Waxba Kama Jiro Meherka Saara iyo Cabdiraxman Waan Ka Shallaayay Wixii an Sameeyey ustaadkii arinta

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • Waxba Kama Jiro Meherka Saara iyo Cabdiraxman Waan Ka Shallaayay Wixii an Sameeyey ustaadkii isku Guuriyey xaqiiqda Banaanka soo Dhigay Waxa Qarsoon Malahan Hada kadib

КОМЕНТАРІ • 22

  • @somalisijuichannel3896
    @somalisijuichannel3896 3 місяці тому

    Sheikh so warkiina xan umaeko oo xamenesiin abdirahman

  • @randomin8390
    @randomin8390 4 місяці тому +1

    subxaanallaah
    waa ku ciyaar
    gabadh
    noolsheed iyo mustaq balkeed
    wax’ka eerayay willk jecel
    waanu ceebay gabadh
    waxaanu kagag dhacay sharafteed meel
    waxu uu quudhi wayay willk lasooctay gabadhu😂😂😂😂😂😂😂

  • @malakaaay
    @malakaaay 4 місяці тому

    walle aakhiro war ba akuu yaal😢😢😢 aakhiro

  • @ahmed-bs9l
    @ahmed-bs9l 4 місяці тому +1

    Mas.alada madhabka axnaafta الحنفية ma fiicna madhab aadan aqoon u lahyn inaad xaqirto mas.aladuna waa mas.alo ijtihaadiyo ah ee hkaladkaaga uun qiro wllky

  • @ruunafrahow4423
    @ruunafrahow4423 4 місяці тому

    Subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah subxaanallaah cajiib

  • @ZainabBashiir
    @ZainabBashiir 4 місяці тому

    Wallee waa yaab sheikh maxamed xaliike ayaa dadka qaar kayaaba oo yiri maxaadarooyinka in mar mar loo raaciyo siday magaalooyinka ugu noolaan lahaayeen ayey ubaahan yihiin waa tanoo kale diin majirto xishood majiro magaalo joog xumo!!!!! Macalim un baa afka laga sheeganayaa maxaase soo dhex galiyey subxaanallah yaahuu

  • @malakaaay
    @malakaaay 4 місяці тому

    ilaahay kama cafin karo dambigii uu saara ka galay 😢😢😢 waa qof ku cayaaray Diinta iyo shutuudaha meherku leeyahay 😢

    • @Abdullahi_thegoat
      @Abdullahi_thegoat 3 місяці тому

      wiilkan saara way cafisay meherna ma usan sameen erayo afcarabi ah ayuu aqriyey oi kaliya

  • @ruunafrahow4423
    @ruunafrahow4423 4 місяці тому

    😭😭😭😭😭😭 cajiib subxaanallaah

  • @JamacKahiye
    @JamacKahiye 4 місяці тому

    Subxannallah

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 3 місяці тому

    Badbaado buuq oo bilaaway inuu sameysto yaap yaaqey micno malehdaa iska daaya

  • @IidoKhadar-bf8mg
    @IidoKhadar-bf8mg 4 місяці тому

    Wll masaladu waa qiyaas beecey looga qiyaas qaata

  • @AbdullaahiCbdrxmn
    @AbdullaahiCbdrxmn 4 місяці тому +1

    Adiga maxaa kudaba digay arinkaan aad ufagfaageysaa ilaa iyo maanta fitna dooon yahoow

  • @halimofarah9577
    @halimofarah9577 4 місяці тому

    Maxaa hada uga hadlaysaa arinka markey taagneed bay cadeenbubaahneed?
    Intaas intaad aamusneed hadana iska aamus.

  • @NeimaBouraleh-es1dk
    @NeimaBouraleh-es1dk 3 місяці тому

    Naag waliba heelkee iyaado isdhto uun baa laadhiigaa

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp 4 місяці тому

    Subxanalaah maogii

  • @Xilkas0000
    @Xilkas0000 4 місяці тому

    Markii arintaas taaley in aad hadasho ayey ficneed taa lasoco

  • @Abdi123m6
    @Abdi123m6 3 місяці тому

    Diinta daroodku qanjaha ma gaadhsiisana

  • @FadumoCamuud-hm6ci
    @FadumoCamuud-hm6ci 3 місяці тому

    Wadaadbaa qiil lagu banaysto leh

  • @itaqillaa
    @itaqillaa 4 місяці тому

    Maxaa iga Quseeya

  • @MaliikaWarsame
    @MaliikaWarsame 4 місяці тому

    Ragow dintu kaftan ma gasho ee iska ilaliya

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 4 місяці тому

    Xantu waa xaaraan