Hooyo mcn😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 wn ku xiisay hoyo mcn la'anta mugdi io murugo bn galay adiga wax waliba i aha hoyo +aabe+wll+sxb inta ba hoyo mcn la'anta dadka kle o dhan wn fahmi la'ahy iyga na ima fahmyan hoyo 1 sano o noloshyda ka maqan tahy qof iska nool un ban ahy hoyo bosskga cid i buxin karta ma jirto hoyo mcn jannatul fardows allaha nagu kulmiyo inshallah🤲🤲🤲🤲📿📿
Hooyadeey daryeelayyy Tii ikeentay dunideee igu soo Daadazhay Dugsigii aqoontaay darsigaagi maan lumin💋❤👸 rappi hayna kulmiyo mom qaali Ina ali apdolaahi ku jeclhay hooyo qaali❤❤❤❤👸👸
Woow ismeal danan maman ces la seul personne plus important de nos vie mom que Allah vous protège contre toute le mal d'ici bas et au-delà amin yaa amin
Daryeelka hoyadey manan arkin oo anoo aad iyo aad u yar ayey geeriyoote hoyadey maante hadii la dhaho dadkas ayey ku dhax jirtaa kasoo dhax saar makasoo dhaxsaari karo Ilahey waxan kaga baryaa janada inuu hoy kaga dhiso godku waasac kuu noqoy rabbina naxariis kuu hibeeey akhiro hooyo wiilkaadi ban ahay wana kuso duceeye boqradiii alle wiil oo dhan kaligeey iga siiyay 😭❤️🙏ismail danan wuxu kamid yahay fananiinta farakutiska ah ee qaado heesaha dareenka leh Thnk you brother👍
😭😭😭😭😭
Aamiiin yaarabul caalamiin
ax ax
Alle ha unaxariisto wallo
Raxmaanku ha u naxariisto ducada u badi wall
Hooyaday mcn cibaado jama hussein Cilmi Mohamed Dabcigaagu hooyoy waa darajo gooniya
Alle Cimriga iyo cafimadkaba haku barakeeyo qof loo xiiso adaa ugu qiimo badane alle nolosha mar danbe ha inagu kulmiyo♥️
Hooyo la aanta nolol la aan rabbi haykaa dhowro inta hooyoyinked kadhintena rabbi how naxriisto janadana haku kulmiyo amiin yaarabii❤️❤️😭😭
🎤Hooyo
Majiro erey ka naxariis badan ' ka macaan badan oo ay dhagaheena jecelyihiin inay maqlaan ' carrabkeenu jecelyahay inu ku dhawaqo kalaamka Eebe akhrintiisa marka laga yimaado (Holy Qur'aan)
Hooyo waa naxriis ' waa janno ' waa farxad ' waa jacayl ' waa nolol .
boqoradii dunidan ikeentay__khadra jama isse Ali Nuh__Alle cimrigaga hakuu barakeeyo janoy👸🥰❤❤🤍🤍💯🎸
Hooyaday macaaney yurub ahmed cimaaney illhaow cimriga iyo cafimadka ku dheere hooyo abalkaga maa gudi karaye alllh jano haka dhigo abalkaga🥰💞💖
Hooyaday iyo Hooyooyinka somaliyed rabi habarakeeyo
Hooyo ifka hibo Ku Noolow Aakhira Hooyo Janatul Fardawsah Hooyo Allah Haku Geeyo Hooyo Mcn❤👸
Hoyadey Macan khajida ahmad mohamoud hooyo macanto Waku jeclahay rabi daarta aaqiro janadiisa kaa daji dabcigagu wa darajo goniya 😢❤❤❤❤❤❤hoooyo macaanto
Baxsan Salad Cali. ❤👸❤
iinoolow boqoraddii la iga beeray cimri iyo caafimad dheer hoyo mcaan.❤🤲
Msha allah
Allah wlidken hayno xifdiyo aduun iyo akhiraba 🥰
hooyo kasta oo somaliyed waxaan alle ugu baryaya in alle janada qasri gaar ah ugu dhiso adun iyo akhiro kuwa laga jcl yhy alle haka dhigo
xawo jamc shire hooyo mcn allow cimrigaaga dheree allow saad iigu dadaashy ajar hakaa siiyo allow iikadaa hooyadey mcn💓💓💓💓
Hooyady koos xasan Mohamed hooyo waxaa ii tahay waxkasta nolol waarta iyo farxad aan dhaamdlahyn ban kuu rajaynayaaa ♥️♥️♥️🥰🥰hooyo waan ku jecelhy🥰🥰
Aduunka hoyadey ayan ujeclahay ilahow haiga qaadin wan kuxisay hooyo mcn 💯💯❤️❤️💋
ilaahay haw naxariizto hooyaday iyo intii umada nabi maxamedba 🖐🖐❤❤
😭😭 I Lost my mom when I was just a child 2 years old and now 22 years old 💔😭😭😭😭😭
Hooyo macanto waakuu xiisay 😍🥰❤ waaku jeclahay la aantaa aduunka wax maaha hooyo 🥲❤ ilaahow cimri dheer iyo caafimaad kusii 🤲❤
Hooyo mcn illhay haykaa daayo adigaan wax Kugu ahee🥺🌹
Sacdiya Xaji Ali Hooyo mcn allaha cimriga io caafimaadka kuu siyaadiyo 🥀🥀✅🇨🇦
Wxan leeyahy lapa Hoyo oo aan kla dhicin Yazmin c/lahi hooyadey mcn oo idhashy iyo kooz muuse digaale hoyadey labad dhip laan idhashy noloshyda heer walpa ila soo martey dhip iyo dhef illhaw ii kiin daa wlhi dadka wxban dherahy😭😭😭🤲
Ilahey haku naxariisto hooyo mcn 🤲🏻🥺😰
Allow Dhowr maamadaY wax walpa adiga ayaa i aH maamo Jcylka kliya Ee Dhamn Ee aan Is Badalin waa maamo uun Ifka Faraxd egu nolow aakhrana Jannatul Firdowsa aYn alle Kaga Baryaya Maamo
hoooyo janadii alle ku geeey
Aati macaan ilahy codka haku barakeeyo dambiganana ha dhaafo illahay hooyooyinkana haa inoo daayo illahay amiin yarabbi
Abaalkaagu waa dayn daadalgaygu gudigarin galbii dacad gu jecel Hooyoo ducu ane gagenay Rabii darta akhiro jannadisa gadaji 🤲 je t'aime t'un amour inconditionnel maman chérie 🥰❤🌹
Hooyo mcn😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 wn ku xiisay hoyo mcn la'anta mugdi io murugo bn galay adiga wax waliba i aha hoyo +aabe+wll+sxb inta ba hoyo mcn la'anta dadka kle o dhan wn fahmi la'ahy iyga na ima fahmyan hoyo 1 sano o noloshyda ka maqan tahy qof iska nool un ban ahy hoyo bosskga cid i buxin karta ma jirto hoyo mcn jannatul fardows allaha nagu kulmiyo inshallah🤲🤲🤲🤲📿📿
Amiin hnoh mcn allaha u naxariisto yada iyo umada nabi maxamad scw scw scw scw scw scw scw allaha ku casuumo janada hno
Hooyadeey daryeelayyy Tii ikeentay dunideee igu soo Daadazhay Dugsigii aqoontaay darsigaagi maan lumin💋❤👸 rappi hayna kulmiyo mom qaali Ina ali apdolaahi ku jeclhay hooyo qaali❤❤❤❤👸👸
Hoyadey daryelay ilahey cimriga cafimadkaba haku dhrayo my janno❤👸
Hooyo Maamo iFraax Updei HaZan AduunKeYga illlahow iiiDaaa Aadiga waxiide🥰🥰💋
Hooyo. Farxad. Igu. Noolow🩸❤️🫀🥹
ILAAHAY DANBIGIISA HADHAAFO ISAGA IYO HOYADIIBA QOFKA HAL SUBISKAREEB IISAARA EE WLSHY AMA WLLKY EE SOMAALYEED 🥰🥰
😢😢😢😢😢 ax alle haku naxariisto hooyo mcan alle godka hku nuuriyo alle janada hynagu kulmiyo anigu kuma garadsan hooyaday anoo 3 jira ayay dhimaty ax ax lakin hooyaday walasheed habaday mcn ayaa isoo korsaty walina anoo caruuro leh faraha igu hysa habo aduunku waa ayame ale inamakalaqado amiin
There's no one like mom,, the unconditional love, the selfless care that she gave me,,, love you mom 🥰 🥰 🥰 🥰 🥰
Rabi daarta akhiro janadiisa ka daji hoyady macany heestan mar walabah oon dhagyztoh ilintah ma ceshan karoh 😢😢😢😢
I can’t stop the tears in my eyes when i hear this song😢😭😭😭
Hooyooy eebbe hakuu naxariisto waan kuu xiisay walaahi😘🥺💔
@@deeqoali4142😢🎉😊😂❤
❤
😢😢😢😢 Aamiin Aamiin
Hooyo macan nolsheyda barked❤️❤️ I love you macntadyda❤️❤️❤️❤️
Hooyo mcn allow no dhowr
Danan every week is another level wlhy
Hooyo mcn ilahy hykaa daayo❤
Ismacil zxb hoyadaa heesi wxba uma tarysee jaar ban la aheee ka war hay nolosheeda
Miss u mama alle haikaadaayo
Legend big fan from Italy roma
Allow kunaxariiso Momy 😭
Rabbi daarta akhiro janadiisa kaa deji
Woow ismeal danan maman ces la seul personne plus important de nos vie mom que Allah vous protège contre toute le mal d'ici bas et au-delà amin yaa amin
without you mom nobody can't live in this life🥺❤🥺
Ühaaaaaaaaqü
Hooyo alle ha ika daayo
Illahow hooyooyinka noo dhowr
Ismeal Danan lign ayD TahAy pro Hore u soco 🥰🥰🥰
Hooyo macaan rabi Igamakaa qaado Noloshaydii ❤❤💋💯👸
Allaha naxaristijano siyo hooyinka dhintay intoolna Allaha xafido
Hooyo maLapO murayadii qaLpiga❤💯🤰🎈💕
Qalbi Daacad ku jecel Hooyoy🥺❤👸🏼
Hooyo macaanto illah waxkudhibakumatuso aaqiro iyo aduunba💯💯💯💯💯💯💯💙💙💙💚💚💚💜💜💜💙💚💚💙💜
Hooyadayy macaan qof IGA badali karta dunida majirta
12 years ayan mogane ilahayow kunaxariso hooyo
Hyoo heybadii aduunkaay duni hal aa u hooreyo hanti iyo hoyna waa adi rabi daarta aqiro jano
Hooyo alle cafimaad iyo cimridheerpaan ku waydiye akhiran alle haku maamuso😩😍👱♀️ 7/6/2022
😢😢😢😢ilahy haku nxrsto hoyo❤
imiss you so much hooyo mcney ilhow kuu naxariiso😭😭😭💔👸
Amiin wll❤️
@@aaminamizki1361 Amiin abaayo❤️
Aamiiin
Love you hooyo mcn haali ilaahy ha kaa dhaafo🥰🥰🥰
Hooyo dabcigagu waa Darajo gooniya 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Sow walaalkaa ku yiri hooyadaa la soo hadal oo ka qabo phonka ismaaciil hooyo loo heeso macno sameyn mayso ee baari u noqo hooyadaa
Kaas walalo mha wa rer burco ismail na wa rer borama
Hooyo mcn alle haku naxariisto 😢😢😢😢
Allahu ku naxariisto hooyo mcn 💔💔💔💔💔 💔💔💔 😢😢😢😢😢
Ilahayow hooyodi janadge
Hooyo macan ku xiisay ilahow nabad mar kale isku keen tus🥲😔🤲🤲
Hooyo mcn ❤❤❤😘😘⚘💋💋
Heska macan ma arg
Hooyo mcn wan ku jeclhya
Ayy
Noloshaydiyey hooyo illahow ikaadaaa noloshu waa maalmo koobane rabi daarta aakhiro janadiisa kaa daji hooyo mcntoy ❤🥰🤱🤱
Aaamiin sister ♥️♥️♥️♥️
Allow cimrigaaga dheerey hoyo mcn waan ku jeclahay hoyo mcn❤🩸
nolow hooyo mcn
Hooyo mcn ❣️❣️❣️💗💗
Hooyo
Hooyo macan Alle haykaa daayo cimiri dheer iyo cibaado suuban hooyo
ASC HOOYOOYINKA NOOL ALLE HAYNOO DAAYOAMIIN💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝 HOOYANKII WAFAADEY ALLE YAA.RAXMA AMIIN YAA RABBI🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
hooyo mcn janadii kunolow waan ku xiizay hooyo i love you
*_SAHRA ISMAIL MOHAMED_* HOOYO NOOLOW 💙😘
Ayyyyy hoooyday daryeelaY🥰❤❤🥺💋
Hooyo waan Ku jecelnahay♥️
Allah ha I daayo Hooyaday Mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤
Masha allh
Actually I love my mom my allah give here long life
Hooyo mcn ILove you 😩👸♥️🌏
Hooyo mcn ❤ ♥ 💖 😍 💕 ❤ ♥
MR DANAN. EVER DAY IS MATHER DAY ISLAM 💖
Alle hanoo kaa dayo mamo mcn l love you Mamy
Xageed kunooshahy
😢😢😢😢 hooyo allow janada gee maxay silic igu sookorisay
Best music
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️l love you hoyo
Hooyo♥
Amin
امي هي رحي ملكة نفسي هي حبي كل شيء في حياتي
heestu aad ba iitabatay waxa ku jira xaalada khaas si gaara iitabanaysa
Kula mid baan Ajay xiligan qoraalka aan qorayo waa saqdexe dhexe hooyaday iyadoo I jecel ayaan kasoo tagay mudo 7 sanno ma arag igu soo ducee inaan lakulmo mar uun wall
Wn ku jeclhy hooyo
Miss u mam allah ika xafido 😭❤❤❤❤👑
Hoooyo qaalibaatahat
Mash allhhooyo macan
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
Adunka hoyadey mcna uku jclahy illaho ibarahy hoyo mcn wanku jclahy
No one can't change your position mamo I love you ❤❤
Of course bro wlhy
Love you Hooyo mcn 🌎💯😘💉💋💖