Inyar oo heeso iyo Kaftan ah!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024
  • My devices are getting messed up. Need new gadgets to do this with...Lool...Ka raali noqda codka bilowga soo noq noqonaya!

КОМЕНТАРІ • 180

  • @AhmedIsmail-kn5ue
    @AhmedIsmail-kn5ue 4 роки тому +17

    Fadxiya wxy ka Mid tahay Dadka Aan Youtub ka U soo dajistay Wxn Dawanaya 2020 like ìgu Qabo hadad ila mid tahay

  • @amounnour715
    @amounnour715 4 роки тому +25

    Muqaalkani waa 4 year ago🙈
    Ana 2019 oo dhamad ah ban dawanaya❤ fathia dhakhtar baad noo tahy💖

  • @siciidcabdiraxman1453
    @siciidcabdiraxman1453 5 років тому +19

    Maasha allah bulshadu waxay u baahantahay dad wanaaga iyo farxada la wadaaga
    Dad xumaan ka sheekeyay uunbaa ina wareeriyee

  • @amiirmaxamed817
    @amiirmaxamed817 2 роки тому +1

    Masha Allaah Quruxdii oo qof ah Alle haku soo Hanunsho waxad tahay qof qalbi fiican waxa wanagsan wax kasto lagugu dhaliilo in aad hesho dad si fiican kaagala hadlo thank you baayo......

  • @xasanbasriwarsame8379
    @xasanbasriwarsame8379 5 років тому +4

    I REALLY LOVE THE WAY SHE SING, TALK AND LOUGH. AAD BAAN U JECLAAN LAHAA INAAN HELI LAHAA IYADA AMA RUUX LA MID AH.

  • @suadisnail7450
    @suadisnail7450 4 роки тому +12

    I watched this episode so many times, i can't get enough of it, love you sis xx🥰

  • @hkay980
    @hkay980 5 років тому +4

    ..favourite woman who leaves me mesmerised forever more....what a talent and a decent woman..

  • @zaimahassan1183
    @zaimahassan1183 3 роки тому +2

    Marwalba aan cidla dareemaba Fathia videoyadeeda ayaan soo aadaa 😍

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 4 роки тому +4

    Mansha Alaah this is rhe best clip aan Fathia ugu jecelahay clipyadeeda.Cod, heeso, iyo quruxdeeda. Si wacan baa clipkani ii galay waanan ku ceshceshtaa. Thanks Fathia

  • @mohamedmohamed-sl1tf
    @mohamedmohamed-sl1tf 3 роки тому +5

    Mashaalah fathiya absie simply Beautiful voice 😍 👌 i liked ❤
    Sheekaba sheekay ku Timaadaaye waxan soo xasustay xaaskeyga aan jeclahay ❤ maalintii iigu horeysay ee an indhaha qac ku siiyay 👀 waxan ku kulannay meel ice 🍨 🍦 🍨 🍦 lagu iibiyo iyada iyo hablo kale waxan isku dayay inan la hatlo anigoo weliba xaalkeygu caadi ahayn markan indhaha 👀 saaray
    Waan xasuustaa Telphone gacanta ayan watay xitaa dhulka ayuu iigaga dhacay dabadeed hablihii la socday iyada ayaa qaarkood igu qosleen markay arkeen inaan caadi ahayn dabadeed waxan ku guulaystay inan number ka qorto inkastoo yara diiday markii hore maalintii 2aad markii waagu baryay shaqadii iigu horeeysay ee aan qabto waxay ahayd inaan Telphone kii farsamo yaqaan u geeyo wuuna ii hagaagay dabadeed waan wacay gabadhii wayna igu yara adkaysay anna sidaa ugamaan hadhin waayo waxaan ahay naf wax jecele nasiib wanaag 2bil kabacdi way isoo dhaweysey jacaylkeenuna halkaa ayuu ka bilaabmay waana ku guulaysanay alhamdulillah ilaahayna wuxuu nakala siiyay awlaad Baari ah
    i love you so much 😍 my dear 😘 wife 😘 💖
    our 12th anniversary is much 20th 2021
    Thank you guys i liked 😊 to share this story
    All the best everyone of you ❤
    By Mohamed in Mombasa kenya 🇰🇪

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  3 роки тому +2

      Masha Allah! Allah ha Idin barakeeyo dhan walba oo ha isukiin daayo. Allahuma Aameen ❤️😍💕

    • @mohamedmohamed-sl1tf
      @mohamedmohamed-sl1tf 3 роки тому

      @@FatxiyaCabsiiyeChannel aamin ya Rabbi walal aad ayaa u mahadsantahay ilaahay adiga iyo family 👪 ❤ ha idin Barakeeyo

    • @sirdonmedia7093
      @sirdonmedia7093 2 роки тому

      @@FatxiyaCabsiiyeChannel runtii nolosha wx ayad ka fahan santay 😪😪😪

  • @huseinhassanabdule7815
    @huseinhassanabdule7815 Рік тому +1

    my dear sister fatxiya,
    you become youngest
    and beautifull.
    mansha alla.

  • @xasanbasriwarsame8379
    @xasanbasriwarsame8379 6 років тому +4

    Maashaa,Allah
    Anigu farxiyaay waxaan ku dhaqmaa; deal with wrong one till i get someone really like you and i am still waiting si i can,t listen to you no more becouse you remind me sth i forget long time.

  • @Urfavuser-c3n
    @Urfavuser-c3n 3 місяці тому +1

    2024dwnya fatxiya u looked soo pretty wlhi Masha alh

  • @ridwaangeele3893
    @ridwaangeele3893 4 роки тому +1

    Masha allah farhia absie qof aan taageero sheekooyinkeeda oo aan ku xiranahay barnamijyadeeda allaha ku xafido

  • @emanabdalle7470
    @emanabdalle7470 5 років тому +7

    It's 2019 😜 ma absolute favorite 😍

  • @sahramohamed6440
    @sahramohamed6440 4 роки тому +5

    O my god you become my Rotten sister you are so real I love the way you act good job 👏🏽 👏🏽👏🏽

  • @mohammedhussen4265
    @mohammedhussen4265 3 місяці тому +1

    ❤2024❤❤❤❤ ildoogsaday Eegmadaadiiyeee( Hamdi)

  • @ayaanmursal7111
    @ayaanmursal7111 4 роки тому +4

    Qoslkaaga jecliyaa allaahaa ku jeclaado ❤

  • @mohmadabdulahiwarsame3879
    @mohmadabdulahiwarsame3879 6 років тому +4

    Waa xiiseeyaa sheekooyinka fathi👏👏👏👍💕👋💕💕💕💕💕

  • @tigow1
    @tigow1 5 років тому +7

    simply beautiful and charming voice

  • @mustafahasanfarah3476
    @mustafahasanfarah3476 6 років тому +8

    gabadhan amar alle waaan jeclay wllhi

  • @abdifitaahnuur5899
    @abdifitaahnuur5899 6 років тому +2

    Mnsha allaah thankz boogaha ayaad itaabtay runtii waqti ayaa la iga lumiyay

  • @hodennur1785
    @hodennur1785 4 роки тому +2

    Fahiya abayo xageen kalasoo xiriiraa qiso jacayl oo aad u xanuun badan ayaan kulawadagilah

  • @caydarussuldaan5470
    @caydarussuldaan5470 3 роки тому

    Fadxiya cabsiye sidan baleeg usharaxaysid inaan hablaha wakhtiga laga luman waa this time your speach is amazing anigu mudo badan ku aqaanay xaalada imika walal.ka daa sidaad ku wadid kuma lihi waa qalad. Lkn waxaad tahay qof wax bartay ee way of learning or way of teaching ka kala ah sidan ku soo noqo plz somali bubur baa ku dhacay wlalo qaladaad badana wuu muqdaa plz lexejeclo ayaan hadalka ku idhi addiga aqoon baan ku leyahay Aron woman you are very smart truely.

  • @bagamudo4502
    @bagamudo4502 8 років тому +12

    what a beautiful voice maasha allah..

  • @guledmaxamed2646
    @guledmaxamed2646 5 років тому +3

    Cod macaanida masha allah

  • @simanbeautyofficial6602
    @simanbeautyofficial6602 6 років тому +7

    Mashalah qosolka aad ayda oogu qurxoontahy sis mmmmm

  • @mahamedwardi2996
    @mahamedwardi2996 6 років тому +3

    Masha allaah wll sare nooloow alle haku xifdiyo runtii qalbigaad dhisaysaa

  • @faizaciiro7076
    @faizaciiro7076 4 роки тому +2

    Wlhi wasax in waqti badan wiilal kalumiyeen hablo an anigu kow u ahy sida in 8yrs balan wil iga baxay e ila iyo haadan an kuhaayo 😭😭😭
    ,:Sidaad igashaan wali gacmo maran lataagnoo;
    Koley for my life ma cafin doono
    Ninkaas 😭😭😭

  • @djamaomar432
    @djamaomar432 2 роки тому +1

    Hello Fathia. Dey heedhe ilayeen adigabu kaso buqdhama jacayku. Doqaagu waa very good. Anoo jooga xebty. Bi

  • @amanijama9597
    @amanijama9597 4 роки тому +1

    Fathia thanks mansha Allah beautiful voice, woow I didn't knw Qaarami songs are so beautiful.

  • @shukriadar5981
    @shukriadar5981 3 роки тому +1

    Abdi
    Qoftan daawashadeeda indhuhu kuma daalaan,codkaaguna qalbiguu dajinayaa

  • @halimaomer625
    @halimaomer625 6 років тому +1

    Ascw Fatxiya ilaahey dartii baanku jeclahay Runta qof jaceyl baan they Sidadad magaranayo dadku waxay jaceylka u qiima tiran ama Ceeb ugu moodan/wllhi jaceylka wa wax qurux badan....barnamijyadada wan la socdaa want ixiisa galiyaan/qosolkagana Aad ban u jeclahaybcoz happiness is better then being Miserable

  • @isseunv
    @isseunv 5 років тому +1

    Mansha Allah Gabadh Farxaana Oo Furfuran Cod Macaan

  • @howlwadaagm6406
    @howlwadaagm6406 4 роки тому +1

    Fatiha quruxeey adaaba codkii Maandeeq keenay

  • @TheBeastMan-nt4mv
    @TheBeastMan-nt4mv 5 років тому +9

    Aduunyadu waa ceynba Ceyn oo, waxaad ceebta u taqaan, ninbey caadadiisa tahay. Allahayow gabadhaan oo diin iyo Alla ka cabsi ka hadleynay na-tus🤲🙏

    • @farhiyafoodrecipes2243
      @farhiyafoodrecipes2243 5 років тому +5

      Hada ma iyadaa macsi ku jirta alle ka cabsi iyo niyad wanaag baa ka muuqda fathiya absiye adigana Allah ku caafiyo

    • @sambulbul1540
      @sambulbul1540 5 років тому +5

      Ale kacabsiga iyo ciibadada dhabta ah waxaa kamid ah gaal iyo islaan oo ka amaan galo afkaaga iyo adinkaaga

    • @abdiyoow8374
      @abdiyoow8374 4 роки тому

      @Sam bulbul qoraalkaaga aad baan uga helay, dadkan afka uun bay islaam ka yihiin, dhaqankooda foosha xunna waad yaabaysaa, المسلم من سلم المسلمون من لسانه ويده. Mahadsanid.

  • @faizaciiro7076
    @faizaciiro7076 4 роки тому +1

    Sidaad igashaa wali gacmo maran lataag noo
    Talo iga guracantee
    Ax wlhi mitaa aniga ayey ba dhab igu
    Dhacday wxa jira wilal haplaha waqtiga ka lumiya kadib na balanki ilaawa
    Sida mida aniga igu dhacday okale
    8yrs ban kaligiis ku ahaa
    Malin maal maha kamid ah bu
    Igu yiri iska key ilaaw
    Wa xanuun badneed lkn waxan aminsanahy nabsigu maharo
    Sida hestii omar dhuule
    Nabsigi an galay ileen gaabin maaye
    Raadkeyga gurayee
    Imankaan gerkaagiyo gun dahaaga heesta karabaa gargaare
    Wan garaad sanahay gardarada isaaroo
    Heygilin calooshe haiga goynin wxan galee
    Mantaba gacan isii

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 4 роки тому

    Your uniqueness is unbelievable.. xafidaka Allah. 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 2 роки тому

    Cajiib 6 sanno kahor inta badan Ragga ayaa ku daawan jirey, haddase dumarka.

  • @quensamra7989
    @quensamra7989 4 роки тому +1

    Walhy qofka qof waqtiga kablumiya inkaar alaha ku rido

  • @azwaan-hussein
    @azwaan-hussein 3 роки тому +1

    farxiya cabsiiiye love u huuuuno

  • @cumarhobyo9700
    @cumarhobyo9700 4 роки тому +1

    2016-2020 Daawanayaa kawaran??
    Markaan arko Adigoo Qoslaya Waan iska qosla.

  • @eblowgegow3269
    @eblowgegow3269 2 роки тому

    Masha allah cabsieh

  • @muhumedahmed9338
    @muhumedahmed9338 6 років тому +4

    Walaahi gob dhalatey baatahay

  • @farhanckkilwa9784
    @farhanckkilwa9784 5 років тому +1

    Fathia absie Allah ikaaa daayo waad i farxad galisaa

  • @burco7626
    @burco7626 2 роки тому

    Waiting for the Acoustic ALBUM
    Beautiful soul.😘

  • @abdifatahahmed1874
    @abdifatahahmed1874 6 років тому +1

    Runtii sikastaba ha Ahaato lkn codkada iyo Heesaha aad Qadayso iyo sheekoyinka adka hadlayso waxay samayn kuledahay tariikh xun oo noloshayda somartay waxaan is iri yaku shegay sirti jeceylkada ee walalow jooji Qalbiganagana habaranin

  • @maxamuudxeef517
    @maxamuudxeef517 4 роки тому +2

    Wlll gacalo aad iyo aad baan ugahelaa kiliibkaaga barmaamushka kujira waxaadna ku dartaa inaad kucasunto dadka hal abuurka leh sida culimada dhalhaatiita abwaanada dadka kudaawadana waxkasii iyo si ay uga qayb galaan aragti doodana ku soo bandhigaa waqti luminta raga hada halayaabin waxaa keena dumarkii ayaa batay waayo waxaaba laga yaabaa in nikiiba ay kusoo aado 4hablood dabadeedna wuuka doordoo rayaa ilen yeeli màayaa inuu wada guursee

  • @khaliif1562
    @khaliif1562 5 років тому +3

    Kkkkkkk Waa mida nahaysata aniguba kula midbaan ahye ii aamus

  • @khadarcabdilahi9301
    @khadarcabdilahi9301 4 роки тому

    Mnsha allh saad u qurux badan tahay ayu codgagu u macaan yahay farhia

  • @hidaayaosoble7323
    @hidaayaosoble7323 4 роки тому

    Masha allah farhia absiye wan dhageesta markasta shakadaada fani

  • @Ceeriyaawi
    @Ceeriyaawi 9 місяців тому

    Berigii Farxiya aan nolosha laga jiidhin ee Isku si u jeclayd labka iyo dhediga

  • @baaskooladajoonamiinxaashi4741
    @baaskooladajoonamiinxaashi4741 5 років тому +4

    Qozolkaag waa cajiiip weli ma arkin somalí ah saan qozzol dareen leh wata wlhi

  • @user-oq8nm8tm3w
    @user-oq8nm8tm3w 4 роки тому

    Asc wall farxiya daaiman farxsanaaw in shaa allh waayo waayo esh qiyaasak allaha ku dhowro

  • @dekaahmed761
    @dekaahmed761 5 років тому +2

    Waaaw fatxiya

  • @nicimafaysal9577
    @nicimafaysal9577 5 років тому +1

    Mnshallah inabtiday qli
    Farxiya mohamed cabsiye😘❤

  • @shamsashidane2354
    @shamsashidane2354 4 роки тому +2

    Ilove this queen❤👸🏻 gar io gardaba w ku wata 🔥👸❤❤

  • @saynabnoor9789
    @saynabnoor9789 3 роки тому

    Ku jecliyee gabadhyahay baaraka allaahu fiiki afkaaga caano lagu qabay

  • @hashifoyaanvlogs527
    @hashifoyaanvlogs527 3 роки тому

    Fathia wad qurux badabthy gabar yar xata adika ka qurux badan ❤️

  • @ahmedyusuf5553
    @ahmedyusuf5553 5 років тому

    Chanelkan waa hoyga farxada iyo daganaanta Amazing

  • @abdinasirdek4139
    @abdinasirdek4139 2 роки тому +1

    farxiya noolow walal

  • @aliismail8049
    @aliismail8049 6 років тому +2

    Ninkan caashaqu taabay ee talaabo u diiday waxa wada qaadi
    Jiray.Mohammed yusuf iyo baxsan.markii hore

  • @rooblemohamuud9470
    @rooblemohamuud9470 6 років тому +3

    MaAnsha alaah farxiya absiye aad ban utageera waa qof qalbi fican ilaahay waxan kabaryaa farxiya cabsiiye gabar lamida inaan hello

    • @Hayaad112
      @Hayaad112 6 років тому

      Rooble mohamuud alle haku siiyo she is smart person

    • @deeqomacalin4417
      @deeqomacalin4417 6 років тому

      Rooble mohamuud insha alaah walalo

  • @saadaomaryoussouf7838
    @saadaomaryoussouf7838 4 роки тому

    Ascwwb, Fatxiyaay walaal ereyada aad marwalba ka dhawaajisaa si culus ayay ugu duxayaan qof wax jecel. 👍🏼

  • @hassangelle4257
    @hassangelle4257 5 років тому +4

    Xasuus horaad igu dhex tuurtay
    Wakhtigu weys daba socdaa

  • @dannybarre1437
    @dannybarre1437 2 роки тому +1

    2022 dawanayaa

  • @hidaayahmedia6242
    @hidaayahmedia6242 3 роки тому

    Masiibo allah ha kugu rido naasaha kansar allah ha kaaga rido eedhis allah ha kugu rido naarta allah ha kaaga farxiyo

  • @mohammedhussen4265
    @mohammedhussen4265 Рік тому

    Long life ❤Walaal❤

  • @samatarwayne3677
    @samatarwayne3677 8 років тому +3

    qaraamiga anigoo markaygii hore jeclaa ayaad hada markay ku dhagayso runtii jacayl horle usii qaada wlaahi fathia rabigu gaku xafido wl qaali .

  • @ahmedabdikarim8220
    @ahmedabdikarim8220 4 роки тому +2

    Heesta udambeysa waxaa midhaha iska leh mujaahidkii weyna aabihi jcylka iyo suureeyihii caashaqa ahmed saleeban bidde 1964

  • @khadaressa8735
    @khadaressa8735 6 років тому +2

    الله يحفطك اختى❤

  • @ilhanxarago9449
    @ilhanxarago9449 10 місяців тому

    Sidaad i Hashaan wali gacmo madhan la taagno tallo iga guraacante😢😢

  • @khadansiciid9652
    @khadansiciid9652 6 років тому +1

    Mansha Allah fathia obsie Nash fariida ayaa tahay wan kaahelaa can runtii

  • @jonasmk8231
    @jonasmk8231 3 роки тому

    Fadumo Cabdilahi Kaahin Maandeeq ❤️

  • @ikranmahamod6267
    @ikranmahamod6267 4 роки тому

    masha Allah habibti you so beautiful I like afkaaga iyo qosalkaaga barakallah fii 😍😍😍😗

  • @khadrayusuf3740
    @khadrayusuf3740 3 роки тому

    Masha allah qaliyeey afkaga cano lagu qabay

  • @halamamed8172
    @halamamed8172 2 роки тому +1

    Intaan gabanyow adguun kugu gooni ahaan baa gabdhihii ila gudboona rag uwada gunatadey😥😥 fathia bogsiiyaa 2021 dec ban daawanaya muuqaalkan wiil ban 11 yrs lasocday n finally wuu iga tagey💔

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 роки тому +1

      Sorry gacalo. Weligaa qof wakhti intaa leeg ha siin. Insha’Allah, koley wax badan ka baratay Allahna mid aad la cajebto wanaagiisa ayuu kuu hayaa ee weligaa ogsoonow oo ha degdegin ❤️Farxad badan ayaan kuu rajaynayaa. Allahuma Aameen 🥰😍😘❤️

    • @halamamed8172
      @halamamed8172 2 роки тому

      @@FatxiyaCabsiiyeChannel mahadsanid gacalo💖 ameen ducadaada Allah ha ii aqbalo sido kale farxad iigu noolow.
      Culeys badan ayaan dareemayaa💔💔💔

  • @pestalented8485
    @pestalented8485 5 років тому +1

    Hahaha i love the way u smile😁

  • @calaydhchannel2541
    @calaydhchannel2541 3 роки тому

    Fatxiyay dee adoo aad iiga wayn ayaan ku jeclaaday balse waa Jacayl aan ogahay inuu yhy Awrka cirka islaantii jeclatay. Waxkale kuu sheegi kari maayee codkaaga ayaa i dhaawacay

  • @calaydhchannel2541
    @calaydhchannel2541 3 роки тому

    Waan kusoo noqday markale cod macaanidaa wll

  • @amalabukar9576
    @amalabukar9576 5 років тому +1

    Halmar igumaba filna inaan dawada clipkaaga masha allah mcn

  • @ruunabdi1318
    @ruunabdi1318 3 роки тому +1

    farxiya walaashey waxaad tahay gabadh aan jecelahay dar Ilahay heeskasta oo aad qaado wey iga ilmaysiisaa waxaadba moodaa mid waliba in ay aniga i quseyso walaashey waxaan ahay gabadh uu jaceyl ku dhacay yaraanteedii aana helin qofkii ay jeclayd waxaan rabaa in aan kuu soo gudbiyo qisadeyda jaceylka waxaan u malayn lahaa adiga uun baa i fahmi lahaa dadka badan oo aan u sheego ama hore noo ogaa ima fahmaan qisadeyda I will email you walaashay macaan

  • @abdirisackkhalifmirrow3191
    @abdirisackkhalifmirrow3191 4 роки тому +1

    Fathia Absie Manshaallah Codmacanidaa i lake you

  • @hamdiiina
    @hamdiiina 5 років тому +2

    heesta aad qadoysid oo ah qofka waqtiga kalumiyey plz yaa igu cawin karo cida qaado iyo hesta magaceeda

  • @amalabukar9576
    @amalabukar9576 5 років тому +1

    Wad anaa kuutumiyee music

  • @AhmedadanAli
    @AhmedadanAli 6 років тому +2

    waxaynu isku doookh ka nahay
    heeshah cmar dhuule ixo maandeq....
    farhiya absiye iam your funn

  • @vohhchannel1023
    @vohhchannel1023 3 роки тому

    Alle yacizak..."waxaad aragtay markaad aragto" jaceel wax badan baad kantaqaanaa

  • @howlwadaagm6406
    @howlwadaagm6406 4 роки тому

    I love Maadeeq iyo m saleebaan

  • @abdiabdillahi3457
    @abdiabdillahi3457 5 років тому +3

    Qof Meel Galaad Thy FarHia

  • @ikraamqueen3055
    @ikraamqueen3055 4 роки тому

    Run badn fathiy runati waa itabnesa shekadn wayo anig ayey iqusesa abyo wan jclan lah inan kula soxiriro ❤❤❤❤💋

  • @operatormaxamedsomali
    @operatormaxamedsomali 4 роки тому

    2020 We Love You Maama

  • @jelleibrahim1084
    @jelleibrahim1084 4 роки тому

    Caaw carona19 hadaan udhinto qofta fariin iga garsiya aad baan uga helay💐❤

  • @farhiaabdi4365
    @farhiaabdi4365 3 роки тому

    Mashaa Alah
    Qali baad tahay

  • @samsammohamed3153
    @samsammohamed3153 4 роки тому

    Anuu farxiyo waan kahelay ee xagee kahelaa

  • @dhilintamaantachannel7332
    @dhilintamaantachannel7332 4 роки тому +1

    Wll Ma ku guuRsadaa

  • @nimcoheegoofficial8846
    @nimcoheegoofficial8846 4 роки тому

    Aadban u jeclahay gabadhan so fanny wlhii

  • @zaraomar7500
    @zaraomar7500 7 років тому +3

    Waaaw😍😍🤔🤔🤔🤔🤔😛👏👏👌🖒

  • @aishaluul3626
    @aishaluul3626 4 роки тому

    7dii bishii 5aad 2020 bn daawanayaa

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 4 роки тому

    ❤❤❤❤❤💯%
    you're amazing the beautiful queen

  • @goahmad5
    @goahmad5 2 роки тому

    الله يبارك فيكي صوت جميل