It's not easy xanuunka gabadhaan ku dhacay. Waa farac ayaan u maleynaa mental health illness issues in ey qabto waxey u bahan tahay therapist in ey aragto please ha la caawiyo.😢😢😢
Abayo marka hore ilahay walsheen haw naxaristo waa qiso aad umurug badan walhi inantan ugabadna waa aqnaa daris ahaan jirnay qisadaa ku dhacdayna waa runteed waa inan karti badan hore u soco abayo quruxay ❤😢
Walhi illhay waxaso kale umatuso walhi wan okay ma lehi hoyo iyo abo waxan haysta laba hablood aya ila dhashay illhow idaaa wahaben jimca adigana illhay ha u naxariisto walsha walhi wan oayay😢😢
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد اللهم صلي وسلم على نبينا محمد اللهم صلي وسلم على نبينا محمد اللهم صلي وسلم على نبينا محمد اللهم صلي وسلم على نبينا محمد اللهم صلي وسلم على نبينا محمد اللهم صلي وسلم على نبينا محمد اللهم صلي وسلم على نبينا محمد اللهم صلي وسلم على نبينا محمد اللهم صلي وسلم على نبينا محمد اللهم صلي وسلم على نبينا محمد اللهم صلي وسلم على نبينا محمد
ugabad abyo mar walibo u docey adigaa mant ka danbeysaaa waxey mant kugu ledahy in ad illahy u barido adigh illahy qalbigh ha ku qawujiyo markd so xasosato thank you
Ugbaad wax danbi ah kuma lihid waa wax qornaa wll qadar ka ilahay ba ka wayn wax walba allah yarxamaha adna allah qalbiga hakaga reebo ma ahayn inay dhibaatadaas marto any way alx hada ka bogsatay gabadh adag baa tahay huno mcn hore usoco wax hore ha ka fikirin ada nool wll qali ee ilaali cafimaad kaga allah wax xun kuma tuso 🥺😭🤲🏻
Alle ha unaxariisto wlhi darenka an daremeno anaga dawanemo xanunkisa ka wrn xanunka ay daremeso gabadhan abayada alle qalbiga ha uga jaro xanunkas inkastw ilawi karin janada alle ha idinku kulmiyo🤲😭😭😭
Ax wlhi waan la ilmeyeey qisadeeda alle ha u naxariisto walshaa abayo markasta sadaqo u bixi si alle ha ugu naxariisto allena ow ugu danbi dhaafo abayo😢😢
Horta hadalada si fudud baynu udhahnaa inago aan isdhihin qofka way dhibaysa ama ereyga hadhow bad ka qoomamyn donta midkle somalidu maba aaminsana cilmi nafsi inu jiro waxa jira kumanan qof o cilmi nafsi ubahan lagayaba inlagu dhaho wu is yeelyelaya ama wa doqon 😢
Ax sorry huno ugbad gacalo😢abayo allah unaxrsto janada allah ka warabiyo🤲🤲runti qiso ad uxanunbdn weyn lkn huno way qorned abayo uduceyo 🥺adigu wax qalad malihid wayo marwlbo walalo isla dhashey bad aheden iny kula kftmeso bad uhesatey wax qalad kuma lihid 🥺way uqorned abayo samir I.a allah u naxrsto🤲🤲🥺
Walhi qisadan walashy iso xasusi say markas ton arko gabar walashed kaweyn kadhimatay wan iska oyaa😭wexey i aheyd walashy hoyadeyda labad adan ujeclaa lakin ilaha iga jecladay🥺ugbad waladhed ilahy how naxaristo😭🤲🏻
Walalky iga yar baaa 2019 naga dhintay xalay aa ugu danbeesay waa ka fakaraayey hadaa mar arki laheeed hab ayaa siin laheeed lkn ma dhaceeso alle ha unaxaristo dhamaan inta dhimatay😭😭😭
Amiin yaa rabi🤲 hno anigba wlshy iga wayan oo na so korisay oo boswalba no buxisay oo curadnada ahayd ayaa iga geeriyotay wlhi ohinta ma ceshan karo marwalbon arko wlal ka wyn oo ka geriyoday qisaba qisay ka xanuun badan taha😭😭😭😭
Alle swt ha unaxariisto walashaa iyo dhamaan intii dhimatay alle swt qabriga ha uwada waasiciyo alle swt janatul fardawsa haka waraabiyo dhamaantood samir iyo imaan alle swt ha idinka siiyo alle swt adigana qalbiga alle swt hakuu qaboojiyo alle swt dhamaan intii kurbo iyo dhibaato haysato alle swt haka korqaado Aamiin Aamiin Aamiin🤲🥲
Wlhi wa daremi kara xanunka ey le dahay dhimashada Adan fileyn aniga ayey dey aya sidas cml iga dhimatay ilahadana geeri iga xanun badan ima so marin ilahey ha u naxariisto dhaman inta dhimatay😭😭
Ugbaad abaayo fasbirii Aduunyda Waa imtixaan Abayadana Alle sw Ha unaxariisto, Adigana iyo ehelkaaga Illahay Qalbiga ha idiin qaboojiyo, Abaayo Plz Agow it is not ur fault! Waa Qadar Rabbi.❤
Ugbaadey farxad ayaan kuu rajenaa abyo waligaa ha is dhiibin ❤ abyo Allah ha u naxariisto adigna qalad ma lihid waa qadar rabi gabar adag oo karti badan ayaa tahay nolow abyo inteey noolal jirto❤❤❤
Oh walhi abyo alle ha unaxariisto walsheen Adigana qalbiga alle hakuu qaboojiyo qaladka adi malihid waa wax xaga alle ka qoran marka bayo be strong 💪 sister Waxa kugu dhacayo waa wax kun sane kaa wayn marka abyo niyada qayr usheeg
Qof la xuso oo la xasuusto waxaa ugu wanaagsan Rasuulkeeni sharafta badanaa Scw🥰🎊
Scw scw scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw ❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
Scwscwscwscwscwscw
Sallalaahu caleyhi wasalam❤
Team 27 qof hada caawin lahaydeen maanta Ugbaad aya idinka baahan wallahi. Inanta haa laa garab joogsado runti .
It's not easy xanuunka gabadhaan ku dhacay. Waa farac ayaan u maleynaa mental health illness issues in ey qabto waxey u bahan tahay therapist in ey aragto please ha la caawiyo.😢😢😢
Aad bey ugu baahantahay therapist in inbadan ladhagaysto loo shekeeyana way rabtaa😊@@ashaomar6719
Oo maxay caawin waxay diiden inay ka qabtan qiisaded oy so galiyan UA-cam Koda yarkan ba ka qabtay waa xaasidin Amira iyo cayda team 27
Abayo marka hore ilahay walsheen haw naxaristo waa qiso aad umurug badan walhi inantan ugabadna waa aqnaa daris ahaan jirnay qisadaa ku dhacdayna waa runteed waa inan karti badan hore u soco abayo quruxay ❤😢
Aamiin wll sandke wll
Ax Ax wlhi wan ilmeyey sorry sister ilahay haa uu naxaristo walasjen amin😢😮❤
Ax Ax wlhi wan ilmeyey sorry sister ilahay haa uu naxaristo walashen amin😢😮❤
War beenta jooji
Qofka xasuusta xbbkeen rasuulka ku saliya scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
Ugbaaadey hno Ilhy qalbiga hakuu qaboojiyo 😢 allaha unaxariisto walashana
Inta ka naxday😢❤
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
😢😢😢😢
😭😭😭😭
😢😢😢
😢😢😢😢😢😢
Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah.
Ugbaad waa gabar dhaliyaro ah qurux-badan oo geesiyada oo adag oo waliba naxariis badan❤❤❤❤❤❤❤.
Dambi kuma lihid wixii nacay Ugbaad-quruxeey sababtuna waxaa waaye Alle wuxuu daalacdaa qalbiga ,Abaayo hadalkeedana kaftan baad moodaysay.
Abaayana Rabi ha unaxariisto jano firdawsana Allaha geeyo, Aamiin yaa Rabi, wasala-Allaahu calaa nabiyinaa Muxammadin wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam.
Allah unaxariito allow unaxariito aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
❤❤❤❤😢😢😢😢😢 0:37
Aamin
Walahi wan ilmeyay sxbyal team 27 iyo inta mesha jogta boska walshed ubuxiya😢😢😢
Xanuunka hamoodin in dareemayasada kaligaa anigub waan kul dareemayaa wll walaasheen alleh ah
unaxariisato alleh jano fardawasa ha ka waraabiyo wll aamiin aamiin 🤲🤲🤲
Wan oyey😢😢😢alleh ha unaxriisto qadarta lama baajiyo ugbaad wllo inanta cawiya macalimo and team Malaysia Ensha'aallh
Same wllhi wan oyayy illhy hau naxariisto 😢
@samiaali waxad kuu hadashay hadal qimo leeh wana siida xaqiqada ah walashay ilahay sa xaqa uu fahansantahay abalkas akhiro hakugu abal mariyo waxa kaso salamaya Djibouti 🇩🇯 merci
Alle ha unaxariisto wllshaa waxan kale oo weydinlahaa wiilkii dartiis isku dishay isagana muxuu daremay markii sxbtis is dishay😭😭😭😭
Masha Allah Waa gadha Adag ilaahahay qalbiga ha ku dajiyo wllo saliga nabiga scw badi iyo digriga kale waxaad tahay gabadh Adag
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
صلى الله عليه وسلم
scw scw scw scw
Ilahy ha unaxaristo Abayo Adigana ilahy qalbiga haku Adkeyo
Wlhi qalpigeda racay wllo ilhy 😢ha unxarsto adneh rabbi ku boogdhayi
Wllshy alle Samir iyo iman alle ha Ka siyo Abayo alle ha unaxaristo Janatul Fardowso alle hageyo Aamiin yarabi
Allow wlasheed u naxariiso yaa rabi iyadana Qalbiga u qabooji🤲🏻
Allaha u naxariisto walasheen 😢
Walaa ugbaad waan ku dareemikara illaahay qalbiga hakuu qaboojiyo walsheena ha unaxariisto 😢🤲
Waan ooyay wlh😢ilahey ha unaxariisto walashed wa qiso xanun badan ayeeydey aad baan ujeclhy marke tiri waan sii ooyay sabbto ah ayeyo koris baan ahay😭
Abayo illahay ha u naxriisto Adna qalbiga alle ha kuu qabojiyo Abayo mcn😢
Ugbad adunka iska cenkas abayo alle hownaxaristo walshey 😢walhi calosha i xanuntay xanun qalbiga aya daremay qofkey ku dhacday kawaran 😢
Ugbaad abayo walhi waan ooyey alle ha unaxaristo anba waa walshay oo kale waan ku jeclhy ugbaad markii kowaad aan ku arky walhi❤😘
Alle ha u naxriisto walzha adna alle qalbiga ha ku qabjiyo wllo😢😢😢😢
Walhi illhay waxaso kale umatuso walhi wan okay ma lehi hoyo iyo abo waxan haysta laba hablood aya ila dhashay illhow idaaa wahaben jimca adigana illhay ha u naxariisto walsha walhi wan oayay😢😢
Ilhy ha naxariistoh❤❤😢
Gabadhaan marki horeba si wajigeeda ooga dareemayey murugada😢
Haa wllhi😢
Haa way murugaysantahy saaa id😢
Waliba saaid markay filimka matalaysay eeamira hoyada utahay markaas murugo saaid
@@HudaMaria-lw7wb haa abayo wa gbdh qalbi xaaran miskiina illahy ha xifdiyo
Wlh wey ka muuqataaa sibaa looga dareemaa😢
Ku Saliya❤️Nabigeena Maxamed ❤️
Salalahu calayhi wasalim
Salalahu calayhi wasalim
❤️❤️❤️👍👍👍
Scw
اللهم صلي وسلم على نبينا محمد اللهم صلي وسلم على نبينا محمد اللهم صلي وسلم على نبينا محمد اللهم صلي وسلم على نبينا محمد اللهم صلي وسلم على نبينا محمد اللهم صلي وسلم على نبينا محمد اللهم صلي وسلم على نبينا محمد اللهم صلي وسلم على نبينا محمد اللهم صلي وسلم على نبينا محمد اللهم صلي وسلم على نبينا محمد اللهم صلي وسلم على نبينا محمد اللهم صلي وسلم على نبينا محمد
scw❤
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
Scw scw scw scw
This history is so heartbreaking 💔😭😭😭 abyo Ilahay ha unaxaristo adigne ilahay qalbiga haku qabojiyo 🥹🥹
Wllshy illhy haunaxariisto takle Nabi maxamed ( scw ) wuxuu yiri qofkii isdila amaba gacantiisa isku dila waa ehelu naar lkn illhy kama dhigo uwada duceeyo blz😢😢😢😢😢😢😢
Allah unaxristo yanadii fardowsa urajena😢🤲🤲
Allh unaxaristo qalbiga allh ku qabojio😢
Aamiin yaa rabi
Adiga dadka waxa qalbiga ka jabinaya maxaa usoco xasuusisaa AX AX😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
😭
Wa xanuun wllhi qisadan gabadhan wlsheen Allah qalbiga ha u qaboojiyo gabdha wlsheedna Allah ha unaxariisto
ugabad abyo mar walibo u docey adigaa mant ka danbeysaaa waxey mant kugu ledahy in ad illahy u barido adigh illahy qalbigh ha ku qawujiyo markd so xasosato thank you
Qof murugeysan bey uegtahay wllhi gabadhan qalbiged mafino wajiged laga dareema alle 😭😭😭😭
Sax
Abayo ilhay ha u naxristo adan qalbiga ilhay hakuu qabojiyo xanun waad soo martee alhe ha kaa masas xo ax ax😢😢😢
Ugbaad wax danbi ah kuma lihid waa wax qornaa wll qadar ka ilahay ba ka wayn wax walba allah yarxamaha adna allah qalbiga hakaga reebo ma ahayn inay dhibaatadaas marto any way alx hada ka bogsatay gabadh adag baa tahay huno mcn hore usoco wax hore ha ka fikirin ada nool wll qali ee ilaali cafimaad kaga allah wax xun kuma tuso 🥺😭🤲🏻
Waa qiso xanun badan allh unaxriito wlsha adn horay usoco qalbigan allh ka reebo abyo
Wll wllhi qalpiga ayaa I dhaqaaqay 😢
Wllhi dar Alle ayan ku jecele Alle ha ku jeclaado❤😢
Alle ha u naxariisto danbigeedana ha dhaafo samir iyo iimaan alle ha idinka siiyo wll
Ax waan la ilmeeyey ugbaad waa gabar adag illaahy niyadeeda xanuunka haka masaxo wax khalada kuma lahan dhimashada walasheed way qorneyd bana baajin karto😢😢
Alle ha unaxariisto wlhi darenka an daremeno anaga dawanemo xanunkisa ka wrn xanunka ay daremeso gabadhan abayada alle qalbiga ha uga jaro xanunkas inkastw ilawi karin janada alle ha idinku kulmiyo🤲😭😭😭
Haa wlhi😢ilahay samir haka siiyo ayadana hau naxariisto 🤲
Ooow sorry Abyo Emotional noqdy wallhi wllasheen allaha unaxriisto qalbigana Allaha kuu qaboojiyo🤲😪🥹🥹😭😭
Ax wlhi waan la ilmeyeey qisadeeda alle ha u naxariisto walshaa abayo markasta sadaqo u bixi si alle ha ugu naxariisto allena ow ugu danbi dhaafo abayo😢😢
Same wlhi 😭😭😭
Ax sorry abyo walhi waa qiso xanun badan ilaahey qalbiga haku qaboojiyo qalbi😢
wlhi waa ilmaynayaa ilaa hada commtentiga soo qorayo ilahay naxristii jano haka waraabiyo wllo adna qlpiga hakaaga reebo wlhi you'r stronger girl nolol qurux badan ku rajaynaa hunno mcn and ily😢😢❤❤❤
Allah ha unaxaristo qiso xanun badan be ahed 😢
Alle haunaxariisto abyo wlhi aniga xtaa waan la oyeyy😢ax ragga qaar naxariis daranaa
Abyo qalad kuma lihid gabdha inee dhimato qorneeed alle ha unaxaristo 😭
Illhey ha unaxariisto 😢
All haw naxariisto wllo😢😢😢
Inay gabdh waraysato ahay say ula dareento xanunka😢
Haaa wlhi inaa gabar wareesto fiicneeed hab bee siin laheed 😭
Haa wlhi 😢😢😢😢😢 allow kuu naxaristo abyo adna badal qayr qaba wll
Alle ha u naxariisto wall adna ilahy samir iyo iimaan alle haka siiyo sorry waa qiso murugo leh lkn waa qadar ilhy😢😢😢
Ax wllhi waa oyeey ilahay ha u naxarsto wllsh wllo mant oo ay tahay /23/12/224 😢
Alle haunaxaristo walashada anagaba waa walashena ookale adigana qabiha alle hakuqabojoyo abayo❤❤
Waa qiso xanuun badan waxan dhihi bulshadeena somaliyeed inaa u fiirsano qofka markuu ku celceliyo waan isdilayaa iyo inaa dhintaa rabaa waayo waan dhayalsanaa ilaahay gabadhana ha u naxariisto qiso xanuun badan wlhi
Qof Muslim ah imaan leh was maku dhaqmayo wayo danbi oga ween naf amaano ku ga ah ina goyso naar jahanam odanbeeso
@@salmomoha3251sax Lkin in qofka loo nasdexoyo oo laga war hayo neh wey ficntahy oo dr nafsiyn ah loo geyo la waresdo xaladiysa 😢
Ax sorry wll ilahaye ha uu naxaristoo wll
😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Wadanka malahan dhakhtar cilmi nafisi gabadha waxay u baahneed dhakhtar cilmi nafisi sababto ah dhibka garaay Hadalka ay dhahday baa ku noqday dhawac.😭😭
Horta hadalada si fudud baynu udhahnaa inago aan isdhihin qofka way dhibaysa ama ereyga hadhow bad ka qoomamyn donta midkle somalidu maba aaminsana cilmi nafsi inu jiro waxa jira kumanan qof o cilmi nafsi ubahan lagayaba inlagu dhaho wu is yeelyelaya ama wa doqon 😢
Somaliduba ma yaqaanan dadkeenu waxay badan koodu maskaxda uga xanusanayan waa waxay qarsanayaaan😢
Qli wadanka hku so kla qaban ❤
Allha ha u naxriisto abayo adna samir Allha haka siyo qalbiga Allha ha ku qabojiyo😢
Video badan no somaeeya adi iyo ugbaad allaha unaxariisto abyo na samir iyo iman allaha kasiiyo abyo 🤲
Ugbad qurux abaayo niyada qeyr u sheg wxasi qld kuma lihid wey qornayen walashadana allh u naxriisto🥺
Khalad kuma lihid qaali wax qoran bay ahayd😢 ilaahay ha u naxariisto wlshaaana
Abyo wixi dhace waxa danbiya kuma lihidi illhey ha unaxristo abyo adina illhey haku cafio ugbaad qurux badan
Allah ha unaxaristoo wlshen adigana qalbiga Allah haku qabojio wll qali ❤
Illaahay ha unaxariisto wallsha adigana qalbiga ha ku qaboojiyo alle dartii ayaan ku jeclahay farxad kunoloow
ilaahey walaashada ha u naxriirsto adne qalbiga allaha ha kuu qaboojiyo
Sidan u ooynye ilamdii baa iga dhamty wxaba moda inu ani wlshey iga dhimtu 😭😭lailaha ilallah mohamdu rasuulullah scw 😭Ilhow u naxriso abyo
Ilahow u naxariso apyo adna qalbiga allaha ku qabojiyo qisada wx mesha kaga baxayo in walalka warkisa la dhayalsan😢🥺😢😢😢
Waanu kaa qaadanay macalimoow❤🎉😢😢
From duriyada
ilhay ha u naxaristo wllo amiin yaa rabi 😢
Wllhi wa xanuun qadar alle lama baajin karo ilaahay ha u naxariisto wllo adigana ilaahy qalpiga haku qaboojiyo wll😭🤲
Ax sorry huno ugbad gacalo😢abayo allah unaxrsto janada allah ka warabiyo🤲🤲runti qiso ad uxanunbdn weyn lkn huno way qorned abayo uduceyo 🥺adigu wax qalad malihid wayo marwlbo walalo isla dhashey bad aheden iny kula kftmeso bad uhesatey wax qalad kuma lihid 🥺way uqorned abayo samir I.a allah u naxrsto🤲🤲🥺
Maclimo hadan kmid ahey huno gacalo 💧 water gang ♥️ 👌 madaxa nosarnthy nolasha kuma xumeso 300k🎉🎉🎉🎉coming soon dee huno timaha sidi hore kuso celi kalarka ma wacna marax weyn huno I.a codsigeygi ina itixgelisid rjena hdan walashadi cml ahey👍😊🥰🙏guleso bowe
Walhi qisadan walashy iso xasusi say markas ton arko gabar walashed kaweyn kadhimatay wan iska oyaa😭wexey i aheyd walashy hoyadeyda labad adan ujeclaa lakin ilaha iga jecladay🥺ugbad waladhed ilahy how naxaristo😭🤲🏻
Illahow kunaxariso walal 😢😢
@@zeinababdullah7590 amiiin abayo🥺
Walalky iga yar baaa 2019 naga dhintay xalay aa ugu danbeesay waa ka fakaraayey hadaa mar arki laheeed hab ayaa siin laheeed lkn ma dhaceeso alle ha unaxaristo dhamaan inta dhimatay😭😭😭
Amiin yaa rabi🤲 hno anigba wlshy iga wayan oo na so korisay oo boswalba no buxisay oo curadnada ahayd ayaa iga geeriyotay wlhi ohinta ma ceshan karo marwalbon arko wlal ka wyn oo ka geriyoday qisaba qisay ka xanuun badan taha😭😭😭😭
@@Hafsanor22ilahay ha u naxristo dhaman inti naga dhimatay abyo anigaba wlshy iga wyn ba iga dhimatay 2023😭😭😭
Qisadaan saas u xanun ka badan o la oyay 😢 illhey wuxuu qoray 11 bari kabacdi ina arko azsad ama saxaf hade la wadagi lahed mar horaa arki lahaay
Amba hada arkey wll wlhi wa qiso xanuun bdan Aad ban ila qirodey
Ax abyo wllhi wan ilmiyay wllsha alla ha unaxariso abyo 😭😭🤲🤲
Wan kula ilmeeyay walaahi ilaahay ha u naxriisto 😭🤲🤲🤲
Aaamin alle haunaxriisto hda aan qoraalkaan uqoraayo walahi waan ilmaynayaa. Aad ula murgay😢😢
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@@suldaanomaxamed6647 😭😥
@@XamdiXamdi-o5i 😭😭
Ax wlhi wan ilmeeyey waa qiso aad uxanun badan alle ha unxariisto abaayo wll adna alle qalbiga hkuu adkeeyo 😢😢
Macaliimow wa wiil qalbii waangsaan wll ogbaad haa ciidleen o bulshaada so dhaax gaaliiy yee isku buuqiin kabrtee waheel uu nooqo siiy wllnimo wa geeesiiyaadv😢😢😮
Alle swt ha unaxariisto walashaa iyo dhamaan intii dhimatay alle swt qabriga ha uwada waasiciyo alle swt janatul fardawsa haka waraabiyo dhamaantood samir iyo imaan alle swt ha idinka siiyo alle swt adigana qalbiga alle swt hakuu qaboojiyo alle swt dhamaan intii kurbo iyo dhibaato haysato alle swt haka korqaado Aamiin Aamiin Aamiin🤲🥲
Ugbaad samir iyo imaan allh kasiyo waa qiso xanuun leh wlhi
UA-cam ufuraa ha nugu nafisto gabdha wajigeeda murugo badan kamuuqato😢
Si faraxd u heesho ufuraa ❤❤
Ax a'e ha unaxariisto wllsheen adna wll ugbaadey ale qalbiga ha kuu qabojiyo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Sorry abaayo ugbaad wlhi waa xanuun waan ooyay wlhi alla ha u naxariisto abaayo😭😭😭😭
Allah ha unaxariisto 😢😭😭😭
Wlhi wa daremi kara xanunka ey le dahay dhimashada Adan fileyn aniga ayey dey aya sidas cml iga dhimatay ilahadana geeri iga xanun badan ima so marin ilahey ha u naxariisto dhaman inta dhimatay😭😭
Wlhi wan ilmeeyaya srry Apayo mcn apayana Rabi Naxriistii janno Ha siiyo😢😢😢
Adiguna qalpiga iĺalhy hakuu adkeeyo😢🤲🤲🤲🤲
Mama ❤❤ugbaad Allah ha ku xafido walaalona Allah ha u naxariisto sabir iyo imaan yeelo waxkastana Allah u daa from djibouti
Ugbaadey wllhi wn 😢ilmayay xnun ayaana dareemay 😢qalpiga allaha kuu qabojiyo iskana samir waxkasto waa qadarta alle adigana qalad kuma lihid 😢 apyona janada allaha idinku kulmiyo😢😢
Ugbaad waan garanya reer sheekh bashiir banu isku ahayin m.a
Masheege marka😂😂
Walal ilaah niyada ha ku qaboojiyo ugbaad qof aaad u adag AA tahay waligaa inta nolosha ka dhiman farxad ku nolow walal qaali
Ugbaad abaayo fasbirii Aduunyda Waa imtixaan Abayadana Alle sw Ha unaxariisto, Adigana iyo ehelkaaga Illahay Qalbiga ha idiin qaboojiyo, Abaayo Plz Agow it is not ur fault! Waa Qadar Rabbi.❤
Wlhi cada u ilmeyey ilhy haw naxristo adigana smir hka siyo😭
SORRY SISTER😢 Allha unaxariisto wllo
Byo waxdanbiya kuma lihid waa wax qorna qadarka illhy baa waxa kawen marka allh qalbiga haku qabo jiyo wllshen nh ayana qabriga allh ha uwasiciyo yaarabi waa qiso xanuun badan😭😭🤲
Ugbaadey farxad ayaan kuu rajenaa abyo waligaa ha is dhiibin ❤ abyo Allah ha u naxariisto adigna qalad ma lihid waa qadar rabi gabar adag oo karti badan ayaa tahay nolow abyo inteey noolal jirto❤❤❤
Wa vedio kii ugu horeyey an dhameysty allaha unaxrista ugbady qalbiga allaha kuqabojiyo😢
gabadhan mar ey sundus nus yardi salameysay aaad oga xumady respect maleh sundus uf abyo hore usoco quruxey
Maxey kusamey sey
Adigoo qof kle qlbigiisa ilalinaya qlbi kle ha dhawicin wll
Goorme
@@raxmaomar9469 amiiro soo dhigty weekgan video ku jiraa
Nus yardi wa mxy mid kale sundus rer badiye waye
Waxbaa la tussay gabadhan yar sorry hbomcn. Walaalku xaq ayuu isku lee yahay subxaanallaah. Dadka ehlu jannada ah baa jiifsada ilaa qiyaamaha Ilaahay ha u naxariisto
Shekda gbdhn iyo teyda melo qray iskga egyhin dhimashda wllky aa anigana utun igu nqoty isma lhen wu dhimnaa kdip dhimashdiza wa xnunsdey mrka illhy qblbiga hno wda qbojiyo aygna alle ha unaxristo 😭🤲
abayo sidee yacnii ilhow u naxariiso adina ilhy qalbiga hakuu qaboojiyo😢😢😢😢
Allha unaxriisto abyo😢
ax walahi waa qiiro
Amiin wllo qofba ruux ku wyn ayuu wayay balse wy kala xanuun badan tahay gerina walgu wda xukuman yhy anigaba wlshy oon aduunka ogu jeclaa oo walid Kay labad ahayd ayaan wayay 2023😭😭😭😭
Oh walhi abyo alle ha unaxariisto walsheen
Adigana qalbiga alle hakuu qaboojiyo qaladka adi malihid waa wax xaga alle ka qoran marka bayo be strong 💪 sister
Waxa kugu dhacayo waa wax kun sane kaa wayn marka abyo niyada qayr usheeg
Wllhi qalbiga ka oyaay wll alle hawnaxaristo ❤😢