إلهي ارحم لمحمد ضيف ومن مات معه في القدس الشريف إلهي ارحم لكل المسلمين خصوصا ءال شرق في الحدود قاله شيخ المشايخ الشيخ عبد الرحمن العلي القادري الورشيخي رحمه الله تعالي رحمة الا برار.وأقول لكم في شعر إن كان يحيى راحلا مجا هد فخيرمن في الكون قبل قد خلا قد مات خير ماياتي ويذهب أعني محمدا وصحبا قد تلا قد إرتحلت صاحبي مقاتلا فصرت في أعلى الجنان منزلا
Ani ilaa hada waxa ka shakisanahay in la jajusay Yahye sinwar. ilahey ha wada aqbalo shahidnimad inta jogtaneh rabi ha ilalsho dhaman reer gaza alle ha xifdiyo hana guleyo
Maracadow khuraafaadkan aad akhriyayso xagee baad ka keentay mohamed deif xaaskiisa ayaa dhib umari jirtay oo indhaha laga xidhi marka ay kulmayaan saa waa qofkle
Walalyal an ku wada salino nabigena Muhammad scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Wll KY maxamad ciise wan kuslamay warkaga ad ban u xiiseeya Lakin wa yaab arimaha hada ka so da qasa ama falastin
Wayo xabadjojin ba dhacday Natalie's ba laiswaydarsanay qaybkalena wa laxasuqaya qaybna wa laqafalanaya waa shirqol
Wadanada hoga.inayay heshiiskan ee Islamabad sheganaya .maxayihin mashirqolkay.kula jiran xulufada isirsifaynta kujira waayaab
Alajuela masali wasalim wa arig cale
Mahadsant walaalkey maracade show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi ❤❤❤❤
Salallahu caleyhii wasalam❤
Ilaahay hawnaxariisto mujahid maxamed defy
Alaha jabsho yahuuda 🤲🤲
Alle ha u gargaaro wlaalaheen falastiin
Alla maxaan dareemay in xog laga bixiyay .allow u aqbal shahiid nimadiisa😢😢.ma laqabtay
Mohamed deyf inkastoo tiisa soo dhamaatay waan tuhmayey in la shirqoolay qasa wada sirdoono ayaa ka buuxa.
Abdicasiis rantiisi weeye sawirka hore maracade sxp ❤
Illah ha u naxariisto aamiin yaa rabi Aamiin
Masibo allha kukeno isreal iyo waxa ushaqeyoba dhulka allha lajaro rer gasana alle dhibka haka korqado😢😢😢
Xamaas guul mar walbo
ustaaad wad mahnztahya sidaa wax nogula wadagysta❤
Masha allah maracade show tagero buxda kuhayna❤❤❤❤❤
إلهي ارحم لمحمد ضيف ومن مات معه في القدس الشريف
إلهي ارحم لكل المسلمين
خصوصا ءال شرق في الحدود
قاله شيخ المشايخ الشيخ عبد
الرحمن العلي القادري الورشيخي
رحمه الله تعالي رحمة الا برار.وأقول لكم في شعر إن كان يحيى راحلا مجا هد
فخيرمن في الكون قبل قد خلا
قد مات خير ماياتي ويذهب
أعني محمدا وصحبا قد تلا
قد إرتحلت صاحبي مقاتلا
فصرت في أعلى الجنان منزلا
ale ha hoojiyo cadawga muslimiinta aamiin
ASC. Walaalkay Maxamed Ciise/ maracade show in aad xog naga siiso meesha ay ku dembeyeen jawaasiisti sababtay dilkii shuhadadi uu lashahiiday Maxamed Daif
mahadsanid
🥺 🥺 🥺 Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda ka damqada. ilaahbaan ku dhaartee waxaan ku jiraa xaalad caafimaad iyo mid nololeed oo liidata, mana hayo garab kale, waxyaabo badanna waa ka xishoonayaa ee walaal hadaad wax igu tari karto, magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. igala xariir
Labo Shan Labo Lix Hal "Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex".
Allaha ugargaaro Ree Gazza
Reer gaza ilahay ayaa lajira insha alah
ilahey haa kuu xifdiyee maracadee
.allaha unaxariisto shuhudada dhamaantood janatulfardowza all acllaa allaha kucasuumo amiiiiiiiiin yaarabi
اللهم تقبل شهادتهم
Ale ha unaxariisto madaxii abeesada
alahu mansurilil mujaahidiin fiikuli makaan wazamaan yaa alaah
Guri nairobi ma rabee somali ma jiran guriyo beec
Ilhy haunaxaristo mohamed deyf falastin guul inasha allh 😢😢
ألهم اغفر له وارحمه وارزقه الجنة الفردوس الأعلى يارب العالمين 🤲🤲🤲
Mohamed ciise, sxb sawirka maxamed deif ma ahaan ee waa Dr. Abdifateh Al-rantiisi, hogamihii labaad ee ka'taib Qasaam.
Mahadsanid, macmuudka aad ban ugu taxantahay sxb.
Waxan rajeynaya inuu ka khladamay sawirka.
Maanta waaba usoo hormara kawaran
Qofki ugu horeyey
Markeey guushu usodhowatay ayuu jalafeyey allah ha u naxariisto kan xumanta sameyeyna allah haka jazeeyo
Alle hau naxariisto maxamad deyf reer falastiinna ha badbaadiyo
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi
Ani ilaa hada waxa ka shakisanahay in la jajusay Yahye sinwar. ilahey ha wada aqbalo shahidnimad inta jogtaneh rabi ha ilalsho dhaman reer gaza alle ha xifdiyo hana guleyo
Niinkaas God kuma jirin magaalada qaza oo dhan dhulka ayaa ladigay tii rabi marka laga yimaado sidee ku badbaadi karaa marka jaajuus kaga yimaado
Sawirka aad soo qaadatay waa c/casiis al-rantiis
Waxaan rajeynayaa in gacanta lagu soo dhigo qiyaanoolahaas iyo inti la shaqeyneysay
Maracadow khuraafaadkan aad akhriyayso xagee baad ka keentay mohamed deif xaaskiisa ayaa dhib umari jirtay oo indhaha laga xidhi marka ay kulmayaan saa waa qofkle
Falastin inta ugu bada israel aye jajus uyihin
20kun ba joog Qasa oo basaas
حسبنا الله ونعم الوكيل
Dadka bahida loga faidesana allh kaqabto
Keniya maxad nogu xayaysiiin
Muqdisho & garawe& hargaysa magaloyinka wadanka ayakafiiican inad xayaysiiso xaga lacagta ha eegin walal
Ninka hakaa shaqeeysteee kadhamow guryaha u xayeysinayo ganacsato somaliyed baa leh Muqdisha garowe iyo hargeysa hade lacag heystan waaa loo xayeysinaaaaa.
WARARKA FEYNTA
SOMALIDA PLZ ISKUDAY 24SAAC INAAD MAR NOSODEYSO THANKS
Thanks bro for your spending time to inform us information.
Arab Go'aan hadey qatan wa Waxbo matafan
Wayo USA Aya Carab ka dhex sameysaty Saldhigyo dhexdoda
Galada hadajoa waxa kadarn kuwa musliminta ah ee munafqinta islmka joga
@maracade show walalow maxa kajira CONGO cease fire M23 miyay ogolatay xabad joojin ugaas???
Imaraadka 😂😂😂😂😂
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
Telegram ka ayan ka Arkay 3 jawasis aya dilayan muqawamada
@@abubekertahir3491 wllo maxaa ku qoran .adoo mahadsan noo sheeg halka aad ka soo daawatay
Magacee kuqoran telagaramka
Maa khafiya Acdama
War sidaaad daadywga islaameedd uga naxysan ooo ad ugu ducynysan iidinkuna iskunaxa oo iskugu duceya oo issi samaxa. Asc
wax walba oo ay sameeyan maraykanka iyo yahuuda waxaa ka wayn mida alle noo sheegay oo ah in ayna dawlad yuhuudu leedahay 80 sano ka badan jiri karin
Maracadoow weli basaas xoogagu qabteen iyo meesha aykudambeeyeen maydaan soosheegin
Asc warbixinta m.def. waxbaa ka dhiman q basska
Waan dhawnahay zxp mohamed ciise
Markaa mala qab-qabtay raggii xogtiisa bixiyay?
20 daqiiqo aad bay ubadanthy
Maracadaw maxaa laga wadaa
Magaca boostoole
Asc mudane waxaad ogaataa madaxwayne maraykan inuusan u talin abid ra'iisal wasaare Israeli ah josh Biden walaa trump taladu waxay ka timaadaa yuhuuda tujaarta ah ee ku nool maraykanka sidaa darteed waxa kale oo dhan waa riwaayad aduunka loo dhigayo mahadsanid.
Carabtu waa dad maskaxda laga haysto marka waxkasta siday rabaan ugama hadli karaan
Sawirkanai ma I sagiibaa
😢😢😢😢😢
🎉🎉🎉
Ha dhihin diyaaradaha dagaalka israa'iil waayo Waxahachie ay la mid tahay Adigoo dhahay diyaaradaha dagaalka nabiyacquub balse dheh diyaaradaha dagaalka yahuudda
Maxaa yeelay dad isku duuban maaha oo isku xiran go’aankooduna maaha mid midaysan
Codkiisa namaqashi
Yunis 237
Maracadaw waa maxay boostoole
Carabtuh waa dad damiirkii kadhintay wax walbana waaka suuro gal sory😢
❤
Khiyaanole 😅
😭😭🥺💔😢😢
Sucuudigu waa inuu qaataa masuuliyada meelaha uu baneeyey mareykanku 600 oo bilyan oo uu mareykanka lahor ordayo haku bixiyo wadamada islamka ah ciidankooda oo isagu hagalo booskii mareykanku baneyey
nimanka.basaassay.maxed.def.iyo.saraakishii.lashihiidey.waa.noloSha.kolba.inyarlajarjarraa.oo.aan.cadloodilin
12😂
First 🎉
Carabtaan iyagaa is jaajuusa waa nacalad adoon ah…..dagaalkaas waxba nagama galin
A
Balayo idin qaatay kuwi jajuus
ALlMuslimHelpEgbt
Thanks bro for your spending time to inform us information.
Maracadaw waa maxay boostoole