Qabyaalad baa iimaankii iyo runtii ka qaaday. Adeer waa ninkii ugu horeeyey ee Hargaysadii u raysay idiin hagaajiyey ee u ducee, ha ku sakhiro seegine.
maayarka dad gaar naceyb uunbaa hayee wadoiyin badan maba burbursana. umada laiskuma soo jeediyo maayarka dadkuu is tusay inta maanta laga hadlayo iyo inkabadan buu qaban karaa. ee dad naceyb baa haya maayarka. .
Amadiida amayeela Mayor Mooge waa mayorka Caasimada Hargaysa.Heego iyo Warsidayaasheeda afqadhmuunyaasha ah sida kan xanuunsan ee Baada karaba ina Mooge,waa waxan iskumagacaaban,Xoogagaal ee saxaafad ceebayska ah..
Mooge is a king like it or not he is the best his enemies will fail soon inshallah because these people are jealous about him but they will fail inshallah.
Thanks so much Xogogaal tv, Awrka labada haamood ma ku faan baa?! waxaan dadka u sheegi jirey iyo runtii abuurteydu wey kala duwan yihiin duwan tahay , markii uu suuqu gubyey waan ooyey!? Ma taqaan qofka ama masuulka ooya markuu dhib la kulmo ama ay ku timaado, akhri siiradii Nebi mohammed csw iyo halku-dhegyadii ay ka tageen philosopher-dii giriiga iyo romankii, BC oo ilaa hada lagu dhigto jaamacadaha ugu magaca iyo faca weyn caalamka, waxaad xaqiiqdii fahmi laheyd ( Axmed dad cidda uu ka yahay)
Mooge wax badan ayuu qabtay oo hargaisa isaga ka hor tuulo waynatay ayay ahayd lkn hada way ka qurux badan tahay gobolada kale oo dhan marka haday reer hargaisa garan waayan mooge oo qabyaalada uraysa qaado nafsigiiau waa heli
Sbx miyaanad ilaahay illahay Ka baqanayn, mooge ayaan wax qaban karin weriye qooto qooto jooji qabyaalad mooge cidi bedeli mayso waayo majooritiga xildhibaanada golaha ayuu haysataa❤❤❤❤❤❤
Ilaahay caafimaad ha idin siiyo
Maayar mooge waa Dul ka Muumin hoos ka Daalin .Cashuurtii hargeisa ayaa xaafadoodu ku dhisayaa waa Ciil qabe hargeisa Qabiyay
Soomaali ka quuso hadday mayor Mooge ...Rabbi ugu mahadnaqi waayaan....gaar ahaan nimankaa qaylinaya haddaydaan xishoon waxba lama wada lahaanayo...Soomaaliland sidaa guul kuma gaadhi karto....Xishooda ayaanu idin leenahay
Qabyaalad baa iimaankii iyo runtii ka qaaday. Adeer waa ninkii ugu horeeyey ee Hargaysadii u raysay idiin hagaajiyey ee u ducee, ha ku sakhiro seegine.
maayarka dad gaar naceyb uunbaa hayee wadoiyin badan maba burbursana. umada laiskuma soo jeediyo maayarka dadkuu is tusay inta maanta laga hadlayo iyo inkabadan buu qaban karaa. ee dad naceyb baa haya maayarka. .
Amadiida amayeela Mayor Mooge waa mayorka Caasimada Hargaysa.Heego iyo Warsidayaasheeda afqadhmuunyaasha ah sida kan xanuunsan ee Baada karaba ina Mooge,waa waxan iskumagacaaban,Xoogagaal ee saxaafad ceebayska ah..
ha ahaado laakiin waxqabad baa laga doonayaa lama necba laakiin tuukashaqaynayo ayaa dadka kala qaybineysa
Kkkk ,iska hadle adiguuna ma ku birtaay,
Waarya xaar ogaal beenta Iyo munafaqada jooji Mooge loo maqlimayo Heego Qudhun Iyo munafaiinta intu qabtay Nina Ma qaban Heego Way kibirtay🎉😅😅😅
Mooge is a king like it or not he is the best his enemies will fail soon inshallah because these people are jealous about him but they will fail inshallah.
Subxanalah 😮
Qiiro ma ha qanciyo dadka ma ha iscaliso😂❤
Hargiesa makala qeybsanee adaa munaafaqad wada saxafi jooji munaafaqada 🙏
Mooge waa bedelu
Subxanallah SOMALIS people never happy.
Cashuurtayda ugu dhisimaayo dadkale 😢
Ma baloodh buu kuudiiday beenaale
Ninkan shaqo ayaa loo doortay mayarkii ugu waxqabadka fiicnaana weeye kalsooniida reer hargeysana wuu haystaa hargeysi jigjiga yar oo kaliya mayeer uuma ah
Hadu hargyso dhan mayor uyahy muxu xerada police ka ka dhex doonay wakii fagarayasha ka luuqayn jiraye mxa isbadalay
Wuu joogayaa intuu xikiisa dhamaysanayo ee sacad muusaw fadhiisat waxaanu qaban kiinii shalay kadagay muxuu idiinku dhisi waayay?
Xaafadooda ayuu joogayaa
Thanks so much Xogogaal tv, Awrka labada haamood ma ku faan baa?! waxaan dadka u sheegi jirey iyo runtii abuurteydu wey kala duwan yihiin duwan tahay , markii uu suuqu gubyey waan ooyey!? Ma taqaan qofka ama masuulka ooya markuu dhib la kulmo ama ay ku timaado, akhri siiradii Nebi mohammed csw iyo halku-dhegyadii ay ka tageen philosopher-dii giriiga iyo romankii, BC oo ilaa hada lagu dhigto jaamacadaha ugu magaca iyo faca weyn caalamka, waxaad xaqiiqdii fahmi laheyd ( Axmed dad cidda uu ka yahay)
Sii maamuli karin, ahahaha,, kol haddii lagaa guuleystey, ka midnoqo marti sharafleh lol
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂𝐤𝐚𝐧𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐲𝐢𝐫 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐢𝐥 𝐞𝐞 𝐡𝐚𝐚𝐧𝐨 𝐱𝐚𝐲𝐚𝐲 𝐬𝐢𝐢𝐧😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
adigu umad aad isku dirto markad warka sheegsyso waxaa la moodaa wax fiican laakiin hoosta ayaad munaafaq ka tahay. dhowr goor ayaan ku arkay
Maxa dhacay sowtaad 7 sano cay iyo aflagaado ku wadeen habar awal xata suldaanka mooge cayda waday
MAYIR KAN MAJEEERTEEN. WAXBA ISLAMA HAYYO.....
Hargaysa silka hooyadin malaha wa laydinka gurin
Beenale weeye kani waar orodo dadka ka fadhiiso
WaaA tuug ina bahalkiii ee ha is casilo
Mooge wax badan ayuu qabtay oo hargaisa isaga ka hor tuulo waynatay ayay ahayd lkn hada way ka qurux badan tahay gobolada kale oo dhan marka haday reer hargaisa garan waayan mooge oo qabyaalada uraysa qaado nafsigiiau waa heli
Ma soltelka mucarad usameyay
Kkk isagaba kaa koowa kaalla qaaiibinta
QIIRO DUNBULUQ AYUU MAAYOR I YAHAY ADEER WAANA MAJEERTEEN.
WAAR MOOGE MA NIN XISBI TAAGEERA AYUU U HOREYAY TALOW
Adigu xumaan iyo xasarad been ah ayaad wadaaye
Adiguna maxad xayramaysaa marka 😂
Shaki ku ma jiro inuu hargeisa soo mari doono mayor cabdikariim la wax. Qabadi
Wx walpa wu ka hadlay hush hish
Maayir tuug hays casilo intaan gacan loola Tegin danahiisu u dhuumanayaaye
@@HanaQalbi-x2j madiga ku dhaaca faanweeyna
Hargeisa wuu kala kexeeyey Ninkani ee hala dhaafiyo Meesha, waa qof indho adag Qof wanaagsan ayaan moodi jiray lkn waaba jaahiL
Xanaf doorasho....ayuu kugabanaya warninkani macaafimadqaabo....ayaan umalaynaya ilaysiidani maha siiumasuul udhaqmo
CAR INA MOOOGE HARGEISA HA SII JOOGO GARAC KHAAAYINNA. DNA MARKUUU GALUUU DAD U XIDHNAAAN KARAAAN KELUYA
Wariye adiguba afkii ciyaalka suuqa ayaadku hadlaysaa wariye Mathis dhexa somalilana muusa hore ukala dilay oo midaynkari waayay inamooge maaha madavwayne . Waxa lagu haystaa cadho kakacday kursi xilkiisana wuudhamaysanayaa sandule
Xaafadooda ayuu joogayaa waan diLaynaa hadii xagayaga yimaado baastarka wiciLka ah
@cabdalacawilyoohiye3 caaglayaashìbaa caytamaya halaxishoodo
Ila intu dono ayu jogi dibna jilicsan mayer ka noqon mayan
XERO POLICE EEE XALANE. MAYIR KU NOOOOL.... MAYIR SUBEEER AWALAA BEDALAYA
Suparawal mageed naga dulbaxaybaa bal fakar adeer maydun joogi walahi tiihore in laydinka matajin
Nin cadooday sanqadh yaraa, yaa kuu joojinaya adiga iyo inta Kula caqliga ah horaa loo soconayaa shuubaa ku dhashaye
Ina mooge waa inanguumeed inanguumeed beenle beenle oo ciilqabe ah yusra harti
Biased analysis!!
Horta chanelkan UA-cam ka ahi yuu u shaqeeyaa beentiisii iyo eexasho aan xishood lahayn 😂buu wadaaye .. iska block gareeya
Mein Beziehungsstatus liegt irgendwo zwischen "Ich brauche eine Umarmung" und "Ich muss mit meinen Snacks in Ruhe gelassen werden"🌺