RUWAAYADII MASIIBADU ADUUNYADA IYADAA U MACALINA QAYBTII 3AAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 21

  • @shugricabdullahi5782
    @shugricabdullahi5782 4 роки тому +4

    Mahadsanid hawraar umadu waano bay u baahan tahay wuxuu xasan ganey xiligaas umada uga digayey iyo wax ka fool xun ba maantey taagan yihiin umad wada dhalan rogay qabyaalad balayoo dhan ilaahey umada iyo madaxdaba ha soo hanuuniyo wadankana nabad nooga dhigo

  • @SuhaybIsmaaciil-r2s
    @SuhaybIsmaaciil-r2s Рік тому +1

    Dadkaasaa dad ahaa

  • @abdillahinuux7583
    @abdillahinuux7583 4 роки тому +3

    Lkn Riwaayada Sida ay isugu xigto u soo dhiga si ay dadka ugu fududaato

  • @ikhlaaxasan4315
    @ikhlaaxasan4315 7 років тому +2

    abwaan iga dheh allah unaxariiso xasan ganay waxay kahadlaysaa waxaa maanta taagan wadanaka waxay ahayd 1986 dii dad waa dadkii hore fan na waa kii hore

  • @abdirizakjafane1178
    @abdirizakjafane1178 Рік тому

    Laxamada maguurtada ah ee Axmed Cali Cigaal ayuu kamidyahay heestaan haldhaa

  • @abrahmanabib3159
    @abrahmanabib3159 8 років тому +2

    eeshcalaa abwaan xasan ganay. wadnaha habqamaya
    sow hawsar ma modid hagag
    u dhacaya

  • @badriboorama873
    @badriboorama873 6 років тому +1

    Mashaa alaaha

  • @cabdifataaxjamac235
    @cabdifataaxjamac235 10 років тому +1

    Mansha allah uuro mYs qabatay

  • @soodalxiis4296
    @soodalxiis4296 5 місяців тому

    Burburkii waxa laga dhaxlay Fabadh Luga Dhuudhuban iyo Wiil Calool weyn Bal Dadkii Hore style kooda eega kk

  • @SuhaybIsmaaciil-r2s
    @SuhaybIsmaaciil-r2s Рік тому

    Eesh calaa riwaayad

  • @canbecabdisamad4820
    @canbecabdisamad4820 4 роки тому +2

    Canbecabdi samad

  • @Cool.Cookies
    @Cool.Cookies 5 років тому +1

    😂😂😂😂😂😂

  • @naciimanalka8637
    @naciimanalka8637 3 роки тому +1

    P

  • @saynabayeyo1115
    @saynabayeyo1115 Рік тому

    Kkkkk

  • @saynabayeyo1115
    @saynabayeyo1115 Рік тому

    Kkkkkkk

  • @badriboorama873
    @badriboorama873 6 років тому +1

    Kkkkkkkkkk