ruwayadan waa lagu fara yareystey mansha allah waan qosley illah hamoo dambi dhaafo waad mahadsan tihiin fanaaniinta dhamaan unaversal tv qooto qooto caadi ma aha
waxaan mar walba maqalnaa qurbaha sheekoyin laga naxo sida nin naagtiisa dillay ama caruurtiisa ama wiil waalidkii bireeyay ama dilay, markaa ha la yaabina sheekooyinkan oo kale ayaa ka jira waaqica
haa wlhi anaa isku arkay taas anoo xanaaqsan aarabay film jaceel inaa fiirsado aa kan lageegay waanka xumaay lkiin markii dambe waanb u bogay oo waxaan diidanaa in labadalo kanaalka universal tv madaxa kor majahaaga hoos ubuukar mahdi kkkkkkkkkkkkkk
qooto qoto caadi mahan mcna badan ku jira adigo qarash la an ah qorshahena kuu goye qadana an heysan oo adna qawanatahay qorya ismarise qooto qooto gacana ku tagay
Ruwayada Qooto Qooto in An Ku Xirnaano Yaa Noo Qoray Macbudkow Waxan Dareema Micno Wayn In Ay Ku Fadhiso Qofki Alifay Iyo Jilasha Dawayasha Dhaman Waa Ku Faa ideen Waa Mahad San Tihiin #Team #Qooto #Qooto
shekada xusen shire heyso waxey iso xasusisay oday waalna o an xamar isku xaafad ahen waxa la ii shegay asaga oo taksiila ah naag uur leh oo fool ah isbital geeyay kadib waxey sheegtay in uu aabahis yahay cunuga ninka taxsiga ku keenay si loo ogado aya ninka dhiig laga qaaday madama u wadanka dowlad laha waxa la ogaaday in uu ma dhale yahay ninka uu waxba dhalin ilmaha ujogayna ey naagtisa nin kale udhashay ninkina meshi uu ku waashay
ruwayadan waa lagu fara yareystey mansha allah waan qosley illah hamoo dambi dhaafo waad mahadsan tihiin fanaaniinta dhamaan unaversal tv qooto qooto caadi ma aha
I like this riwaayad so much well done all of you guys.
wlhi caadi maha shactirasha kle oo aduunka ayka shidantaha dadaala zhpyaal waa fiicantihiin boqolkii😙😙😙😙🙌🙌🙌🙌
qooto qooto ciyaar ciyaar ma aha macno ee ku fadhidaa wee iga gadantahay aniga thanks Al ustaad Abukar Mahdi
Allah Abuukar mahdi waaqica jiro waayee Halkee fakradahan laga soo Aruurshay
kkkkkkkkkkkkkkk waa dhacdooyin aan soo aruuriyay thanks walaal
+Abukar Mahdi allaha ku barakeeyo wll nin.dad jecel.atahay masha allah fikrad waaw
C'est
Tariga Hassan
Tariga Hassan ď
Waa wada qooto qootadaase 🙌😂👍
Weyka baxsadeeen mugoo.....
kkkkkk qooto qooto waxbaa kadhacay
hhhhhhh O'Day cabdule caadi mahan adaaa idaaaaray markaa idaartay anaa isdaaaaray kulahaaa hhhhhhh riwayadan cadi mahan wax a dhan waa qoto qoto dadkuna waaa qoto qoto hhhhhh
😂😂😂 qoto qoto caadi maaha
xuseen shire marka asxan ii sameyn kadibna adigaaa uurka leh qooto qooto wlhi waaa qosol
Naagta dharka huruuda ah aamina dhool duli iyo foolxumo baa ka muuqada ilaahay ha soo hanuuniyo.
Qooto qooto wa shidan thy in bdn laki xaaji waceys waa Iga badisay wllh caadiye aamina dhool ugashay lkn wy ugambatay dhool iidane thnks injuneer abuukar mahdi
ruwaayadii iigu horeeyse oo Somali ah oo an kahele waaye
waakabaxsateen
waa ka helay ruwaayada qooto qooto inaba cadi mahan continué j'aime trop 😊😊
Shukran Abukar Mahdi
Sidan u sugayay waardiye aya xafada ka noqdee
hhhhh
hhhhhhh me too wlhi
wardiyaha xafada
Thanks abukar Mahdi waan la dhacay figradada
Runtii aad ayan oga helay qooto qooto iyo abwanadena faninta iyo jelayasha somaliyed fikrada wanagsan eey noo so bandhigeen.
abdifatah olow
Abukar Mahdi,it's so funny !! Well done 👍🏾👍🏾
waan hambalyaynyaa abwaanka iyo jilayaasha riwayada Qoto qooto
waxaan mar walba maqalnaa qurbaha sheekoyin laga naxo sida nin naagtiisa dillay ama caruurtiisa ama wiil waalidkii bireeyay ama dilay, markaa ha la yaabina sheekooyinkan oo kale ayaa ka jira waaqica
ruwaayad jirta
waa sida saxda ah ee dunida kajirto masha alah teamka jilay ruwaayadaan
aad ayaan ugu qoslay riwaayadaan waa riwaayad katurjumeysa xaqiiqada waqtigaan somalidu kunooshay dibad iyo dalba
waw caadi maaha riwayadan qooto qooto wad ku mahad santahy abuukar mahdi masha allah
qooto qooto caadi mahan thnks abubakar mahdi
aqiyaarta ninka no fududeyay inan dawano ruwayada wa inan siina subscribe wax dhibana malahan thnx aqiyarta
qooto caadi ma ahan wlhi markaa daawado aad ayaan u qoslaa kkklll
Amina dhool ugu qosol badan walahi caadi ma ahan. samacnaa , shuufna kulaha hhahaah
qooto qoot Tick waaa waan ku hestaaa
kaliya waa director ka
aan somali ka helay
long life ayan ku rajeyna insha allah
waaa ruwayad shidan qooto qooto wad mhd sam thy wllkeeena
i can't wait part 4
aad & aad ayaad u mahasantahay Mr Mahdi thanks bro
waaaw masha,alah axsan riwaayad wanka.helay wlhi oday cabdulle viva
mahadsanid wallkey abukar Mahdi
wooow riwayadan waa mid asala wadku mahadsantihiin
asal waye walle ruwayada
looooooolz fananinta somaliyed iyo abwaninta somaliyed iyo majajilistayasha somaliyed figradahan iyo kuwa kalaba wannidin ka sugena
Mansh alaah qooto qooto very nice
aniga ruwayadan aad ayan uga helay waxan kalo kasi helay action ka ay bixanayan jilayasha ruwayada waxan kalo kasi helay director ka riwayada abuukar mahdi noloda dhamantiin abuukar guuleyso waligaa fikradahagana inaba caadi ma aha cimri dheer oo cibado leh ayan idin rajeyna riwayado kalena wan idinka rajeyna in ad kentay
13:00 heestaas magaceed?
Marisa Carpone , waa isbedeshay totally , waan kasi waayay
good job somalida wanaagsan.....
Amina dhool qosol miiran weeye walhy wan qoslay
Abukar Mahdi masha allah wllo halkaa kasii wad howsha nin garmeed
qofkii xanaqsan xitaa hadii uu firsado qooto qooto ku qoslaa
haa wlhi anaa isku arkay taas anoo xanaaqsan aarabay film jaceel inaa fiirsado aa kan lageegay waanka xumaay lkiin markii dambe waanb u bogay oo waxaan diidanaa in labadalo kanaalka universal tv madaxa kor majahaaga hoos ubuukar mahdi kkkkkkkkkkkkkk
+nalka nuurkiisa kkkkkkkkkkk
+nalka nuurkiisa hhhhhhhhhhhhh innaba caadimaha
kkkkkkk laki haji waceys funny adaa dhameyay kulhaa 10 minutes uu soo daahay uu ku maqnahay
Xusen shire is a good actor
muna alli !!!!!!!! masha allah
waan qoslay xitaa wan shiiray qosol awgiis 😂😂😂😂😃😃😃😃
samsung iphone c
nice ...runti waa riwayad fican macno wayna kufadhida
qooto qooto wlllhi sheeko jirto iga dheh viiva aaw kombo
qooto qoto caadi mahan mcna badan ku jira adigo qarash la an ah qorshahena kuu goye qadana an heysan oo adna qawanatahay qorya ismarise qooto qooto gacana ku tagay
kkkkkkkkk laki iyi amino muse cadi ma ahan thnks abukar iyo dhaman jilayasha
Asxan wlh waa Riwayad meelo badan ka hadleyso
wn la socday riwaayadan part 1,2,3 balse wali qooto qooto ma garan waxa ay macnaheedu yahay
ma eray somliyaa mise meel kale ayay ka timid eraygani
I Love faadumiina so much ilaah haku deysto qurux
Abuukar mahdi bro aad baad u mahadsan tahay
Maya maya mayeey cml adiga qooto qooto leewaaya somalis are very funny in entertainments .
universal tv korme ka so gashaa neh asxbta
marisa carboon ling time laguma arag laguma maqal maanta universal koow best ruwaayad waa ruwaada soomaali oodhan
waanka Helay ruwayadaan qooto qooto qooto
waaaw cadi mahn ruwaydan
oday cabdule mesha ku leh viva
War marisa karbon quruxbadana ina lilahi
adoo waxba qoreenin qalinka kugu adkaday aqoon heerse laheen qibratada ee tahay qebta fadhi ku dirirkyo qeebta indha adeega...... ....... xilibaan qooto makutahay kulaha SAX WAYAY SIDA BADAN
thankz wll abukar
woooooooow Qooto Qooto inaan kuguursado waaye
inaba caadi ma aha qooto qooto
waxan sugnaa part 4
cabdi maaxi munye iyo soosare abukar mahdi riwayada qooto qooto cadimaahan mahadnaq
I love So much
M.a somali comedians
ruwaadayaan caadi ma ahan. sida cashar cml ayaa lo sugaa runtii. ruwad best ah waaaye. qatar ah.
Odey cabdulle riwaayadii oo qof ah🤣🤣
nice one
Innaba caadi ma ahan , Gabdhaha halagu soo xiro musalsalkan soomalidu u jileeyso😃
dheyman ayan jeclahay ani jila nimada walo dhasha
waaa riwaayad aan aad ugahelay qooto qooto
Wan kuheystaa riwaayan
mawacetha of Sheik nurten keshki
universal tv thnkz
Ruwayada Qooto Qooto in An Ku Xirnaano Yaa Noo Qoray Macbudkow Waxan Dareema Micno Wayn In Ay Ku Fadhiso Qofki Alifay Iyo Jilasha Dawayasha Dhaman Waa Ku Faa ideen Waa Mahad San Tihiin #Team #Qooto #Qooto
waxaa fikrada iskaleh abuukar mahdi
waxa jira ayeey ka hadleysa runti rubaayada ee qaybo kala maa noo haray sxp ereyga qooto qooto waa maxayna ma ii micno kala ma igu sheegi kartaa
Unkad Yare bro qooto been laga wadaa been been qooto qooto
+Wiilka Riyada thnx sxp ma ila daawanaysa
+Unkad Yare been been lee miii😁😁😁😁
Alla ninkyga Haduuu guriga ijoooogi lahaaaaa farxd
Mariza Karbone.xagee ku dambaysay abaayo?Actarad sax ah riwaayadihi banaadiriga.I love you Mariza.
Alex Fridh vi har eget språk varför du titta på
thnks abuukar mahdi
Waa riwaayad aad u fcn cadi maha waxbaa ka dhacay meesha qooto qooto
hhhhhhh way shidan tahay
Cajaa Ib waaye Somalidu
amino dhool iyo xuseen shire wlhi caadi maaha
qooto qooto caadi mahan
M.a ani wanitagera says uwado
kkkk alla qosol bdna cirka wlh abukr mahdi adi ana ka dhiman mesha
shekada xusen shire heyso waxey iso xasusisay oday waalna o an xamar isku xaafad ahen waxa la ii shegay asaga oo taksiila ah naag uur leh oo fool ah isbital geeyay kadib waxey sheegtay in uu aabahis yahay cunuga ninka taxsiga ku keenay si loo ogado aya ninka dhiig laga qaaday madama u wadanka dowlad laha waxa la ogaaday in uu ma dhale yahay ninka uu waxba dhalin ilmaha ujogayna ey naagtisa nin kale udhashay ninkina meshi uu ku waashay
wow
Ilahay khayr haku siyo
tnxs abukar mahdi
xaaa kudare markad idarte ana is dare
masha Allah
walhy riwayadan waa jara kabpoot inaba cadi maha
xuseen shire run aye kunaqatay
qooto qooto fanaan
qooto makutahy
qooto qooto waa maxay
oday cabdule miyaa qofka modow oo Cayilay?
ruwaayadii qarniga
heesaha haka jarina fadlan