Laki way mahadsantahay weligaa soo joog haka tegin oo ha fogaanin No 1/ ma dikriyey mise gabyay meeshaan waxa joogo qof riiltareeyo codka sidaa darteed fanka ciyaar maha
Laki som toosoo way ka gaabsatay waxaan u maleynaa heesta wadani waye marna waa jees jees wayo dadkii shalay na qaxiyay aya noo heesaayo waa na qarribeen mahadsanid
mar hadii tartan yahay dadka waa inaad runta u sheegtaan qaar badan oo aan cod laxan iyo midhaha aan saxin ayaad haaa iska sii seen mana ahan garsoore ahaan sidaasi
ua-cam.com/video/PPh0FdONjKQ/v-deo.htmlsi=8jGEBZiPqZ3yeL3l❤❤❤
Kaptan baarow walhi saaid Ku taagera walaalkey ❤
Best UA-camr in Mogadishu captain keep forward
❤
Asad xaajigowga xamar ayad tahey sxb guleso inkasto manta fananiin fiican aadan so xulin marka laga wiilka ugu horeeyo e koofiyada watey
Anwaanka waan wataa round 2 uu gudbay isagu from Hargeisa hoygii Fanka iyo murtida ❤ we love al capitano
Kabtan waad dadaaleysaa meeshaada kasii wad dadaalka 😊💪✨️
Wow m.a cabtan noso badi barnaamij yadaan wan jeclahay waana kugu xiranahay waqti walba ❤🎉
Wiilka udanbeeyey waa top level m.a
Ku sali nabigeena maxamed❤
Laki way mahadsantahay weligaa soo joog haka tegin oo ha fogaanin No 1/ ma dikriyey mise gabyay meeshaan waxa joogo qof riiltareeyo codka sidaa darteed fanka ciyaar maha
Dharkeley viva I love Captanka be together ❤❤❤❤
Heesta istar nuur eebo malaha waxaa laha heeska fanaankii weyna AUN cumar nuur cabdulle 🙏
kabtan waad na daawaysay wllhi chanel kii fany baad ka dhigtee keep going prather❤❤
Waw wiilka kabtanka u kacay aad ayuu u cod macn yahay waliba wuu cod baxsan yahay
Wilka 1 halaseyo bilad cptn wa fanan weyn runti ❤❤❤❤❤ keep going sxp 🎉
Captian the guy o horeyey oo koofida waty oo from deynile ah ninka waa hal abuur wayn ee barnaamijo badan kaso sameey ❤
Dhalinyaro aan ilaalino salaada ❤❤❤
Kabtan wiilka udanbeeyey wax yar dhiiragalin ayuu ubaahan yahay
Number one is the best 🎉
Kabtanka qofka ugu horeyo comantiga
Baaba iskutasho iyo jeestoole keen next heeso hindi yaa igu raacsan❤
Sxb sare guul wacan insha 1m coma soon
KABTAN RAPPERKA WEY UFADHIDA NOOSOO CELI TALENTED WYE WALLAHI WADADI SHARMA BHUU HAAYAAA
Raab sax eh kama haayo
Kabtan barnaamijka asoo maamul gobeled ah asoo soodaa🫱🏻🫲🏽🫡
Kabtan sxb waxa kaa codsanaa inaa dadka kala socin wiilka u danbey kii kahorey wlhi codkiisa waa fadhiyaa 😢 waa xaqarteyna 🙏 wiilsha iyo gabdhaha qalbigoda ilaliya 🙏 wll
Team saalax soo yaaca😊🫶 kabtan noso badi barnamijkaan isagoo gabdho ah noo keen😊🙏
Saalax waa wataa
Ala wiilka u dambeyo funny weye❤❤❤
Kabtan m. Horumar kuu rajaynayaa❤❤❤
Captan naasir yare kuso dar heesa talantaaliga ah iyo gabadhi kasocoty xamarr jajab
Captan horo usoco Gul badan gaar walhi saida ku tagera❤❤🙏
Kabtan hore osoc walaal❤❤❤❤
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Last guy he doesn't know anything sorry 😂😂😂
JIMCO WANAAGSAN. DHANAANTIIN❤
Lnpr one the best soo qabo
Xamse best rapper somali
Keep going walal mcn❤❤
Bal fanaaniin heesaha xamariga ku fiican Raadi Ajakis wuxuu keeni jirey dhallin yaro aad xariifiin ugu ah heesaha xamariga adiga xamar ayaad ku nooshahay G/ Banadir ee qanci reerkan
On fire 🔥
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️
Abwaan Maxamed Gubane ❤❤❤❤
Abwaan ka m.a cod wuu haya🎉❤
Thankz kabtaan bara ❤
❤
Captan deeq bari soceli
Captain we are together
Laki meeshaan ayadaa leh got talent aduu kugu socdaa habeen waxaan hees carabi ku heestay heer sare ah lakinse way boobsiisay qosolna way noo racisay mahadsanid
Captan baara bro heesan naga dhaf challenge yadi kale aya ka fican
Kabtan baarow wan ku taageernaaa lagend
Hesaha lamanaha rabna❤
Wowwwwww Wowwwwww ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
xariifkaas garanka cad xidhan muu heesay mise waa ooyayaa 😂😂😂😂😂😂
Keep going 💪 pro
Kabtan kuwaan hanoosoocelin wakutuugaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂
Captain lov ii sar
Captain hesah dadirska soo badi
M.a kabtan saalax soo celi
Maxamad jamac ken
barnaamijkaan inaan kaqeyb galo aan rabaa marka maslaxaan waa xagee iisgeeg kabtan
Kabtan Noo soo badi
Gabdhaha keen kabtan ❤
Lamaanaha soo celi kabtan
Laki som toosoo way ka gaabsatay waxaan u maleynaa heesta wadani waye marna waa jees jees wayo dadkii shalay na qaxiyay aya noo heesaayo waa na qarribeen mahadsanid
Noo sooceli barnaamijkaan part 2
Canton baara hadaa meelfiican kahaysaa halkaa kahay
abwaanka heesaha uu sameeye qaar kamid ah in aad weydiiso ayey ku leheed
Hore usoco
Kabtan part 2
Captain midka reebka la yimid naga buri waxba mahayo kkkk
Kaan Kofilaha iyo okiyalaha wato waa beer wax lama joogo
Nice❤
Next saalax kabtan
Caawo banaamijka iguma socoto
Nur ebo ku lahaa umar Nur abdile wana kufsaray heesta
Kabtan binjan wuu kadhacsanyahay
waayo wxd kenty kptn😂😂😂😂
taliye talantaaliga so badi
Hostas malaha nuur ebo waxa iskaleh cumar nur cabdule
Kabtan salan sare
Kaptan bara maramijkaan ban donayaa
War wiisha waa poor ee gabdhaha noo so badiya😂
Midka 1aad codkeyga siiyey
Caawo waa ZER0 waxba idinkama heyno
😂😂😂😂😂❤❤❤
Haka shakin reer madiina kaptan 😅
Waxa kusoodartaan cagmadhige kusoodara
Ar nagasoo badi waxa
Mel public ah ayee xanjo ku rugee waxas cml waa dhaqan xumo apyo
Gudigan waxba kamayaqaanaan qiimaynta fanaanka.way iskudayanayaan gudigu.waxaa ficnayd in u garsoorekasta qiimaynta kubixiyo wixii ugabaxa
Apwanka daynile m.q🎉🎉🎉🎉❤❤❤😮
Wallh laki waa lo lo kala jeren
Fast comenius ❤😅
mar hadii tartan yahay dadka waa inaad runta u sheegtaan qaar badan oo aan cod laxan iyo midhaha aan saxin ayaad haaa iska sii seen mana ahan garsoore ahaan sidaasi
!
❤❤❤
❤❤❤
❤❤❤
❤❤❤
❤❤❤