SL Reer Galbeedbaa Walaaqaya, Muse Sida Natenyahoo Ayuu U Dhaqmayaa Dadkaa La Jeedinaya🤔

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka
    Tabarak Store In SeaTac Area
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188
    Kent, Area Seattle
    Pacific Market
    23643 104th ave se
    Kent wa 98031
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
    Djibouti Fashion 301 Central Ave N
    Faribault, MN 55021
    +1 (507) 351-0887
    Columbus, Ohio
    International Mall
    1780 Morse Rd Room 11 A
    Columbus Ohio 43220
    ‪+1 (206) 834‑5828‬
    Canada
    Ottowa: Fadumo
    +1 (613) 709-5424
    Calgary, Canada
    Kaysen Products
    +1 (368) 999-8657
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    Anab
    Brent Area In London
    +44 7501 256371
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    EUROPE
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Germany
    +49 172 9192881
    Deeqo axmed cumar
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    UAE Emirate
    +968 9662 5020
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Jabuuti
    Mouna Nour Ibrahim
    +25377369099
    Jigjiga
    +251 91 574 4595

КОМЕНТАРІ • 250

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  20 днів тому +4

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka
    Tabarak Store In SeaTac Area
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188
    Kent, Area Seattle
    Pacific Market
    23643 104th ave se
    Kent wa 98031
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
    Djibouti Fashion 301 Central Ave N
    Faribault, MN 55021
    +1 (507) 351-0887
    Columbus, Ohio
    International Mall
    1780 Morse Rd Room 11 A
    Columbus Ohio 43220
    ‪+1 (206) 834‑5828‬
    Canada
    Ottowa: Fadumo
    +1 (613) 709-5424
    Calgary, Canada
    Kaysen Products
    +1 (368) 999-8657
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    Anab
    Brent Area In London
    +44 7501 256371
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    EUROPE
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Germany
    +49 172 9192881
    Deeqo axmed cumar
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    UAE Emirate
    +968 9662 5020
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Jabuuti
    Mouna Nour Ibrahim
    +25377369099
    Jigjiga
    +251 91 574 4595

    • @shamissalaad2440
      @shamissalaad2440 20 днів тому

      Please abaayo can you send to Toronto

    • @Deqa-oy6yn
      @Deqa-oy6yn 20 днів тому

      Kelebad sir laga hayo yurub madigaa gaadhi kara saqraamadyey

  • @baismail7521
    @baismail7521 20 днів тому +8

    Isaaq waa isaaq ama wajaale ha joogo ama qorilugud ama xiis iyo maydh ilaa dawlad deegaanka somalida iyo jabuutiba we are one ❤

  • @saeedadan6060
    @saeedadan6060 20 днів тому +9

    Allah ha barakeyo Somaliland iyo hogamyaheeda RUUXIGA ah Muuse Biixi Cabdi Xildiid.
    Guuul iyo horumar l❤❤❤

  • @AhmedAbdilahi-s4j
    @AhmedAbdilahi-s4j 20 днів тому +8

    Maxaa dhakh nabiga baratay Nocan somaliland maxaa laga siiyaa

  • @kaahalive3505
    @kaahalive3505 20 днів тому +5

    Garacad sheegata ay tahay Habar jecelo ma tihiin wa lagu soo xaqijiya ee sheego qabiilkaga

    • @nasragulled2811
      @nasragulled2811 20 днів тому +1

      Ii sacbi haddii kale garac ayaad tahay!! Goorma caqligu inoo shaqayn

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 19 днів тому

      Waa midgaan!

  • @sahraabshir1396
    @sahraabshir1396 20 днів тому +3

    Allaahu Akbar , caqligii wanaagsan itaal inuu karoonyahay bal’eego caqli majiro Soomaali illaahey baa umaqan mahadsanid Fathiyo kuwad wacyigalinta saas waaye..

  • @FaizaHussein-vm4jo
    @FaizaHussein-vm4jo 20 днів тому +3

    Maanta uun waad cadaysatay inaad huwan rahay. Way fiicantay in la ogaado halkaad ka socoto.

  • @AmiraAhmed-gb8sh
    @AmiraAhmed-gb8sh 20 днів тому +5

    Sheegatayahay, hadaanad dadkaaga garab-istaagayn, caloolxumada kala aamu😢 ninwaliba ninkiisu noqday, cidina kugu jeclaan mayso inaad dadkaaga liido.

  • @KhadramohammedAhmed
    @KhadramohammedAhmed 20 днів тому +1

    Caqli iyo caafimaadka alaah hakuu siyaadiyo Dadkan garashadaa ka maqan dhalin yaruu dabku shiday imikana sidii Rabaa ilaahaw umada ka qabo

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 20 днів тому +2

    Abti xaqiiqada somalidu majecla marka reerna ha ujoojin dulayste iyo qoyan qabiil bay meel la fadhiyan

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 20 днів тому +2

    Habaryar wallaahi adduunka waxa ka socda waad yaabaysaa soomaali khayr kood wayka hadheen

  • @safiaali1832
    @safiaali1832 20 днів тому +11

    Somalian waa guulesan inshallah ee is dhaaf waxa aad tahay huwan

    • @ExcitedCherryBlossoms-xe2ti
      @ExcitedCherryBlossoms-xe2ti 20 днів тому +3

      Hhh mawaxad ku faraxsanty inaynu itoobiya aynu dabada udhaqno

    • @Munadalac
      @Munadalac 19 днів тому

      Huwantu kuwi Somaliland qaawiyey ee eryaday sowmaha WaaBa Dad halis ah kuwaase😂

    • @Munadalac
      @Munadalac 19 днів тому

      @@HaboonDucale-k2d Dee buuhoodle iyo talexba waa goboLka togdheer waxana maamula SSC taas Miya dhibleh Somalida waa isladegan gobolada qaar haba lagukala badnade Hal degmo gobol dhan kumashegan kartid SooL oodhan ceynaba kadegta waana Reer ogtahay 5 degmo iney tahay sooL marka walal Awood ciidane ayaga kabadan Maxad kabadali karta aan ahayn inaad labo maamuL noqotan

  • @SaidaHassan-yd7jj
    @SaidaHassan-yd7jj 20 днів тому +2

    Bulshadaa kuu baahan fathiya qof somalida runta u sheegi kara Dirac Masha allaah yaa allaah cimrigeeda dheereey❤fathiya

    • @SaidaHassan-yd7jj
      @SaidaHassan-yd7jj 19 днів тому

      Ayan somalida qabyaalad un beey ku jiraan ayadana waxeey leedahay somaaliyeey dagalka joojiya oo danahiina u midooba

  • @choukriali1710
    @choukriali1710 20 днів тому +8

    Alla huwantu nocobadana😮

  • @ZahraAden-ws2or
    @ZahraAden-ws2or 20 днів тому +3

    Ahmed crash hadalkisii maxaad u so gadan way day

  • @mariamomar6462
    @mariamomar6462 20 днів тому +4

    Guulayso Fatxiya Cabsiiye Batii Jeeley Sool wa☝️ Somaliland ❤❤❤🌹🌹

  • @Homegirl-c5l
    @Homegirl-c5l 20 днів тому +6

    Adigu personal attackga jooji! & habaarka sad SL ku wado! Wax falanqee lakin jooji cayda waa laga fiican yahay!

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 20 днів тому +2

      ​@@HaboonDucale-k2d
      Gabadhaas waxa la idhaahda yurub abiib wadanka wey usoo halgan Tay walaahed ayaa ku dhintay iyo qoyskoodi waa mujaahidad cid uga lex jeclo badan ma jirto qarankeeda imikana waa wasiirad miyey isku dhigmaan ba horta!!!

    • @Homegirl-c5l
      @Homegirl-c5l 20 днів тому

      @@HaboonDucale-k2d awoowga ay ku faanyso waa asaasaq cay badan sida iyada camal awoowgay ku lahaa Duqa cayda badan SL madaxwynahedu ma caytamo

  • @ayanyousef5175
    @ayanyousef5175 20 днів тому +4

    SubhanaAllah allow somaliland tayda ii xafid dadkedana belaayada ka qabo laaskana nabad ka yeel🤲
    Shalay o danbysy bn lahaa bal maa maxabiwta 2da dhinacba is weydarsano o isdayno yaabay anu

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617 20 днів тому +3

    Farxiyaay somaliland waa meesha kaliya ee ugu nabada iyo nimcada badan indr noo daa plz ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @warrsanahmmed1105
    @warrsanahmmed1105 20 днів тому +4

    Adigu horta isma dhagaysatid

  • @shakirfarah3449
    @shakirfarah3449 20 днів тому +1

    Waxaan garan wayey dad lagu soo socdo oo gaalo iyo yuhuudi u tashadeen oo saxan ku sida dalkoodi iyo dadkoodi ayaan darana

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 20 днів тому +1

    Ilaahay caafimaadka hakuu daayo Fadxiya hana kaa xafido wax walba oo dhib kuu keenaya Aamiin.
    Walaal dadku waxay ka hoos mareen wixii Alle Casawajale ugu talagalay inay Xayawaanka kaga duwanaadaan oo ah Aqliga.
    Marka hore Qofna ma dooran Qabiilkuu noqonayo ama meesha haw degayo Alle ayaa dadka Iyaga oo isku Qabiila hadan Degaano Gaara oo hay ku badan yihiin ama lagu aqoonsado inuu yahay meeshii Alle dejiyay.
    Soomaaliya waa la qaybsaday waa Gaal dalkaaga yimid.
    Markaan Anigu iska hadlo waxaan ka mid ahay dadka Gumaystoho 3 dal ka dhigay dadkaygii Faransiis,Itoobiyaan iyo Soomaaliya.

  • @bellazio7410
    @bellazio7410 16 днів тому

    Mashalaah wa runta waxa madaxayga ka guuxaay kahadashay maanta habo NETANYAHU IYO ETHIOPIA WA ISLA SHAQEESTAAN OO CIIDAMADA YAHUUDA KATIRSANYIHIIN ILAHAY HANAHA BAD BAADIYO SHARTOODA

  • @umaaisha9876
    @umaaisha9876 20 днів тому +5

    Subhanallah oo fathia maxa kugu dhacay, sodigan Somaliland galseefta ulakalaxay. Somaliland walaysu bahaystey oo laysugu tegey ilahaay ba ka weyn cadawga isusobahaystey. sheekaadu intaad arkayso ma aha ee ka qotadheer ee wax hubso

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  20 днів тому +5

      SL cadow waa Muuse, Saleebaan & Kaahin. Iyakaa dagaal aanay awood u lahayn geliyey oo ciidankoodii Jabay iyo maxaabiistiina aan dib u ergin hadeerna dagaal hor leh diyaar u ah. Indhaha furta dadka runta idiin sheega ha isku soo tasgina’e. Subhan Allah! These men are pathetic! They never look back at their prisoners.

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 20 днів тому +2

      @@FatxiyaCabsiiyeChannel
      Horta fatxiya yaa ku idhi iyagaba maxaabis lagama hayo,boqolaal baa laga hayaa maxbuus ee maanta waxaad sameysey maaha dhexdhexaad ilaahy ba run jecel waad caadifad hadashay maanta,ee sheekadu way ka qoto dheer tahay inagu xogogaal ma nihin nimanka is eryanaya ayaa wax walba og,lkn marka aad hadlayso waligaa iska ilaali inaad dhan kaliya u jihaysato,bal dib u daawo muqaalkaaga.

    • @Munadalac
      @Munadalac 19 днів тому +2

      ​@@abdirahman6263niyow Runta lagushegay dhulkina iimaansada ceeb miyaa Tankale xududa baase aad shegeysan maxey ahayd sow dhulkas harti malahan hadeyna idin Rabin side xuduuda kusoxireysan? Awood aad harti dhulkoda kuqaadatan maleedihin Dee meeshas hakubaabi'ina walahi inaan dhuLbahante Xoog laguqabsan karine awalba meesha Xoog kumatagin Somaliland ogolaashahoda ayey Somaliland haLkas kutagtey hadey iyaga naceen cidna maqasbi karto

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 20 днів тому +10

    Madaxwheene Muse Bixii ha so hadal qadiin Afku gu go ye oo gabal baas u dhacay ee! Stay in your faqash lane ! dhexdaa Somaliland kuma qaato !

    • @nasragulled2811
      @nasragulled2811 20 днів тому +1

      Waad garan muse meesha uu kuu wado
      Somali waa walaalo waa isu abti inaabti dumaashi ayeeyo
      Haday farxiyi tiri waar yeynaan is dilin
      Maxay dhintey
      Maxay muse ka sheegtey

    • @Homegirl-c5l
      @Homegirl-c5l 20 днів тому +2

      Farxada Somaliland ayeey ka xuntahay nagtani

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 20 днів тому +1

      ​​@@AyaanIsmail-ro6ir
      Hal mid ayun baan anigu kuu sheegaya ereyga la idhaahdo( somaalinimo) waa la isku soo dhuunta waligaa iya alaaha iska ilaali waa munaafiqadii oo hadal ereygaasi somalinimada horumarkaaga diidan wllhi billahi wax ay ka jecel yihiin somaliland inay burburto maleh,ilaahay waa I arkaa hadaan been sheegayo.
      Ilaahow anu somali waan u ducaynayaa inu dhibta ka saaro,lkn ilaahow qarankayga somaliland cadowgiisa iiga qabbo yaa Rabbi wllhi duulan baa la igu yahay🤲🤲

  • @user-kp5pr8xe4e
    @user-kp5pr8xe4e 20 днів тому +5

    Intey heystaan dhulbahante sadedeed buu hayaa muuse bixi oo harti qolo walba leh

    • @Munadalac
      @Munadalac 19 днів тому

      Been badana 20 nin xita maheysan halka 400 oo Askar iyo saraakil ubadan

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 20 днів тому +3

    Naa afkaaga ka daa garaadka galdagaalka waa nin qadiyad lah guul

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 20 днів тому +5

    Nagtaan somaliland iyo yahuud simaysa Somaliland dhibtad Somali iyo jabouti ku haysa maa aragto

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 20 днів тому

      Dhibta aad dhulbahante ku hysid iyada ma aragtid miyaa

    • @Hooda36
      @Hooda36 19 днів тому

      @@dilara-jj5yj dhulmahante waa hasha awrka cunta ee hadana cabaada

  • @Hooda36
    @Hooda36 20 днів тому +7

    Farxiya illaahay Hadaad taqaano Ooaad Ashahadato Somaliland Nabad Geli Wllo Odeyga Kuqaba ku mash Quul isaga illaahay Ka xishood Afaraha Somaliland Kabax!!!

    • @sahra6853
      @sahra6853 20 днів тому

      .oo maxay uga baxeysaa ma runtad dhibsatey anigoo reer sland ah ayaaba aaminsan fikirkaa oo waliba ku reer muuse

    • @Hooda36
      @Hooda36 19 днів тому

      Yusra yuusaay maxaad ku daaray 🤔 😂

    • @NemaDahir
      @NemaDahir 17 днів тому

      Odaygii aaway? Ha mashquuliyee 😅

  • @burco688
    @burco688 20 днів тому +4

    Nuurkii s/land wuu iman doona ,dadkeyga iyo dalkaygu waa dheeman uskaguna ma qabto😊

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 20 днів тому

      Hhhhhhh orod weerer dhulbshante iyo warsangali bal aad caano aad dhantide😂

    • @burco688
      @burco688 20 днів тому

      @@dilara-jj5yj intii ay geesteen uun baa loo gesanaya

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 20 днів тому

      @@burco688 dhakhsada dhawaqa rasaasta na maqashiiya

    • @burco688
      @burco688 20 днів тому

      @@dilara-jj5yj ha sugi waayin

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 20 днів тому +1

    Walalo u shag in ay nataan reer land ilahay dhulkooda ha u macayo SSC dhulkooda ayay joogaan allah ha ku xafido ❤

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 20 днів тому

      Hhhhhhh cay baad ku jirtaan ​@@AyaanIsmail-ro6ir

  • @samiyaibrahim3683
    @samiyaibrahim3683 20 днів тому +3

    meel sun baad kasojeda reer Antigua waa idi n kumed😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Somali338
    @Somali338 19 днів тому

    Waa runtaa Somali Qabil ayaa indhaha tirey. Waa run waa la isku sii jeedinayaan. Nasiib daro ma fahmayaan. Keep going toosi

  • @fathiaabdi7300
    @fathiaabdi7300 20 днів тому +1

    I agree with you that is exactly how I feel or think

  • @nasragulled2811
    @nasragulled2811 20 днів тому

    Fatxiyaay walaalo caqligaaga ha kuu xifdiyo
    1000 nin oo Somali ah oo caqligaaga leh way badbaadin lahaayeen wadanka

  • @user-hj5co4tl3m
    @user-hj5co4tl3m 20 днів тому +1

    Wiilashooda uma diraane wiilal kale oo hooyo kale dhashay ayay ku dhameeynayaan Allaha wiilasha walaalaha ah Allaha kala badbaadiyo

  • @hashimege3467
    @hashimege3467 20 днів тому +8

    Baroorwiishtu orgia kaweyn abtiyashay abtiyashay abitiyashay ba ka dhacday ki xabada gacnta ku qanayey miyan hoyadi hargeisa ku dhiman anu xita aski didin maxabistu wa 248 walal cid lagala hadlona mesha ma jogto wa ilma mayd cune marka is deji hadu stress ku hayo melaha la tag ahmed karash wa 90 jir sakhraan ah o afkisa xaar kaso baxayo qadle ayu usa ka aha marka burushka xarkaleh suqa lagal tan cidi wax ka weydin mayse xaged nogu walatay wtf

    • @queency7943
      @queency7943 20 днів тому +6

      Waa bahal dhimatay intaad waa Laga xishoonayaa iyana waxay moodaysaa in Laga baqanaayo naa somalina wax kama taqaanide kuwaad habeen iyo maalin cayeysaaba waa soomaaliye ka bax warkaasoo meeshaadu haku deeqdo ileen wadaga ninkan cad doormoodaye Somaliland iyo maxaabiisteeda adiga hawl kuu taala maaha

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 19 днів тому

      @@queency7943💯💯💯

    • @Munadalac
      @Munadalac 19 днів тому

      Dee weyka Awood badanyihin oo waa kuwaas Dowladi 33 sano dhisned soojabiyeye maku dhuuse dhuLbahante mise Af Ayad waxkaga qadeysaa niyow

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 20 днів тому +10

    Allow xafid oo barakee Somaliland cadowgeenana jebi meelwalba

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 20 днів тому +4

      Cadowgeeda waa la iskugu soo dhuunta somaalinimada,ha jirto ha waarto qarankayga somaliland.

  • @lulshire7831
    @lulshire7831 20 днів тому

    Walal waxay shuban wa darod iyo diir wax kale kama socdan tigtok maa oga waxad shagaso wa dam walan qabil ayaa walay yay ku jirib ❤️❤️❤️❤️

  • @Ali34388
    @Ali34388 20 днів тому +1

    Subxaana waxay isku marinayaa xuduud somalia xuduud makalalahan qabiilna qaran manoqdo aloow yaa idindhaha Soomaalaay dantiina garta cajiiiiib 😢so sad 😢

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 20 днів тому

    Somali meel walba oo ay joogaan waligood caqli yeelan mayaan badankoodu waa juhalo ilahay caqli ay dantooda ku gartaan ha siiyo aamiin

  • @SalmaAbdulrahman-em3qz
    @SalmaAbdulrahman-em3qz 20 днів тому

    You are very right for telling the truth keep going sister

  • @LimoonHaji
    @LimoonHaji 20 днів тому +1

    My husband ayaan ku dhahay Report on this channel and he did
    Inkastuusan afsomali garanayn. Laakiin 3dayda gabdhood wey ku jecelyihiin she is peaceful ayay kudhahaan wiilashuse way yar yar yihiin ❤❤❤❤

  • @HudaHayiin
    @HudaHayiin 20 днів тому

    Aqliga hawayin anigu reer soomalilbd ban ahay hbo waxa socdana uma bogin intaan isweydiyey bad kaso hadashay thnks hbo

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 20 днів тому

    miracle product hair face hida Allah xafidullah and fathia to ❤️all somali are dreaming I don’t know when they wake up to proctor their own country Subxanallah

  • @araweelo8467
    @araweelo8467 20 днів тому

    Farxiya runta haday ka hadasho dad baa wada ooyaya, runtaad ku dhimataa keep giong wllo cidii ooyeysaa ha oydo

  • @GamalFarah
    @GamalFarah 17 днів тому

    Dhulbahantaha way ka baqataa way ogtahay inaan maraykan joogi karayn oo daarod hada nahay aanay nala hadli karin

  • @ubahali783
    @ubahali783 20 днів тому

    Fariid ka hadal wax ka fiican baraarujinta dadkaaga ma jirto. Waxay ku rabaan inaad is qaawiso oo aad ciyaarto.

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow 20 днів тому

    Reer abtigaa iyo reer tolkaa had qalileedahay dhex ka noqo hadii anad ka amuusan

  • @abobasement346
    @abobasement346 16 днів тому

    waxan kah xumahay Argagixisadah guntah ah inay welih nolyihin kelabtah idor nah xishod maxabistan waa kuwih layay dadkayagih waan kah xumahay inay welih nolyihin guntah idor

  • @LailaMohamed-r9d
    @LailaMohamed-r9d 15 днів тому

    Subxanalla waxba ma siiyo nin ka ay uu xiqsanyihiin xita cafimad ma siiyo

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 20 днів тому +6

    Fathia dhilo you are jealous about of Somaliland

  • @Aragsan192
    @Aragsan192 20 днів тому

    Wallo xikmada allaaha kuubarakeeyo kumana weyno waayaha aduunka alle idinkiisa fatxaay qaali baatahay wallo maslaxada soomaali noosoo badi 😢😢😢😢😢❤

  • @burco688
    @burco688 20 днів тому +2

    Mantana ma somaliland bay ka shidantahay 😮

  • @mudanhassan9208
    @mudanhassan9208 20 днів тому +8

    Fathia with all respect the way you talk about somaliland is unfair you being biased about this entire somaliland things and it’s worst to compare shaydanka with muuse , with somali destructive somaliland has so many good things to celebrate and praise!!!!

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  20 днів тому +1

      How is Muse different than Satenyahoo? He attack Las Anot aanu lahayn and killed many innocent people. He never looked back at the prisoners and he is ready for another war? Muse, Kahin Saleeban are bloody bastards. They destroyed SL and they are not paying any price for it. You people need to wake up and smell the coffee. SL is being stolen by Saytenland and there’s a base being build for them. This whole thing is a setup

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 20 днів тому +5

      @@Homegirl-c5l
      Wee wee ku soco baastaradan afka xun in badan baan ka xishoonay wllhi wixii aynu arkaynay ee somaliland la isku soo bahaystey ayey ka dhigaysaa muuse ayaa qaldan shame on you fatxiya,xogogaal ma tihid ha caadifad hadlin waligaa hadii kale waxa kaaaga imanaya cay iyo aflagaado waana sababta aan maanta kuu caayeyno.

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 19 днів тому +2

      @@Homegirl-c5l💯💯💯 bye qoyaan faqash! Let’s see what her reer ‘abtio’ does for her !

    • @Munadalac
      @Munadalac 19 днів тому

      ​@@Homegirl-c5lmesha. Somaliland maxey kayihin marka

    • @NemaDahir
      @NemaDahir 17 днів тому

      ​@@Homegirl-c5l she's hater nothing else. Report her

  • @nimohurre6085
    @nimohurre6085 20 днів тому +5

    Edo waad ka xuntahay Somaliland iyo madaxwayne haba waa run dhul Somaliland taako laga tagi maayo doradhadad sheegayso sawta olalaheda lawada waad hurudaye toos Edo 😡😡

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 20 днів тому

      @@nimohurre6085
      Waa sidaaa

    • @Munadalac
      @Munadalac 19 днів тому +1

      Somaliland wax ladhaho horta majiran ee waa maamuL isaaq leyahay oo Aan adunka aqoonsanen weLi somalia kamida Tankale dhuLbahante Wuu idinka Adagyahay Xudud Baad shegtaye Burcaa lagugu imanaya Hadad niikada joojin weyso eedo adiga hurde hurdada kakac😅

    • @OMARCHANNEL9
      @OMARCHANNEL9 19 днів тому

      @@Munadalac 🤣🤣🤣🤣🤣saas ha u galin ka qaleey maskiin waaye

    • @AyaanIsmail-ro6ir
      @AyaanIsmail-ro6ir 19 днів тому

      @Munadalac Somaliand aduu wax kama badli kartid Somaliland waligeed bay jirtay jiri a doontaa dhulbahante cid uu ka adkaaday malahee cago dhigo oohintaadii Waataat 9 bilood markaa Ciidanka weeraraysay lagu garaacaayay lagu qabqabanayaa xildhibanadadii. Iyo maxabiistaadii jeelasha madheera ka buuxaan kuwaasi lama ooyaan miyaa nayaa cabaad kaag Somali
      oo dhani kuu hiilisay soo wadatay yaa Daroodaay Yaa Daroodaay yaa Somaliyaay waa la hayaa way duuban yihiin Cidanka inta aad haysato in ka badan baa lagaa hayaa kuwa aad hasaan
      Ma daman baa Cidanka aad
      Sixirteen ee Omaar Barbara idin sheegay markii horena la Ogaa ku sadqeeseen gaariye nala dhaaf faank waxaa. Muse wakaa ka dance saya sool Sanaag
      Iyo buuhoodle. Cayan kaalay wax Qaad

    • @AyaanIsmail-ro6ir
      @AyaanIsmail-ro6ir 19 днів тому

      @Muna Dalaq waa ciyaalka beenta loo sheegay ee la yidhi dhul la yidhaa SSC baa aad leedahay Ceergaabo ayaad u waalateen oo REER Gadhween la yidhaa leedahay kkk 3 degmo ayaad leedahay lascanod iyo Tleex waxba way kuu jari weeday xalay Hamse Abdi. Bare ma dhageesatay Sool baanad xiitaa kaligaa laheen hadana Muse Biixi baa xeedhadii soo taabatay sidaa baa Qadhaadhka kugu kicisay

  • @user-lg3ry8ut1q
    @user-lg3ry8ut1q 20 днів тому

    Habo aniga waxaan ahay reer jubbaland laakiin arinkan muuse bixii waxaay qatar ku tahay jiritaanka soomaali waayo waxaan ku soconaa sosii falastiin

  • @Fadumo-nx4gy
    @Fadumo-nx4gy 20 днів тому

    Asc fadxia soomalia wabyalad iney iska adkanayan bey moodayan waa lagu jira iyana ma fahmi karan

  • @fosiyaosman3457
    @fosiyaosman3457 20 днів тому +5

    Hawl kuutaala maaha naaya faqash u nacamlee

  • @LimoonHaji
    @LimoonHaji 20 днів тому

    Good to see you Fathiya ❤ ❤❤❤❤ your a out Spoken and you are very kind

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 19 днів тому

    Ilaahay ha ku xifdiyo walaashay

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 20 днів тому +2

    Cajiib walee wa yaab

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 18 днів тому

    Walaal dalka. Dhaqaalo mayaal nus hubka itoobiya ayaa. Lagu bixiyey nusna. Magefayaasha liibiya ayaa. Lasiiyey nusna kiiniya ayaa. Guryo lagaga dhistay

  • @shakirfarah3449
    @shakirfarah3449 20 днів тому

    Waxaan aduunka ugu necebahay qof maqiiqan oo isla saxan oo ku socda datiiqi wajalilaha dadkiisa iyo dalkiisa.
    Hees Somalia tiraahda dhaxal xuma kuwaan qabiilka dhaafin

  • @Sacaada_Ali
    @Sacaada_Ali 20 днів тому +6

    Naa noo dhig somaliland ku eekaw waxaad ku qafiiftey iska dhaadhicintaadii baa ka yaabee

  • @hawoshirelle337
    @hawoshirelle337 20 днів тому

    Reer abtigaa iyo reer adeerkaa waan ku wareernay meel aan uraacno garan mayno fadxiyo

  • @GamalFarah
    @GamalFarah 17 днів тому

    Anagay naga baqaysa doqon idoor noo hadal hadii gaalkii dhakada wanna halkuu ku danbeyey noo hadal waad naga baqaysa jacayl noguma hadlaysid doqon isaaq

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 20 днів тому +11

    It is not Somaliland fault that Israel is bombing gaza

    • @proudcitizen4883
      @proudcitizen4883 20 днів тому +1

      Exactly

    • @Homegirl-c5l
      @Homegirl-c5l 20 днів тому

      Exactly! She is looking for a reason to insult Somaliland! Hater qoftan

    • @nasragulled2811
      @nasragulled2811 20 днів тому +2

      Miyaaney Somalida kale bombgareeyeen haday awoodaa leeyihiin intooda badan!!!!!!!!

    • @asiyajibril6052
      @asiyajibril6052 20 днів тому +1

      😂😂 No one said that

    • @Redsand12
      @Redsand12 20 днів тому

      She never said that!!!

  • @abdikadirismail872
    @abdikadirismail872 20 днів тому

    I love your background ina abti it's magnificent so beautiful ❤❤

  • @safiaissa5917
    @safiaissa5917 20 днів тому +1

    الحمد لله رب العالمين

  • @Ayaan344
    @Ayaan344 20 днів тому

    Hinda Prodect Malaga hela yurup
    Farhia Absiye❤❤❤❤

  • @Wafafaisal78
    @Wafafaisal78 20 днів тому +1

    I Adore you habo but i don't wanna say but it's not good to say bad word a heard of the government or even person as you said (muse haku ..... ! respect as you wish to someone respect you ' and never ever use even if your fans make you angry 'so now i Answer your question you said when the election comes? { we've chosen November} as always so keep your honor ❤

    • @Homegirl-c5l
      @Homegirl-c5l 20 днів тому +1

      Hooyaded & iyaduba they hate somaliland!

  • @GamalFarah
    @GamalFarah 17 днів тому

    Doqon idoor sida noogu jadal waad na taqaan hadan dhulbahante nahay car na soon qaad waanu kaa saari maraykan doqon beenalaya

  • @alihassandaksale2866
    @alihassandaksale2866 20 днів тому

    Farhiyo
    Waxay u ordayaan Muuse wuu soo geli kariwayey Ceerigaabo. Marka Duurka ayaa loogu tegey...... Runta ayaa sidaas ah...😅😅😅

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 20 днів тому +1

    Madaxwayne muuse oo bararamaya ayaan arkay baryahan, somaliland ilaahay ha U sahlo , Yahuudi ayay salidh siinayan

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 20 днів тому +1

      ​bal gabaadha weyni beenta ay noo sheegayso eeg ee ah somaliland oo yacni Emirates ku wakiil ka yahay ayaa saldhig siinaysa Israel yacni article hadii la doono loogu talagalay jiha warwerin ayey noo akhrinaysaa,bal ilaahau baan kugu dhaarshe dadka inoo taliyaa maa xayawaana waxay u haystaaba dadka taliyaa inay yihiin mooryaan,waar adeer dalkan iyo dadkan nimankan iyagaa usoo halgamay cid uga lex jeclo badani ma jirto yaan been la isku sheegin.

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 20 днів тому

    Walaal fatxiya somali haddaan iska dhaqi karo waan iska dhaqi lahaa.waa dad naftooda cadow ku ah.Alla maxaan qaiil nacay!!!!!!

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q 20 днів тому +6

    Maxaa biostatistics maxad ka dhexbaadhaysaa saw taad ku faraxsaynayd ee aad reer abtigaa u hiilinaysay.
    Naa shame.
    Maad tirahdid maydka iska daaya maxabistana sii daya.
    Hada waxba ha qiiroon inabti

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 20 днів тому +4

    Habarti dhulbahant kugu soo tidhiy waskhad

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 18 днів тому

    Naagaha. Soomaaliyeed aduunka waxa kajira ma. Oga

  • @GamalFarah
    @GamalFarah 17 днів тому

    Naayaa daacad kaama Ayaan car dhulbahante soon hadal qaad sida nooga baqo oo noo hadal doqon isaaq daacad kama aha

  • @queency7943
    @queency7943 20 днів тому +7

    Fadxiyaay Somaliland haku soo kala qabanine sida lagaaga xishoonayo uga xishood wax dhimatay baad tahay hadaad xishoon waydo anagu a kaa xishoon maynee adiga haduu karaash abtigaa yahay adiguba imisa ad abtigood caydaa kuma qusayso doorashadu israil hadii loo dhisayona adiga laguuma hoos fadhiyo wax dhimatay baad tahay waa la galayaa shalay maanta maaha ee hasugi waayin huwaneey muuse na afkaa qadhmuun ka jeedi

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 20 днів тому +3

      Wey isku dhimaatay ba
      Waad soo gabagabaysey hadalkaba.

    • @shukriahussein1146
      @shukriahussein1146 20 днів тому +5

      Walaal gabadhan waan citiramaa waana dhegaysta laakin si gaara ayay Somaliland ugu soo dhiiranty. Reer abdigeedna aadby uga baqataa. I just unsubscribed

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 20 днів тому +2

      @@shukriahussein1146
      Waa runtaa weynu ixtiraamna weynu dhageysanaa wax fiican wey ka hadashaa,lkn maalinta ay khaldan tahy weynu iska qabanynaa,aad ay maanta inoogu khaldan Tay si dhexdhexaada ugamay hadlin.

  • @Noobify101
    @Noobify101 17 днів тому

    ma nin islaam ah Natenyahoo ku tilmaantay yuhuudu sawkuwa aad wadankooda joogto ma ahan
    Qoyan iyo Dulayste iska er eryo

  • @ubahali783
    @ubahali783 20 днів тому

    Waa runtaaye kolay nomankaasi cadcad baa qaadanayee Turkiga dhulka iyo baddaba hala siiyo.

  • @Iceingstev
    @Iceingstev 20 днів тому

    Masha Allah I love your hijab
    You look beautiful masha Allah

  • @sumayamahamed9142
    @sumayamahamed9142 20 днів тому

    Asc mashallh abayo runtat usheekt

  • @amranismail9902
    @amranismail9902 20 днів тому +1

    Subhanallah isku xishood

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 20 днів тому +1

      @@amranismail9902
      Waa run na xishood yaa idhaahda waxan afka xun ee saqajaamada ah,wixii aan arkaynay ee somaliland ladagaalan keeda la isku bahaystey ayey ku leedahay muuse iyo Netanyahu ayaa isku mid.
      Cajiiib🤐🤔

  • @osmanahmed7832
    @osmanahmed7832 20 днів тому

    Meeye raggii xidhnaa?

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 20 днів тому

    Somalia oo dhan qabyaalad baa indha ka riday. Runta wa xaq. kuma filna miyaa intii dhimatay.

  • @samiyaibrahim3683
    @samiyaibrahim3683 20 днів тому +2

    muse bixi caadawga huwanta haadhaco 😢😢😢😢😢😢😢

  • @ss41697
    @ss41697 20 днів тому

    I agree with you habo unfortunately our people are not smart enough or they are too willfully blind to understand.

  • @shakirfarah3449
    @shakirfarah3449 20 днів тому

    We are out of touch far away from the reality of geopolitics of our region and the world in general.

  • @mohamedsmailhydar7102
    @mohamedsmailhydar7102 19 днів тому

    Habartan Jecliyaa warkeeda.❤😂😂

  • @nuurashaqale-sd4rw
    @nuurashaqale-sd4rw 18 днів тому

    Sowdigii lahaa somalida warkedda waan nacay ma sm land ayaa ku sootoostay

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 20 днів тому

    WALE RUNTAAAD KA HADASHA RUNTA WAA LA NECEBYAHAY

  • @samiramuse2458
    @samiramuse2458 20 днів тому

    Kkkkkkkkkk Waad Ka Badbadinaysaa
    Kkkkkk soomaali ilaahow Caqligooda Usoo Celi subxaanallaah
    Maxaa u diiday Hadaanay Wax wada yeelayn May daris Ahaadaan oo nabad Ku Joogaan

  • @user-lg3ry8ut1q
    @user-lg3ry8ut1q 20 днів тому

    Dadkan caqligii baa ka dhumwy

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 20 днів тому +3

    Isaaq taan kaal nuqda follow

    • @sahra6853
      @sahra6853 20 днів тому

      dee kala noqo anigoo isaaqaa ku raacsan waa run sland xelkedu hada ma saxna qofki runta sheegana waaa
      huwan
      cadowga gudaha iyo qaar kalo badan waa dad la yidhi hafakirina siyaasi daneyste ah ayaa idiin fakirayee

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 20 днів тому +1

      @@sahra6853
      Waa sax lkn way caadifad hadashay maanta si dhexdhxaad ah u may hadlin,muuse iyo madaxda somaliland iyo ayey ku tilmaam tay dhiig yacab,goormay isku mid noqdeen iyaga iyo Netanyahu,subxanalah waxaaso kale waa wax laga xishoodo kumana difaaci karo ereyadaa foosha xun.

  • @samsamhassan5633
    @samsamhassan5633 18 днів тому

    Waxad noqotay Aunti Somaliland

  • @safiaali1832
    @safiaali1832 20 днів тому +1

    Reer Somaali waad nacatay ee fataha kalbax

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 20 днів тому

    Beesha isaaq hdy wax goosanayaan dhulkooda ha goosteen lkn dhul darood yeysan damacin somali wayn o dhana waa ku raacsanthy iny goostan dhulka beesha isaaq ay dagan yihiin iny u tashadan lkn dhul warangali mid gahayle iyo mid dhulbahante qiyaamaha ka dhow