MAXAMED CIRO IYO XAMDA QUEEN (WAAN NAAAXI LAHAA) HEES CUSUB HD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лют 2025
  • Maxamed Ciro Xamda Queen
    Song Waan Naaxilahaa
    Ereyada Abwaan Qiiq
    Music Ahmed Wali furinle

КОМЕНТАРІ • 2,6 тис.

  • @abdirahman2134
    @abdirahman2134 3 роки тому +374

    Waan ogahay ìnaad iga damabaysid ama aad ku soo noqoaty heestan quruxda badan ee i dareensi in ay dabadey dad vadan oo fankii hore jecel daawadeen 🙏❤

  • @artanfarah4497
    @artanfarah4497 3 роки тому +454

    Ma jira qof dawanaya 2021 ✌❤
    Qof lo xisay xamda queen. 😍😍

  • @salmanwarsame2701
    @salmanwarsame2701 4 роки тому +105

    Waqtiga ay heestani soo baxday ayaan ka fikiray in xamda queen fanka ka bixi doonto waxaan sidaa u leeyahay tuduca ay leedahay naxariista ilaahay nafluhu kama quustee markasta oo aan tuducaasi maqlo niyada ayay igaga soo dhici jirtay wayna rumowday🥰 inta kalena alle hasoo hanuuniyo ayaan leenahay.👊

    • @AbdirahmanDiiriye
      @AbdirahmanDiiriye Рік тому +4

      Positive research 🎉❤😊

    • @NumcoCabdi
      @NumcoCabdi 2 місяці тому

      Maxakamadiidaahircalasow Maxakamadiidaahircalasow Maxakamadiidaahircalasow Maxakamadiidaahircalasow Maxakamadiidaahircalasow Maxakamadiidaahircalasow Maxakamadiidaahircalasow Maxakamadiidaahircalasow duesyeey dressed dressed eyes systems suey sowowsmw Sissinghurst euw with systems suspicious duelling suspicious suspicious duelling Sissinghurst Sissinghurst siwsuwue Sissinghurst disorder from suspicious suspicious sowowsmw siwsuwue suspicious siwvs8eez suspicious suw siw7dyeusoebsis s8eur zush sue ausEueu3ueu siei3 sueu

  • @pdf5_
    @pdf5_ Рік тому +665

    Heestan qofkii iga danbeeya 2023 /2024 ila dhageysanaya doona like ha iga ilaawin
    Memories ♥️

  • @zupermoha6874
    @zupermoha6874 2 роки тому +83

    Majira qof dawananaya 7/12 2022 sanadka cusub ka hadhay 1 bil like isaar From 🇸🇪 sweeden

  • @caamirahmed8039
    @caamirahmed8039 4 роки тому +544

    WaN Hubaa inad hestan 2021 dawanaYs0 like hayla dhafin 🇸🇴🌷

  • @abdishakumohamed3314
    @abdishakumohamed3314 3 роки тому +316

    Majiraa qof dawanaya 2022 ❤✌
    Xamda que fankaa ubaahnaa iyadu uma baahaneen😥

  • @caaqdheer4845
    @caaqdheer4845 6 років тому +1037

    inta qurAnka jecel like isaara please 😍😍

  • @MastarAadan-2
    @MastarAadan-2 8 місяців тому +157

    Majira qof daawaneya 2024😂😂

  • @abdirahimzizay6392
    @abdirahimzizay6392 Рік тому +16

    heestan Qofkii iga danbeeyo soo booqan rabo love ta yuusan iga xilmamin

  • @faynusfilkeedkaroon8967
    @faynusfilkeedkaroon8967 3 роки тому +58

    😍yaa dhagayisanaya 2021 sidaydo kale 2021 bishii sadaxaad sodonkeedii waan ku salaamay😍

  • @sowdiinabeela5892
    @sowdiinabeela5892 4 роки тому +66

    Yaaa igaga danbeeen doono 2020 aaba dhamaad ahee😂😂 xamdi queen wali qalbigen kama goin illhy danbigena hadhafe❤

  • @basheybsb7919
    @basheybsb7919 3 роки тому +98

    Haddaan kugu helo NASIIB, Waan NAXII LAHAA.
    Gabadhi aan heestaan u qaadi jiray, ismaan calfan. Maanta oo aay taarikhdu tahay 12-02-2022, iyadu waa garoob saddex ciyaal leh anigana weli maan guursan. 😥😥😥

  • @abdirahimzizay6392
    @abdirahimzizay6392 Рік тому +72

    heestan Qofkii iga danbeeyo soo booqan rabo love yuusan iga iloowin
    memories 💔💫💕

  • @cabdallanuur4801
    @cabdallanuur4801 2 роки тому +117

    Alla maxey hees tahay majiraa qof daawanaya
    1 January 2023 sanadka cusub
    Maalinta ugu horeysa •.

  • @maxamedroobdoonduufaandidi2319
    @maxamedroobdoonduufaandidi2319 4 роки тому +129

    Who is listening 2021 ✌
    Allah ha u naxariisto abwaan qiiq 😭😭

  • @abdirahmanwacays4066
    @abdirahmanwacays4066 4 роки тому +30

    Maxamed cirro wuuka yara baqayaa qofta waa miskiin 😂😂 Aduunyada ilaahay bal Xamda codkeeda iyo muuqeeda iyo waliba jirkeeda eega hadana waxaa na haysta kuwa sawd bilaa suura lagu magacaabo oo Nadiiro iyo Faladagan ugu horeeyaan 👊👊

    • @casho5657
      @casho5657 2 роки тому

      Hhhhh 😁😁😁 wll mat ku dufu laheet adiga 🤣🤣🤣🤣

    • @abdirahmanwacays4066
      @abdirahmanwacays4066 2 роки тому

      @@casho5657 maye waan istiimin lahaa🤣

  • @iam.legendar
    @iam.legendar 3 роки тому +169

    Fan waa fankii hore wllhi❤😞
    Hadaze kulahaa gurigiina izka joog shuba ku dhashee🤣😒👎🏻
    2021 / 06 / 25

  • @Farayare451
    @Farayare451 День тому +1

    Yaa dib ugusoo laabty 2025 heestan ❤😂

  • @khaliilcabdi4853
    @khaliilcabdi4853 Рік тому +355

    Who is here 2024😂❤🎉

  • @hamdamahmef2145
    @hamdamahmef2145 6 років тому +276

    Heestan waxaan dhagaysan jiray 2013 anoo berber jooga malin ciid ah ani iyo jacalkayga dhagaysanaynay xasuus wlhi malintaas iyo malinkaleba ismaanan calafan wiilkii barigaas
    Like ii saar inta dhagaysanaysa
    12/10/2018

    • @Harodigeed1
      @Harodigeed1 5 років тому +3

      Waqtgaaa ma xiishdo

    • @radamelfalcao6191
      @radamelfalcao6191 5 років тому +4

      Wayo

    • @rukiosheikhmohamedhassa2494
      @rukiosheikhmohamedhassa2494 5 років тому

      sacadiyosimanyou10thIisyouyou489thyouyouyouyouyouzoomisyouI127thyouyouyouyouyouyouisisisisisisisisisisisisisisisisisisisisisisisis

    • @rukiosheikhmohamedhassa2494
      @rukiosheikhmohamedhassa2494 5 років тому

      @@radamelfalcao6191 restartstheand+161379645296618e56Ffodils8e58e58e58e58e58e58e522ndFfodilsFfodilsFfodilsFfodilsFfodilsFfodilsFfodils8e5Ffodils8e5Ffodils8e5Ffodilsandandhttphttphttphttphttphttphttphttphttphttphttphttp3httphttpandandandandandandrougerougerougerougeIIrestartsyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyouyou

    • @rukiosheikhmohamedhassa2494
      @rukiosheikhmohamedhassa2494 5 років тому +1

      @@radamelfalcao6191 restarts the

  • @ahmedkhadar1817
    @ahmedkhadar1817 5 років тому +388

    Inta 2020 dhagaysanaysa like isar

  • @asmakayse7551
    @asmakayse7551 4 роки тому +30

    2020 intio oga danbaysa like dhac ku siiya xamda queen miss you more 😭😭😥❤🙏

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 3 місяці тому +3

    Nuxurka hadalkaaga
    Niyada I dhisoo
    Dhaayaha nuuriyoo
    Nalbaad u taheee
    Yaa soo booqdey heeskan macaan waa Erayadii mar la araga ahaa ee AUN Abwaan qiiq Allow godka u janeee 😢🤲

  • @Cazuuz
    @Cazuuz Місяць тому +3

    Heestan waxan ku xasuusta anigoo yar oo ciyaal school ah ayay soo baxday, Xamda Queen ayan crush ku ahaa darteed ayan memory ugu shubtay, runtii waxay ahayd Fanaanad koobsatay cod tolmoon, qurux dabiiciya, asturnaan iyo xishood.
    Yaa soo booqday 2025.👋

  • @cabdiqanivarhanoz4745
    @cabdiqanivarhanoz4745 5 років тому +262

    Ma jiraa qof dawanayah 2020

  • @zakariaabdifatahahmed7642
    @zakariaabdifatahahmed7642 Рік тому +14

    Caruurtaydiyey heestan 23/10/2023...heestaaan anigoo Master philosophy Pakistan ku diyaarinaayo ban dhagaysanayaa...Hooyadiin EEBE ha sahlo🥰❤️
    Muddo kadib kuso noqon donaaa markii xabado baariyad ah aan meel kuso ogaado Insha ALLAH.

  • @ramadanmusse4457
    @ramadanmusse4457 4 роки тому +35

    Allah ha u naxariisto awbaan qiiq ruun sheg ayu aha inti iga danbaysa amiinta la ogada

  • @user-nasirdhanto008
    @user-nasirdhanto008 10 місяців тому +5

    2024 ayaa dhageysanaa runtii isma lihi xamda Qeen fanaanad kacod macaan ayaa kadan beysay ilke ha iga ilaawin❤

  • @ayaanabdi-o8p
    @ayaanabdi-o8p День тому +2

    Heesta miraha macann hadaad soo boqotay lkie ❤❤6/2/ 2025 ❤❤

  • @anabmowlid316
    @anabmowlid316 3 роки тому +345

    2022 still it’s my favorite🥺❤️❤️

    • @zunduznor6133
      @zunduznor6133 3 роки тому +4

      Wali lama garin😭😂

    • @Mr-qoslaaye
      @Mr-qoslaaye 3 роки тому +3

      Stil 2022 ka dhiman tahay 11 cisho oo qudha

    • @aligamer-jp5ro
      @aligamer-jp5ro 3 роки тому +4

      @@zunduznor6133 2022 4january ma noshahy🥺💜

    • @abdikaniabdirahmaan1568
      @abdikaniabdirahmaan1568 3 роки тому +1

      Halkaan maxaad kasoo raadisy 2022🤣🤣

    • @aligamer-jp5ro
      @aligamer-jp5ro 3 роки тому

      @@abdikaniabdirahmaan1568 xasus radis ahay😅😅😅

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 4 роки тому +39

    Nabad iyo hdn kugu helo nasib wan naaxi lahaa😏 Memories Cirro iyo xamda quen👋

  • @abdirahmanbowyyare4978
    @abdirahmanbowyyare4978 4 роки тому +41

    Waa habeen waxaa fadhiyaa banaanka😭😭😭😭😭😭 waxaa jeclahay gabar wlltinimo isku baranay ayada maba iga War hayso 😭😭😭😭😭😭😭marka guys ila sootaliya ma u sheegtaa mise waa katanaasulaa 😭😭😭

    • @wiilkabosasolehwiilkabosas4757
      @wiilkabosasolehwiilkabosas4757 4 роки тому +12

      Usheego wlhi Haka baqin haday ku diidana waliged la is diidi jiray laga yaaba inay iyadu ku baahanthy oo ka xishoonayso magarty xiniyaha is qabo usheego 🙌

    • @caashocqaadir8934
      @caashocqaadir8934 3 роки тому +3

      Abowe ma usheegatay hada 1year kasoo wareegatay comantkaaga🥺😢✌

    • @neyrus_having_Elmi
      @neyrus_having_Elmi 3 роки тому +1

      Ushego wll

    • @xararo5222
      @xararo5222 3 роки тому +1

      @@caashocqaadir8934 war jclidaaa caasho

    • @ridwanahmed7891
      @ridwanahmed7891 3 роки тому +1

      @@caashocqaadir8934 hhhh tolow inanku muu noo jawaabo

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 Рік тому +4

    Ano haasaawaha ama shukaansiga cusub ayay soo baxday heesatni, maxan dhagaystay maalmo badan xasuus hore oo qaaliya wlhi ❤old is gold

    • @ilhan6359
      @ilhan6359 Рік тому

      😂😂😂hada so nin weyn ma noqon😂

  • @hsamale616
    @hsamale616 День тому

    2014kii In adhi ah ayaan ku raacayay xarshin aageeda heeskan ayaan cr ku dhagaysan jiray❤hada waa 2025kii waanu wada shaqaynaa maxamed bakal ciro xamdana fanka kamaan soogaadhin 🎤

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 5 років тому +175

    Xamda queen inay fanka ka baxday.
    Cirro in Hargeisa loogu hanjabo.
    Adduunyo

    • @abdisalamrageh6665
      @abdisalamrageh6665 5 років тому +11

      MOHAMED ABDI KAADIR Qadaad weyn 😂😂

    • @squeen8526
      @squeen8526 5 років тому +2

      MOHAMED ABDI KAADIR 😀😀😀😀

    • @samiirqanciye6923
      @samiirqanciye6923 5 років тому +3

      Waa isbedelka dadka iyo bulshada sxp

    • @azuz6657
      @azuz6657 5 років тому +4

      Wllhi waad iga qoslisay 🤣🤣🤣🤣

    • @patusha6916
      @patusha6916 5 років тому +1

      Loooool tell me ur Ig

  • @MunasarMaxamed-jk4gq
    @MunasarMaxamed-jk4gq Місяць тому +6

    2025 malmo ka dhiman love dhac ku siii❤

  • @khayyyo
    @khayyyo 7 місяців тому +4

    Siduu nasabeey yahay
    Neefta jidhku qaato
    U nuugay jacaylka
    Abwaan qiiq ilaahay hakuu naxariisto cajiib buu ahaaa 🤲❤

  • @jeestaaleofficial6317
    @jeestaaleofficial6317 Рік тому +1

    M. Cirro
    Niyadda sawirkaaga
    Ku soo noqnoqdoo
    Qalbigu ma nastee
    Gacalo nafaqee.
    Siduu nasabey yahay
    Neefta jidhku qaato
    U nuugay jacaylka.
    Waxaa lagu nagaada
    Naqa soo hillaace
    Nabad iyo haddaan
    Kugu helo nasiib
    Waan naaxi lahaa.
    One of my favorites songs ❤❤
    Great of all time 😁

  • @abubakarmuhumed9594
    @abubakarmuhumed9594 2 роки тому +204

    Still 2023 my favourite songs ❤😢

  • @Sahel.
    @Sahel. 4 роки тому +338

    Who else listening in this quarantine time 2020 😂😂✌

  • @taygabari7059
    @taygabari7059 5 років тому +14

    Wxaasa hees laga heestu macaaan xamda qu,een fanka ilaahy ba kso hanuuniyay
    2019 ya daawnya

  • @maxamedsiraaji4916
    @maxamedsiraaji4916 5 років тому +76

    Inta dhagaysanaysa 2019 like ban idinka rabaa tartan ban ku jiraa fadlan

  • @abdihafiiid...............2008

    Waxaan hubaa in aad heestaan miraha macaan Dib u so booqan doonto 🙏 Hada iga danbayso Like Dhac ku sii 👍😁

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 5 місяців тому +3

    Xamda fan uma baanayne isagaa u baahnaa😊2024 waxan daawan iyadoo dhanka wanaagsan aadey ilaahow xafid❤

  • @muxiyadiinkhadarahmedqoran81
    @muxiyadiinkhadarahmedqoran81 3 роки тому +7

    Waan naaxilaa eryadii abwaan c/xakiin qiiq allow NAXARIISTii Jano haka waraabiyo AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN

  • @queenamiish8541
    @queenamiish8541 4 роки тому +62

    2020 hda dawanayso like isar weligy ma dhihin😃😃😃

  • @deeqkhalifcali7732
    @deeqkhalifcali7732 5 років тому +42

    2020 yaaa ila dawanoya ❤️💚

    • @mohmurtisame7459
      @mohmurtisame7459 5 років тому +2

      Maxad benta uu shegay manta waa 4/1/2020 aadna labo bilood ka hor ayad dawato markasad tiri 2020

    • @deeqkhalifcali7732
      @deeqkhalifcali7732 5 років тому

      mohamed abdirahman 😄😄😄waa so dhawaynta sandka

    • @ubahibrahim4080
      @ubahibrahim4080 5 років тому

      👍👍👍👏👏👍

  • @xamsemaxud8018
    @xamsemaxud8018 4 місяці тому +2

    Heestan waxan ku dhageysanaya kanpala waliba xafada la hadho kabuba jaaj saacadu wa 1:55 habeenimo bishuna 16/9/2024 wan fakaraya waliba xaalad aya i haysata ilaahay qofkasta o murad leh ha siiyo inzha allh khayr ayan idin rajeynaya dhaman dadka iga danbeeya 😢

  • @zapnadiadduunka3772
    @zapnadiadduunka3772 4 роки тому +38

    2021 Miyaad ila dhageysaneysa 😁🥰🥰

  • @sacadmuuse6390
    @sacadmuuse6390 4 роки тому +10

    Hestan wxn dhagysan jiray 2013 inta ila argty inuu maxmd bakal ciro rer mii ahaa barigaa like inoo sarA

  • @abdirahimahmed1582
    @abdirahimahmed1582 18 днів тому +2

    Saacadu waa 9:45 habeenimo, waxaan jooga hargysa oo ay ka dhacayso dhaxan badani wakhtigan. Laakiin aad u dareemi maayo oo waxa aan ku ilaaway heesta oo aan xasuus ahaan u dhegaysanayo iyo qofkii aan hargysa ugu jeclaa oo laabtayda ku jiifa.

  • @Ismael_iscoo
    @Ismael_iscoo 5 місяців тому +3

    Fanaaniinta top leveka ah khaaanada sare ayay kujiraan dadkani 😂❤🎉

  • @sharubxasan2939
    @sharubxasan2939 2 роки тому +1

    Hada maxamed bakaal ciro wuu ka xaragoodaa hestan sababto ah hada wuu naaxay inta igu racsan like

  • @Cabeyhasan
    @Cabeyhasan 4 роки тому +78

    Coronavirus stresskisa heesta aan ku ilaawo stay home heestan ii kala kicisay❤️💯 hadaa ila mid tahay like isku muuji😎

  • @muhiimibrahim5214
    @muhiimibrahim5214 4 роки тому +43

    Heestan aad ayaan u jeclhy ❤️✊ ya dawana 1/1/2021

  • @khadarzed2590
    @khadarzed2590 2 роки тому +30

    MAJIRAA QOF DAAWAYANAAYA 2022
    QOF LOO XISAY XAMDA QUEEN♥️✌️

  • @ZAYIDOmeer
    @ZAYIDOmeer 4 дні тому +1

    2025 wali wan dhagaystaa ❤

  • @samatarismail1718
    @samatarismail1718 3 роки тому +7

    Habeen aan safar Dheer galay ban heestan dhigaysanyney 2014 kii heesa safarka lama ilowo badana I miss my old days 😭

  • @AbdiKaniBishaar
    @AbdiKaniBishaar 4 роки тому +146

    Waqtiga waaa Corona virs
    Allow naga qabo😪😭yaaa
    Daawanayo Africa xun ila joogo😁😁✌

  • @kitixyare3093
    @kitixyare3093 6 років тому +167

    22/6/2018 ayan dawanaya xasus xasus talahi aniga iyo xasaskega ale ha idaye maxan wada qadanay hestan xiligi shukansiga mantana waxay igardadinaysa 3 carur ah 😂😂

  • @CaliAbdarahman-l6v
    @CaliAbdarahman-l6v 6 місяців тому +40

    2024 ya joga haLkan 😘

  • @FeysalNice
    @FeysalNice 4 місяці тому +1

    Xasuus😢 2014 ano tahriib ah magafe i haaysto aya mid reer Burco ah no qaadi jiray 😢🥺 from sweden wan idin salamay

  • @abdirasakhussein4781
    @abdirasakhussein4781 5 років тому +138

    14/3/2019
    yaa ila daawanaya liketa hayla dhaafin
    Inta iga dambeysana

  • @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
    @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 3 роки тому +58

    Abwaan cabdi xakiim cabdi laahi jibriil qiiq oo heesta sameeyay ilaahay ha unaxariisto🤲

  • @caazhuuni4444
    @caazhuuni4444 2 роки тому +40

    2022 paa sii DhamaNaya🥺 still itz my favorite song🎧🖤 Yaa IGA dampeya

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 2 роки тому +5

    Nabadiyo hadaan kugu helo nasiib waan naaxi laa
    Dharaaro xasuus mudan beriguu fanku fan ahaa 😪❤️

  • @libaanartan1717
    @libaanartan1717 2 дні тому

    Waa yaheygi Moqdishu oo Jaamacadda ayaan dhageysan jirey maanta aniga oo safar ka ahey magaaladda Venlo ilaa Utrecht ilaa Amsterdam oo aan dan weyn ka leeyahey ayaan dhageysanayaa oo safar ah. Bal adduunka fiiri Moqdishu oo kuleyl ah ayaan ku dhageysan jirey maanta qabowga jirro awgeed dhar waaweyn ayaa ii xiran. Waase nolosha.

  • @gelindhexaad5676
    @gelindhexaad5676 5 років тому +32

    2020 hada ila dawaneyso like i saar

  • @munacisman1182
    @munacisman1182 4 роки тому +20

    2021 kama daalo heestan walow ay ka fadhiistay hamda queen 🥰🥰

    • @zamiirdaacad...3474
      @zamiirdaacad...3474 3 роки тому

      Aax❤ yaa mar soo celiya inantii queen ahayd....2021😅😅

  • @nuurnalka9201
    @nuurnalka9201 Рік тому +9

    Heestan wan ku haystaa weli 8 sano kadiba ❤️ 2023

    • @hannamaxmuut
      @hannamaxmuut Рік тому

      Mnta iyadoo rabadan dhagaysnayaa 😅

  • @JamiilaxussenAbdilaahi
    @JamiilaxussenAbdilaahi 24 дні тому

    Majiraa qof daawanaya 20/25
    Bil iso duceey in alle qalbiga I qaboojiyo😢😊

  • @davidjohn1285
    @davidjohn1285 2 роки тому

    2014 ayey ahayd. aniga iyo gacaladaydii Xamda oon anigu u bixiyey Xamda Queen ayaa si la yaqaan u wada qaadi jirnay inta aannu buuraha Naaso hablood u baxno. Alla waqtigu qurux badnaayee!
    Xamda hadda Holland bay ku nooshahay.

  • @kamalabdullahi61
    @kamalabdullahi61 6 років тому +23

    Hada wadnaaxden waxad rajaysatanba labadiinu nice song

  • @nadiadhowrzan2640
    @nadiadhowrzan2640 5 років тому +18

    2019/8/2deedii yaaa dhagzanya xazuz heeztan hargiza ku dhagyzan Jiray walh wakhtiga wan yara jacylka waxba kamn garnyn alx mnta ano weyn dawnya oo walipa Germany 🇩🇪ku nool oo jacylkana wax ka garnya ❤

    • @zalmiita5623
      @zalmiita5623 5 років тому

      Ala mxaan rafaad soo wada marnaY waa hdaad i xusuusatid.....

    • @mojama6484
      @mojama6484 4 роки тому

      Hhhh anba bariga wan guurguuran jiray, hada lakin germany ayan jiga gadh ba iso baxay hadan jacaylka wax ka garanaya💖

    • @queenlucky6462
      @queenlucky6462 4 роки тому

      Reer germany wa idin salmy yqy😀😆

    • @yaxyemustafe8138
      @yaxyemustafe8138 2 роки тому

      quxey

  • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741
    @umumohamedhajjiabdirahmaan5741 5 років тому +25

    2019 27 December inta inaga Dampaysay please like ha ila dhafina

  • @gabalfilms973
    @gabalfilms973 10 днів тому +1

    2025 Yaa ila dawanaya xage ku dawanaysaa anigu canada Edmonton 🥰😘

  • @aziiiz1195
    @aziiiz1195 5 місяців тому +2

    Tolow shukri dib ma u arki dona wa sual in badan aan is waydiyo shukri waxay ahayd qof aan jecla si zaid ah iyaduna way i jeclahyd Lkn qadarta nakala waday manta aduunka meel uga noshahay ma aqaan markasta waxan wada dhagaysan jirnay heestan wllhi waligay heestan ma hilmamayo 😢💔

  • @amalxassan5460
    @amalxassan5460 Рік тому +5

    Who listen 2024😢❤ one of my fav song

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 3 роки тому +143

    2022 still it's my Favorite🥺❤❤
    M.ciro Bakaal and HamDa Queen❤🥰

    • @najaxsaleban6086
      @najaxsaleban6086 3 роки тому

      😅😅🤩🤩

    • @xamdikhadarmaxamed1498
      @xamdikhadarmaxamed1498 2 роки тому +1

      2022 DhageyzaniH🤣

    • @hodaneyibrahim3936
      @hodaneyibrahim3936 2 роки тому

      @@xamdikhadarmaxamed1498
      Ok 👌
      Ppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppjjpppjjpppjjjjppja
      Ok uso îoupzzu
      Ok
      👌 Said uSaid of his former head
      U
      Ok
      Ok Ok lkn I am aaa home 🏠 I I just just left you and and and axlam is doing well so I’m
      Ok 👌 will you
      O
      Popping out the the first
      Ok o
      Ok 👌 wills said said I need you for me so that he
      P
      P
      Pop
      Ok 👌 will
      you p
      Ok 👌 ok 👌 I
      Ok 👌👌 I
      Ok 👌 ok 👌 I just wanted you to see you guys so so sorry 😣 so so so late and and the other other days that you are going ok ok 👌 is doing good 😌 is doing a little over here 👈 so we are doing a a a a few hours of time so he has the time and the kids to to go with him so we will get him some time time for you guys ok 👌 and we are ok 👌👌 bye ✋ I miss my son ☀️ is is a big boy 👦👦 I hope 🤞 has some great great great 😌 he is doing apples 🍏 is ok

    • @axmedilyaz7663
      @axmedilyaz7663 Рік тому

      L

    • @FarduusYousuf-v7b
      @FarduusYousuf-v7b Рік тому

      2024 dhegysana❤😂

  • @zamiirboy3510
    @zamiirboy3510 Рік тому +5

    Habeen murugo 2023 sept/26😢hadaad iga danbeyso
    Love dhaccccccc❤❤❤

  • @NimcomawliidNimo1234
    @NimcomawliidNimo1234 Місяць тому

    Haastan waxan dhagaysan jiray 10 sano ka hor waxay so baxday galab anigo kubad u diyaar garonaya malin kaa waxaan ku jiray garoonka dhexdiisa wana galab nimo 4:30 anigo dhagaysanaya
    Barnaamijki galab wacan ee HCTV
    Oo ay daadihinayso nimco samriye
    Ayay nasiib iguso gashay heestani
    Galabtana waxan ku dhagaysanayaa magalada xidhxidh
    2012 .....2024 waa xasuus qaliya wllhi hadad iga danbayso like saar ❤❤❤ mahad sanid

  • @CabdiNaasir-yr1km
    @CabdiNaasir-yr1km Місяць тому +1

    5/1/2025 qufkii iga dambeyo like sara😂

  • @bilanraysoh7685
    @bilanraysoh7685 5 років тому +10

    Masha allah hestanii hasuus qaliya ❤❤❤❤❤🇩🇯 ku gulaystey gulana nagu simaay alxmdoulilah

  • @najmasharaf7026
    @najmasharaf7026 5 років тому +11

    18 /6/2019 cidii daawanaysaa like hayla dhaafina waxan joogay heestani markay soo baxday dalkii hooyo hadana waanba kasoo tagay xasuus wlee

  • @maryanadan6757
    @maryanadan6757 2 роки тому +29

    2023 still one of my fav🥺♥️

  • @abdilaahimaxamedjaamac-fd9nh
    @abdilaahimaxamedjaamac-fd9nh 5 місяців тому +3

    Waqtigu waa ordaya balse dadku maoga balkawran ilaa xiligaa dadka qarada madow wali jooga fadlan hadad qarada madow wali jogto waad dulqaad badantehee ee orod hurdada kakac facaa mustaqbal bay samesteene 😅🎉

  • @abdallajama1377
    @abdallajama1377 2 роки тому +23

    Heestan 2013kii baan dhegeysan jirey, Hodan waxa ay ahayd qofka keliya ee aan hubo in aan weligeeyba jeclaaday. Sorry in uusan nasiibku isu kaayo ogolaan. Maanta waa xaas iyo Marwo sharaf leh, aad baan ugu faraxsanahay in aan sheeko iyo taariikh naga dhexaysay sidoo kale horumarka qoys ee ay gaadhay waa mid aan bogaadinayaa.
    Hodaneey ii nooloow xabiibti.

  • @Sirkhader
    @Sirkhader 4 роки тому +23

    2020 Hadad iGa dambEyso LikE Ha iLa dHaaafin🤙😂

  • @shaaficiqandala3173
    @shaaficiqandala3173 3 роки тому +6

    NOVEMBER 27 2021 oo caawa ah iyo ilaa intay soo baxday heestu waan ka dhargi waayay YAAB! Maxamed Axmed Bakaal & Xamda C Kiinaal fanaaniin lahubo wlhi🙏

  • @gooniugaas4134
    @gooniugaas4134 4 роки тому +9

    Waa cododkii Hobolada Dad iyo dugaagba ku nafiso waana ereyadii abwaan qiiiq Godka lagu janee

  • @CabdicasiisAxmed-mt9vx
    @CabdicasiisAxmed-mt9vx Рік тому +1

    Waxaan hubaa inaad dib usoo booqatay heeskan aadka u midhaha macaan 2023 fadlan like iisaar ❤😊

  • @drkhiladi-s8e
    @drkhiladi-s8e Рік тому +6

    2024 favorate song

  • @saalixichannel8028
    @saalixichannel8028 5 років тому +52

    2020 Yaa Iladawanaayo

  • @dhiblaawemedia
    @dhiblaawemedia 5 років тому +28

    Hesta waxaa ila dhagaysanaysay jacel gayga 2019 November ilaa hada kama daalo dhagaysigeed viva inta isjecel

    • @laylaabdi3534
      @laylaabdi3534 4 роки тому

      Horay u socda

    • @hibonura9468
      @hibonura9468 4 роки тому

      Alle ha ku dayo
      Intii is jeceLpa

    • @kimarrehofficialpage8750
      @kimarrehofficialpage8750 4 роки тому

      Saturé jio dfazzi

    • @than8014
      @than8014 4 роки тому

      So much from Sudan 🇸🇩 Keep it up Xamda queen 👸 iyo moxaned Ciro really wan jecalahay Faannaninka Somalia 🇸🇴

  • @kaltunhassan2379
    @kaltunhassan2379 6 років тому +51

    Inta dhageysanaysa heeskan 15/2/2019 oociro in uu ilkaha gashady like iisaara

  • @Daddy-e8y
    @Daddy-e8y Рік тому +7

    Hamda queen after 9yrs I've been listening to you we missed to you soo much ❤😙

  • @abdilahiabdisamed870
    @abdilahiabdisamed870 2 роки тому +9

    heestan maalinka aad soo boqoto like isaar 8/8/2022🤏

  • @apudykareim5444
    @apudykareim5444 4 роки тому +14

    2020 march 21 hapeen sabti Doha🇶🇦Qatar cawa hestan kusuganahy

  • @diiriyeshow1074
    @diiriyeshow1074 4 роки тому +5

    ILaahow kuu naxariiso abwaan cabdi xakiin cabdilaahi jibril (Qiiq)