Wa Munaafaq ina mooge. Ka Daran Afweyne dabecada. Wa beenale isle Dalkan been bad mdxweyne ku noqon karta. Ma ninka borame niman tolkiya kula maragsadey ma kaasa naf le. Cirro ba 2017 ki waaki borame ku yidhi musse dad bu halkan ku xasuuqey. Wa daneystayaal
Waar nink ma jeelbaa inga haynaaya burcona kii haysta miyuu nool yahay dadka aaqiro maan lagu tirin samroona weligeed nin fiucan waxa ka dhashay daahir riyaale
asc shalay waxaa la soo bandhigayay wax qabadkii 3sano iyo badh waxaa joogay wasiiradii hore iyo kuwa dambe qaar ka mid ah waxaa joogay gudidii 9ka xaafadood ee hargeysa anagu waxaanu ka mid ahayn gudida horumarinta xdegmooyinka waxay yidhaahdeen hoolkan aanu ku qabanay xafladu waa waxqabadkayagii dad badan baanu ka rarnay oo meel la dajiyay bilayskuna malaha gacantay ka dhiseen waa meel weyn oo maasha allah ah oo ka soo horjeeda taliska guud ee booliska waxaa laga dhisay hool weyn oo aad uqrux badan maasha allah tabarakallah dhalinyaraduna aqoon is waydaarsi way ku qabsan karaan sida tababarada iyo wacyigelinta waa hall casri ah maayarkana waa la jeclaa madaxweynaa loo waday intii doorashadaa laga raacay iyo yara hadal badni laakiin wax badan bay qabteen golahan deegaanku waxbadana way u hadhsan yihiin hawl baa utaala anagoo gacma dheere ah 5waddo ayaa loo sameeyY halka koodbuur oo cabanaysa 15 waddo loo sameeyay waa laba degmoo isku xiga hadana annagu waanu iska aamusnoo waanu sugaynaa waxqabad rooma maalin laguma dhisin
Inadeer dhuuni raacaagaas oo miidhanbaa dadka waalaya waar hadaad shilimo ka qaadato oy kaa hadlinayaan shacabka dulman afkooda haku hadlin mida kle hollka boliceka aad sheegtay xerada ku xigtaan ka tirsanahay maalin ma arag Hal shay oo ay dawlada hoose leedahay oo ka dhex muuqda waxaanu lahayn haku qorin Mr.qiiro hadii lala xisaabtamayana boliceku muu doorane dadbaa doortay ee soo dhaaf dhe hallka boliceka hoolka dawlada hooseba dadka kula xisaabtan dhe haduu isu kalsoonyahay
Muu caayin, lakin wuu ku dhuwaaday. Raali ahaada si kasta waxasi wa kaftan. Hadii nin reerka ka xumadayna malaayiin kle oo isla reerkasa baa wax taray s.lnd oo heerkan gaadhsiiyay.
Gacantiisa ayuu isku gawracay Ina mooge waa nacas car sacad muuse ha hor yimaado oo ha qanciyo wlhi inanu ku dhicin waayo lacagta uuu dhacay Aya lawada ogyahay
Fikirkayga hadaan ka dhiibto arintan maayer mooge dadweynaha hargeisa xaq bay u leeyihiin inay su,aalo ku weydiyaan ileen masuulkoodi baad tahaye lakiin saldhiga dhexdeeda ma aha maayer makhahiyagan ma aha ee waa holal waaweyn oo cidwalba ka soo qayb gasho taa waxaan uga jedaa hadda card haloo qaybiyo mucarid iyo muxafidba markaas ayaa su,aalo lagu weydiinkaraa taasin waxay iftiiminaysaa hankaga siyasadeed walaal mahadsanid
Hoyada nin buxa ayay dhashay oo ruun sheega oo aragti dheer isha xasadka aale ha ka xijabo wll ❤❤❤ sidad isku taqano Adu ma tihide san ku aragno ayad tahay ruunti geesi qaran aale ha ku dhawro adiyo family kaga
Madaxwayne kuxigeenka malaa maad dhaysan soo dhagayaso waridaadow oo mardanbe reer madaxwayne ku xigeenka somaliland shalay ayaan anigu dhigay cumamadiisa
😅😅😅😅😅😅kakakakakakaka waad iga qoslisay caawa shaydaan mayor ka ha lala saayiro waar reer somaliland kii inoo yimaadaba haddii sidan u caydaan yaa xil idiin qaban hadaba waa yaabe !!!!!!
Maxaa ku dhacay doowlada hoose ee ay xafiisyadaay ku lahayeen,boolisku ma boolis ayay noqdeen,markay garxajis xukunka qabsadeen,xamiiskiiba waa nacay ,ilahayow noo gar gar😂
Waridad wlhi wa geesi qaran
Ku soco inder😂😂😂😂😂
Ciidagale yare waxa loogu yimaaddaa qabyaalad,been iyo hunguri immikana garxajisnimo ayay ku dhuuntaan
Maxaa lagu dhuuntaa Garxajis way yihiinbee
Futadaa ku cuncunaysa, warfaa Geeddow qoomuluudkii baad tahay.
Isbaheeysiga reeraha deeriska Geela loga so dacii jireey ayeey ubarteen.
Xaqiiq 💯
Ciidagale waxaloogu yimaadaa gusdheer ee futadaada ilaasho caashay
Ninrageed ninrageed dhalay waridaad tv waan ku wataa gar iyo gardaraba
Reer boorama matalen ee hakufogaan huuno so funny ❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mayir Mooge waa Tabcaan. Ninka waa in dalka laga qabto. Wuu bukaa.
Habaarka ka daa Madaxda
@@caydaruusibraahim4395 muuse markaa caydiisu way bananayd sowmaaha 😂
Munafaaaq iyo hunguri wayneeee
Aado wayn
Waar xishoda 10 sano wx badan bad mayar ahayden oo wxd qabateena jirin mxaa ninka idin daba dhigay ninka midh yaanu qaban haduu doono sidani waa ceeb waan idin qajilaa wlhi anoo CISE MUSE wx cabadaaya 5ta gobol ee somaliland idinkaa jira oo nin ku dhagan war shaqo taga aduunki wad nagu ceebeyseene
Libaax ku soco❤
Inta uu doortay ayuu uyeedhay subxanalaa inamooge wa tug munafaq
magaalada Hargeysa ayaa ogaatay inu Mooge yahay Manufiq iyo beenlo.
Mayir moge wa munaafaq dadka iska dhaadhiciya hadalkii sii isagaa isku markhaatiya subxanalaa
MAAYIR DADKA LA XISAABTAY XUMAAN KUMA JIRTO EE GABASHADA AYAA XUN.
Sxb war idaad waar ninkani waa nin af macaan waana beenaale
Markii uu codka donayay oohin dhalinyartii hargeisa oo dhan aya ucodaysay ilaahay uunbaa mar kaliya khashifay ka dibna qabiil uunbuu dabada galiyay siyaasiyiin beenaalayaal ah waynu leenahay laakiin kani score ayuu jabiyay 😀
Wa garac nabiga scw aya sheegay ilmaha garaci ma naaxo
Kkkl Adiga iyo kii hooyada qabay ayaa garaca beeday abaarso lagudhalay ah
Hadda kuli rerka cidagale waa qabil cuqdad hayso
@nuraali7610 maxaad kasheekaynasa kuwa cugdadu haysaa waa kuwa mayerka kadaba ooyaya ee cayda iyo baroorta latagan meelkasta
@@abdirashidkaruur5980maxaannu ka daba qaylinnaa tuugbaa nadhacay iyogarace
Abdishkur qalad qalad haku sixin, waxy sheegtyna run haka dhigin.
Ha yaabina hadaad maalin dhow aragtaan ciro xero military naga galey
😂😂😂😂😂😂 xaalku ma Xeruu ku bilaamay😂
Adiga oo ayo ah bu ka galaya xeero militery
Wa Munaafaq ina mooge. Ka Daran Afweyne dabecada. Wa beenale isle Dalkan been bad mdxweyne ku noqon karta. Ma ninka borame niman tolkiya kula maragsadey ma kaasa naf le. Cirro ba 2017 ki waaki borame ku yidhi musse dad bu halkan ku xasuuqey. Wa daneystayaal
Mr waridaad you make me laugh you are so funny and you always tell the truth Salaan sar mujahid❤
XAGAANU. KUGULA XISAABTANAA. XERO. CIIDAN AYAAD NAGA GASHAYE. SAW NALA XIDHI MAAYO. WIXIIBA. ASKAR. AYAAD. KU LAALUUSHTAYE
Cidagale waxa uu digma qabil ahan sida sacad muse hadan waa dad aad uu yar oo cuqada adun hayso waa dadki nabbiku scw shegey waa rer aad uu cuqdad badan hada culimaduda waa dad cuqdad hayso iyo suldamadoda aya kaar xanunka cuqdad ku sabadey falig ku dhacay.
Naaga xiishoode inaader tolabaynuu
Naahe😂😂😂
Waar nink ma jeelbaa inga haynaaya burcona kii haysta miyuu nool yahay dadka aaqiro maan lagu tirin samroona weligeed nin fiucan waxa ka dhashay daahir riyaale
Wàa tuug shacabkii uu dhacay ayuu ka baqay 😂😂😂😂😂😂😂
Police ku shalay cadaw buu Ahaa maantana waa sadiiq hhhh
Walee waa tuug weyn ina Mogee
Ina mooge ha odhane cabdi latuuray dhe😅😅😅😅😅
allha beerka waridaadow sxb walee meelbad kaga so hadhay legend badtahay sxb kusoco
Waa mayorkii saldhigyada 😂😂😂😂. Hanagu habsaamin huunooy waan daawanay filmkaasi😅😅😅
Maayar qiiro wuu qaldan yahay adeer shicib baa ku doortay waxay booliskan iyo arimahan aad hoos gashan wali namaad qancin
Dhagar qabe dhulkaa u dhaqdhaqaaqa maayir tuug saldhiguu ku cararay 😂😂😂😂😂
asc shalay waxaa la soo bandhigayay wax qabadkii 3sano iyo badh waxaa joogay wasiiradii hore iyo kuwa dambe qaar ka mid ah waxaa joogay gudidii 9ka xaafadood ee hargeysa anagu waxaanu ka mid ahayn gudida horumarinta xdegmooyinka waxay yidhaahdeen hoolkan aanu ku qabanay xafladu waa waxqabadkayagii dad badan baanu ka rarnay oo meel la dajiyay bilayskuna malaha gacantay ka dhiseen waa meel weyn oo maasha allah ah oo ka soo horjeeda taliska guud ee booliska waxaa laga dhisay hool weyn oo aad uqrux badan maasha allah tabarakallah dhalinyaraduna aqoon is waydaarsi way ku qabsan karaan sida tababarada iyo wacyigelinta waa hall casri ah maayarkana waa la jeclaa madaxweynaa loo waday intii doorashadaa laga raacay iyo yara hadal badni laakiin wax badan bay qabteen golahan deegaanku waxbadana way u hadhsan yihiin hawl baa utaala anagoo gacma dheere ah 5waddo ayaa loo sameeyY halka koodbuur oo cabanaysa 15 waddo loo sameeyay waa laba degmoo isku xiga hadana annagu waanu iska aamusnoo waanu sugaynaa waxqabad rooma maalin laguma dhisin
Inadeer dhuuni raacaagaas oo miidhanbaa dadka waalaya waar hadaad shilimo ka qaadato oy kaa hadlinayaan shacabka dulman afkooda haku hadlin mida kle hollka boliceka aad sheegtay xerada ku xigtaan ka tirsanahay maalin ma arag Hal shay oo ay dawlada hoose leedahay oo ka dhex muuqda waxaanu lahayn haku qorin Mr.qiiro hadii lala xisaabtamayana boliceku muu doorane dadbaa doortay ee soo dhaaf dhe hallka boliceka hoolka dawlada hooseba dadka kula xisaabtan dhe haduu isu kalsoonyahay
Gacmadhere wa k.buur, degmo sax ah maba aha, takle hrgysaba ma aha ee waa arabsiyo iyo dhulkaas.
Tuug xariifa weeye mayarku
Mooge qaayin wadani faqash kalkal lacagti umada Hargiesa wadani ayu doorashada ugu shubay
Geesi guuuuul wa iada 👍👍👍👍🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Waridaad so funny 😂😂😂
Mooge tuug tuug ahadyy😅😅
Ina mooge waa garac
Walaahi taarikh ceeba ayaa ka raacday mooge qiiro 😂😂
😂😂😂😂 qoori buu moodey inuu ilaalin doono
❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤❤😊❤😊❤😊❤😊❤❤😊❤😊❤😊❤😊
Horta marka Hore asc Marka labaad I aad Labo nin oo xumaaday in aad u caydo samaroon waa khalad ee raali Galin ka bixi arintaa lbx ❤
Marka 3 nin fcn baad tahay oo somaliland taageero sidaa darted kuu taageraa markaa qabiil dhan 2 qof dartood how caayin❤
Muu caayin, lakin wuu ku dhuwaaday. Raali ahaada si kasta waxasi wa kaftan. Hadii nin reerka ka xumadayna malaayiin kle oo isla reerkasa baa wax taray s.lnd oo heerkan gaadhsiiyay.
Xariif magaalo 😂😂
WAA QIIRADII OO QOF AH
Ilahay kabaq
@JamaMohamed-t8l
Jamacow ninkani madaxweyne ayaan la doonaayey lakiin DHADO ROOB NOQONWEYDAY KKKKKKKK African
Mayer mooge waa Fulay wuu baqay
Gacantiisa ayuu isku gawracay Ina mooge waa nacas car sacad muuse ha hor yimaado oo ha qanciyo wlhi inanu ku dhicin waayo lacagta uuu dhacay Aya lawada ogyahay
Allah akbar uuf qabil somaliland maha qaranka.j support you
Wa ruuuuunta xaqiiq geesi kusoco walaloyaal
❤
Kani unika madaxluu noqday anoo hjecla layaabay
😂😂😂😂😂
Hadalku waa midhkaa😊
War idaad wale waxad tahay geese qaran
Shayma awal buu u niikiyaa 😂
Illahay damiirka hanaga qaadin ayaanu kuducaysanaynaa siduu maanta saneeyey waxa udhaantay isaga oon iman waayo marka xumaan lagaa tirsanayo iyo cadaalada daro waxa fcn inaad is cad isu baraxdo adoon reer iyo naag afwayn iyo mid tik tokar ah iska soo roh maraynayn dadii waxkaa tabanaayey waxa aadkula garnaqsato lakaalay waan ahayn kolayba waalagu arkaa inaad hada reer iyo awaad dawladeed ku hoos dhuumanaysee dee waxaaga iska walaaqo lkn alle waxba kama qarsoona rabi umada hakaqabto dadkana waliba dadka dakhliga magaalada ubadan waxan leeyahay hadii aynu cashuurtii diidno laba kala biximayso hadii labixiyana tiika kahoraysayba waxba kama hayno markaa illahay ayaa loogu samri kan kuwa kasoo jeeda dadka maanta xeryahay ciidanka lagalayna waar damiirka alle idinka qaadye ama dadkiina ladulmayo wax uqabta ee matashaan ama dee kadareera meesha qofku markuu khayr iyo wanaag rabo magaran waayo si wax loo xaliyo dadkii sugaayey xataa hadal laabtu kuqabowdo muu odhan markaa anuu waxan hadal kusoo koobayaa waar alle ayaa lagu raaciyey meeshan hadaanu cashuurta diidno laba kalabiximayaa
Moogoow Sidaan Kuu Aqaan Uunku Kuu Baray Ayaan Sadex Sano Kahor Lahaa 😂😂😂😂
Ninki uxidhayna runtii shegay ayuu ku xidhay
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ninka xolaha dadkii uu cunay ha laga so qado😅😅
Fikirkayga hadaan ka dhiibto arintan maayer mooge dadweynaha hargeisa xaq bay u leeyihiin inay su,aalo ku weydiyaan ileen masuulkoodi baad tahaye lakiin saldhiga dhexdeeda ma aha maayer makhahiyagan ma aha ee waa holal waaweyn oo cidwalba ka soo qayb gasho taa waxaan uga jedaa hadda card haloo qaybiyo mucarid iyo muxafidba markaas ayaa su,aalo lagu weydiinkaraa taasin waxay iftiiminaysaa hankaga siyasadeed walaal mahadsanid
Waridad tv nin qulus
Waa deed waax kaa sii yiihin soow waligod baa maaye ahayne rufiyanin tumbo raac 😂😂😂😂😂😂😂
Maalin kale ayaynu qabanaynaaye iska daaa.😂😂
Abaarso miyaad kasoo baxaday
Waar baa adkaatay adkaatay waridaad tv ninrageed ninrageed dhalay buufi cayayaanka keep going
Hoyada nin buxa ayay dhashay oo ruun sheega oo aragti dheer isha xasadka aale ha ka xijabo wll ❤❤❤ sidad isku taqano Adu ma tihide san ku aragno ayad tahay ruunti geesi qaran aale ha ku dhawro adiyo family kaga
Mooge waa tuug weyn oo bibile ah! Sumxanala... nin noolow maxa aragti kuu laban.
Yaa sababay inu maayir qiiro galo xeradii xalane 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
0:29 and 1:11and 6:57 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 alla @#WARIDAADTV
Subxanaka yaa cadiim 🕺rabbow nacafi aduunyada nin nolow maxaa aragti ku laaban waa yaab iyo yaab iyo yaabka yaabkii 😂🤣😂💯👌
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa tuuuug😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂 wixii idoonayaw kaalaya halkan ugu la xisaabtama 😂😂
Mayari Qiiro waa tung waa zigenare weye xisho yar
Saldhigyada laguma xisaabtamo waa la isku xidhaaye.maxkamadaha layskula xisaabtamaa.
Waayaabe ina mooge yaa laxisaabtamaya ood sheegaysaan ma habraha jajabanta ah iyo kuwa buka ee qabyaaladu madax martay
Hhhh
Aduu imika halkeed gashay
Maqaaxidaaba dhaan tee
Madaxwayne kuxigeenka malaa maad dhaysan soo dhagayaso waridaadow oo mardanbe reer madaxwayne ku xigeenka somaliland shalay ayaan anigu dhigay cumamadiisa
war idaad runbaad sheegtay kaasi waa tuug maayir mooge wuxu saldhigyada ugu meeraysanayo ayuu qabaa❤❤❤❤❤
😂😂😂😂😂 rer hargeysa ka warama hddn madax weyne u dorono Ina mooge😂😂😂😂
Puntland ayaa u bahan inuu madaxweyne u noqdo
Are you sure that you Are Isaaaaaaaaaaaaaaaaq?
Ku saliya nabiga❤
Heestii abihii ayuu inoo qadayaa mayar mooge Beney waa run kkkkkkkkk halkaa ku fahanay mayar amerikhaan
Walaahi waxaan xaduustay markii la yar yaraa, ee fuluhu hooyadii dabada ka galo ama shoodhaha ka wayn.
Viva Mayir Mooge….❤❤❤❤jir oo joog ❤❤❤
4 sacsac iyo mid sanka farta kula jira toona waxuu ka qaadi baa iska yar
Horaa loo yidhi dhilo intaanad dhilo odhan bay dhilo ku tidhaahdaa
😂😂😂 waridaadow 😂😂😂 filin hindigaagu socon maayo 😂😂😂 adigaa ku xariif ah kuji kuji hootahee😂😂😂 miyaad ilowday wheekadii sharcigaaga 😂😂😂
Kan saylici layeeyahay waaba lax caadiya macaac
😂😂😂😂😂
Xisaabi xilmale hadaan la xumeeyn xitaa aakhiro wixii deeyna waa lagaaga taagen yahay maayer tuugoow waa la icaayey ceebaa kaa raacdee odeyga miskiinkana sii daa dadkii ku nacyee madaxweeynaanu kula rabney laakiinsee waad isku xaartey😂😂😂😂😂
Waa toban wajiile afmacaan dhudhumashaw ayuuba hadana bilabay😂😅
😅😅😅😅😅😅kakakakakakaka waad iga qoslisay caawa shaydaan mayor ka ha lala saayiro waar reer somaliland kii inoo yimaadaba haddii sidan u caydaan yaa xil idiin qaban hadaba waa yaabe !!!!!!
Ileeeen tuuuugu waaa tuuuuuuug waligiiiiba waaaaaa tuuuuuuug 😅😅😅😅😅😅
😂😂😂😂😂😂😂 runtu ma fantaa...
Mayar doox joog 😂😂😂😂😂😂😂😂
You are hilarious!!! Thank you
Hhhh waar odaygu wllhi waa doqone samaroon yaan loo caayin
Burco maaha hargaysa oo kale ee waa 2.5 ayaa wax looqaybasadaa kuraasta 5 sano oo habarjeclo maayerka burco iyo 5sano oo habaryoonis ah waa sidaas maayarku waa habaryoonis halka badhasaabkuna yahay habarjeclo kuxigeenadu waa habaryoonis iyo habarjeclo
Mafax waynihii so saray wad mahadsantahay ayu uquudhi wayay munaafaq aderkayna madhalin
Hhhhhhh waa runtaa sxb
😂😂😂😂 wale waa wadad Seylici 😂
Maxaa ku dhacay doowlada hoose ee ay xafiisyadaay ku lahayeen,boolisku ma boolis ayay noqdeen,markay garxajis xukunka qabsadeen,xamiiskiiba waa nacay ,ilahayow noo gar gar😂
Waar afkaaga xun ka jeedi mooge waa siyaasiga kaliya ee somaliland ba haysato
Waa la xidho UA-cam
Waa tuug beenaale ah oo qiiro aan jirin samaysanaya
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😅
👌👌👌👌👌👌👌🦊💚💛
Tuuggii ugu waynaa baa reer hargaysa helay waa ina mooge wixii aakhiro sheegayay baa wax ka jiraan
Amiir Khan inader filinkisa aad banu u daawanay no dhuman maayo walle
Guud Ujaahid fani baad tahay iftiimi wixu fahmi meynee muhmal ah striscia notizia idaacada daba galka musqmaasuq la dirirka
😂😂 reerka ciidagale yare aad buu virus cuqdad ahi ugu jiraa soomey dhaafin 1994kii weli. Habaryoonis waa gob iyagu
Reer hargaysa maxaa kaa galay
War idaad ka sheekee laxayeey