Daqiqada 9;38 markay ahyd asad maya ayuu yiri dhib u firi hal mar iyo hal mar ayaa u dhineed sundus way ka badisay asad si meel u gaaro inta ila aragtay like ii saaraa
Cumer video ku laabo Asad waa laga badiye waxana badisay sundus sababto ah waxey dhahday lacagta isii wuxu dhahay hada maya marka meeshash var ku jira si fiican u fiiri lknse waa dhacda keep going bro😂
Plz cumeer asad ii waydii Ronaldo vs misse aniga iyo gabadh izku haysane plz aboowe video nooga soo dup oo labadaa ciyaartooy dadka caanka ah in ay Kala doortan ee gaynaa plz codsi waaye
Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ👍🫶🏻❤️
Koko wan kusalamney aniga iyo fimilka oo dhan asc❤❤❤❤
Scw scw scw
Scw❤❤
Asc kookoo wan ku salaamay xabiibti
Scw
Dunida masoo marin qof Ka wanaagsan Nabi maxamed scw scw ❤️❤️❤️❤
Scw ❤❤
gefkeena iyo geerideyna ilaahey ma kulmiyo🤲😢
Sundus samiyo iyo amiiroy iyo adiga cumeerow next😂😂
Number one from somaliland big fan🎉❤
Goorma ogaatay haddii aad comentikeyka labo jeer tabatid uu like sarmayo 😉😅😊
Cumeer waku tagera haben walbo wax so dhig saad ugarto 800K I can't wait pro LIVE Soo gal please 🙏😊
Cumeer kistoo isootuur dheh anagana waxiga gaarsiii wats ab kiisa sher iisooodheh
❤❤
🎉 4:22 4:23
igula Sali❤️Nabi Maxamed ❤️
Salalahu calayhi wasalim
Salalahu calayhi wasalim
❤️❤️❤️👍👍👍
Scw ❤️❤️
All barnamijkaygii cawa soo dhigtey wiilkeni yarayoow😂😂😢
Cumeeraw ufiirso sundus markay ku tiri ma isiinee Maya ayuu dhahay waana saddex jeer😂😂
WAA RUNTAADA🤕🤕
Haa var so qabaney asad
Wa runtaa
𝐰𝐚𝐥𝐥𝐡𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐫𝐮𝐭𝐚𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐚𝐧𝐨𝐰😊
Run asad hita Maya daxe sifcn ufiri
Var asad mrk uu sundus ubaxaaye halk mr ee udhimneed asaa kow my dhahy mrke dhahde lcgt isii my hda mhn uu dhahye var var😮
Munoy isdaji waxaas vaar maha
haa wan maqlay sundus miskin iyada badin laheyd
Melay samia qurux jogto laygama waayo❤noguso celi cumeer
Meelay samia ku jirto maka maqnaan kari❤
Asad sundus a kabathizay hati runta laka hatlo mesha maya hata ma ahan ayu dahay 😂
Sundus maya asad aya ugu horeyey sundus wala qiyamay maskinta😂
Cumeer qeebta sundus sifiican udaawo asad waalaga badiyay
Var asad waa laqa badiya sundus ka badis wuu khiyaamy😮
samia guuulayso wllo qali🎉❤
Qofkii ugu horeeyay ee comment soo qara iyo qofkii ugu horeyay like saara😂😂
Apti cumeerow walasha Koko BULLE 800k weygaartay haloo so hambaliyeyo Koko BULLE 🎉❤❤
Daqiqada 9;38 markay ahyd asad maya ayuu yiri dhib u firi hal mar iyo hal mar ayaa u dhineed sundus way ka badisay asad si meel u gaaro inta ila aragtay like ii saaraa
King ceyda come back, he is the best player.
Dadaal pro 1M waagare inshallah ❤
Cumeer dadaal please 🙏 800K ica,int wait pro
Cumer big fan keep going insha llah 800k ❤❤❤❤❤❤
aan kuwada salino nabiga muxammad ❤❤❤scw scw scw ❤❤❤🎉🎉🎉😢
TEAM SAMIA ONLY ...........................................👇
❤❤
Walshy mcneey samiya axmed waan kujeclhy wlhi ❤😢
Cymeeer adiga waxa best ku thy dumarka luguaha maka duuubtid❤
Samiya aa wataa dumarland ❤❤❤❤❤❤❤❤
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Cyda iyo amiro sundus iyo asad iskubalami yq kuwas aya top ee
Horay usoco pro haben walbo wax soo dhig Insh allh wad gaare rajadaada❤❤
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ الْحَمْدُ لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ ( الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ مَالِكِ يَوْمِ الدِّينِ إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ اهْدِنَا الصِّرَاطَ الْمُسْتَقِيمَ صِرَاطَ الَّذِينَ أَنْعَمْتَ عَلَيْهِمْ غَيْرِ الْمَغْضُوبِ عَلَيْهِمْ وَلَا الضَّالِّينَ ))
Please king ceyda amiira qurux ❤❤kusotar
😂😂😂😂cumerownoosoobadi yaah😊😊😊amiiro iyoceyda iyo Asad iyosaamia iyo ladancidi sooqabo bilis👍👍😊😊😊
9:38 mrky tahay asad wuxu dhaha maya hada mahan lkn ayaga ma maqlin 😅
asad walaga raaye big fanowww Vedioga dib ugu laabo sundus marke kaceyse daqiiqad ka hor asad dhahay mya
Cumeer adi kusugeynaa from soomaliya koko maanta laso kulmay adi dhiman pro
Asxabey kokodena wareysigedii saxaaf chanel laso dhigay ❤️ soda wada
Ceyda iyo samia fadlan ku soo sameyo plzz
TEAM CUMEER ASAD HAGIO ONE LIKE 👍😊
Sxb wanku salame cumeer waa il duufte ciyarta sundus iyo asad sundus aya badise waayo asad aya laga keena ereyga “maya” fiiri kunoqo daqiqada 9.39
Var 9:38 my uu dhahaa asad 😅
Asad Sundus badisay waa xay san Xaq ba mahee
Team sundus ismuuji❤
Asad sundus weyka badisayyy cumeroww usheeg
Cumer video ku laabo Asad waa laga badiye waxana badisay sundus sababto ah waxey dhahday lacagta isii wuxu dhahay hada maya marka meeshash var ku jira si fiican u fiiri lknse waa dhacda keep going bro😂
Asad mar haduu ceyda joogin wuu raaxeysanaa lkn mar haduu ceyda imaado Asad is nothing 😅
Ki ki❤❤❤
Tim samiya ❤
Asad dadka wa u hoos galiya lama dareemo ufiirso cumeerow wuu dhahaa horay xita waku arkay ha maya 😅😊
Masha allaaah guuleysta wllo qaaliya
800k icaint wait 🎉😊❤
Team amiira qurux one like👍
Asad ceyda lee ka adag ee ukeen😂😂
Cumeer sundus asad wee karaaysi lacgta hada isee markee dhahday maye hada ma ahan gameka markaa kaa keensado oo dhahay daqiida 9:37
Scw❤❤❤❤
Ceyda ubalami 😂❤
Cumeee soo badi asxaabta soo wada qawo
Cumeer cawo ciyartan nogusoceli plz
Abti asad ii nolow abti mcn ❤❤
Kipp going pro 😊❤🎉
Asad hagio io sundus Asad Aya hor baxay ee cumeer wax safican u dhakeyso sundus Aya badisay
Cumer cawan kuso boqday keep going pro
Team cumerrr big fan idin meh❤😂
Asad maya ayu dhahay ka hor sundus u fiirso cumeeroow wllhi
Asad baa maya ku horeyey😂😂😂😂😂
Sxp cumerow sundus wey badisey dib u fiiri xitaa video ga
Cemeer wlhii waan u xiisny❤❤
Cummeroow waan kusalaamey
Team cumeer big fan 😊❤🎉
Team Landan 🎉❤......... ..........😂
TEAM KOKO ONE LIKE ❤🎉
Sundus qosol igu dishay😂😂😂 walhy
Ku celis waaye cumeer koofigaaga dhinac ayuu u qaloocaa cumeer xanaaq dartii aniga iyo 7 qofood oo ila jirto jirkaa na xanuunay
War asad koko aa kamaqan kuwan carabka kuqaado🎉🎉🎉
Asad qayanole asapa maya dhahee sunudus wala gaday😅
09:37 asad asagaa Maya dhahay ee hdlkiisa sii badiyay 😂😂
Kiki fani😂😂😂😂😂
KuLahaa kuwa burco ka soo jeeda wxuuu ka wadaaa Ucid😂 asad waaba khatar haduu Kala yaqaan Kulmiye iyo wadani 😂😂😂
Team cumeer big fan 😇
Cumeer adiga barnaamijka qayb ka noqo 👍👍
Part 2 cayda keen cumeeroo😅
Raali galintii meeday ani ma ilaawin sundus waka xanajisay xalay😂
Intay sundus maya dhihiin assad aya dhahay maya markay lacag waydisay😅
Asad waa laga badiyyay inteeny sundus 😮
9:36 asad maye uu dhahay😢😂😊 9:44
Plz cumeer asad ii waydii Ronaldo vs misse aniga iyo gabadh izku haysane plz aboowe video nooga soo dup oo labadaa ciyaartooy dadka caanka ah in ay Kala doortan ee gaynaa plz codsi waaye
9:38 xitaa minityada xisaabinay asad naga qabta khiyaamadiisa hayaay
Idin mee dumarland 😂😂
ala Asad maya bu dhahy aya ila maqlay sundus ba badineysay walahi 😢
Qayaano waaye asi xitaa maya hada ma ahan uu dhahay bee ku celis waaye😮
Asad qiyano badana sundus asagaa maya kahor yiri cumeer xaqa sin😔
Cumeerow asad sundus baa ka badisay waayo markey lacagta ma isinee ay tiri maya hada ma aha ayuu yiri😂😂😂
Oo may hada maahu dhahy asad 😂wala haaya walaga badiyay
Cumeer sxb waa wiilsoomaliyed oo jecel in uu caan noqdo balse aan haysan qofsoo caan bixiyo sxb waa codsi isoo caanbixi
TEAM CUMEER BIG FAN ONE LIKE ❤
Asad ayaa laga badiyey oo sundus ayaa kabadisay oo haaa ayuu dhahay markii 3aad.
Team samia only😮😊
Sunduseeeey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤asadoow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😊