يُوسف -عليه السلام- بعد سيلٍ من الابتلاءات, بعد الكُربات المتتابعة, حين مكّنه الله في الأرض فـ أدرك العاقِبة, وقف مُتعجّبًا من حُسن تدبير الله قائلًا: «إن ربّي لطيفٌ لما يشاء» أنت عندما تمر عليك الابتلاءات إيّاك أن تظن بالله إلا خيرًا, فالله سينقذك ويُعطيك ويجبرك بطُرق لا تفهمها”
Wllkeygiyow ilaahey swt waxaan kaaga baryaa I.a in uu waalidkaaga is heshaan I.a tan xigta ilaahey swt gawar wanaagsan oo mustaqbalka kula wadaagto kuu rejeyneynaa I.a 😢😢😢😢
"ثم تأتي إرادة الله، فتتيسر معسراتك، وتُفتح مغاليقها، لتأتيك كاملة تامة مصحوبة بجميل عطاء ربك .. فلا يغرنك تشتتها الآن، ولا تحزن لاستحالتها، فوالله لو كان بينك وبينها غوامق البحار، وشواهق الجبال؛ يأتِ بها الله إنّ الله لطيفٌ خبير."
Elah wan uga baryaya inu illahey ka saro mugdiga ka saro iftin hasiiyo wayo qof aan ogen walidkiisa wadhib badantahay dhibka kuhesto farxad Allah hakugu bedelo waalidkagana ha kutuso aamiin
Walhi wan la ilmeyay qisadan wayo wey xanun badan thy wall allah ku sahlo walidentada walhi manta walidenta adiga ku dhalay aya nasib leh wall anaga walalahaga ah wan ku garab taganhy ❤😢😅
Ax wllky😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 Waan kuusoo ducaynayaa wlll Allah ha kuusoo dhaweeyo waalidkaa qalpigaa I xanuunay markan dhagaystay wllkayooow u samir nolosha wlhi waan kaa naxay 😢😢😢😢😢😢😢😢noqo nin adag Rabigaana ku xidhnoow waan jecalaan lahaa inaan talooyin intan ka badan ku siiyo kaama aqaano dadka dunida ku noool . Noloshu kuma xumayso wll guulayso intaad nooshahay Rabigaa ku xidhnoooow😢😢😢😢😢😢
Wall waa qiso xanuun badan wall waa aduunyo is ka sabar ilaahey ayaa ku arkaayo marba ilaahey haduu ku lajiro waxba kaa mahalaawaayaan wall is ka sabar waad heleysaa qof waxaa tahay ku gu qaata i.a wall adiga haquursanin dadaal Mar walba sidee Aad ku heli laheed mustaqbal wanaagsan 😢😢 waan ka xumahay waxa ku gu dhacey 😢😢
Walaahi waa qiso xanuun badan Lkn wall wax waliba waa qadar Haniyad jabin wall ilaahey bari marwalba. Hana ka quusan naxariista rabi insha'Allah wall waxaan kuu rajeynayaa farxad guuleyso wall
"إن أرادها لك الله جعل في تعسيرهم التيسير وفي ضُرهم النفع وفتح لها المخرج من بين أبوابهم المُوصَدة!" تأمل: (لِلَّهِ الْأَمْرُ مِن قَبْلُ وَمِن بَعْدُ)♥️.❤
Ani ahaan ilahay talo ha saarto reda kale gabar somali haday ku yeesho waladiinteyda Kuma yeelayan gabdaha americanka xiriir la same iyaga qabiil aqoon hadowna waa muslimin karta marka wll takadeeda waa taas😢
Ya allah dadku xaasidsana oo dulmi badna😢 laa xaowla waalaa quwa somalida dad fcn maaaha naxariis darana gabadhan dhacadey ee xoolaha kasii qadatay ayaa ka daran 😔🥹 Walalkay ugu horayn hadan awood lahan Laha wan ku caawinlha wlhy oo aniga aya xita naftayda kuu huri laha lkn sida gabadha labad ayan ahay waxan ahay gabadha ugu yar gabdhaha gabadha kaliya ee aan wali la guursan waxa kasto aatahay wan kugu galikra lkn somali hada nahay hal dhiba ka simanahay dad qabyaaladeysta ah iyo dad meesha xun uun Wax ka eego waayo dad fcn hada nahay mala wayen hal reer oo ku caawiya oo magac iyo gabadhba ku siiya wax kasto aatahayna madaxa ku sarta 😢 aniga kula hadlaya kuma dhaco inan ku cawaiyo because walid iyo walalba cid yeelaysa ma jirto🥹😔 Walalkay aniga hal talo ayan kusiina ugu horayn jooji dankan aa runta u sheegayso mida labadna iskaba jooji sidadaba gabar somali danbe ina la hadasho waxa jiro gabdho ajaaniba oo fcn iyaga iyo dakuduba oo diina leh nagana naxariis badan qabiil iyo balayona kugu xirayn ciil baa iga keenay taladan wlhy😭😭 Ugu danbayn wan kuu soo ducayna miskiin aya thy adina waxba ma galabsan alle markhati ayu dhibkaga kayahay alle aya awood oo dhan iska leh inu farash uu kuu furo oo uu ku siiyo farxada aad williga u oo Manayd ayan kuu soo rajayna alle haku caawiyo caawimo taama sadaqo baxso wllo saliga nabigana badi waayo saliga nabigu scw hami walba wuu qaadaa farashkana wuu fura khayr badan ayan kuu soo rajayan allana wan kuu soo barya marwalba ducooyinkaygana waan kugu soo dara markaso wllo wiil wllken ah oo muslina tahay oo waxba galab sane alle hakuu hiiliyo🤲🤲🤲😭
Wllhi Qiso Murugo iyo Xanuunkeeda leh 😭😢
Rabbiyow Adoonkaga Xagaga gaar gaar uga bixi Rabbiyow Qalbigiisa u qabooji rabbiyow Adoonkaga Faraj khyar qaba Oo Uu ku Farxo u Fur Ada wax Walba awoodeda lehe 😢🤲🤲
يُوسف -عليه السلام- بعد سيلٍ من الابتلاءات, بعد الكُربات المتتابعة, حين مكّنه الله في الأرض فـ أدرك العاقِبة, وقف مُتعجّبًا من حُسن تدبير الله قائلًا: «إن ربّي لطيفٌ لما يشاء» أنت عندما تمر عليك الابتلاءات إيّاك أن تظن بالله إلا خيرًا, فالله سينقذك ويُعطيك ويجبرك بطُرق لا تفهمها”
Walalkay Allh murugada ku haysato Allh kaa dulqaado Hooyadaa io Aabahaa Allh kuu soo dhaweeyo Qalpigaagana Allh kasaaro Mustaqbalkaga Allh ku siiyo Gabar wanaagsan Amiiin Amiiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Walalaheyga macan Allah ku sharfo runtii qisooyinkaaga nolosheyda aad ayey u badaleen
❤❤
Runti waa qiso 😢 murugo badan qof walbana u daremayo wll qali qalbiga Allah ku qaboojiyo qalad aad adiga galin ayad maresa runti waa xanun 😢
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 😢😢
Wllkeygiyow ilaahey swt waxaan kaaga baryaa I.a in uu waalidkaaga is heshaan I.a tan xigta ilaahey swt gawar wanaagsan oo mustaqbalka kula wadaagto kuu rejeyneynaa I.a 😢😢😢😢
Allha kusharfo muataqbal wanagsan waahelaysa gabar wanagsan iyo qoyswanagsan waa helaysa I.a
Wllkey mcow WAX badisa ataqfaarta ,saliga nabiga, iyo xawqalada, salaatuleylka
RUNTI NADIIJO FIICAN WAA HELAYSA ILLHAY AYAA KUQORAY WLLKY MCNOW CAFISKAAGANA HABATO I.A WAA KUFAA IIDEYSA
ALLHANA KUSHARFO NOLOL WACAN KURA JEYNAYAA❤
Ilahay qalbiga hakuu qaboojiyo wll mcn aduunka waa imtixaan samir Ilahay kaguu garab Kalo qof wanaagsan alle Haku siiyo Samir 😢
"ثم تأتي إرادة الله، فتتيسر معسراتك، وتُفتح مغاليقها، لتأتيك كاملة تامة مصحوبة بجميل عطاء ربك ..
فلا يغرنك تشتتها الآن، ولا تحزن لاستحالتها، فوالله لو كان بينك وبينها غوامق البحار، وشواهق الجبال؛ يأتِ بها الله إنّ الله لطيفٌ خبير."
Elah wan uga baryaya inu illahey ka saro mugdiga ka saro iftin hasiiyo wayo qof aan ogen walidkiisa wadhib badantahay dhibka kuhesto farxad Allah hakugu bedelo waalidkagana ha kutuso aamiin
zxb marka hore qalbiga Allah kuu qaboojiyo marka xigta adigaaba iscunsuriyeeyay sidee qofkle ooga filee wanaag Adiga waalidinti kudhalay illahay baa kuwo ka wanaagsan kugu badalay waxeyna aheyd noloshii hore inaa iska ilowdo oo aad waalidintada caruurtoda kaa dhigtay aad waalid ka dhigato
😪😪😪😪😪😪😭😭😭😭😢😢😢😥😥💔💔💔💔💔
Murugo kasta oo ku haysata allha kadul qaado walidiintaadana inaad hesho yaan illahy kaga baryaya
ءامين يارب العالمين 🤲🤲🤲
Wllhi waa qiso aad io aad umuruga badan angii intii yareed ee aan dawsnayey bet calooshii ihurtee qofkii kusugan sow noqon karaa wllkey nin Muslima oo somalia baa tehee ilaahey wxaan kaaga baryaa inuu fmly kaadii si DEG DEGA kugu sahlo I.n waana helee😢😢😢
Walhi wan la ilmeyay qisadan wayo wey xanun badan thy wall allah ku sahlo walidentada walhi manta walidenta adiga ku dhalay aya nasib leh wall anaga walalahaga ah wan ku garab taganhy ❤😢😅
”إذا أعطى الله أَدهَش‟
"ستأتي افراحك على غفلة، على غير توقع، وستتعجب من مداواة الله لقلبك، ومن تيسيره لأمرك وتحقيقه لمرادك، لا تيأس."
Runtii wiilkaas waa wiiil daacada ah marka ugu horeyso illahey waalidkiisa hausahlo haduu illahey uqorin gabar wanaagsn oo daacad ah illahey Calafka haugudaro io owlaad baari ah ❤ Soomaalida goormee qabiil iska dhaafayaan muhiimada qofka inuu fiicanyhy alle io Rasuulkiisa yaqaano❤❤
Walaalkay allah qalbigaaga hakuu dajiyo runtii waa qiso xanuunbadan wll ilaahay hooyadaa iyo aabahaa hakuu sahlo meel walba ay joogaan aduunkaan qofba wax ayaa lagu imtixaanaa waa itixaan ilaahay mustaqbal wanaagsan ha kusiiyo wll❤
Scw walalkay ii soo dir lanbarkiisa mareyka ayan ku noolahay gabadhayda ayaan u guirinayaa
Aamiin Aamiin illaahay ha u Sahro muraadkiisa oo dhan illaahay ha xifdiyo meel kasta uu joogoh
Walal aduyada waxwalba waydhamanyan waa aduyo waad helidhnta mustaqbal wanagsan niyadada khayr usheg qof ilhy Ku xidhan waxba kama xumadan wax wanagsan way sosocdan ishalha aad Ku faraxdo fadlan ilsohdal walal haday surga galayso
Wlhi wa qiso xanunbadn wllky Ilahay qalbiga haku qabojio 😢😢😢😢
Ax wllky😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Waan kuusoo ducaynayaa wlll Allah ha kuusoo dhaweeyo waalidkaa qalpigaa I xanuunay markan dhagaystay wllkayooow u samir nolosha wlhi waan kaa naxay 😢😢😢😢😢😢😢😢noqo nin adag Rabigaana ku xidhnoow waan jecalaan lahaa inaan talooyin intan ka badan ku siiyo kaama aqaano dadka dunida ku noool . Noloshu kuma xumayso wll guulayso intaad nooshahay Rabigaa ku xidhnoooow😢😢😢😢😢😢
Allah hakuzahlo familkga aad aye uxanun badanthy farxad wad helidonta insha Allah qalpiga qer usheg
Abowe ilahey haku sahalo adiga ilahey nolshan mid.kawangsan ilahey ku bixiyo abowe😢😢😢😢😢
Waxa kubal iney tahy qiso xanuun leh blse qufka muminka inusan dhibka kuwareen abweh hada argto farintayda magac allh kugu dharan ana diyar uha in wax walbo kul maro nolashan ina kula wadago diyar u ahy 😢😢😢
Allah bari wa qeri donta insha allah 😢
Walhi wa ka murugey wax ku dhacay Wiilka se uhelaa wuxu yahay dhan ani aya ku qadanyo wax walbana faraxad igu badalyo 💔😭😭
Wllkey mcn jacelka ayaan ka bartey Allah ku sharfo❤❤❤❤
😢 40:27 الله يجبر بخاطرك ويسعدك ويفرح قلبك إن شاءلله ربي يسخر لك كل الخير
WLLKY MCNOW SIDACRUNTA UGU SHEEGTAY QUYSKEEDA AYAN KAHELAY MNSHALLH ❤
Wall waa qiso xanuun badan wall waa aduunyo is ka sabar ilaahey ayaa ku arkaayo marba ilaahey haduu ku lajiro waxba kaa mahalaawaayaan wall is ka sabar waad heleysaa qof waxaa tahay ku gu qaata i.a wall adiga haquursanin dadaal Mar walba sidee Aad ku heli laheed mustaqbal wanaagsan 😢😢 waan ka xumahay waxa ku gu dhacey 😢😢
Walaahi waa qiso xanuun badan
Lkn wall wax waliba waa qadar
Haniyad jabin wall ilaahey bari marwalba. Hana ka quusan naxariista rabi insha'Allah wall waxaan kuu rajeynayaa farxad guuleyso wall
ءامين يا رب العالمين 😢😢😢😢😢😢🎉😢😢😢🎉🎉😢😢
Wllkey xakula talina cida kusoo korisay meshe kasoqadrn meshe ahed xalaga yaba inaa hesho hooyada blz family kusookoriye lawadag mesha igasoqaden weydii waa hele abowe😢
Wilkasss numberkisa aYan raba walll🥺👏
"إن أرادها لك الله
جعل في تعسيرهم التيسير
وفي ضُرهم النفع
وفتح لها المخرج من
بين أبوابهم المُوصَدة!"
تأمل:
(لِلَّهِ الْأَمْرُ مِن قَبْلُ وَمِن بَعْدُ)♥️.❤
muhinka eh qof diin leh inu yahay qofka plz abowe Numperkisa isi
WA qiso xanun bdn wllhi abwe allah ku sahlo aabo iyo hooyo😢I.a WA helysaa😭🤲
Am Sry bro numberkisa sodir anika laharira 😢
Walaalkeen illaahay murugada haka saaro labadiisa waalidna ilaahay ha usoo sahlo gabar jecel oo wanagsan oo mustaqbalka uu lawadaago allaha usahlo
Wllhi wiilkan waa shaqsi wanagsan oo daacad ah soomaali ayuu ka dhahay oo wax waliba culus ka dhigayo lkin shaqsi Yadan oo kale lama helo ilahay haku sahlo walidkaa wllkey qali hadaan heli lahaa meel aan kale xiriro xitaa wey iwacnan laheed ee ilahay qalbiga haku qabojoyo❤
wa dhiib 😢😢inshalha tuu alle kuqoro wax walba way kugu racaysa wllo inahalha wllo ha nigad hajib wllo mid ku dhayda wad helaysa inshalha☝️🤲🤲
Alaw kadulqad wiilka dhbatada aaaamiin 🤲🤲🤲🤲😢😢😢
Ax waa qiso xanun badan ala walidkas godob kagalen sorry abowe ilahay waxo kuqadara mare runtii qiso xanun badana 😢💔😭
Ree comments plz idoduceya arin badan ihesataa plz😢
Walhi Xanuun waye wll waxaan Alle Kaaga barya yaa in Ilaahi kuusahlo famylkaaga Midakale Haddadba Somalia 🇸🇴 kadhalate inyar ciil hamudanin waxthy wiil gobbah Nasb iyo Akhlaaq iyo diin Alle iskugu daray 2 shali qaldante haujojinin ❤❤❤❤
Xanun wye allah siiyo gabar saaid udaacade oo Walid keed fahmaan wilkaas one family weishelayanee I.a 🤲🥺
May Almighty Allah make easy for you Have sabir Allah will open your door from kenya welcome to us in sha Allah kheyr
Ilaahay umada hoyo iyo aabe alaha kaaga dhigo
Wllo oo ilahay culeska fudeed hakugu badalo😢
Ilahay waxad jeceshahy al akuusiyo amin😢😢😢😢
Allah qalbiga ha kuu qaboojiyo guuri saalixa Allah ha kuu siiyo
Numberkisa sodir walal ama iso baar hadas diin leyahay
Walalkey qalbiga alaha kuqaboojiyo wlhi waxanuun
Aloow kuugagar aamiin aamiin aamiin
Allha qalbiga kuqawojiyo abowe mcn ana ku jecalahy Wallhi waaruna abowe mcn 😭😭😭😭😥😥😥💔💔🙏 aamiin yarabi 💔 😞 🥺
wllhi waxa daho la sanahay
Asc habo anaa gaba dhayda siinaayo wlh wa islaam
Ell waxa laga yaaba dadki jiidka Somalia Kenya lagu soo dhibaateeyay hooyada tahay. Istiqaaro tuko oo ilaahay talada uu dhiibo oo aabihi ku soo korsaday macagiisa qaado. Hooyadana iska cafi. Ilaahay haka dul qaado farxadarada aad tabaysiid. Ilaahay ummada oo dhan hooyo iyo aabo hagaga dhigo.
Please wllo inte kalaxirira wilkas ilahay qalbiga hauqabojiyo😭
Am Sry numberkisa kiin hadas will fican yhy😢
Ani ahaan ilahay talo ha saarto reda kale gabar somali haday ku yeesho waladiinteyda Kuma yeelayan gabdaha americanka xiriir la same iyaga qabiil aqoon hadowna waa muslimin karta marka wll takadeeda waa taas😢
Amin amin😢😢😢😢😢
😢😢😢😢😢
Wlh waxaad tahay gof wanaagsan ilaahay galbigaaga hakuu qaboojiyo
Murugada Allaha kaa dul qaado wll waxaan jeclaan lahaa inaan si gooni ah Kuala hadlo runtii qisadan wey xanuujisay fadlan ila soo xiriir
Yaa Rabi aduunkaga faraj khyr qaba sii wLl ilhaay Naxariistisa ha ka quusan 😢
Wlhi wa murugo walal ilahe haku sahlo Hooyo iyo Abe😢😢
Aamiin amiin Aamiin amiin aamiin amiin 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Alaah ha kula kulansiiyo hooyadaa dii arxanka leheen iyo aabahagiiba dad badan ayaa maanta ilmo see kuhelaan malaayiin
Wllkey ilaahey qalbigeda haku qabojiyo walidiintada ilaahey ah kuu sahlo nolashada.mid kufarxadgaliso hakusoo aa diyo Wllkey 😢
Wllky mcnow wxn rajynyaa fariintyda inaad argto wxaana ku dhihi lhaaa anuu mdaama aad 3 gabdhood guurkooga sidaa ku weyday waxba ha is dhibin hana murugoon koly soomalidan qabiil bay qiimeeyaanee anuu taladayda waxy tahay gabar cadaaan ah iska guurso iyadaan qabiil io wx lamid ah kugu xiraynee midoo Canadian ah iska arooos Khayr io farxad fara badan ooon dhmd lahayn baan Eebe weyne kuu weydiinyaa
TALO KAAGA TIMID ISLAAN 19 JIRA.🙌
Walal murugada ilahay hakadulqaado walal
Waxaan diyaar u ahay inan wiilkaa nolol lawadaago haday dhici waydana ilahay waxaan uga baryayaa inuu siiyo gabar wanaagsan oo qalbigiisa ilaaliso oo farxadiisa ka taliso iyo ubad khayr qaba oo baari eh oo ilowsiiya aabohoda murugti uu soo maray insha Allah 💯❤🤲🏻
Ax ilaahay qalbiga ha u qaboojiyo🤲🏽😢
Asc ashabta higsi fadlan usara walalken laigta fadlan waqodsi
Walhi wa Qiso xanun badan😢😢😢
Ya allah dadku xaasidsana oo dulmi badna😢 laa xaowla waalaa quwa somalida dad fcn maaaha naxariis darana gabadhan dhacadey ee xoolaha kasii qadatay ayaa ka daran 😔🥹
Walalkay ugu horayn hadan awood lahan Laha wan ku caawinlha wlhy oo aniga aya xita naftayda kuu huri laha lkn sida gabadha labad ayan ahay waxan ahay gabadha ugu yar gabdhaha gabadha kaliya ee aan wali la guursan waxa kasto aatahay wan kugu galikra lkn somali hada nahay hal dhiba ka simanahay dad qabyaaladeysta ah iyo dad meesha xun uun Wax ka eego waayo dad fcn hada nahay mala wayen hal reer oo ku caawiya oo magac iyo gabadhba ku siiya wax kasto aatahayna madaxa ku sarta 😢 aniga kula hadlaya kuma dhaco inan ku cawaiyo because walid iyo walalba cid yeelaysa ma jirto🥹😔
Walalkay aniga hal talo ayan kusiina ugu horayn jooji dankan aa runta u sheegayso mida labadna iskaba jooji sidadaba gabar somali danbe ina la hadasho waxa jiro gabdho ajaaniba oo fcn iyaga iyo dakuduba oo diina leh nagana naxariis badan qabiil iyo balayona kugu xirayn ciil baa iga keenay taladan wlhy😭😭
Ugu danbayn wan kuu soo ducayna miskiin aya thy adina waxba ma galabsan alle markhati ayu dhibkaga kayahay alle aya awood oo dhan iska leh inu farash uu kuu furo oo uu ku siiyo farxada aad williga u oo
Manayd ayan kuu soo rajayna alle haku caawiyo caawimo taama sadaqo baxso wllo saliga nabigana badi waayo saliga nabigu scw hami walba wuu qaadaa farashkana wuu fura khayr badan ayan kuu soo rajayan allana wan kuu soo barya marwalba ducooyinkaygana waan kugu soo dara markaso wllo wiil wllken ah oo muslina tahay oo waxba galab sane alle hakuu hiiliyo🤲🤲🤲😭
Alle waxan kaga baryaa in alle hku sahlo waalidkaga😢🤲
Wlhi xanun wye 😢Insha Allah abwe wad heli donta mid waxa thy kugu qadato insha Allah abwe niyada. Qer usheg
ilaahoo firij ufur😢😢😢😢😢😢😢😢😢
M.a walal Allahabad bari❤❤❤❤
amiin amiin yarabbi
Wlaahi waa wiiil boqoraa oo qalpi wangsan
Wlal hortaada ilaaahy kheyr ha dhigo
Wlal fariintyda hadad argto wxd kuleeyhy
SALIGA NABIGA Malin walpa akhriso wd kufaaideysaaye
Waaa qiiso xanuun badan runtii😢😢😢
Ilaahow qalbiga u qabooji jacel iyo wehelba sii
Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin
Ax 😢😢😢
Wlhi waa xnuun ax ax😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Ilahay gabadh murugada kamaydha hakusiyo walhi wa qisoxabunbadan
Allah ku qabojiyo walal qlbigaaa qof qobigisaa dhintye Aya tahhye Hadi Ana wax wlbo ku noqon laha
Ilaahow u miciin ilaahow qalbiga u qabooji wheel sii hooyo iyo abbe xasan iyocaruur
wllo talo waa tii allah waxan kula talin laha kaa gudub somali gabadh cadana dinta islamka aad baarto guurso wayo somali waa daad xuun
Oo walibo noloshoda qabiil kusalesan talo ka fcn malhn inu ajanib gursado islam ah muhimadna wa diinta hana iska ilawo wxi hore usoomaray
haa wllo waa sida inu gursado qof islama aduunka waa laga tagaya hooyo iyo abo ku raci mayo inu ilahay talo sarto xata qof islama hadu wayo isagu muslimiyo dinta baro@@ayanmohamed4798
Xanuun badna yarabi hoyadis iyo abahis ha usahlo😢
😢😢😢😢😢 wllo qalbiga allh kuqaboojiyo
😢😢😢😢😢😢
Am Sry numberkisa kiin hadas will fican yhy
Alle qalbiga hakuu qaboijiyo
Walaaheyga mcn Allah ku sharfo 😂😂😂😂😂
Mururada allaha kaaqado farajna allaha kuufuro istiqfarta badi alla kumamoogo
Ilahay hakusodhaweyo wllo insha Allah
Illahey hakusahlo gabar intas rajeyni kugudorati