Inta dhimatay Allah ha unaxariisto inta noolna Allah cimriga iyo caafimaadka ha udheereyo faysal cumar mushteeg ayaa laxanka subcis lahaa duriyada lagagama daba dhufto
War waa cajilad caaqibo leh oo la isugu wada keenay cajilado badan ii kala duwan. Eebbe ha uwada naxariisto dhammaantood wey wada dhinteene. Cajiladda aad tidhi waa tii Axmed Cali Cigaal maaha ee Waa Nasteex ee halkaas ku noqo.

AHU naxariisto intii dhimatay aameen yaa Rabbi
Qaraam hadaanad Magool, Maandeeq iyo Sahra hablaha ka dhagaysan . Raganna Faysal Mushteeg, Maxamed Yuusuf iyo Dararamle , walaaloow qaraam maad dhagaysan.
Wahwah
War waa cajilad caaqibo leh oo la isugu wada keenay cajilado badan ii kala duwan. Eebbe ha uwada naxariisto dhammaantood wey wada dhinteene. Cajiladda aad tidhi waa tii Axmed Cali Cigaal maaha ee Waa Nasteex ee halkaas ku noqo.
38:18 Old is a Gold
👍👍👍👍👍🙏🙏