Daawo Dadkii ugu Badnaa oo Caawa Ku Dhintay Kuwa kale ku Dhaawacmay Muqdisho,Faah Faahin Goobjoge..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 34

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 місяці тому +4

    Illaahow noogargaar anaga iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @Hanaddalmer
    @Hanaddalmer 2 місяці тому +2

    Ilaaahaw u naxariiso umadaada intii dhimatay inta kalana u booga dhay

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 2 місяці тому +2

    Inaa lilaahi waa Inaa ileyhi rajicuun

  • @axmadeyhilowle4186
    @axmadeyhilowle4186 2 місяці тому

    Allaha U Naxareesto Intee Ku Dhimatay ,Inta Dhaawaca Ahna Allaha U Boogdhayo Bi Qudrate Allaah

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 місяці тому +1

    Allha unaxaristo inta dhimatay hotel liido waxa kushirayey xildhibanadi darood harti isaaq hawiya digir milif shacab mesha ku jiray waxa so werarey oo laga so ababuley madaxtooyada villa somaliya madaxweyna xasan gorgurde familykisa ismail omar geel islantisa marxun xamza culumada argixisada shbb dacish mahad salad sanbolshe argixisada damajid

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 2 місяці тому +1

    Intii ku dhimatay ilahay naxariistii jano ha ka waraabiyo gacan ka garden ayaa ku dhacaydy intii dhawacana ilahay si dag daga ha ucaafimadiyo ilahayna ha ka abaal mariyo dhiiga umada dadka xalaashaday abaal marintoodana way heli doonan insha alaah

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 місяці тому

    Allaha unaxariisto intii kudhimatay inta dhaawaca ahna allaha caafiyo

  • @farhoabdulle3123
    @farhoabdulle3123 2 місяці тому

    Innaalillaahi wainnaa'illayhi raajucuun Illaahayow unaxariiso Samir iyo iimaanna'kassii Ehelladii iyo Qaraabadii Ammiin yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Hanaddalmer
    @Hanaddalmer 2 місяці тому +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢Inaaaa li laaagi wa inaaa ilayhi raaàà jicuuun 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @sagalgedi5682
    @sagalgedi5682 2 місяці тому +1

    Inaalaahi raajacuna ilaahaye naxaristo janada waraabiyo aamiin yaarabe 😂😂😂😂

    • @Bilekhyr
      @Bilekhyr 2 місяці тому

      Oroomada ☠️☠️☠️☠️💀💀💀💀
      Cadawga Waad jeesjesysaa
      Cadawga baathey ilaahey Cadawgaas
      Shbbka snm 👀😱😱😱😱☠️

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 місяці тому

      YUHUUDII DEGANEYD XERADA XALANE OO KHAWAAJITA AYAA QARAXA KA DAMBEYSA WAAYO MAANTA MUDAAHARAAD LUGU TAAGEERAYO FALASTIIN IYO HOGAAMIYIHII LADILEY AYAA MUQDISHO KA DHACAY

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 2 місяці тому

    😭😭😭😥😪Dowladana majirtee
    SHACABKA waa dhameeyey

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 2 місяці тому

    Ilahaw u naxariis inti ku dhimatey, xasn damiim haddi shacabku iska eryi waayaan sidaasi ku dhamaan doonan

  • @fadumowarsame2030
    @fadumowarsame2030 2 місяці тому

    Baaris umabaahna maxayelay. Ayagaa ah

  • @AhmedMohammed-ds1dd
    @AhmedMohammed-ds1dd 2 місяці тому

    Mahad salaad asagaa ayaa ka dambeeya caawa wixii dhacay

    • @hsaksa8264
      @hsaksa8264 2 місяці тому

      😭😭😭😭😭

  • @GeliFirika
    @GeliFirika 2 місяці тому

    Inalih wa inailah rajucn

  • @Aqlileey
    @Aqlileey 2 місяці тому

    In loo galiyo ma yeelayaan talonama. Ma gataan hogaamin ma yaqaanaan dameeraha. Sida loo wado ayuu xasan sheekh yaqaan

  • @Faysalaxmed-lo3hs
    @Faysalaxmed-lo3hs 2 місяці тому

    Dowladana 😱😱majirtee🤲🏻🤲🏻🤲🏻😭😭😭 SHACBKA waa😭😭😭😭😭😭 dhameeyey😂😂😂😂

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 місяці тому

    SHALAY ODAYAAL HAWIYE WAATAY LAHAAYEEN DAGAAL BAN QAADAYNA. XAMAR NABAD IYO AMNI YAAN LAGA SUGIN😢

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb 2 місяці тому

    Leedo akh laq xumo badan ba kajir Taye alahauna Harris to inta dhimatay

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 місяці тому

    Qarax yada damuljadiid baa ka danbysa. Xasan isagaa xamar u dhiibay ilaaladeeda dad shaqadeeda aqoon.
    Marka waxba yaan la daalin argagax ma dhamaanayee

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 2 місяці тому

    😭😭😭😭😭

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 місяці тому

    Xasan ayax iyo khawaarishtu way wadashaqeeyaan imisa saldhig oo ciidamada qaranka ah ayaa laweraray

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 2 місяці тому

    Ilaa dadku Wasan ay ka noqraab ha sugina babad sababdo ah maamul goboledya iyo shacab Aab dantiisa ogayn Oo dad xilal raadsanaayo ayeey u wada daba dhaqayaan war Shacaboow Yaanan jaran jaro lay tiga dhigan

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 місяці тому

    War nagatag.dowlad maa ka jirto waa alshabaab waaye doowlada

  • @MahubaBare-nv3yw
    @MahubaBare-nv3yw 2 місяці тому

    Nin reer waqoyi ha ayaa isku qarxiyay muuse Bixi isxigan

  • @QafiirRiyomarindaje
    @QafiirRiyomarindaje 2 місяці тому

    Waakuwiitumasdadutege

  • @Aqlileey
    @Aqlileey 2 місяці тому

    Madaxweyne. Maahan kan laakin iyagaa qabiil ku doortay farmaajoow soo bax haka saarto

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 2 місяці тому

    Subxana Allah

  • @maden7818
    @maden7818 2 місяці тому

    Wahaabiyo waa askartii yuhuuda nacaladbaa ku taalee.

    • @Bilekhyr
      @Bilekhyr 2 місяці тому

      @@maden7818
      Wahaabi matqaana horta
      Cumar binikhadab baadhaley
      Soobaro cida wax qarxineysaa
      Muslim Maha waa ddka tirirya
      Jiritaanka Umada soomaaliyeed
      Waa wax lagashaqeeyey
      Shbbka Muslimkey ladagalamyan
      Markaa ddkaan waa lugusoo
      Dhextuurey soomaaliya
      Inaalillaahi waa Ineeillaahi Raajicuun 34sano dowlad sax maheysano adigu inta walee
      Xalane waxba degan ilaaheyoo
      Nagasoo gaar cadowga yaa Rabi
      Shbbka in laxoreyo oo latitiro lamrabo

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 2 місяці тому

    Waar inta Mahad salaad magaalada joogo oo ciidankii nisa ukusoo darey hawlgalayaan alshabaabka maqani waa kee hawiye runta majeclo Mahad alshabaab maaha miyaa?