Sheekh umal berri hore wan ku kacsanàa Wana berri u ka hadley arimo nabiga ku sabsana lkn an dhibsadey, iminka illa an dhageysto maba seexdo kabadan 100 fadhi oo mid 1 sacad ah wa ka dhageystey. Marka hadii ay sura galtahey Sheekha cafis I weydiya
Wll shiiqa waxa i waydiisa waxaa jiro ilmo an dhalay o leh xubinta taranka raga iyo xubinta taranka dumarka Marka shiiqow maxaan ku xisabiya ma ragbaan ku xisabiya mise dumarka
Asc Sheekh, Anagoo aad u dhegaysanayna fadwadaada oo faa'iido kala guranayna in xayaysiis naago galo oo aan asturnayn codkaagii iyo fadwadaadii lagu gooyo ma akhlaaq wanaagsanbaa?? xataa khudbada Jimcaha xayaysiis aan Muslim ku haboonayn ayaa dhex yaacaya arrinkaa ka warran sheekh.
Wan yabaye af somaligi madadka qoraaya ayaan carabkodu Karin Mase waba logu Tala galay. Saalo. Ayaa hada ciwan u ah eraga saxdaa waa su aalo Mase ma aha idinko raali ah
fikrad culimada caafimadka ay qaban ayaa sheegaysa inay tahay warehous of flora bacteria (meesha ay ku keedsanthy bacterida fiican) qaar kaloo culimadas ka mid ah waxay leeyihin wax shaqo ah o ay jirka u haysa ma jirto. ugu dambeyn waxa leysku raacay in la dhaho shaqada jirka ay u hayso lama ogo (unknown) ilaa hada waxa socdo baaritano iyo cilmi baarisyo taasoo lagu xaqiijinayo kaalina dhabta ah ay jirkena ku ledahay sidaas daradeed culimda cafimadka ah ma dooran iney si toos ah u dhahan wax shaqo ah ma heyso.
Aad baan uu jacelahay sualah iyo jawaabah hooray uu soocoda garabkinah aalle haa gaalo Sheikh iyo dhalin yaraadan garaabkinah aalle haa gaalo Sheikh umal aalle haaku xafiido aaqiro iyo aaduunba iillaahay dartis baan iidin jacelahay garaabkinah aalle haa gaalo
فضيلة الشيخ محمد عبد أمل
Waad noo nasteexaysaye Allaha janno kuugu abaal gudo aamin
Aaamiin
aamin ya rabbi
JazakAllah qeyr Sheikh maxamed cabdi umal xaftiidallah
ما شاء الله تبارك الله حفطك الله يا شيخ محمد امل ورعاك أ حبك في الله يا شيخنا الحارثي على الدين الله
Masha allah iilahay hanoo Xafido culumadeena
Jazakallah mufti umal
Fadlan ii sheega su alaha intee lagu soo diraa
Masha'alaah Rabbi habarakeeyo sheekhena.
Manshaallah may Allah bless you
Mashallh
Manshallah
جزاكم الله خيرا وبارك فيكم
MaashaaAllah Alle hahafido sheikha.
Icdikaaf ii macneeya ❤️
Scw scw scw ❤❤❤
MashaAllah sheikh maxamed cabdi umal ilahey hakuxafidho adun iyo aqiro
masha allah allaha xifdo sh mohamed iyo ehelkiisa
Jazakallah sheikh
m.a sheekha allha xifdio
cilmiga io cumriga allha brakeyo
XAGE SU,AALAHA LAGU SOO DIRAA
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ماشاء الله تبارك الله شيخ اللهم يحفظك
Aad aayan uga xumahay iin meesha diinta looga haadlayo iyo wanaga iin dad yar oo faaro kuu tiiris ah aay dawadan meelah aan wanagu kaa socoonah million qof kaa badaan aay dawadan soomaaliyeey qeeyrka baad saada oo kaaso baaxa meelah xumaantu kaa socooto
Xqiiq
Waaa Aakharu Saban
Alle ha ina so hadeeyo😰
Masha alah
hadad awoodin islaamka u dhexmar wll ilahay haku cafiyo
Masha Allah jasakallah shekh
Masha allh jazakalh khyyr
Mashaalah Illahey haidhin xifdhiyo
Jazaakallaahu khayraa
Masha allah 😍😍
May Allah bless this sheikh and his family 😭❤
Saxibayaal suaalaha xage laguso diraaaa
Jizaakumu Allah kheyr jamiican.
Mnchllh tabarkllh
M.a
alle habarkeeyo sheikh
waxbadan baan ka faa idaystay
Sheekh umal berri hore wan ku kacsanàa
Wana berri u ka hadley arimo nabiga ku sabsana lkn an dhibsadey, iminka illa an dhageysto maba seexdo kabadan 100 fadhi oo mid 1 sacad ah wa ka dhageystey.
Marka hadii ay sura galtahey Sheekha cafis I weydiya
Jazakallah khayr
جزاك الله خيرا شيخنا الفاضل
Maasha allaah
Asc plz plz xageen suaalaha kusodira
masha alaha
Alle hadin xfido
Waan sugaayay jazakumullah
Ma
M a ♥️♥️♥️
اللهم احفظ شيخنا
Mashaallh❤❤❤❤❤❤❤❤
Wll shiiqa waxa i waydiisa waxaa jiro ilmo an dhalay o leh xubinta taranka raga iyo xubinta taranka dumarka
Marka shiiqow maxaan ku xisabiya ma ragbaan ku xisabiya mise dumarka
ما شاء الله شيخنا
❤❤❤❤❤❤❤❤
Man sha allah
su,alaha halke laydinkala wadaaga
Gabarey nin kudhahay aan ku qarsado kuma rabo ee sidaa u ogaada
Xage su allah lugu sodiraya isheeg wll
Masjidka 6ka islii
mnsh allh
Masha allah ❤️
🥰🥰
Maàsha allah
Wllyalow xagee laydinkala sooxiriiri karaa qofkii raba inuu shiikha suaal waydiiyo
Su'aala xagee lagu soo diraa sheekha?
asc sual ayaa rabaa inaan sheqa weeydiyo. xagee kuso dirsan karaa
Asc wllo xagen ma weydiya su,allah please igu cawiya
Asc Sheekh, Anagoo aad u dhegaysanayna fadwadaada oo faa'iido kala guranayna in xayaysiis naago galo oo aan asturnayn codkaagii iyo fadwadaadii lagu gooyo ma akhlaaq wanaagsanbaa?? xataa khudbada Jimcaha xayaysiis aan Muslim ku haboonayn ayaa dhex yaacaya arrinkaa ka warran sheekh.
Walaal xayaysiintu waa mobilkaada ee iska saar kuma xidhna webkaan aadka dhaysanayso waa dhankaada.
Anaba wa dhagaysanaysaaa mana arko waa mobelkaga malaha wllo Kula ma qabno
Asc walal shiikha sualaha xagee loso mariya marar badan ayaan ku weydiyay comments keygana igamaso jawabtaan Jazakallah
Walal wax dib ogu noqota videoga ogu horey halkas ayu ku qoran yahy
@@maryancabdirisaq8118 walashay waan ku laabtay mana arko igu caawi hada idhaanto Jazakallah
Wll fiidyooga labaad 15minit kadib shaashada lambarlasoo dhigayaa halkaa ugu laabo wll
Lkn fadhiganbaa ugu danbeeya
@@hudasuldan5360 Jazakallah walashay 🥰
Masha Allah
Wcs wrb
Sidee su aalo uwydiiya sheekha?
Asc
@1:08
Masarku dhib badanaah qubays aan kugu waajibin qubayso waa imtixaan
Wsc
M.a allah allah haku barakeeyo sheikh maxamed cabdi umal
Rabbi haku barakeeyo adiga iyo familka dhamaan
Shekh hooyo gabar xabar yar utahay habar yarta ninkeeda jamec ugu tago xaas kiisa kama furan thy diinta maxa kaqabta
Yaa ninja ni
M a
Jcu
Wan yabaye af somaligi madadka qoraaya ayaan carabkodu Karin Mase waba logu Tala galay. Saalo. Ayaa hada ciwan u ah eraga saxdaa waa su aalo Mase ma aha idinko raali ah
Oon kla xiriira
Appendix ka jirka malaga saari kraa sababto ah wax faaido ah malahane
fikrad culimada caafimadka ay qaban ayaa sheegaysa inay tahay warehous of flora bacteria (meesha ay ku keedsanthy bacterida fiican) qaar kaloo culimadas ka mid ah waxay leeyihin wax shaqo ah o ay jirka u haysa ma jirto.
ugu dambeyn waxa leysku raacay in la dhaho shaqada jirka ay u hayso lama ogo (unknown) ilaa hada waxa socdo baaritano iyo cilmi baarisyo taasoo lagu xaqiijinayo kaalina dhabta ah ay jirkena ku ledahay sidaas daradeed culimda cafimadka ah ma dooran iney si toos ah u dhahan wax shaqo ah ma heyso.
Haduu xanuun ama caabuq kugu haayo waad saari kartaa balse adoon cilad kuhayn in layska saaro faaido kuma jirto kolley
Masha allah ❤
Masha Allaha
Masha Allah