Wlh abyo beenta mahan waxan ku nolahay finland wlh mnta laga kenay dhaqtar waxey nagu dhaheen dhaqtarka cunuha niila qabana marka horane kuwa xananada nagu dhaheen cunugan inuu sanka hilib uga yala laga yabaa calamadaha aad shegeysana dhamantodna wan ku arkay cfimad tama alha isiiyo inta muslim ah alha u cfiyo
Walaley khayr allaha ha ku siiyo gabadhaydu waxay jirta 3 sano iyo 5 bilood waxay leedahay khuuro hargab joogta aha marku hargabku ku dhacana waxa qabanaya naqaska cuntadeeduna aad iyo aad buu uxun yahay hada anoo badhaya calamadaha lagu garto sanka hilibka kaga yaala ayaan video gang arkay sacadan aan qorayo qoralka tv ayay dawanaysa wayna khuurinaysa dhakhtarka mantan geeyay wa hargayba laga yaaba yay dhahen wana darwnsanahay in u wax ku dhex jiro gabadhayde maxan samayn kara walalo thanks iso jawab
Dr ENT specialist halala xariiro Hilibka sanka waxaa ladhaha Adenoid sugis maleh deg deg ulaxariira qofkii ilmihiisa ku arko quurada markuu seexdo calaamadiisa waa in raajo laga saara ilmaha madaxa sifo Adenoid ama hilibkaas loo arko waa saaris fudud ama qaliin fudud Ilmaha badbaadsada kana saara Hilibkaas halista badan
@@DumarBilla wlaaaley mida iigu daran waxa waye marki an jiifto quuri xad dhaaf ah oo xta dadka markey ila sexdaan ee i dhahan hadan isku cusub nahay xalay qof naqaska ku dhagayo oo naf baxayaa camal micnaha neef qadashada ayaa dhib za id iigu noqoneso
@@DumarBilla mana dareemo xnuun marba hadan sexdo ilaa yaran tey ayan ahaa wqti ayaa 2008 ilaa 2010kii aa daabo dhireed cuni jiri ila inte dabada isocoti wan roonaa xtaa heer sanka subag liiga shubo xtaa wan gaaray mana maqlo quurideyda mana umaleyo lkn mar hadan hordo hurdadeda xata we culsataa lkn waxa iigu daran qurida ilaa yaran teyda idabo socoto lkn waqtiyal qaar aya jirto an qurinin waa mida layabay hadan guri kuso martiyo oo qolka lila jifo waana hurdo dhawahay mana quriyo lkn hordadeyda waxaa cadeeyo quurida hadey indhaheyga is galaan waxa li dhahaa hori lee ka bilaabey quurida marka maxaa igula talinee
Haaa abyo hadalka wuu kaso hadaa ani waxaa iijoga wiil 3sano iyo 8bil jira ilaa hada sifican uma hadli karo tarikh 10 ka bishan aa laga qali raba inshaallah
Abayo shukran wa iifaa idaysay walaahi.
Qeer illahay ha ku siiyoe
Asc wll wiil yar baa sidaa iga ah wlhi hbn kii maseexdo hada sanad ayuu jiraa sanka cadkaga yaalo ayuu dhahay wan usheegay hada waa laga jaraya thanks wll qaali
Abyo marki laga jaray sidu noqday
Asc abaayo hada makuu fiican yahay cunuga😢
Abayo wiilka se kuu noqday
Mahadsanid walal
Midka kamuqanayo sanka gudihisa kasobaxa kasohadal abayo gabar 6sanojir ah ookasobaxay aya hayta ee kasohadal pizz abayo
Ala abaayo wiilkayga aya xaladan ku sugan sadex Sano iyo badh ayuu jiraa somaliya meel aan dhaqtar fiican lahyn ayan ka jooga wnka xumahy Runtii😢😭😭
Dhaqtarka ENT specialist waa inaa deg deg ugu geysa ilmaha kaxanuunsan Hilibka sanka waxaa ladhaha Adenoid waa sooraaris guide wala soo siibale ilmahana sifican ayuu useexana hadii aan dhaqso laga soo saarin infektion ayuu leeyahay dhagaha ayuu kadhawacaya ilmaha hasugin Dr ENT DEG DEG URAXARIIR ALLAH KUCAAFIYO ILMAHA
Drs ani hada dhagaha uu infiktion iga gaarsiiyay hada ma maleen kartid siday dhagahu ii xanuunayaan waxaana igu sababay hilibka sanka maxaa igula talineee plz😢
mash allah abyo so badi casharada ilmaha thnks
Abaayo bles iisoo jawaab abaayo cunug yaroo 10 habeen jooga wuxuu iskumar kamatagaa sanka iyo afka markastoo aan naaska siiyo maxaa sababa calooshiisana waxaba kumahakanayaan
Abayo ka daci Aniga Wiil ayaa sida ika ahay marka cano siiso horay ha ka sexn inaa iyo intu ka dacanayo
Marka siso canaha kadaci marwalba abayo
Alla abaayo
Cunugeyga ku arkay cawa walwal waan seexan la ahay 😢
Wad mahadsantahay walashey
Aad,iyo aad ayaad u mahadsan thy wll.
Asc walal waxa ijogta kibir yar mar marka qar nefta ayay iskucelini e mxa kena
Thanks sister ❤
Asc wll aniga dhib aya i hesto su aalo ayan karapaa qof weyn aya ahay
Tnx wllshie ana ka mida dadka ka cabanaayo
Abayk calmdhan waxaa keh gavdheyda daawo male miyaa
Asc abyo calamadaha aad sheegtay cunug ayaa ku arkay dhaqtar kuna waxoow igu dhahay hilib sanka kagama yaallo marka qaali maxaa kale oo sababi karo
Wlh abyo beenta mahan waxan ku nolahay finland wlh mnta laga kenay dhaqtar waxey nagu dhaheen dhaqtarka cunuha niila qabana marka horane kuwa xananada nagu dhaheen cunugan inuu sanka hilib uga yala laga yabaa calamadaha aad shegeysana dhamantodna wan ku arkay cfimad tama alha isiiyo inta muslim ah alha u cfiyo
Amiin yaarbii
Mnsh allh wll aniga cunigeyga shalay baa lagaso qalay alhamdulilah
Inte jogtaa oo lagu qalay wlshey gabaryar 3 jira baan subixi igu balansan qaliin waana cabsanayaa iso jwb
@@filsan5646 Deutschland ban joga wll
Ha cabsan wll insh allh waxba mahan ilmaha waxba madaremayo kali ah wax cunto ah hasin ilaa intaa qalinkaa aykamaryso insh allh khayr wax weeyn mahan
Sax waye wlhi habeen hore 12:30 aya ley qalay shalay subixi na horaa leyga faxay wey fiican Tahay abaayo aniga Somalia muqdishaa jogaa dhaqatar tooxow ladha ii qalay waad mahad santahay
Abayo toxow xage ka dagan yahay muqdisho wiil yar baa urabay ina usameeyo qaliinka
Abyo mahadsanid aniga waxa laidhahy cunukaga Sanka hilib uku yaro lkn aniga ben umodayi😢
Mashallah Fathia . Thank you for sharing this helpful information with us
Thanks love
@@fathiaibrahim1492❤
❤
Maxaa kena Sanka uraa abyo aduu mahadsan
Calamadas dhamantod wan arkey aad bad u mahadsantahey
asc maamo anigaa leyga hayaa sanka iyo cunaha waxaan joogaa mogdisho dhaqaatiir badan baan u tagey hal dhaqtar baa iigu sheegey qaliin waxoo i dhahay cilada dhuunta waxa u key naayo waa sanka lafneh wey qaloo can tahay lafta waala toosinaa aniga neh waan cabsadey please ii soo jawaab
Pyo ani xata sanka hilib kaaga yaal ligu dhahay ,qalliina ina ku dagdago ma rabbo
isku mid nahy apyo bari liga qali raba
@@kifaaxmirecali2106 see thy pyo mlga qalay 🤧🥺
@@Salmanabdikhadir ha wll
@@kifaaxmirecali2106 haa m.a abaayo su,aalo ina ku weydiyo ayaan raba xanunkn nafta ikeeny ma helli kara lanbarkaaga🤧🙏
Walaley khayr allaha ha ku siiyo gabadhaydu waxay jirta 3 sano iyo 5 bilood waxay leedahay khuuro hargab joogta aha marku hargabku ku dhacana waxa qabanaya naqaska cuntadeeduna aad iyo aad buu uxun yahay hada anoo badhaya calamadaha lagu garto sanka hilibka kaga yaala ayaan video gang arkay sacadan aan qorayo qoralka tv ayay dawanaysa wayna khuurinaysa dhakhtarka mantan geeyay wa hargayba laga yaaba yay dhahen wana darwnsanahay in u wax ku dhex jiro gabadhayde maxan samayn kara walalo thanks iso jawab
Raajo saar
Ilmo Yaroo umul ah Maxaa cabur oga biyaa
Abayo please wax yalahas kuman arag Laki aniga waxa laga yaba caruurta inay tahay egfashin iso sheeg maxa u dawa
Maxa laga ilaa liya cunug yar sanka iyo quunka kaqalan
😊
Abayo plse dhaqsi igu so jawaab
Wl. Mahadsanid gabadhyar laba snao jirta ayaa sanka igaxidhmaa marka hargabka kudhaco dhakhtarkeda wuxuu dhahay sanka hilib kagayaal ilaa afarsano ay gadha lagajarikaraa wllgi waa isla lidana marka hargabka kudhaco
Somali gabadh lix bil jirta doraad laga jaray wayna ficntahay alxm
@@xilkascade cusbitalke weeye abayo muqdisho miya
@@safiamohamud haa muqdisho waye Al ixsan hospital Dr tooxow
Abayo sual kuweydhin rabaa inte kala so xarira walashey
Culeska sanka maxalagudaweya
Dr ENT specialist halala xariiro Hilibka sanka waxaa ladhaha Adenoid sugis maleh deg deg ulaxariira qofkii ilmihiisa ku arko quurada markuu seexdo calaamadiisa waa in raajo laga saara ilmaha madaxa sifo Adenoid ama hilibkaas loo arko waa saaris fudud ama qaliin fudud Ilmaha badbaadsada kana saara Hilibkaas halista badan
Shukran wll gabadh yar oon dhalay ayay dhakhaatiirtu ku sheegeen waanan ka cabdanayaa qaliinka ka wrn wax dhiba miyuu leeyhy qaliinkaasi wll
@@IbaadoAli Allah kuucaafiyo Gabadha hadii Adenoid lagu shegay ilmaha yar runtii waa qalin fudud walaga soosibaya waayo Hilibkaas yar hadii aan laga soo saarin dhagaha ayuu tiraa ilmaha xaqiiqatan laxariir Dhaqtarka ENT usheeg calamada gabadha lagu arkay go aanka dhaqtarka qaado raajada madaxa laga sawiraayo itus dheh
Allah kuucaafiyo Qaliinka waxaa fulinkara dhaqtar wanaagsan oo aqoon uleh oo isbitaal weyn oo ENT fadhiya
Wlllo hadalka cunuga masaameeyaa
Aniga cunug sadex jir ah iga xanuun san habeenkii ma hurdo waso fariistaa mana sexdo wa rafaad yay walhi fadhika ayuu ka hurdaa illahoow ii caafi
Amen
Amiin yaa rabi
Abayo gabdheyda waxey Jordan 4sano shan Malmo ayu kusobaxay Sanka ilib
Ma markii laga jaray dabadeen
Mahadsanid wallo maxa sababa tolow aniga 15 cisho ka dib baa laga qalayaa
Wll ilmaha maqashay Suu noqday ilmo yar baa iga ah waa qalin baa laidhahay
@@amuunyasin7575 wall way caafimaaday allahmdullah dhib malaha
Waad dadaalaysaa, se aqoontaada xooji oo kor u qaad, seintifically wax u baro caafimaadka xoogaa qalad yara ayaa kaa muuqda.
Adiga Dr miyaad thy
😢😢😢
Assalamu alaikum drs Wllo ilmahaygu 5 month bes buu jiraa waana uuga shakiyey Dr. Kiina wuxuu idhahay Waa Cuun Caabuq yar , ilmuhuna wuu iga cabudhaa lkn hur dadiisu waa oky oo si fiican buu useexdaa waxaa kaloo lay dhahay Macasaro diiran Sanka uuga dhibci cadkaa ka GoAya Maxaad igula talin lahyed ii soo Jawaab please
Masha lah jazakalahu qeyr abyo
Qofka ku dhahay macsaro diiran uga dhibci Sanka waa cadowgaaga ee iska celi.
24 aya jira yaranteda ila io hada wax an cadi umalenayi aya kaa maqly hadaad xushmad ledahay iga jahil bixi iso jawab walaaley
Mxa drenta wll
@@DumarBilla wlaaaley mida iigu daran waxa waye marki an jiifto quuri xad dhaaf ah oo xta dadka markey ila sexdaan ee i dhahan hadan isku cusub nahay xalay qof naqaska ku dhagayo oo naf baxayaa camal micnaha neef qadashada ayaa dhib za id iigu noqoneso
@@DumarBilla walbiba sanka xagiis
@@DumarBilla mana dareemo xnuun marba hadan sexdo ilaa yaran tey ayan ahaa wqti ayaa 2008 ilaa 2010kii aa daabo dhireed cuni jiri ila inte dabada isocoti wan roonaa xtaa heer sanka subag liiga shubo xtaa wan gaaray mana maqlo quurideyda mana umaleyo lkn mar hadan hordo hurdadeda xata we culsataa lkn waxa iigu daran qurida ilaa yaran teyda idabo socoto lkn waqtiyal qaar aya jirto an qurinin waa mida layabay hadan guri kuso martiyo oo qolka lila jifo waana hurdo dhawahay mana quriyo lkn hordadeyda waxaa cadeeyo quurida hadey indhaheyga is galaan waxa li dhahaa hori lee ka bilaabey quurida marka maxaa igula talinee
@@abdurahmanchannel7367 ilhy hka cfiyo wll quman maa qabtah
Asc abayo dadka waweyn oo ayagana sanka ka xirma ka so hadal
Abayo maxaa daawo u aha wiilkayga wuu qabaaa sanka markad saa u eegto waad arki
Waa laga qalaa wll ani xitaa bishan dhexdeda laga qali raba inshaallah
@@amiira2736 abyo aniga 1sano iyo 4bil jiro sanka sids ugu xiran muqdisho joga malaga Jari kara
@@amiira2736 wll dadka waawayn ma ku dhacaa
Abayo sanka hilibka ku yalo ilmaha hadalka ma ka xidha
Haaa abyo hadalka wuu kaso hadaa ani waxaa iijoga wiil 3sano iyo 8bil jira ilaa hada sifican uma hadli karo tarikh 10 ka bishan aa laga qali raba inshaallah
Asc
Adenoid io nasal polyps maxa farqi udhaxeeya
Wll aniga zaza😢😢
Wiilkayha wuu qabaa waana ku ogahay oo isaga ooyar ayaa lagu sheegay hadda waa 2sano hargabka bil kama maqnaado markuu kudhacona waan isku tacbaana habeenku hurda dhan maseexan karo dhakhtarkana goojo lee iiso qoraa wax wayna iskama badalo
hada se ku noqde abyo
hada anay ihaysata cunug yaro jira 2 ba ku arke dhaman calamadaha
Abyo cung yar hal bil jirro sas iga eh
Aby0wz
Maxaa kena Sanka uraa abyo aduu mahadsan