Maasha Allah Ruuney Allah ha ku barakeeyo Waxey ila tahay iney inaga naga timid nagu gaartahay kalmada aan dhahnaa kor la tumay koraa ka danbeeya ama ka haraayo waa ay la qabsadeen wax badan u dhimaaya Alxamdulillah lkn waa la baraarugay la fahmay in badan 💘
Ruunay wiilkayga 3jira madax adag ohinbadan caruurta waxkasta ku qabsanaya haday sinwayan waxku dhufanaya hada haben hore ramuudbu ilkaga dhuftay ka kawayn wiilkas san yelo ma aqaan
Abaayo hadii caruurta kale Ka yaryaryihiin wuu Ka maseersanyhy mida kale 3 jir wali wuu yaryahay marka attention uu kaa rabaa EE attention sii soo dhawee iskuna day inaad ilmaha waqti wada siiso la fadhiisato waqtiga ciyaarayaan hakala ilaalin lkn Isha Ku hay adoon dareensiinayn
AS ASXABTA IGU XIDHAN SUBSCRIBE NO SARA SI AN U GARNO 50K THANKS
Asc
Walal ku xiran ayan ahy Walal tas igala tali
Ciyalka madax adag a i joogo
@@jijois481 tee kala taliya wllo so qor bal
Maasha allaah 🎉🎉🎉 jzkillaahi khayr
Ruumiyey maka so hadli kartaa caruurta quraanka sida loo xifdhiyo inshallah
Mansha allah
Jazakalahu abayo topigan ad ayan ogubahnaa
Jazaka laah abyo, dhankaan ayaa ku fiican tahay ee no soo badi, jakadii naga nasi
❤
Mashaa alllah tabarakallah jazakalaaha qera shukaran abayo
Waxaana kuleeyahay masha alaah tabaaraka laah horay u soco Ruuneey🏡🏡🏡❤️❤️❤️💕💕💕🦋🦋🦋👍
Masha Allah
PLEASE SUBSCRIBE IISAAR 👍
Ala ruun kabaay dhankastaba wad naga kabtay hpptih jasa akha allahu khayr
Ruunay somali Ethiopia ayaan joogaa 7 sano shalay baan qaylyay waligayna madin alxmd ulilaah
جزاك الله خيرا
PLEASE SUBSCRIBE IISAAR 👍
Masha allah 👑 ❤ ♥
ABAYO SUBSCRIBE II DHEH PLEASE
MashAllah wan Ku salamey
ABAYO SUBSCRIBE IISAAR PLEASE 👍
Maasha Allah
Ruuney Allah ha ku barakeeyo
Waxey ila tahay iney inaga naga timid nagu gaartahay kalmada aan dhahnaa kor la tumay koraa ka danbeeya ama ka haraayo waa ay la qabsadeen wax badan u dhimaaya Alxamdulillah lkn waa la baraarugay la fahmay in badan 💘
Masha Allah abayo ruun Allah yaxfadka
PLEASE SUBSCRIBE IISAAR 👍
Maashaa allah abaayo no sobadi
PLEASE SUBSCRIBE IISAAR 👍
Ilmo mahi lkn sa id umadax adaga hay😂😂
Abyi wllhi anaa heesto wiil 5jir dhibka saan udilaayy ani ledalay maskax da ixanuuty ila tliya mid kayar oo laba Sano iyo bar jiro dhibkiyuu Bara abyo
Abyo ilmaha qabooboha maxa ufican qufac badan iyo hargab soo noqnoqda aad ayad mahadsanid mcnto
Asc ruumi waxaa sheegtay oo dhan waa sax waa arkay oo hooyaan ahay dadka qaar aa ilmaha fahma dadna dhib eyes kutahay marka saa sheegtay waa lidka inay aadaa Barant in class
MashaAllah tabarakallah habiibti ilahe haikadaysto wallahi chanelkadha wax madhan aa kafaide cafimad cimri deer ilahe hakusiyo inshaAllah ameen
PLEASE SUBSCRIBE IISAAR 👍
Wlhy way cafimaad qabtaa lk dabeecad Ana wan qaylin iyo dil ayan ugu dARA MARKAN DALO SAN U HADLyo malinkasta marmara aan ku kacaa
5 sano 3sano jir ayaa ijoogo wlhi waan isku rafaadnay maanta dhan qeeylo iyo ul ayaa wataa markey iga jiifaan ayaa nafta igu soo labato
Mahadsamid abayo kasohadal ilmaha iswaalwaala marku qof kuuyimaado o aad qofkaas lashegeysanayso bu kaafaideysanaya hadaltiro iyo waxqal buwadaa
Waxqas buwadaa inta qofku kulajogo
Whi Aniga xita Hal cunug Sas ika eh marka kalikena nhu Caadi waye😅😅
MashaaAllaah tabarakaAllaah shukran abaayo ❤❤❤❤
ABAYO SUBSCRIBE IISAAR PLEASE 👍
Walashee u jooga allaha u deeyste waan ciyal aqliy badan m.a weey soo dagayan lkn waa inaa adna kacajisin waliga il gooniya ku heeyso
Ruunay wiilkayga 3jira madax adag ohinbadan caruurta waxkasta ku qabsanaya haday sinwayan waxku dhufanaya hada haben hore ramuudbu ilkaga dhuftay ka kawayn wiilkas san yelo ma aqaan
Allah no wada dajiyo ayar wax ugu sheega
Fadumo ha dilin Abaayo u naxariiso la hadal tartiib wax ugu sheeg la shekayso ilmuhu tartiib hadii loola hadlo way beer jilicsan yiihiiin
Abaayo hadii caruurta kale Ka yaryaryihiin wuu Ka maseersanyhy mida kale 3 jir wali wuu yaryahay marka attention uu kaa rabaa EE attention sii soo dhawee iskuna day inaad ilmaha waqti wada siiso la fadhiisato waqtiga ciyaarayaan hakala ilaalin lkn Isha Ku hay adoon dareensiinayn
Abaayo samir wakhtibuu ubahanyahay wuu masarsanyahay midbaasan igahaa wuuna dagay sibuu wax ufahmaa fahan oobaadh
Wadamahada santahay huno
Asc abaayo waxan ahay hooyo heysata gabar 5jir ah malintii boqol jeer qayliya waxay dhigata dugsi iyo bareefad ilmaha dugsiga iyo bareefadka dagaal ayey kula jirta teda kalena said ayey uhadal badan tahay amus oo waa waqtiga jifka yelimayso way sheekeyneysa ila aan ka xanaaqo oo ku qaylsho ama aan dilo
PLEASE SUBSCRIBE IISAAR 👍
@@FartunjaziiraSfamily wn ku saray wll
MAHADSANIT NASRO HAPPY 💯💚👍
Abyo intee ku noshahay allaha kuu xafido wiil 5jir aya ijogo dugsi lee dhigayaa
@@shukrishiikh6788 muqdisho ayan ku nolohay abaayo
WlhY BEEN TAA MAHAN ANayii joogtaa waliba gabar 7ilaa 8
Xata ilmahas qaylada badan ma korayo waayo waxa ucunayo hadi u cadhodo wu diida ama wu quba
Si dagan ula mucaamil video si fican u dhageyso wall
Abaayo anigaba gabar xanaaq badan i joogto wa 3 sano iyo bar caato naftaa ka socoto ilmaha ka wayn iyo kuwa ka yar saas mahan marka ilahay ha dajiyo
Waxankacabsayaa sharafay subscribe saar is dhaho inan marlabaad casèyo
Thanks xabiibti
Masha allah