XALWO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 108

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 роки тому +3

    Aniga waxaan arkay hadii subaga oo mar deb galo waan ku laab jeexaa only saliid aan ka sameystaa. Maasha Allah Jizzakal'Allah sister 👍💖🧡🌹Allah ha na wada xifdiyo Ameen yaa Rabb 🤲🤲🤲 Eid. Mubaarak.

  • @munomankachannel7035
    @munomankachannel7035 2 роки тому +2

    Masha allaah abaayo wlh dhiiri galiso ayaa tahay lesma xaqire ado nawad qawo allaah kukala keeno Allaahuma aamiin🤲

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 2 роки тому +1

    Masha allah wlshey ilahey ha idin daayo wlhi noyadan ka cunoya gacanta ilahey haku barakeeyo

  • @idmanmaxamed3246
    @idmanmaxamed3246 2 роки тому

    maasha allaah abaayo gacantadda allaha kuu barakeeyo aniga xalwada dhagax bey iga noqotaahe maxaa sababay

  • @aliyarenuurka9360
    @aliyarenuurka9360 2 роки тому +1

    Masha Allah xalwo qurux badan thanks muniro

  • @seynabahmed1819
    @seynabahmed1819 2 роки тому

    Illaha ha u naxariisto Cabdullahi gare xalwadiisa ad ayey u maced

  • @safaluul7338
    @safaluul7338 2 роки тому

    Alle haku barakeyo qaaliyey anigo inanaan keligay taagnaan kari wayey

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 2 роки тому +2

    Wcs abayo munira masha allha tabarikllha shukran xabti allha haku barkeeyo aamiin Yaa rabi Ramadan Mubarak ❤❤❤❤

  • @MomofTwoKids
    @MomofTwoKids 2 роки тому +2

    Yummy recipe, I need to try it out 😋👍🌹

  • @bilanhassan6459
    @bilanhassan6459 2 роки тому

    MashaAllah gacanta Allah kubarakeyo next unsi nosogeli

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 2 роки тому

    Maasha Alah Anigana xalwo xaaji ciise ayaan daris aheen waaberi Ilaahay ha u naxariisto adigana wlshay muniiro Ilaahay ha ku xifdiyo

  • @leyla7108
    @leyla7108 2 роки тому

    Can I use orange or yellow food color sister or its not gonna look the same

  • @nuurtomaxamuud9084
    @nuurtomaxamuud9084 2 роки тому +1

    Mashalllh tabarkalaah wllaheey muniira keep going xppti Allah idin xafido ❣❣❣❣💋💕💕💖

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 роки тому +2

    Masha allaa abaayo muniiro quruxey ciid wanagsan ilahey sanadkan kisi kale cafimat iyo cimridher dher hanagu garsiyo insha allaa sharafey ❤❤❤

  • @nalkaxusen8089
    @nalkaxusen8089 2 роки тому +1

    Masha Allah Abaayo macan

  • @Sadiaabdulahi1
    @Sadiaabdulahi1 2 роки тому

    Abayo kacantada allaha kuu Bargeyo waxbadan kaafaaidnay jazaa kallah

  • @hamiofficial9884
    @hamiofficial9884 2 роки тому +2

    Masha allah xalwo caadi maha qurux wllhi 👌👌👌👍👍❤️🥰🥰

  • @rihamkhalifomarrihamkhalif7388
    @rihamkhalifomarrihamkhalif7388 2 роки тому +2

    ماشاءالله تبارك الله🥰

  • @bintisheekh3656
    @bintisheekh3656 Рік тому

    asc abaayo muniiro waxaa mahadashey dagmo aan jecalah at

  • @leylomohamed205
    @leylomohamed205 2 роки тому +1

    Masha Allah tabaraka allaah
    Alle ha idin barakeyo dhamaantiin
    Family my Rejo
    Abdi risaq xalwa Abdullahi gere waxa badashay xalwo boqol soon

    • @jawharamuhudiin7185
      @jawharamuhudiin7185 2 роки тому

      Ilaahay haunaxariisto walh cabdirisaaq waa fani sow ubartay fiiri

  • @hamdohussein9853
    @hamdohussein9853 2 роки тому

    Masha Allah abyo midaa 4 år sodhigtay ayaan dawdaa markan rawo wana kugulestay shukran abyo mcn ❤❤❤

  • @aaminabashiir6119
    @aaminabashiir6119 2 роки тому +1

    Gasaca xbbti ma rubacba ku jiro mise nus liter waye anaga somaliya jogna si an keena ugu qiyasano

  • @raxmocali2353
    @raxmocali2353 2 роки тому

    ماشاءالله تبارك الرحمن

  • @breenahassna6539
    @breenahassna6539 2 роки тому

    Masha Allah

  • @hiboabdullahihussien5506
    @hiboabdullahihussien5506 2 роки тому +2

    Abay xalwadii aan kaa fiirsathay way ii hagaagtay mashallah waad mahadsantahay ❤️❤️

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 2 роки тому +1

    Mashaallha tabaraklha abyo allha kufududeyo

  • @MaidoMaido-vq3ix
    @MaidoMaido-vq3ix 2 роки тому

    Masha alah

  • @shacnibarre
    @shacnibarre 2 роки тому

    xalwada wax ayaa u dhimanaa abaayo waa jilacsan tahay waan daremayaa aniga xalwo waan karin aqanaa

  • @qadardheereoffecial8303
    @qadardheereoffecial8303 2 роки тому

    Masha Allah keep going

  • @charliepoulaliecky1893
    @charliepoulaliecky1893 2 роки тому +2

    Mashaallah ❤️ happy eid Mubarak my brothers and sisters in Islam I wish all the best mashaallah

  • @ayanelmowge2150
    @ayanelmowge2150 2 роки тому

    Muniiro abaayo astaqfaarso markasta alle hakuxafido adiga iyo familkaga amiiin yaarabi

  • @xafsofaarax2922
    @xafsofaarax2922 2 роки тому

    Tnks apyo allah ajar haka ziiiyo wlhi wan fahmey wan samenaa i.a

  • @kherjecel1705
    @kherjecel1705 2 роки тому

    Marsha.allah.qurux

  • @queensaafi
    @queensaafi 2 роки тому

    Mashaa alllah tabarakallah jazakalaaha qera shukaran abayo

  • @safiyoxajio3984
    @safiyoxajio3984 2 роки тому

    Masha Allah abaayo Ciid Mubarak

  • @muntasomar983
    @muntasomar983 2 роки тому

    Masha allah tabarkallah joozka la'antiisa mala sameeyn karaa qali

  • @gamerabdi9206
    @gamerabdi9206 2 роки тому +1

    Mashallah illaha gacanta a ku fududeyo

  • @saadiamohamud4722
    @saadiamohamud4722 2 роки тому

    Waa sax ceeltubaweyne

  • @farxiyo8500
    @farxiyo8500 2 роки тому +1

    Shukran xabibti jizaka allah qer

  • @cabdiraxmaanNajax
    @cabdiraxmaanNajax 2 роки тому

    Mash Allah wllo

  • @qalbiuroon746
    @qalbiuroon746 2 роки тому +1

    Abayo xalwada saliida waa Laga miiraa marka hore kadib lee ladajiyaa saliida maficana

  • @qaaliquen3324
    @qaaliquen3324 2 роки тому

    Mansha allaah hpo muniiro

  • @runeyiskufilin4806
    @runeyiskufilin4806 2 роки тому +2

    Waa laguu yaqaan ebooo xalwo tubweeyna xasuus dheer aad igilisay reer jungal ayaan ahay

  • @samirasaadi2355
    @samirasaadi2355 2 роки тому

    MashaAllah

  • @mustalifamohamet8864
    @mustalifamohamet8864 2 роки тому

    See camal hee kilo xalwo waa afar koob sokor iyo 1 koob warango

  • @luulahmed5767
    @luulahmed5767 2 роки тому

    Muniro allaha ku fuduyo amiin

  • @fadnanoor5121
    @fadnanoor5121 2 роки тому +1

    Mashacala

  • @fatushqurux558
    @fatushqurux558 2 роки тому

    Asc abayo magaceyga waa farxiyo waxan jogaa dadab abayo mahaysto waxan kuafuru caruru ayan haystaa carurtaa ayaa dar eid laan igaa ah abayo inaa so cawiso ayan rabaa Allah foshaa hakufududiyo inshll

  • @israhussein4397
    @israhussein4397 2 роки тому +1

    Miniira waa kiilo iyo bar saan u fahmay

  • @umusaara6789
    @umusaara6789 2 роки тому +1

    Abayo munira koobka sow rubac ma aha 4 koob u aqan halkilo 6 kobna kilo iyo bar

  • @nasroshiine9017
    @nasroshiine9017 2 роки тому +2

    Masha allah

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 роки тому +1

    Maasha allah 😍

  • @samsamcali8329
    @samsamcali8329 2 роки тому +1

    Xabiibti ma isoo jawaabtiid

  • @fartunriyo8307
    @fartunriyo8307 2 роки тому +1

    Abyo muniiro maxaa subaga ooga miiri waysay

  • @dekaosman7483
    @dekaosman7483 2 роки тому

    Muniro cadey salida mxa uga Miri weysay ? Meqo sac ana Ku karisay

  • @mariachannel1976
    @mariachannel1976 2 роки тому

    Masha’allah

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 2 роки тому

    Masha Allah shukran

  • @zamzamahmed2226
    @zamzamahmed2226 2 роки тому

    Mahadsanid sister 💞💞

  • @sundusiinadayib2535
    @sundusiinadayib2535 2 роки тому +2

    masha allah 🥰🥰

  • @calisheeq9883
    @calisheeq9883 2 роки тому

    Mashallah keep going sister

  • @cookwithkhadraqaali
    @cookwithkhadraqaali 2 роки тому

    Masha Allaah abaayo xalwo qurux badan mahadsanid

  • @anisocabdule3054
    @anisocabdule3054 2 роки тому

    Jazaakal laah sister

  • @indheey
    @indheey 2 роки тому

    Masha allaaah

  • @munomaxamuud9462
    @munomaxamuud9462 2 роки тому

    Ilahow ku naxariiso c/ lahi gare xalwo macan subag ah

  • @xiisinahasanxiisinahasan990
    @xiisinahasanxiisinahasan990 2 роки тому +1

    Masha Allah macmacanka kusoo xiji

  • @farxiyo8500
    @farxiyo8500 2 роки тому

    Abayo mcn meqasac camal ey sarneed xabibti 🥰🤩😍❤❤💯

  • @fadumocddey3800
    @fadumocddey3800 2 роки тому

    Maasha alaah

  • @محمدالعوني-ن3ظ
    @محمدالعوني-ن3ظ 2 роки тому

    اللهم انك عفو تحب العفو فاعفو عنا.🌷🌷🌷

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 2 роки тому

    Masha Allaah 😍😍😍

  • @faizaqaliosman9200
    @faizaqaliosman9200 2 роки тому

    Hhhhh aad & aad xalwada cabdullahi garre yaqshiid wadada carafaat gasho o daganaa lkn Alla ha unaxaristo🥺

  • @xamdiabukar85
    @xamdiabukar85 2 роки тому

    sikasto hadaan udadaalo saan iima noqoto waaa wxn layabay

  • @faysamaxamed3409
    @faysamaxamed3409 2 роки тому

    masha allh

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 роки тому

    Intay kululed maxa uga dadin wayday way laqday subagii

  • @munoali3306
    @munoali3306 2 роки тому

    Masha alaah

  • @ommazhar2829
    @ommazhar2829 2 роки тому

    subaga inaad ka dhurto aye eheed

  • @abyandalel2837
    @abyandalel2837 2 роки тому

    masha allh abayo muniiro gacaan taada allh kuu barakeeyo

  • @ilovemyhusband5098
    @ilovemyhusband5098 2 роки тому

    Plz abaayo muniiro iyo asaxaapteeda cidii wax igu dhaanta isoo kaalmeeya dar illahay igu caawi hooyo baahan ilmaheeda ciid u awoodin waad dareemi kartaan xanuunkeeda

  • @Queen-mv5mt
    @Queen-mv5mt 2 роки тому

    masha allaah 😍

  • @umabdulfattah4462
    @umabdulfattah4462 2 роки тому

    Miniiro shib miyaa markad maqashay shukaansi😁😁😁

  • @Imkoyt
    @Imkoyt 2 роки тому

    Kan xalwo maaxano is like jale gesato a male uugoogaa

  • @naciimacadey8794
    @naciimacadey8794 2 роки тому

    Subaga meeqa bakeeri noqonaaaa ama saliida

  • @samruuhaji2813
    @samruuhaji2813 2 роки тому

    Saliid miyaad ku dartay mise subagi le waye

  • @safiyoabdiyare1718
    @safiyoabdiyare1718 2 роки тому

    Abayo uurkada hadu yar yahe 2 bil yahe xalwo mala cuni karaa

  • @nasteexoxuseen6245
    @nasteexoxuseen6245 2 роки тому

    M.a

  • @quanrihana1626
    @quanrihana1626 2 роки тому

    Thanks 😊abyo

  • @caashomaxamed5916
    @caashomaxamed5916 2 роки тому

    Abayo
    Dolsho
    Noososameey

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 роки тому +1

    Somali rashinka dhibka badan maxa laga siiya sida xalwada sanbuuska

    • @aaminomohamed5021
      @aaminomohamed5021 2 роки тому

      Wax laga yaabay waaye wllhi wax laga faa’ıdono malahan 😂😂

    • @fatimasagal1584
      @fatimasagal1584 2 роки тому

      Waa labada faaiido ma leh iyo caafimaad waana howl

  • @xamdaburo4486
    @xamdaburo4486 2 роки тому

    warango daqiq miyaa lagawada horts😴

  • @amalciise7215
    @amalciise7215 2 роки тому

    Abayo muniro cusbadi mahilmamtay kkkkkkkk

  • @KhadromahamedKhadro
    @KhadromahamedKhadro 2 роки тому

    warankada inta laka hala wll plz

  • @sucadasiman
    @sucadasiman 2 роки тому

    Macalimaeyada

  • @yaasinabdi5977
    @yaasinabdi5977 2 роки тому

    Waar soomaalay caafimaadkiina u tudha oo sonkorta iska ilaaliya

  • @سعديهقاسم-و6ر
    @سعديهقاسم-و6ر 2 роки тому

    kalarku ma qasab baa wllo

  • @hafsuja114
    @hafsuja114 2 роки тому

    Dabka iyada oo saaran salida ka saar

  • @samsamxassan4347
    @samsamxassan4347 2 роки тому

    Mash allah

  • @aminaabdullahi6913
    @aminaabdullahi6913 2 роки тому

    Masha Allah

  • @nasroshiine9017
    @nasroshiine9017 2 роки тому

    Masha allah

  • @nadiifoshuceb5550
    @nadiifoshuceb5550 2 роки тому

    Masha alah

  • @zamzamjamafarah597
    @zamzamjamafarah597 2 роки тому

    Masha Allah