CabdiXakiin-k4l
    @CabdiXakiin-k4l Місяць тому +1

    First comenti wa ku samley Geedi❤

  • @Alpha12-s3j
    @Alpha12-s3j Місяць тому

    Masha allah cerigaabo😊

  • @MaxamedTekloonji
    @MaxamedTekloonji Місяць тому +1

    Midhosho soo duub nio

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521 Місяць тому +1

    Saa waa Ceeri😂

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 Місяць тому

    Waa maxay jigjigada uu sheegayaa, jigjiga kilahaayaa

  • @deeqcilmi3485
    @deeqcilmi3485 Місяць тому

    Best youtuber

  • @barniabdirahman6475
    @barniabdirahman6475 Місяць тому

    Ad beey dhiismad uquurux baadan taahay tiidaado kuuryaah udheey waa dhiismah aduumyad laaga sitic maalo guuri gaasta jiid baa hoormar

  • @moulidmed-o9j
    @moulidmed-o9j Місяць тому +1

    mash alah

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Місяць тому

    Ader dadkan iyo kuwii hore maha isku mid kuwani waa bilaa hurdo iyo mirqaan.
    Lakin dadkii hore way lugayn jireeeen badhina way cuni jireen iyo idaha

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Місяць тому

    Ceel ka yaa qoday warsangali mise habaryoonis soo cadeeeya idinma kala naqaane guulaysta kkk

  • @updykhadarkoce74
    @updykhadarkoce74 Місяць тому

    Geedi sahan saaxiib next travel kaaga Ceerigaabo inaad igu casuumto ayaan kaa codsanayaa pls 🙏 ❤

  • @DrQaran
    @DrQaran Місяць тому

    Ceerigaabo magaaladaydii xasuus nololeed oo cajiib ah.

  • @blacktyga252
    @blacktyga252 Місяць тому

    My hometown 💚

  • @yuyuhaji2163
    @yuyuhaji2163 Місяць тому

    Runti town plan ka magalada aad bu u nidaamsan yahay magaloyin badan somaliya we dhanta

  • @Suheybjr-df1yp
    @Suheybjr-df1yp Місяць тому

    Legend❤

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Місяць тому +3

    Ceerigabo the jewel 💎 of Somaliland ❤❤❤

    • @marvellousmarvin6127
      @marvellousmarvin6127 Місяць тому

      naa blind bih don’t you know khaatumo flag is in other side ceerigabo

    • @princesshawd6859
      @princesshawd6859 Місяць тому

      @@marvellousmarvin6127 I know it is fiqifuliye tulo which is far 85 km but not in my ceerigabo

  • @kamalabdi7436
    @kamalabdi7436 Місяць тому

    Zxp heesta music background-ka iisheega