Morning routine by rasmi rays

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 329

  • @rasmirays3996
    @rasmirays3996  2 роки тому +123

    So dhawada asxabteydi

    • @ayaanmohamed5402
      @ayaanmohamed5402 2 роки тому +2

      Xbbti umul fiyow Allah kaa dhigo

    • @xafsaxarago53
      @xafsaxarago53 2 роки тому +2

      Wan dhownhy xbti ubreshin mad ku umushy mise cadi abyo alla wadldad dhamnten hino xiftiye intan hysana ala hasiye

    • @kaafisoyarey8844
      @kaafisoyarey8844 2 роки тому

      Noso badi abyo

    • @Avatarg1rl_34
      @Avatarg1rl_34 2 роки тому

      Mashaallah 🥰

    • @ritwanahmad450
      @ritwanahmad450 2 роки тому

      Xppti noo soo badi routinka

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 роки тому +87

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 🥰💞🕋

  • @majidcade4733
    @majidcade4733 2 роки тому +17

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw ❤

  • @Life_Journey2030
    @Life_Journey2030 2 роки тому +46

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed scw scw ❤️

    • @ibtisambintuosman3922
      @ibtisambintuosman3922 2 роки тому +1

      Our beloved prophet Mohamed peace be upon him our beloved prophet Mohamed peace be upon him 😘😘😘♥️♥️♥️❤️❤️❤️💖💖💖🥰🥰🥰💖💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎💝💝💝💝💝😇😇😇😇❤️❤️❤️🖤💖💖💖💖🖤🖤🖤🖤🖤🖤

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 2 роки тому

      Salalahu calayhi wasalaam ❤ ♥ 😍 💖 ✨

    • @amizhfarxzan2371
      @amizhfarxzan2371 2 роки тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @fowizyanur3350
    @fowizyanur3350 2 роки тому +47

    Asc abaayo ilaah ha idin xifdiyo dhamaantiin, aamiin abaayo ilmaha markey kushumiyaan adigane shumi oo tusi in aad jeceshahey ❤️❤️❤️❤️

  • @shugrimohammed9499
    @shugrimohammed9499 2 роки тому +20

    Family qurux badan illahay ha ku barakeeyo amina yarabi abayo

  • @xamdaqaaliaamin6949
    @xamdaqaaliaamin6949 2 роки тому +26

    umashii is xambaarato caafimad leh allaah ka dhigo abyo ♥️

  • @sowdoqueen6040
    @sowdoqueen6040 2 роки тому +9

    Masha Allah 🥰

    • @deeqamohamed4597
      @deeqamohamed4597 2 роки тому

      Rasmi qurxeey wn ku salmy qurxeey ALE dartiisa kuu jeclhy fidwgaa soo giliso hora ka daawadaa jeceela kuu qabo ALE hako barkeeyo

  • @shugrimohammed9499
    @shugrimohammed9499 2 роки тому +10

    Masha Allah hambalyo abayo illahay ha ka dhigo umul cafimad qabto Amin yarabi illahay ha ka dhigo umul Isxambaarto Amin yarabi abayo

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 Рік тому

    MashaAllah congratulations 🎊 MashaAllah

  • @NH-lb2tw
    @NH-lb2tw 2 роки тому +3

    Masha Allah wallo illahay haysku kiin xifdiyo🥰wallo wiilkaaga yar dhunkasho iyo maxabo badan waxaa u keenaya mudo ayuu kaa maqna illahay ha daaye hooyadi macaan marku u yimi quruxdiisa iyo farxadiisa wa la arka illahay ha xifdiyo❤

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 2 роки тому +16

    Masha alah abayo rasmi wa hoyo qaliya sasa laga raba gariyad batahay abayo 🥰🥰🥰🥰

  • @hodmannour9540
    @hodmannour9540 2 роки тому +10

    Manzha allh mcnto wlhye waxda tahya qofa kartii badan ilhye ku daayo awaalda🤩

  • @sahramoha2430
    @sahramoha2430 2 роки тому +24

    Rasmi huno shaaha cadeyska ah iska yaree baruur aadankasoo kabanayn ayuu kuu yeelayaa, fruit shiido isticmaal jidhkaaga qurux ka dhigayaa aan baruur foolxuna lahayn🥰🥰

    • @najahahmed3096
      @najahahmed3096 2 роки тому

      Fruit maxad ka wada huno

    • @maariyosaacidabdi9742
      @maariyosaacidabdi9742 2 роки тому +1

      @@najahahmed3096 qaraha iyo cambaha iyo cananaaska seytunka iyo waxii lamida aa la dhahaa fruit ama furuud saa utaqaanid

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 2 роки тому

      shaaah cadys ah anuu duq iga dhigay qof cab ma dhaheyn

    • @sahramoha2430
      @sahramoha2430 2 роки тому

      @@umumascuud3307 haa wll aniguh gabadh ahy weli waxba ma dhalin lkn hablo bdn usoo joogay oo inta laguh dhaho naaskuu caano u yeelayaa ku foolxumaada waxyaalo bdn naaskaaga caano u yeeli kara

  • @ifraaxiitaabdiqaadir2855
    @ifraaxiitaabdiqaadir2855 2 роки тому +2

    masha allah

  • @umuxudayfa1945
    @umuxudayfa1945 2 роки тому +1

    Masha allah

  • @bushroabdishakurmahamed9914
    @bushroabdishakurmahamed9914 2 роки тому +21

    Wiiilkada bariii waye allaha ku xafido abyo 🥺 muzamil yare ♥️♥️♥️♥️♥️♥️ masha Allah

  • @nashaadqurux9062
    @nashaadqurux9062 2 роки тому +27

    Manshaallah habo macan boqorad baad tahaye Allah haku xafido gaaridii dumarka tahay🥰

  • @amritahaji5713
    @amritahaji5713 2 роки тому

    Abyo rerkaaga ilaahey hakubarakeeyo

  • @najaxyuusuf2786
    @najaxyuusuf2786 2 роки тому

    wow rasmi yotubkii inbsdan lagaa waayay wa so noqotaye

  • @mulkisahal1092
    @mulkisahal1092 2 роки тому +2

    Masha Allah rasmi nag karti iyo dadnimo Alle u dhameyey umush is xanbarta Alle haka dhigo gclo

  • @umuhumuud6730
    @umuhumuud6730 2 роки тому

    Masha Allah

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 роки тому +2

    Masha alaaaaaah xafidullaaahi Mami 🥰 adiga caruurta isha baxarka biyah bada caas dhamanten alaaah haidin barakeyo

  • @najmamohamed2329
    @najmamohamed2329 2 роки тому +1

    Rasmiyay macsarada waxa la dhaha waxa ka wacan subaga Aniga curadayda u mariyay misa gabdhi meshi la rabay in ilmaha markay umusha yihin jirkoda wu qubdhacsada jir qurxan ba uso baxo gbdhi wixi baba ku dhagay dumar ba igu dhehen kada macsarada subag u mari markan u mariyay masha allah bay noqotay

  • @raaxoahmed5303
    @raaxoahmed5303 2 роки тому +1

    Masha allaah routine qurux badan

  • @aminaahmed429
    @aminaahmed429 2 роки тому +3

    Wooow manshallah walasheen wa u mushaye ileen mnshallha waxan igu danbaysaye video gii hore 🥰🥰🥰🥰👍👍👍

  • @akariimsalma224
    @akariimsalma224 2 роки тому +18

    Masha Allah 🥰🥰🥰❤

  • @maryanjinow6833
    @maryanjinow6833 2 роки тому +3

    Masha Allaaah abaayo mcn umul fayow umushi is xabarata Alle ha ka dhigo 🤲🕋

  • @bushram.ibrahim1360
    @bushram.ibrahim1360 2 роки тому +4

    Masha Allah Abaayo Gabadhana ma Adaa dhalay alle hakuu daysto Oo gurigaaga hakuu barakeeyo

  • @riyaadofficial9978
    @riyaadofficial9978 2 роки тому

    Maashallh

  • @faygacadde2982
    @faygacadde2982 2 роки тому +12

    Masha Allh wll Rasmi rays ❤️❤️

  • @zahrasuleimanahmed8553
    @zahrasuleimanahmed8553 2 роки тому +1

    Masha Allah beautiful family ❤❤❤❤❤❤ and keep going my sis

  • @fardowsajimale7896
    @fardowsajimale7896 2 роки тому

    Masha alah

  • @rumanmoha709
    @rumanmoha709 2 роки тому +7

    Allaha kuu xafido awladada iyo hoyoyinka dhamaan

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 роки тому

    Mashallah

  • @yasminnuux9777
    @yasminnuux9777 2 роки тому +3

    Mcha allah hooyo karti badan ayaathy runtii hore usoco sissy

  • @raliaabdikontoma9783
    @raliaabdikontoma9783 2 роки тому +5

    MashaaAllah ❣️ ❣️ ❣️ umejifungua safe alhmduliah

  • @makamadiinoofficial6140
    @makamadiinoofficial6140 Рік тому

    Mashaa allah mowalid wiil ficn weye rasmii ayd ficn qof ficn bay hesha

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 2 роки тому

    Masha Allah 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @raaxoxaashi6322
    @raaxoxaashi6322 Рік тому

    Habo maasha allaah

  • @queenfarhiya276
    @queenfarhiya276 2 роки тому +4

    Reseey queen always queen ❤❤❤🥰

  • @munamohamedsharif3512
    @munamohamedsharif3512 2 роки тому +2

    Masha Allllah abyo keep going noo soo badi

  • @shacshabona
    @shacshabona 2 роки тому +2

    Sister shaaha caruurta lama siiyo canaha u qandici sokor ugu dar axsan Shaha iyo qaxwada caffeine ayaa ku jira caruurta u daran Illahay haydin xafido dhamaan

  • @natramohamed8233
    @natramohamed8233 2 роки тому

    Masha allaah tabarakallah

  • @habiboanshur9989
    @habiboanshur9989 2 роки тому +13

    Nasiinada badso abaayo 💕

  • @sacdiyosiman374
    @sacdiyosiman374 2 роки тому +1

    Masha allh ♥️

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 2 роки тому +2

    Mashaallah

  • @nimcoabdulkadir4226
    @nimcoabdulkadir4226 2 роки тому +1

    Masha allah rasmi allaha ku xafido ninkii iska kaa day doqonsanaa Queen kii hana waayeye mid hantaa yimid

  • @yasminali4201
    @yasminali4201 2 роки тому +1

    Mashallah 🥰👏

  • @fardowsahassan1809
    @fardowsahassan1809 2 роки тому +3

    Mashalh owlada alla hku barakeyo❤tedakle abrashin miyA ku dhashe abyo

  • @umunihaal
    @umunihaal 2 роки тому +1

    Masha allh 💞

  • @samiramaariyow8631
    @samiramaariyow8631 2 роки тому

    Mashall maiza sooo bar bar Abyo 🥰🥰🥰🥰

  • @khadramahamed482
    @khadramahamed482 2 роки тому +2

    Masha allah keep going sister

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 2 роки тому

    M.a mashallah

  • @amrankulmiye7150
    @amrankulmiye7150 2 роки тому +2

    Masha Allah queen 👸🏻 ❤️

  • @aminamohamed6356
    @aminamohamed6356 2 роки тому +1

    Maasha allaah umul udgoon alla hakaa dhigo fanaanadeena indho uroon

  • @kautharqurux6281
    @kautharqurux6281 2 роки тому +1

    Manshllh

  • @nacimanacima5717
    @nacimanacima5717 2 роки тому

    Mashallh tabarakallh

  • @zaitunbabe6691
    @zaitunbabe6691 2 роки тому +2

    Masha Allah ❤️ abayo mcn ❣️💕💕

  • @saabriinmahaned3561
    @saabriinmahaned3561 2 роки тому

    Masha allah wll

  • @aniizah1367
    @aniizah1367 2 роки тому

    Rasmi strong women keep going ina ader

  • @كوين-ذ9ز
    @كوين-ذ9ز 2 роки тому

    ي قلبي ألف الحمد الله علي سلامه نورتي بيتك أمك وابوك الف مبروك ماجاكم يتربه عزيز كم

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 2 роки тому

    Aallah ku barkayeeyo

  • @ifarxayassin7033
    @ifarxayassin7033 2 роки тому

    Maaanshaa allah

  • @souhailaelmi3606
    @souhailaelmi3606 2 роки тому

    Masha Allah 🥰🥰🥰

  • @nasteexoaa6872
    @nasteexoaa6872 2 роки тому +2

    Umushi is xanbarato allaha kadhigo. Nimanka afrika joogo jikada waa ka faanan xataa umusha cusub markii layahay gabadha halka malin ee bila shaqalaha tahay wax loo karin mayo.

  • @umuciyaal4222
    @umuciyaal4222 2 роки тому +2

    Masha Allah abyo Allaha ku xafido noso badi blz

  • @alishaherbal1266
    @alishaherbal1266 2 роки тому +3

    Masha Allah xabibti alle haa ku desto family gada quruxda badan

  • @umuhanii
    @umuhanii 2 роки тому +3

    Mashalh 🥰🥰🥰🥰 adiga iyo baby maiza💋💋💋

  • @najma649
    @najma649 Рік тому

    alaha hakuu dhaafo

  • @zaytuunmohamed9620
    @zaytuunmohamed9620 2 роки тому +3

    M.a my famly qurux bdn allow idin deso🤲

  • @wadnakaabba5738
    @wadnakaabba5738 2 роки тому +3

    ku jeclhy wlhi qalpi♥️rasmidayda

  • @hudaali7346
    @hudaali7346 2 роки тому

    Maasha ALAAH abyo umul fiyoow aamin caruurta kadaa camerada markey cunada cunayan dad ban quurin msh ALAAH

  • @sawdaladan3076
    @sawdaladan3076 2 роки тому +1

    Masha allh hoyo karti le ayad thy inder qali ale ha ku xaftiyo

  • @hamdimahdi7558
    @hamdimahdi7558 2 роки тому +2

    Maasha allah ilaahay haku barakeeyo nunada

  • @mahamoudzenab3478
    @mahamoudzenab3478 2 роки тому

    magnifique house

  • @saciidoaxmed5754
    @saciidoaxmed5754 2 роки тому

    masha Allha Abaayo macn

  • @nimcosiciid9406
    @nimcosiciid9406 2 роки тому

    Mnsh Allah qali Allaha idin xifdiyo adiyo awlaadaada iyo sawjkaaga, xbbtiiii maisheegi kartaa meshaad kasoo gaday geedka dharka ilmaha lagu war waro

  • @raxmosaid9175
    @raxmosaid9175 2 роки тому

    Hpo qli keep giong 💯🌎❤❤

  • @sumayoismacil5199
    @sumayoismacil5199 2 роки тому

    Masha Allah abayo

  • @jowharaabdirahman4826
    @jowharaabdirahman4826 2 роки тому

    Manshaallah

  • @ruunxaaji7670
    @ruunxaaji7670 2 роки тому +3

    Masha allah abaayo

  • @ifraaxifka9164
    @ifraaxifka9164 2 роки тому

    Waw msh alah ish cala qurux

  • @munamohomed9835
    @munamohomed9835 2 роки тому

    Mnshallah

  • @ikranosman8611
    @ikranosman8611 2 роки тому

    Masha allah washiy qali

  • @ifraxcadey6512
    @ifraxcadey6512 2 роки тому

    Msha allah abyo❤

  • @susumohamed7293
    @susumohamed7293 2 роки тому

    Masha Allah walaashaye hambalyo hambalyo ilaahaye ha ku la koriiyo caruurta

  • @queenasiya5473
    @queenasiya5473 2 роки тому +3

    Alx rasmi hadii ilaahey ku Nabad keyne

  • @rahmadubad935
    @rahmadubad935 2 роки тому

    Maansha Allah Tabarakallah Alle haku daayo Awlada

  • @Khadro8796
    @Khadro8796 2 роки тому

    Masha allah abyo kowsar ma mowlidba dhalay

  • @amalitoali8063
    @amalitoali8063 2 роки тому

    Xbbti waligay rotin somali ledahay kama helin kagan ka hor wlhi allah haku xafido sharafey noso badi abaayo

  • @mariajeexgale3784
    @mariajeexgale3784 2 роки тому

    Congratulations xppt

  • @daganmaxamed279
    @daganmaxamed279 2 роки тому

    Mansha allah illahy haidin ziyadiyo farxad kunolado abid

  • @shukrishacnishukriabukor5598
    @shukrishacnishukriabukor5598 2 роки тому

    Mansha allah abaayo guulso

  • @samsamaadan2466
    @samsamaadan2466 2 роки тому

    Masha allah abyo mcn ❤❤❤🤱🤱🤱

  • @xamdaqueen9557
    @xamdaqueen9557 2 роки тому +1

    Mash allaah noso badi abaayo mcnto 💘🥰

  • @laki521
    @laki521 2 роки тому +2

    Mnsha allh noo soo badi

  • @wardaomer4206
    @wardaomer4206 2 роки тому

    Mnsha alllh

  • @azuumalapo3694
    @azuumalapo3694 2 роки тому +1

    Mash Allah umul udgoon i laahey haka dhigo

  • @DAhabo-nw1yi
    @DAhabo-nw1yi 2 роки тому +1

    Maasha alh abyo umashii is xambarta Alah haka dhigo