Waaa siduu captain baara sheegay habluhu kalama dhacaan qoftaan ugu danbeeysay najax what a voice waxwalboon jeclaano inaan helno qasab maahan I like her voice too much , indho cries hhhh
I am voting here Najax from Degmada Xamar Jajab wey cod Macaan tahay iyo wey isku kalsoon tahay plus Beautiful aniga waxaan ka helaa heesaha kuwa shuqul hindiga hor u soco
Gadha koowaad waxa iiga dhadhamaya codkeega macaan ee hada ay ku heestay codkasii macaan inay leedahay Marka waxn kula talin lahaa inay cabsi dayaree ku jirta ay iska saarto erayadana ay iska xafido..horey usocda haweenka codka toolmoon❤
Yaa salaam wallahi ku dhaaro gabadha 2/aad ee showga iyaa waaw kuwa kale anoon arkin yaakhey heesaa fanka ku jirto ayaad keentay 3/ayay ka gashay tartanka
Kaptanka xermo xermo u wad sxb sida aad ku wado ku wad afartaan fursad kale sii sxb oo ay ku tartamaan ka dib kuwo cusub hadana soo saar waxaana kuuu rajeenayaa in aad showga ugu weyn ee somaliya in uu noqdo barnaamijkaaga hana ka caajisin gabdhahu xasuus hore ayey na geliyeen racii hore iyaga ayaa ka cod macaan thank you kaptan
ua-cam.com/video/uQwbnCD7GeU/v-deo.htmlsi=3jNkcRETkKcGr3E_❤❤❤
Afarta hablood may kala dhacin waliba gabadha ugu horaysay iyo gabadha ugu danbaysay waan wataa
Gabadha heesta sahra Ahmed jamac " ma naxo jacayl " perfect 🥰 💞 👌 ♥️
Masha allah gabdho cod wanaagsan waaye guuleysta horay usocda keep going
Masha Allah Captan sxb waxaaga haleswaalo waaye walahi inaba caadi maha waad naga waashay gabdho wada cod macaan walee Xamar waala joogaa fanaaniin cod macaan oo qarsanaa baa soo baxay Noosoo badi Captan bro maalin walba waanba kusugnaa illaa aad wax kasoo galiso keep going 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
Capitan gabadha ugu dambeysa xita anago bananka ka dawanayno bey naga ilmeysay 🥲wlsheydi codkaga ilhy haku dayo masha allh
Wardo iyo Ayaan Habi, MashaAllah 🫡🫡👍👌✅️✅️🔥😍
Afarta hablo kalama dhacaan wlhi m.a codkoda allah u barakeeyo ❤❤ kabtan mahadsanid 600k coming soon insha allah🎉❤❤
Kabtan kuwaan noo Qari wlhi bilahi waa diamond 💎 ma arag kuwa lamida ah intaan dawanayay chanel kaaaga m.aa keep going sister's 🫶👸🏼🕊️👈
Gbdha 3 aya uga cood mcn cptn ❤❤❤❤❤ congratulations to her 🎉
Cod halaasiya good reAtion iyo erayada oo ay meeshoodii ay dhigtay number 1 ayaan happy wow she has a big future
Dhamantood waa kalama dhacan baba maanta waxa la yaqaan ka heynaa❤❤❤
First girl ❤❤voice of Mercy 🎉❤
gabadhaha mida aa doodarto aa ku wareery codakood laha u barakeeyo kabatan noosoobadi😢😢😢
Kaptan fanaaniintii xamar ku dhuuntay qeyb kamida waad haysaa inta kle inaad soo qabataan rajeynaa horey usoco🫡🫡
Masha Allah kabtan baara guulayso bro waxaad soosaarty dhalinyaro dhiirisan oo kukalsoon codkooda❤❤❤❤❤
Jah 1 2 labo gabdhood oo cilmi kuduganyahay❤❤❤❤❤🎉
Ayaan habii codkeda wlhi wuu fadhiyaa m..a❤❤❤
Kabtan baara Alle cafimaadka haku dayoo wa kutagera wlhi
Waaa siduu captain baara sheegay habluhu kalama dhacaan qoftaan ugu danbeeysay najax what a voice waxwalboon jeclaano inaan helno qasab maahan I like her voice too much , indho cries hhhh
M.a wlashy ayan sweet voice😍 ❤️
kabtan afartaan gebdho afarta wiil oo ugu cod macaan ubalami lamaano hau heesaano naasirna hailaawin ❤😂
Masha allah gabdhahena ilhey hanoo deesto qurux iyo cod iyo asturnan wllhi caadi mahan ❤❤❤
Gabadha koowaad wardo xuseen aadan m.a runtii waa gabar isku darsatay cod +daganan+qurux ❤
I am voting here Najax from Degmada Xamar Jajab wey cod Macaan tahay iyo wey isku kalsoon tahay plus Beautiful aniga waxaan ka helaa heesaha kuwa shuqul hindiga hor u soco
Kabtan no’ 1 wlhi caadi ma aha qana cot macaan
CABTAN. BAARE
SOOGAVAGABEE. MEEQA. SOOBAXEYSA. FANAANIIN AH❤❤
Masha allha gabdha uku horeysay codgeyda wuu fadhiyaa ❤🫶✨️
Najax waa gabar codkeyda Wey fadhida waxaa ku lee yhy keep going my sister ❤
War waxan fananin wa dhafen kaptan fananin aya so sartay socdal iyo catosh wa karesanena❤❤❤
Ayaan happy ban u codeyay what talent mnsha allah
Alla gabdhaha cod macaa naaa wlh will wan kalasaariwaayay ❤❤❤❤❤❤
Kabtan 🫡 number one iyo number 3 isha kuhaay 👌😍
Captain wanawaloysaa fananiin qiima badan ayaad soo saartay runtii keep going guys ❤❤
Gawadha reer dharkenley waa wataa wuu fadhiya voice ❤❤❤
Gabdhahan quruxda badan ee xijaban ee aad guryohoda inay kasobaxan aad sababta unoqoneysid danbigay galan hadhow waxbad kuledahay
NAJAH LET'S GO ZIZTER 🚶♀️ 🎉
Kaptan paara man to man waan u xiisneY❤👋
Cabtan najax mar kale ku soo cali gabadh aad u cod macan waye wllhie wan qiiroonay😢
Najax fanand waaye cod ilahey wuu siyay
Wardo Wan wata masha allah cod mcn❤❤❤❤❤
Gadha koowaad waxa iiga dhadhamaya codkeega macaan ee hada ay ku heestay codkasii macaan inay leedahay Marka waxn kula talin lahaa inay cabsi dayaree ku jirta ay iska saarto erayadana ay iska xafido..horey usocda haweenka codka toolmoon❤
Gabarta ugu dambeesay like more guys reer xmr jajab waan idin wataa from xamar weyne
Inta hore iyo ta labd waxaan ku diido mle wlhi❤🎉
Masha Allah gabdha uku horeysay codgeyda wuu fadhiyaa❤❤❤
Captain waa ku salamay barnamij qurux badan waaye hore u soco midna ima dhaafan videoyada guuleyso sxp qali waxa Inoo balan ah 1m insha allah 🎉
Gabarta sedexaad best voice number one siiyay
Keep going my pro captain baara 💪
Kaptan hore usoco Inshllh guul kurajeenaa
Ino soo badi captain
Mansha allah najax waan kuwataa inkasto eysan kaladhicin gabdhaha❤❤❤❤❤❤
Wlhi dumar diyaarsan bad so qabty captain ❤
Waan kaa hayaa kabtan, soo badi ❤
Gabdha u danbiiso iyo mida labaat captain wan la qeerodaay jaah😢❤
Mnsha Allah guuleyso sxb sare captan
Captan 4aan gabar dhowr jeer isku soo celi saan malagu kala saari karo❤❤❤❤
WARDA,NAJAX IYO AYAAN HAPPY WAA DUNI KLE 🔥🔥🔥
Hayay 1 waaaww socili ❤❤❤❤
Noo Soo badi captain ❤
Kabtan wilasha iska dhaaf gabdhaha lee kuwad m....a❤
Captain bara dadkii loo bahnaay keentay dhowra barnaamij ka qabo gabdhahaan heeso kala duuwan qaadayo kuwa lamaano ah iyo kuwa single ah epoow ❤❤❤❤❤
Kabtan Camera labad ku duub barnaamijka aad shacabka dareenkooda noogu soo gudbiso
Barnamijkuna u qurux badnaado
Inanta u horaysa waa number one
Gabadha 3aad ❤❤❤❤
Waa cajapay nafluhu wlhi cumaamdeeda. Lama haysan karo inanta 4aad najax ❤❤❤
Yaa salaam wallahi ku dhaaro gabadha 2/aad ee showga iyaa waaw kuwa kale anoon arkin yaakhey heesaa fanka ku jirto ayaad keentay 3/ayay ka gashay tartanka
Keeb,going,kabtan,baara,❤❤❤
My vote table 👇
1 Warda Hussein Aadan Dharkenley
2 Ayaan Happy Xamar-jajab
3 Neehaay Hodan
4 Najax Xamar-Jajab
No’ 1 caadi ma aha waa fannaanad
Kapatan wan ku tagera wllhi❤
Ayaan Happy cod dahab😢❤😊
Heblo waa laguursaday aaaa aan ucodeeye
Manshallaha wlhi gabdhan kalam dacan runta❤❤❤ midakala waa kacoda bantaha wlhi
Warda absolutely top
Gabadha udambayso sooceli kabtan🎉❤
M.a makala dhacaan lkn. Gabadha ugu horeysay top waaye
Najah yes 100000000
Captain guleyso❤
Kaptan baara. Aawey Tartankii quraanka. Hees lee miyaad wadee. Adeer
Yes me too l need reading quran😢
Happy best voice
captain barnaamijkaas mohamed jamac u balami saas ayuu ku fcnyhy❤
Cabtan gabdhaha 4 taba makala dhacaan masha allah aad ayey u cod mcnyihiin
Masha allh kaptan baara
Gabdhaha makala dhacan top waye ayaga dhan
kabtan hormar wcn wll qaali ah
❤❤ NABIGA KUSALIYA ASXAABTA
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️
K.baara barnaamijkan miyuu sii soconayaa❤❤ mala imaankaraa❤❤
Afartod wa wataa kptn 🎉❤
Captan Mogadishu ma wa la fananin ba😂😂😂
Kaptanka xermo xermo u wad sxb sida aad ku wado ku wad afartaan fursad kale sii sxb oo ay ku tartamaan ka dib kuwo cusub hadana soo saar waxaana kuuu rajeenayaa in aad showga ugu weyn ee somaliya in uu noqdo barnaamijkaaga hana ka caajisin gabdhahu xasuus hore ayey na geliyeen racii hore iyaga ayaa ka cod macaan
thank you kaptan
Hees nin haqadina gabodho will idinkana he's gabr ha qadina wllo
Masha Allah
Mashaallah❤❤❤
Najax cima mada wan kugu tuuray❤❤❤
Captain barnaamijkas Ismail arka u balami saas ayu fcnyhy❤
Kabtan najax mar kale noo soo celi 🙏
Waaw Waaw ❤ axsan cod warda
Kuwan malakala dooran karo midba mida kale way kadarantahay ❤❤❤
Warda soceli markle🎉❤❤
Captain waan ku wataa legend hore