Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

La Quraaco Cafe Laasgeel Hargeysa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2022
  • Kala Soco Barnaamijo Iyo Warbixino Ku Xiiso Galiya
    Ku Xidhnow Hereri Media Goob Kasta Iyo Goorkasta

КОМЕНТАРІ • 182

  • @Amaalgelle121
    @Amaalgelle121 Рік тому +13

    Always rer somaland waa ilbax waan iman doonaa hadii rabbi idmo mansha allh abdisalan rherari jazaakallaah khayr

  • @mustafbullo1095
    @mustafbullo1095 Рік тому +8

    Masha allah laasgeel meel aan runtii markaad takto aad ku dagayso best service 🥰🥳

  • @xasanadan573
    @xasanadan573 Рік тому +3

    Laasgeel masha alaah , cuntadas cunto gaarta ma jirto ,cunto caafimad qabta ,ninka cuntada sameyey ,daraja sare buu mudan yahay, guuleysta cunto cafimadka kabeysa weye

  • @munirkh
    @munirkh Рік тому +7

    Maanshalaah tabarakalah. Alle ha idin barakeeyo. Wadanku si weyn ayuu uga horumarey dhinaca privat business second class ka. Waa guul.

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss Рік тому +8

    Dad hormaray unba arkaa guulaysta👋🏽

  • @kadra825
    @kadra825 Рік тому +15

    ماشاء الله تبارك الرحمن ألف ألف ألف مبروك همبليوه همبليوه همبليوه والصوماليلاندر همبليوه ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظكم جميعيكم امين امين امين يارب العالمين بارك الله فيكم ماشاء الله تبارك الله

    • @farxiyahasan846
      @farxiyahasan846 Рік тому

      😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @abdiqaniahmed8695
      @abdiqaniahmed8695 Рік тому

      اللهم امين يارب وجزاك الله خيرا وبارك الله فيك أخي،

    • @saraa3456
      @saraa3456 Рік тому

      امين يارب العالمين

  • @abdis70
    @abdis70 Рік тому +1

    Masha Allah- Waa Aragti iyo Fikir aad u wacan. Horumar lagu faano- karo. Central AC in Somaliland. Hambalyo.

  • @mohedshakir2901
    @mohedshakir2901 Рік тому +3

    Run ahaantii waa makhaayad aad iyo aad loo habeeyay oo heersare ah waan soo dhawaynaynaa LAAS GEEL CAFE go ahead keep going

  • @rodabest4798
    @rodabest4798 Рік тому +5

    Masha Allah dalka hooyo Nicma fadhiida

  • @ubah_cx
    @ubah_cx Рік тому +2

    Masha alllah markaan tago wasn tage isha allah hore soco cabdisaleen

  • @muste123
    @muste123 Рік тому +5

    DHISMAHA CAANKA AH IYO CAFETERIA DA CAANKA IYO ABDI SALAAN OO CAAN AH. WOOW

  • @BaxnaanChannel
    @BaxnaanChannel Рік тому +1

    Meheraddani xayaysiin xigmadaysan bay heshay. Rugcaddaa Hereri

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 Рік тому +3

    C/Salaam walaal bidixda wax haku cunin wuu nahyiyey nabigu صلي الله عليه وسلم

  • @faaaduma6876
    @faaaduma6876 Рік тому +1

    Horumar khatar ah ayay Hargeisa gaadhay😌🤲🙌

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Рік тому +1

    Adeero cabdi salan hareeri cafimad ku nolow Masha Allah kaley dalkeena quruxda badan qurbe ha ku dalin nafte ilahow dalkeyga nabada u siyadi💚🤍❤🌏

  • @engkhadarshiine8842
    @engkhadarshiine8842 Рік тому

    Mansha allah laasgeel runtiy waa meel la isku racay waan salamay timka dhamantod eng warfa khalid ibrahim xamse iyo c/salan hereriy

  • @guud-weyneMedia
    @guud-weyneMedia Рік тому +7

    Cabdi Salaan walaal muuqaalkaan horta waan kaaga mahad celin hayeeshee qurbahaan ku daalay ee kol hadaan Hargeysa tago oo ay noqoto inaan meel uun ka cunteeyo LAAS GEEL waa tagis oo lama waa huraan haduu Alle idmo oo nafta baaqi igu tahay.
    Maamulaha shaqaalaha chef ka iyo dhammaan reer LAASGEEL oo isku duubanba waxaan idin leeyahay mahadsanidiin.

  • @mustafehirsi592
    @mustafehirsi592 Рік тому +3

    top man khalid Allah ha kuu barakeeyo

  • @khadarcabdi8680
    @khadarcabdi8680 Рік тому +1

    Masha Allah saxa wal caafiya wariye qiimo badan hereri

  • @mustafbullo1095
    @mustafbullo1095 Рік тому +5

    Haaaye haaaye la quraaco Laasgeel🥰😍

  • @kadra825
    @kadra825 Рік тому +8

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الحمد الله على نعمة الإسلام وكفى بالله وكيل الحمد الله رب العالمين يارب يارب يارب يارب العالمين

  • @hassancakuule5113
    @hassancakuule5113 Рік тому +1

    Abdisalanow wa inaan halkaa sogaadha thanks sxb

  • @abdiganimohamud5178
    @abdiganimohamud5178 Рік тому +7

    Cabdisalanow Laas Geel café Inaan Minnesota uga soo safaro ba I gashay Waliba aan dhaho Hareeri dish . 😂 thanks

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 Рік тому +2

    Aduunka waxaan u necbahay hudheel ku dhaha cunadii way dhamaatay boorsadada hore u jiido 🔙😅

  • @alawisharifali992
    @alawisharifali992 Рік тому +2

    Masha Alah.guul insha Alah thanks

  • @abdishakuurjimcaale3155
    @abdishakuurjimcaale3155 Рік тому +2

    Mansha Allahu mabruuk barkooba

  • @mohamedhassanabdullahi8327
    @mohamedhassanabdullahi8327 Рік тому +3

    Mansha allah

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 Рік тому +1

    Masha'Allah Masha'Allah ilahay nabadaa hausiyaadiyo somaliland

  • @shabcaan2284
    @shabcaan2284 Рік тому +2

    Mchaa Allah

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 Рік тому

    Mashaa Allaah Tabarakalaah, waa makhaayad 5 ⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️ ah waa loo baahnaa in laga hirgeliyo makhaayadaha casriga

  • @waliidbarre417
    @waliidbarre417 Рік тому +2

    Another level.

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 Рік тому +1

    Somalilander kow wadankiina ku so noqda .qurbaha ka kaalaya
    Dhidaalkiina wa la helay
    Kaluuun .hilib .dahab.qudaar hablo qurux badan shacan ilbaxa waar dalka ku so noqda rer somalilan hadad tihiin

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 Рік тому +3

    MashaAllah

  • @Abdikadir1984
    @Abdikadir1984 Рік тому +2

    Asc wariye hereri plz dhinacaad Naga jirto noosheeg 2 da video ee isku xiga mid somaliland midna waa Nashville USA 🇺🇸

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Рік тому +1

    Mashaa Allah, laasgeel cafe❤❤❤

  • @haldoorhotel1527
    @haldoorhotel1527 Рік тому +1

    Good stuff masha allah barakaAllah I'm going to come there and visit if its 👍 ok

  • @somaliforex7744
    @somaliforex7744 Рік тому +1

    Masha allah

  • @maqademaqade7361
    @maqademaqade7361 Рік тому

    Viva Cafe Laas Geel
    1990 baan Hawd guntii joogoo

    • @maqademaqade7361
      @maqademaqade7361 Рік тому

      Hilib Geel ku quraacday
      Ku Qadeeyau kuna casheeyay
      Intaa waxaa ii dheeraa caanao geel oo kala nooc ah ah maashaa allah

  • @Aamiin.qurpawi
    @Aamiin.qurpawi Рік тому +2

    Masha allah 🙂❤

  • @mahamedyasiin633
    @mahamedyasiin633 Рік тому +2

    Masha Allah hambalyo

  • @khalidgeedi8913
    @khalidgeedi8913 Рік тому +4

    Hereri ad bad umahadsantahy horta e quruxda wadanka od so bandhigayso , mahadsanid. Ta labaad imika cunttoyinka kala duwan ee table ka laso dhigay wxy ahayd inaad midh midh camera man ka uu kuso dhaweeyo . Si details ah lo arko each meal nd what it consists of , like the way they do other food UA-camrs , iyo qiimayahasha cuntoyinka . each meal wayo caalamko dhan ba laga dawanaya videos ajnabi ama somali , Lastly cuntada marka lagu keeno right away ha kubilaabine no sharax kkkk intasina wa just suggestion abti ❤

  • @kowsarsugow5881
    @kowsarsugow5881 Рік тому +1

    Legend one of the kind

  • @hussein1102
    @hussein1102 Рік тому +3

    abdisalanow waxad jabisey xeerkii loo cuni jirey beerka ee dhqanka ahaan jiray fargeeto beer lagu cunaayo iyo canjelada oo lagu goymaayo mindi

  • @awiawi2757
    @awiawi2757 Рік тому

    Quracda ban imanayna aniga iyo qarklobadan insha'Allaa

  • @user-em7di7xe5s
    @user-em7di7xe5s Рік тому +1

    Masha’Allah

  • @xayleaxmed7625
    @xayleaxmed7625 Рік тому +1

    msha allh masha allh

  • @Hawd74.
    @Hawd74. Рік тому +1

    Manshala beautiful place ❤ dalku horuu u socdaa

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 Рік тому +1

    Asalaam Alaykum. This Restaurant must be the best In East and central Africa coz they make both African ( Somali foods), European, and Oriental cuisine at its best. And to make it more weighty, wherever you see Mr. Abdisalan Hereri then be rest assured that the rest of the story is genuine!!!

  • @achrafsulaiman8478
    @achrafsulaiman8478 Рік тому +1

    Legendary man abdisalan

  • @deedee8934
    @deedee8934 Рік тому +3

    Maasha Allah illahayoow no barakee dalki hooyo❤. Hereeriyoow waad iga qoslisay markad looxo iyo beer aad ku cuntay shokad io midi 🤣🤣🤣

  • @jiilkacusub-th4dd
    @jiilkacusub-th4dd Рік тому +1

    Hargaisa usa mansha allH

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 Рік тому +1

    SOMALILAND .
    allow nabada u siyaadi
    Xaqiiqdi shacabka somaliland
    Wa dad hurumarka jecel
    Ganacsi cidi ku gadhimayso
    Waa dad ila baxa dhaqanka
    Carabta gaar ahan yamanta ayad moda
    Ilbax nimo dheer aya ka muuqata iyo inay calamka la socdaan qurbe joogtiina way so noqoy slnd

  • @leylaa3666
    @leylaa3666 Рік тому +1

    Maanashallahu saxaw hana

  • @safia6698
    @safia6698 Рік тому

    Manshallah tabarikalaah rahmankalaah I can’t wait to visit and eat coffee lasgeel

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Рік тому

    Mahadsanid
    Suxufi cabdisalam hereri❤

  • @yasinmaxamed7172
    @yasinmaxamed7172 Рік тому +2

    Abdi zalaanow madaxa shaaftada ee reer waqooyiga ayaad noqotee 😂😂😂

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 Рік тому +1

    Maansha allaah
    HERERI

  • @khadarahmed9586
    @khadarahmed9586 Рік тому +1

    Good job

  • @1962yusuf
    @1962yusuf Рік тому +1

    Maasha allaah. Asc

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 Рік тому

    Ninkaaa khaaled aadbaaan usalaamayaa good future

  • @cabdiraxiinkhadar4433
    @cabdiraxiinkhadar4433 Рік тому

    Aad bay bulshadeenu u kala tagtay xaqiiqatan

  • @runiyobeen12
    @runiyobeen12 Рік тому +1

    waxa fiican macaamiishu inay kawaranto xalada dhabtaa hadii kale waad faanaysaa

  • @liebanahmet8828
    @liebanahmet8828 Рік тому +5

    Hereri adi laftaadu catoosh yare farsamaysan ayaa tahy😂

  • @Aamiin.qurpawi
    @Aamiin.qurpawi Рік тому +2

    😊😊❤

  • @ahmedabdi5742
    @ahmedabdi5742 Рік тому

    Mansha allah waaba haaye haaye caadiya tani abdisalan

  • @nimoyusuf6995
    @nimoyusuf6995 Рік тому

    Manshallah xafadee ama suuqe buu kuyala

  • @haleemaali7901
    @haleemaali7901 Рік тому

    Horta sharaab ku sheegu was 0 zero

  • @drgaboose1599
    @drgaboose1599 Рік тому +1

    Hereri Media lipah

  • @mohamedabdi634
    @mohamedabdi634 Рік тому

    Wowwo masha allaah

  • @saredomoh226
    @saredomoh226 Рік тому

    Masha allah caafimaad ku cuna

  • @jigjigavision1
    @jigjigavision1 Рік тому

    Manshallah nice quraac

  • @istahilabdi2722
    @istahilabdi2722 Рік тому

    Masha allh ❤ ♥

  • @nzsomalitv3775
    @nzsomalitv3775 Рік тому

    Aqoon yahan khalid…hore usoco wll

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 Рік тому

    Mansha Allah

  • @guuleedipro7400
    @guuleedipro7400 Рік тому +3

    Anagu meeesha diaspora daa ku oganahay hadaanu nahay ragii dhuumo dharagta😂😂😂😂😂

    • @arliyop3199
      @arliyop3199 Рік тому

      Dhuumoo dharagtu caafimaadka uma fiicna adoo wadani iska cunaa dhaanta

    • @guuleedipro7400
      @guuleedipro7400 Рік тому

      @@arliyop3199 hhhh guriga sow intanba kama heli karo
      Dhuumo dharagta waan ku kaftamayaa inaadeer

    • @arliyop3199
      @arliyop3199 Рік тому

      @@guuleedipro7400 🤣🤣🤣🤣 Haye waN ka naxAyba walaahi runban moday

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi Рік тому

    GEEL'Z DAY......Maalinta Geela...

  • @mahadismail8477
    @mahadismail8477 Рік тому

    Wow that logo is nice

  • @rodahussien1993
    @rodahussien1993 Рік тому

    Dee waxaa doonaysaan inaan dhakhso u iimaado dalka waa layaab

  • @abdisomali1761
    @abdisomali1761 Рік тому +1

    Mansha Allah mansha Allah lacagta price Ka is it expensive

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Рік тому

    Good job Herari

  • @turaabiofficialchannel1138
    @turaabiofficialchannel1138 Рік тому +1

    Wariyuhu 2 camradood ayuu isticmaalayaa

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 Рік тому

    Maasha allaah ❤💚

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 Рік тому

    Runty hargeisa aadbay uu horumartay.

  • @mohamedhaji7148
    @mohamedhaji7148 Рік тому +1

    Haaye haaye😂😂

  • @magicMgedi
    @magicMgedi Рік тому

    Haaaye haaaye haaye😂 waayahy

  • @a.mohamed1958
    @a.mohamed1958 Рік тому

    Hhh Abdisalan cambaabur ma garanayo waa cunto reer galbeed canbaburku

  • @DHAQANMAALONE
    @DHAQANMAALONE Рік тому

    Laakiim fiidka ayeey xidhaan anagaa habeen ku lu'gonay walahay anagoo 9 qof ah haddii aanay hadda bedelin

  • @amiinomerabdillahi7485
    @amiinomerabdillahi7485 Рік тому +1

    👍

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg Рік тому

    Hereri media ✅

  • @jamaltaajir1416
    @jamaltaajir1416 Рік тому

    Weriye Herari fadlan gacanta midig cuntada kucun adoo mahadsan,sidaas ayaa ah SUNNADA.

    • @khadar_mohamoud
      @khadar_mohamoud Рік тому

      Waa camara maaha bidix kkkk

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 Рік тому

      Waa camerda jaahil baad tahaye 😂😂

    • @abdikarimahmed444
      @abdikarimahmed444 Рік тому

      @@yaasir1936 ixtiraam iyo edeb yeelo dadka ha caayin ee cadi wax ugu sheeg

  • @AtoMuste
    @AtoMuste Рік тому +1

    Dadkii Sharfta lahaa

  • @Ayhmi307
    @Ayhmi307 Рік тому +1

    Haaaye,Haaaye 😂

  • @abdirahmanayanle4308
    @abdirahmanayanle4308 Рік тому

    Geeliiba halkanaa lagu cunay.

  • @sayid8381
    @sayid8381 Рік тому

    Kkkkkk bas bas bas.....

  • @amiirmaxamed2149
    @amiirmaxamed2149 Рік тому

    Khamiista way nagu yartaye arbacada ku dar hilib geele waayo khamiisa dad ka qaar way soo manyihiin

  • @abdirahmanfurreh5057
    @abdirahmanfurreh5057 Рік тому

    Hargeisa vs nashvile

  • @yaxyecabdilaahi2973
    @yaxyecabdilaahi2973 Рік тому

    cabdisalan hereri kulahaa calooshaadu yay ku ciilin walee ragii faanayay ugu danbayn way farxeen

  • @hajjilyrics3390
    @hajjilyrics3390 Рік тому

    Haayo haaayo😂

  • @muhiyedinibrahim232
    @muhiyedinibrahim232 Рік тому

    Maanta sawta arbaca ah

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 Рік тому

    Waar ninku dheereeye usa hadana from hargeisa