Reer Somaliland ha fahmaan Dawladnimada. Dawladu maaha eel Biil iyo lacag laga Qaato. Somaliland waxaa jira dad Gaan Gastarnimo marwalba doonaya in ay ku noolaadan. Madaxwayne Muuse Biixi wuu diiday Gaan Gastariska. Ciro waa in uu Tuugta Dawladnimada ka ilaaliyo.
Waa nin sidayda u fikira Ninka ugu il dheer baa dadka ugu ayaan daran waxaan la arkayn baa isaga uun u muuqda Kaliya waxaan kula talin talin lahaa af somaliga iska hagaaaji ku hadal isagaa qani ah
Heego xaarkii ayaaa ka dhamaaday. Imika ayaa laga hadlayaaa adeeg dad Wayne. Imiga ayaaa laga hadlaya dawladnimo Imiga ayaaa jiif laga soo wada kacay. 14 sano ee ina dhaafay jiifka ayaa lagu jaqayay.
Clhi qurduba wasiirada ha lagu dro wa aqoonyhyn alle yaqaana oo aan xolaha umada u baahnyn waayo argna ahe
Aqoonyahanka Reer somaliland gaar ahaan isaaqu waa adhi ilaahay oo kolba mcaaacda guraya. Walee waxay ogyihiin ma jirto adhi fooqal adhi. 1:39
😂😂😂😂😂😂 walee waa yaab maxaad hada ku haysataa ninkaan oo qalada uu sameeyey 😂😂😂😂😂
Xaqiiq weeyi pro
Waqti dheer,dedaal, iyo hogaamiyaal daacad ah ayuu fahamka dawladnimadu u baahan yahay, aqoon buu baahan yahay, wacyi gelin buu u baahan yahay, shaqo abuur sidii baahida looga bixi lahaa baa wax ka taraysa fahamka, daroogada qaadka oo qorshe loo sameeyo yarayntiisa ayaa wax karaysa.
Saaxibul caqli
Qabyaalad iyo salaadiinta siyaasada ka talinaya intay jirto dawladnimo ku daysay
Somaliland imikay taas ugu liidataa
DAWLADNIMADI SOMALILAND EE DHABTA AHAYD WAXA LA RABAA IN CIRRO SAXO OO SEESKA U DHIGO NIDAAM DAWLADEED OO DHABA...
Reer Somaliland ha fahmaan Dawladnimada. Dawladu maaha eel Biil iyo lacag laga Qaato. Somaliland waxaa jira dad Gaan Gastarnimo marwalba doonaya in ay ku noolaadan. Madaxwayne Muuse Biixi wuu diiday Gaan Gastariska. Ciro waa in uu Tuugta Dawladnimada ka ilaaliyo.
Waa nin sidayda u fikira
Ninka ugu il dheer baa dadka ugu ayaan daran waxaan la arkayn baa isaga uun u muuqda
Kaliya waxaan kula talin talin lahaa af somaliga iska hagaaaji ku hadal isagaa qani ah
@@_faatax wasarsdaha iyo airporka. Abarso wa laga safiya 14 sano ayie jagayan
@@mohamedalimohamed5828maxaad soo qortay? Kollay anigu ma fahmin.
😂 wagar ninku wax buu inoo dudiyay, ma sidaas ayaad u fikirta?
Reer Somaliland waa in maskaxdooda la dhiso
Heego billka wa in laga jara
Iskuulka tag wax soo baro
Dawladnimadu waa in dalku ciidan mid ahleeyahay oo xudiidiisa suga .
Dawladuna waa ahacabka oo loo adeego baahiyaha aasaasiga ah oo dhan .
Ciro ayaa sababay jabhada haa kiiba le waan saxaya
Ciidan ka madaniga ah bari difaaca kaga jira hala xoojiyo hub iyo gadid badan hala siiyo wa faaiido
Heego xaarkii ayaaa ka dhamaaday.
Imika ayaa laga hadlayaaa adeeg dad Wayne.
Imiga ayaaa laga hadlaya dawladnimo
Imiga ayaaa jiif laga soo wada kacay.
14 sano ee ina dhaafay jiifka ayaa lagu jaqayay.
in iimaanla,aan loogu soo ordayay iyo in wax qabad uu waddani soo kordhiyo waynu eegi, anigu dadkii waddni taageeray baan ahay
Markaa ma waxan uun baynu ku jiraa mise dowlad wanaag ayaynu bilownaa?
Waxgarad weeye ninkani
Musee tagyoo, musuq soo rogaal celi. Waa taas hargeisa club loo soo diyaar garoobay