Deg Deg || Aabo Dahir iyo Khadiijo Dagaal buqiisa Wato la isku qaaday iyo Sababta hilibka ceriinkisa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 11

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 2 місяці тому

    Wiilkan Hargaysa u dira please 🥺

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 2 місяці тому

    Kan wuu gacan galay ayaa ilaahay yaqaana oo meesha ka wada

  • @EmadCadde
    @EmadCadde 2 місяці тому

    😂😂😂😂

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 2 місяці тому

    Reerkan dadka way waaleen Acuudubilaah 😮

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 2 місяці тому

    Acuudu bilaah sidaad hilib qaydhiin u cuni kartaa

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 2 місяці тому

    Gabadhu Ninka ha haysato oo Reer ka ha dejiso ama qaylo la’aan ha kala tagaan 🤫

  • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
    @Abdelrahimmohamed-jy7lp 2 місяці тому

    Aabo daahir iyo khadiijo maxa kala heysto labo caruur yer yer aya mooda leyl wanahaar waa lisku dhagan yahy 😷😷😷😛😛😛

  • @amalquule84
    @amalquule84 2 місяці тому

    hhhhhhhhhhh

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 2 місяці тому

    NIN KULAHAA NIN NOOCMA AH WEEYE KAN NIN INANLAYAAL AH NINIMADA UU SHEEGANAYO MAXEY TAHAY WAR ORODOO SHAQA TAG AQALKA HA FADHIN SIDII DUMARKIIYE GABADHU HAKAA NAFISTEE KHADIJOY ADIGA JINI SOO XAMBAARATAYE ISKA CEYRI KAN WAA HABAARAN YAHAYE INTUUSAN KU WAALIN

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 2 місяці тому

    Waar wiilkan amaan siiya 🫣😡😤😤😤

  • @EmadCadde
    @EmadCadde 2 місяці тому

    Kuwan hala isku daayo ayaga is fahmayo aaqirkii