Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Asc somaalay waan idiin salaamay meel walboo aad dunida kajoogtaan Midda kale walaalayaal xalayto anigoo sh cabdiraxman daawanaayo ayaan seexday kadibna riyo cajiiba ayaan ku rayooday subxaanallah wallahi waan yaabay sababtoo ah waxa aan qalbiga ku hayey iyo su'aalaha aan iwaydiinayay iyo waxa riyada aan ku arkay ayaad moodaa jawaab xagga rabbi igaga timid
❤😂tabin wacan ❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida ❤❤😂😂🎉😢😮😅😅😅😊
Mufakir Bashiir
Falanqeyn waafi ah
Ma sheekh baa mise waa siyaasi?????Anyone
Nabi Mohamed scws , siyaasi, diini, military isku aha. Jahliga xanuun waye ee wax baro.
Cilmigu wuu balaaran yehee wx badan baadh o akhri si aad wx bdn xog ogaal u nqotid
2
Sheekha waxaad waydiisa ....... Suuragal..matahay ....hadii...Turaam...soobaxo..inuu..somalilan Aqoonsado....siduu..sheegay
Usa 🇺🇸 shidaalka somalia 🇸🇴 ayu raba ma aqonsanayo somaliland marka
Sideeee u dhimanayaaaa ruushku?
Asc,maxay lasoo shir tageen maraykanka muxuu yahay siyaasadiisa,maraykanka waa corporation uu leeyahay Zionist Jews
Asc somaalay waan idiin salaamay meel walboo aad dunida kajoogtaan
Midda kale walaalayaal xalayto anigoo sh cabdiraxman daawanaayo ayaan seexday kadibna riyo cajiiba ayaan ku rayooday subxaanallah wallahi waan yaabay sababtoo ah waxa aan qalbiga ku hayey iyo su'aalaha aan iwaydiinayay iyo waxa riyada aan ku arkay ayaad moodaa jawaab xagga rabbi igaga timid
❤😂tabin wacan ❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida ❤❤😂😂🎉😢😮😅😅😅😊
Mufakir Bashiir
Falanqeyn waafi ah
Ma sheekh baa mise waa siyaasi
?????
Anyone