Heestaan waxaan dhagaysan jiray 2016 kii anigoo jooga gobalka mudug gaar ahaan bariga hoose oo markaas colaado ka taagnaayeen. Isla sanadkaas ayaan ka soo huleelay carigaas anigoo u soo baqoolay Koonfurta somalia 🇸🇴, maanta oo ay tahay MAY 17/5/2023 ayaan ku dhagaysanayaa Nairobi, ma garanaayo halka aan ku danbayn doono illahay waqtigeenna ha inoo qurxiyo. Sanado badan oo wanaagsan ayaan idiin rajeynayaah dhammaan dadka arki doona commenigaan.❤😊
Wali waan dawada sababtoo ah maalintii arooskaygaa ninkaaan dunada iska calmanay ii soo dirty maanta waxaan kale maqanyhy sorry qalbigayga qalbiga in aan adkeeyo mooyo xal kale ma hayo wakhtiga ilaahay qalbiga qabooji😢😢😢😢
Waxaa dawanyaa 16/1/2023 aniga iyo saxibkey axmedey waxana jogaa mugdisho somlia 6 yr after hadaa iga dambesid like ha iga ilowin haben xasuus leh i.n 💯💯👍 🙏
Wlh Reer waqooyiga meel kasto wey Noga fiicanyihiin.. Xaqiraadu ma fiicna 😭 Suugaanta kaliya ma ahane.. soo dhaweynta iyo dad jaceylkana laguma gaaro. ❤❤ Love you SOMALILAND
مشكور يا غالي هذا يدل على معدن اهل السودان الغاليين علينا ك صوماليين وهذا الإعجاب منك ما جاء من فراغ إنما يعتبر من علاقات وطيده وقديمه بين بلدينا في شتى المجالات وب التحديد في مجال الفن والثقافة، واتذكر كان هناك تبادل زيارات بين الفرق الموسيقية بين الصومال و السودان في السبعينات الميلادي،
Waxaan ahay Somali kuna faana dhaqankiisa iyo diintiisa, dalkiisa iyo dadkiisa! Baal goranyo madaxa ii gu suran sidii dakeenii noo soo halgamay. Dadkale ma sheegto si aan like u helo
Rendile are originated from somalia although their main culture are bastrolism from 1 palec to another palec that's why the lost some of their words changs
Wxan daawanaya haben arbaco ah tarikhda 06/6/2023 anigo ah c/rahman ibrahim xusen xasan xusus inay ii noqoto ayan raba sanado kadib ayan firina wxan rajayna ani iyo saxiptey Maria inan isla dawano heestan one day I.a
Gabadhaan raunti waxa ay ka sameesan tahay dareen kooni ah Fece ka codka indhaha caadi ma ahan wey qurux badan masha Allah Qof an ogahay aya kuso xasuustay 2020 asxaabta iga taba keeyga Like igu qabta
One of the best songs that are my favourite,,I’m still wacthing,,now it’s Sunday july 9 2023,,it’s been 7 years since I started watching still I love this song ❤❤
I have to admit,i am getting addicted to this song,i have listened to it 5 times already this morning and i am listening to it the sixth time.The two are blessed with such sweet voice,what a talent!
mashallah she's naturally beautiful hope she doesn't turn out like most somali famale singers n bleaching themselves natural skin shade is beautiful....... perfect just the way Allah created you
I love Somali music since am Somali i really appreciate u my somali people we ar the most beautiful creature on this earth may Allah bless you Somalis are the only people in this world that use same language for speaking God bless Somalia
Heestaan waxaan dhagaysan jiray 2016 kii anigoo jooga gobalka mudug gaar ahaan bariga hoose oo markaas colaado ka taagnaayeen.
Isla sanadkaas ayaan ka soo huleelay carigaas anigoo u soo baqoolay Koonfurta somalia 🇸🇴, maanta oo ay tahay MAY 17/5/2023 ayaan ku dhagaysanayaa Nairobi, ma garanaayo halka aan ku danbayn doono illahay waqtigeenna ha inoo qurxiyo.
Sanado badan oo wanaagsan ayaan idiin rajeynayaah dhammaan dadka arki doona commenigaan.❤😊
Meqa sano aya jirta quruxey?
Wakhtiga io wayuhu wa is bedelan m.a horay usoco wllo👋
M.a
Aaaaaamin aaaaaamin 23/9/2024
Fhdvfyfuvdvyvkjgyuimunyvti😢😢😢😢
2024 yaa dawanaya hdii aad iga danbyso like 👍 isar 😮
2020 inta dawaneyso xamda yar iyo farax murtiile like isara
Faiza Baari hhhhh
Xamda yar
Þnv
Bf
🦮🦮🦧💗💗😘
2021🔫🚮😂
@@saidaliwarsame7636 0000000⁰0⁰0⁰⁰⁰⁰0000⁰0000⁰0
2024 hadii aad daawaneyso like iisaar 😢❤😊
Hamda Yar wxa na baray Farax Murtiile sida saxdaa 2022 yaa so radiyay hestan is muujiya liketa 👍😍👍
Heestaan waan jeclahay markay iso baxday illaa hadda kama na daalo faarax murtiile iyo xamda ma kala dhacaan
Heestaan waan jeclahay markay so baxday illaa hadda kama daalo faarax murtiile iyo xamda ma kala dhacaan
Hestan 4 sano ayn toos udageystaa
Wed 20 april
Mee
Hees igadheh diinta ilahay umba kamacan badan iyo nabiga oo lagu saliyo scw scw scw🤑🤑🥰🤏🤏✊
🤣
Scw ♥️♥️🥰
Dhiladii hooyadaa wase quraanka io heesaha isku meel ha dhigin 😢
@@YacquubMohamed-fe3zehoyo Ha cayani zhp😢
Scw
😘😘😙😙😍😍💟💟💟 تحية لإخواننا في الصومال 💟💟
أخوكم من السودان
تحية لك أخونا من بلد محمد وردى رحمه الله رحمة واسعة
ماشاء لله يا اخونا في السودان
هلا وغلا
Fa
@@daudaliaser3148 yfwxs
What a song!
Hadad daawanaysid 2022 ilaa 2023 legend ruux dahaba leedahay waan Ku salaamayaa, inta soo xasuusatay Waayo - Waayo ay dhageysan jireyn Allaaa. 💚🌼
Abwe ani wlhi hestan aad ujeclahay ex iiqaadi jiray lkn hada naxaristi jano alh haka warabiyo
Waka qaday wll
Waxn dawanayaa 15/3/2023 waana soo xasuusty heestan aad baan organise helaa runtii 🥰❤
Wali waan dawada sababtoo ah maalintii arooskaygaa ninkaaan dunada iska calmanay ii soo dirty maanta waxaan kale maqanyhy sorry qalbigayga qalbiga in aan adkeeyo mooyo xal kale ma hayo wakhtiga ilaahay qalbiga qabooji😢😢😢😢
@@sawdaahmed3720😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊7r😊6
Maxeey dadbadanoo hestaan dhageystay dhinteen Allow udanbi dhaaf anagana noo naxariiso oo nodanbi dhaaf markaan dhimanno😢(30 /7 /2023)
Amen yaa rabi😢🤲
Dec26 😂baa dax daa nomaa raysaa wll😮
Asc end bt4g@@alijelee
Aamiin 😢
Amiin Ya allah Ya arxamu raaximiin🤲💯
Waxaa dawanyaa 16/1/2023 aniga iyo saxibkey axmedey waxana jogaa mugdisho somlia 6 yr after hadaa iga dambesid like ha iga ilowin haben xasuus leh i.n 💯💯👍 🙏
ᴀɴᴀ ᴡᴀxᴀɴ ᴅᴀᴀᴡᴀɴᴀʏᴀᴀ 26/5/2023 sᴀᴍᴇᴇᴄᴀᴅ ɪɪɢᴜ xᴀʀɪɪʀsᴀɴ ᴍᴀǫʀɪʙ ᴋᴀʙᴀᴄᴅɪ ᴡᴀxᴀɴ ᴊᴏᴏɢᴀᴀ ᴍᴀɢᴀᴅɪsʜᴏ ᴅᴀɢᴍᴀᴅᴀ ᴀʙᴅɪ ᴄᴀᴢɪɪᴢ 😭
ʜᴀᴅᴀɴᴀ ᴡᴀᴀ ᴋᴜ ᴄᴇsʜᴛᴀ ᴏᴅᴇʏɢᴀ ᴡᴀᴀ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀᴀᴀ 🤣👍
6 years ago kadib hada o sacada tahy 8:34pm hwn nimo life in canada Toronto Ontario one love ❤️ somali maxamed🌹
VVD❤
I love this song very day am watching song❤❤
gabadhan quruxdeeda wa mucjiso walahi masha allah anago dumar ah aya ku indha sarcaadnay oo ka jeesa la ragu xagey ku jiraan plz masha allah dhaha
Qaali Abdu
o
Qaali Abdu masha allah
+Nawal Ahmed ♥♥~♥~~♥~
Qaali Abdu 🙍😎😎😏😏😔😪👧👶💩👮👥💁💂💂👱💋💔💛💚✌
Qaali Abdu ghcG
Wlh Reer waqooyiga meel kasto wey Noga fiicanyihiin.. Xaqiraadu ma fiicna 😭 Suugaanta kaliya ma ahane.. soo dhaweynta iyo dad jaceylkana laguma gaaro. ❤❤ Love you SOMALILAND
Mahadsanid wllo inaguna waanu idin jecelahay hdaad naga haraysaan😂
@@ahmedabiib8836 🤣🤣🤣 hadaad naga hareeysaan hhh
@@inacabdiinacabdi7159 kkkkkk warka sikale u fahantay
Wall wa xaqiq inkastay hestan anigu galabta un dhagaystay 25 mar 2020 marka wll wa sida u shegtay m.a
Abdiraxman wlky thankz yaa iladhagaysanaya 2020❤❤😭😭😭😭😭😭
Waxaan dhagaysanayaa 2024 bisha 10 aad 4 teeda inta iga dambeeysa sharaf iyo karaamo korkiina ha ahaato guuleeysta goor kasta iyo goob kasta ❤
Isku maalin baan soo boqony hestan. Ilahy nolosha. Hyno qurxiyo❤🎉
@@UgbadAdan-nk1zm aamin walaashay sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaato
Anna waxaan soo booqdey heestaan 31/10/2024 subax khamiis inta iga danbeyso farxad baan urajaynaa
Ya ila dhagaysanaya
18/4/2023 🥺🖐🏼
Muqdisho hodon ❤🦋
Hda iga dmbysid waku slamy🥺🖐🏼❤
1 February 2024.
3:00 pm
Muqdisho hodan
18/4/2024
1 year ka dib
Wow Suuraha, xishoodka, degenaanta iyo codkaa i dilay lol, Indho Deeraleey naturally beatiful somali girl.
“Boqol deyr cadoo ugub
subax yaa dareershoo
digilkiina soo tuba
duhurkiyo habeenkii
Dayibooy ku daawada”
Hees jacayl oo dhameystiran iga dheh!!!
قلب كبير للشعب الصومالي ❤ اغانيكم جميلة جدا موسيقاكم فرايحية ذو طابع خاص يحيكم سوداني ويتمني لكم الخير دوما
مشكور يا غالي هذا يدل على معدن اهل السودان الغاليين علينا ك صوماليين وهذا الإعجاب منك ما جاء من فراغ إنما يعتبر من علاقات وطيده وقديمه بين بلدينا في شتى المجالات وب التحديد في مجال الفن والثقافة، واتذكر كان هناك تبادل زيارات بين الفرق الموسيقية بين الصومال و السودان في السبعينات الميلادي،
@@user-horo thank you
Maash Alaah
@@calimoha1960ghuu😮😅😊
Waxaan ahay Somali kuna faana dhaqankiisa iyo diintiisa, dalkiisa iyo dadkiisa! Baal goranyo madaxa ii gu suran sidii dakeenii noo soo halgamay. Dadkale ma sheegto si aan like u helo
Unoolow qadiYadena saraYnteda waliged halYeY 🙏✍️💯
Duhurki iyo hapeenki zamzamey ku dawada ❤
Iso nqoo nolosheyda aduunka ku jeclahay zamzam😢
Soolaabo samsamey
Wr nio waliga naag ha u calla callon
I am Rendille from Kenya Somali and Rendille are one people,,, still watching 2024
We are brothers ,one language but little diffrence so welcome
@@Cuzayro_pro🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢🎉🎉🎉🎉😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢🎉🎉🎉🎉😢🎉😢🎉🎉🎉😢🎉😢🎉🎉🎉🎉😢🎉😢🎉🎉🎉🎉😅😂1⁹
Bit a difference but we associate with nilotes that is why@@Cuzayro_pro
Rendile are originated from somalia although their main culture are bastrolism from 1 palec to another palec that's why the lost some of their words changs
Both Rendille and Somalis are one people
SOMALIDU WAA DAD ILAHAY QURUX KU MANAYSATY.......BAL SADDEX QOF EEGA MAANSHA ALLAH.........LABADA GABDHOOD IYO FARAX BA WAA QURUX .......PURE SOMALIANS
I'm.somali.i.like.music.oromei.two.stete.cusiotec.desmeem
2023 Hadii aad daawaneyso like iisaar please 🙏 xasuus
The first one
❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅😅
2024
@@mohodinPliano❤❤❤❤❤
"Allow yaa ku dacal jooga
Ka ag tegin docdaadoo
Dushaa ka ilaashada
Aqal daahyo weyn yaa
Kuu daadsho gogoloo
Da'yar kuu xambaaroo
Kaligaa ku daawada"
Wow cajaib. Sxb qeybta kalana kusodar. Hestan oo qoral ah wan wayay e.
"Allow yaa ku daaweysta
Dadba kaa dhoweysto
Duntii caashaq kugu xira
Yaa daalo iyo ceyn
Kusoo daawad siiyo
Dambarkii gobaad yaa
Doobi kaga buuxsho
Dibnahaaga ku qabto
Duhurkiyo habeenkii
Daymoy ku daawada
Walashaaya ayaa ushegesa
Who,s watching 2024 like haila dhaafin✨️ Faarax murtiile Abwaan + Fanan + Laxamiiate Woof caleek
I am still watching this song. It is 2024 now.❤❤❤❤❤❤❤❤
Aniga xitaa saacaan daawanooyaa 😊
@@fadumadirshe4666 waa hees laxanka iyo luuqdaba iyo midhaha aanay kala deicing, codkuna raxmad Lee yahay.
@@OsmanJama-y8j haa ❤️
Your brother from Sudan, I love you Somalia, Farah Martelli
Welcome bro
Siday gabadhu u dhoolacadeyn wan kahelay mashallah💖
Wxan daawanaya haben arbaco ah tarikhda 06/6/2023 anigo ah c/rahman ibrahim xusen xasan xusus inay ii noqoto ayan raba sanado kadib ayan firina wxan rajayna ani iyo saxiptey Maria inan isla dawano heestan one day I.a
Mohammedkeygi illahow inaan la kulmo i kas hees jcyl marka dhagesanayo asiga qalbiga iga tagan jcylka Naxaris iyo farxad waye😭❤2019
Fast FAST
@@mohamedaden5757 hhh adi miyaane hhh
Fast FAST jufan
rer somaliland hees wan udaaye iyo hablo qurxoon sey maansha allah yana ladafarin isku rer waye yana leen dhihin I m xamarawi
Thnkx wlky qaali❤❤❤❤❤❤❤
Jow now xamarawi well come
Waxaan dhegaysanaya 20 Aug 2023 10:11 Habeenimo Hadaad iga dambayso Liketa HayLa dhaafin❤️🙏🙌
Kula mid ahee😅
Wr anna 2023 dhagysanya 8:30 habeenimo😅
😂2024
All yaa ku dawaaysta
dadkaba kaa dhawaysta
duntii caashaq ku xidha
Best song of Year😍😍😍😍
dadka lama haqiro xaqiiqdii hees iyo music dagan iyo style kaba Somaliland ayeey Ku dhamaatay I am From Hiiraan thanks fanaaaniinta S/land
thanks a HM
Shugran gaclo waxd kasoo jedaa gobolda dadka xariirta ahi ku noolyihin alle Haku sharfo wlo ana from Togdheer burco
Mashaa allaah
Thanks wllo
Thnkx wl🙏🙏🙏🙏🙏
Wa 3:26 habenimo 27/3/2024 igedambeyoq kafogaaw ani waba bexe ❤️🩹
Aderkey farax cawil jamac iyo ina adertey xamda yar heestoda wan uso xisa ya so boqdey 2023👋🏼
I'm from Germany i like to listen somalian music...
I teach u
Ischerhiugherner Matsjaplijkvener im Somali and Listen to Deutschen Schlag Music, i think we have something in common Sexy Music
alles klar
Ischerhiugherner Matsjaplijkvener ,
Thanks
laysma xaqiro waqoyigu gacmaha uga tagay fanka 👐👐👐👐
Kkk
Nasra mahadsanid wllo
Cafwan nasri
Waaa Hore Laa qiiire xayatii
🙏
Xamda yar siday wax u jeedaaliso baad i cajibaysay, mar ma ila aragteen👌
Heeestaan xasuus bdn igu leedahay...High school life in Hagadera and listening in Mgdishu Xmr Jajab...wakhtiga tagayow salaaama
Still watching 2024😊
Now. I'm listening 🎧🎶🎧
Way kan 3/10/2024🎉😂
@@raxmakhadar8329 isla cwa miya dawaneyna labadena ❤
Wy kan 🎉
Old is gold@@raxmakhadar8329
Waxan dhegaysanayaa 2023 ❤😅ilamaderayal Idoor la aan fan ma jireen😢❤ only wiil idoor saan igu heesi karaH😢😂allow calaf igu dar inmaadaradayy😊❤
Wad heli I.a
@@abodizizu2395 insha allah 😁
Wad hylaysa lkn hadad ani iga dhigto wa alx😅
AR ninku cayr buu sheegty😂
From xamar. Udhashay. Ogaadeen. Hees iyo bar iga dheh
Gabadhaan raunti waxa ay ka sameesan tahay dareen kooni ah
Fece ka codka indhaha caadi ma ahan wey qurux badan masha Allah
Qof an ogahay aya kuso xasuustay
2020 asxaabta iga taba keeyga
Like igu qabta
One of the best songs that are my favourite,,I’m still wacthing,,now it’s Sunday july 9 2023,,it’s been 7 years since I started watching still I love this song ❤❤
You’re not alone ❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@@adniabdikadir6325😢
Markay fanka ka baxtay heesta dib u daawanayaa
Quruxey aniga kulamid♥️
the most beautiful Somali song ...the song of the century.... heesti qarniga I love reer waqooyi people...
Khadar Yusuf say rer somaliland. Ama jahmuuriyada barakaysan
Fuck
i'm oromo from oromia i like somalian music but i have alot of friend somalian people
Obsaa Jamal wwww
Obsaa Jamal GJai
Obsaa Jamal bro thanks for your listening somali song
Oromo and somali are two brothers
Not somalian paleass say Somali music
Obsaa Jamal thanks for your l am i have friends oromo l now live Norway
I have to admit,i am getting addicted to this song,i have listened to it 5 times already this morning and i am listening to it the sixth time.The two are blessed with such sweet voice,what a talent!
ax yaa heees
@@abdikarimahmed1819😊1
❤❤❤
@@liibaancumar-p1r⁶77676⁶7😂namaste 😢
❤❤❤🎉🎉💋❤️🔥💝 1:13
Anoo geel jir ban dhageysan jiray walle hees wey dhaaftay Fairfax murtiile onother level
Xamdi indheheeda cashaq baa kamuuqda waa hubaal in aay indho wax jecel kamuuqdaan 2022
2020 like ilasoo gaara
Asc
Wcs
Hàaaa2020
mashallah she's naturally beautiful hope she doesn't turn out like most somali famale singers n bleaching themselves natural skin shade is beautiful....... perfect just the way Allah created you
Farxiya Aden abayo iishag wax lasku cadayo
+Mandeeq Ahmed Oo ma daacadey kaa tahay?!! 😂😂😂
@@cabdulasiiscabdullahi6472 kkkkkkkkkk
Farxiya Aden amiin 2 that
she did 2 years later....can you believe it, I think she's bleaching her skin now.
aaax wlhi xamda yar waa gabar si dagan u heestay naagaha kale ee fank waa wali badan yihiin qof oo kale marwo ku banaan oo fanka laga leexsado😘
Indhaha leysma tire isaaqu waa fan iyo murti from Muqdishu somalia 🇸🇴 💖 love S landr 💖🙌🫡
Xamda, quruxdii gabdhaha Soomaaliyeed caanka ku ahaayeyn iyo cod bey leedahay mansha allah
Heestaan wan jeclahay taniyo maalinkay soo baxday waa dhagaysanayey Hadoo ay amintu ku Abaaran tahay maalin salaasa ah 2/5/2023 way ii baxaysaa
Allow quluub tooda waxaan kamaadoweee shaydaan baa u yeraanaye amiin ALLOW Idiin xafida
aamiin aamiin
she has eyes of love, movement of class, voice of gold, she is perfect, masha Allah!!
I really agree with you.she is beautiful with brilliant voice.
Inta 2024 daawanaysa😂
Rer somaliland hadey aqoonsigoda aniga igu xernanlaha Wan aqonsan laha hadey qoftan Lee iguso wareejin lahayen 😍 lkn aaway hee 😢
ma rabta waa walalsha aniga ku soo waday
Wxan daawanayah 2022 qof keeh igah danbeeyah like ha isaaroh 🥰
Chilling at mombasa beach willing listening this beautiful voices 👌 😍.... Somalia hanolato
Duhurkii iyo habeenkii Quruxow ku dawada 👀 ❤️
❤
waxa daawanaya 1/7/2023 weliba jawi robaad
Gabadhu waa dadkii jaceylka ❤
Mudo dheer kbcdi 2022 ayaan dib uso raadiyy heestan😇🥰
2023 soo radiya😢❤
Heestan xasuus badan igu leedahay .. hight school life Hagadare and listing in Bosaaso Ray's.... Wakhtiga Tagayow SalaaMa❤😊
Ayyy anh isla hda bosaso ku dhegysan salan sare bowe👋
Still listening this song in 2020
Me too
Innaba caadi ma aha
Quruxda ninba si uarag wa labadax🇸🇴 wa no 20
Waan kula dhageysanaa
P
Hamda yar iyo wagi ey fananka so galeysay weye
Ane waga aya jmcd galaay 2016
Cimrigi orod badna
Quruxda waxaa usii raaca jiniyado maansha alaah
Quruxi hadey jirto Xamda Yar bey ku dhantahey , mansha Allaah, Allow fanka ka soo hadee oo khaatumada kheyr ugu khatin yaa rabi iyada iyo kuligeenba .
Xamda yar qurux maleh laakin jiniyay leedahay
2022 inta daawanaysa like isaara hamda yar qof loo xiisay♥️
2016 bay ahayd markii aan telephone oking la oran jiray oo aan laha mumery baa igu jiray makas heesta ka dhagysan jiray anoo beertayada haramaynayaa xasuus
Mnta 2022 .3 November ay tahay oo hargysa ku suganahy ahyna macalin iyo arday ayaan heestan dip uso milicsaday wlhi waa hees igu qaaliya ax somaliyeey allh ha idinku nabad yeello meel kastod joogtiin ❤❤❤❤
02/10/2024
Yaa dhagaysanay❤
Waxan jogaa
Gobolka saaxil
Lkn ma garanyo sandka so
Socda halkan ku danbeynayo
Cidii iga sii danbeysa wn salaamaya❤
Listening from Takaba. Old is gold. Bravos
somali people's are the most beautiful people in the whole world... so that's how Allah created them alxmd ...I love my Somali peoples...xoxox
2016 heestan marka ay so baxeysay waxan joogay nakuru kenya manta ay tahayna 2020 28 December xamar ayaan jooga aduun iyo xaalkii
Anoo caruura dhageesan jire 2016 maanta 21 sano jir hooyo ah 2 caruura dhashe alx ❤❤❤
I love Somali music since am Somali i really appreciate u my somali people we ar the most beautiful creature on this earth may Allah bless you Somalis are the only people in this world that use same language for speaking God bless Somalia
Af maymay?
So why don't u talk ur mother language mesha ma ajaniib baad la hadlaysa yur
Heesta tulamida ilaaahadaa lamahayo waaw
Murtiile iyo hamda yar in igu raacsan inay heesohoodu isku soo baxan like saara
sow duriyadi maha Masha Allah 💓🌹🥰💯💯💪
Ax Wlhi Waa Heesa Qimo Badan farax murtile and Hamda Yare Dad Qaliya Ale Ha dayo Fananta somalilnd 💚💬❤
faaraxmurtiile.iyo.xaada.yar
waanxiseyaruntiicodkabaxsanwaaheesahaacusubheeqar
nigamurtilewaatageramarwalbafaaanan.tayo.maxamudArif
faaraxmurtiile.iyo.xaamdayar
maxamedxaaredtaayo
Daabarkiigoobaddoobokagabuucshaduurkii.iyohaabeenkii
yaahiibooygudawaaDaawarun
Yeah but 🎉
Yaa daawanaya 2018 heestan kama daalo wixii iga danbeya suulka tuujiya
Gabobe abdi pyeueeudytuGabobe
astgujor
2024 baa wanayaa hada noshahy waku salamay 💥🤝
I'm from Ukraine and i love Somali music
Hahahahahah what from Ukraine.
Wow
Sheeko Xume
Hhh ar u Ukrainian ??? 😂😂😂
Swrkan arko iyo Ukraine hhhh farax😂
Xamda yar macalinkeedu waa faarax
Waana gabadh jini quruxbadan leh
Anigo dalxiis badiye u adey baan gaari ka dhegaystey 2022 ilaa 2023
I love it ,,, good job both..
beautiful voices mashaa Allah..
Aadbaan ugu heystaa heestaan iyo waliba labadaan fanaan seey ujileen eesh calaa dhaqan. Xamda yar waxeey kubanaantahay gabar soomaali, she reminded me my old days.
Yaa ila fiirsanayo 14/12/2020.. waa sanadka dabayaqadiisii ilaahey sanadka soo sosocda sanad qeyr qaba hanooga dhigo caronavirusna ilaahey intaas hanoogu ekeeyo , dhamaan Somaali waxaan u rajeynayaa nabad, caafi mad, iyo barwaaqo Aamiin yaarabi ❤️❤️❤️🌺🌺🌺
I'm from mugadishu Ilike to listen Murtiile songs.
Yaa ila arkay xamda yar inay kudhalatyba jecelka, il gaar ah naxariis jecel wadata markay ku eegtay faarax, markiiba gacantisa ayuu garabka kasaaray- ma na aha faarax qof hablaha taabta laakin sun baa indhaha kagashy mashalh.....
Weriyada maseer baa galay
Masha Allah Heestan Kama daallo, Xamda Yar Markan bay Qurxoonayd dhuubnaan aanay Waxba uga baahnayn bay doonatay Misay quruxdeedii luntay
Ali oo joogo mogdisho 4 11 2023 Haben sabtitahay 21.59
Duhurkiyo habeenkiii daymooy kudaawada waaaw
"Aqal daahyo wayn yaa
Kuu daadsha gogol oo
Da' yar kuu xambaaroo
Kaligaa ku daawada"
Halkaa ku celceli
2020 hees tan macan qofkii dawanaya Like Ha ila saro All keep going
2024 😊
Kaligaa ku daawada 💋🥰⚘
Hestan wagan dhageysan jiray geeljiran ahay🥰
hadana
Mashallh cod mcn xarir nolow pro
Am listening 18 December 2023❤
Likewise
Wow afkiina caano geel lagu qabay way igu socotaa ax yaa jacayl who’s watching 2020 February ❤️❤️
I planned to play football at 9:40pm and now is 9:33...I'm about to postpone and keep watching this song lol
Molito Ismo what is especial about it.
Molito Ismo
Molito Ismo gay
WTF. who's g*y?
Molito Ismo m
Waxan dawadey 18/12/2023
Waxana joga belarus😢 inshallah 2024 ina Germany galo rajeyna😢