Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Waxaan. Lama dhagesan karo. Kuwaan. Halxukumo. Ragaan yaa ladhaafin. Canab. Omaar. Somaliyey hadaa damiir leedi hiin. Ilaahey wajigiisa. Halogarab istaago❤❤❤❤
Nimankaas illaahay aduun iyo akhiroba haku ciqaabo illaahay ibta idinka gufee
Ma rer ibraahin jugaa waa ceeli
Alle kabaqa maamadaan waa dhibane xaqeeda Allah hausoo iftiisho qalbigana hau qaboojiyo Aniga halkaan waxaan halkaan ka arkaa in aad qabiilaha u badisaan si aad u badisaan dadka maamo saafi ladoodayo Aniga kaliya waxaan idinkaga baryayaa iniidan qabiilayn haduu kula dhashay xitaa Alle kabaqa ee xaqa uhiiliya aduunkaan waa waqti kooban Maamo saafi guuleyso walaasheey qaali ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Allah maskintan maaxa xanuun soo gadhaaye yaa allah allah waa baan Ane baa zigtaye laakin nin kaliya aha waxan Jiraye 14 jiir meelaha waan uu socdeey jaamal oo Djibouti ah walaahi maa ilaawo waxan siita 100 faran oo lacagta Djibouti ah waana gurigayaga agtisa waxan uu socdeey meesha baas xumbuliga laga raaco oo indhacad agteda ah reer Djibouti waa garanayaan ano wadada kaa joogsadey waxa ii soo ag joogsadey wiill waxu igu yidhi xaage uu socota wan idhi baska racaya saxibadey oo degen jamaal waana daqada waxan kala hadlaya wuxu i dhahaye Ana kuu sii qaadi markiba waxan dhahaye oo 100 kaa faran ee baas xumbilaga hayso hadabu kuu see qadayo haakuqado waan racaye ano baqaaya markan fulaaye baburki xaga hore ee uu dhaqaaqaye ee kursigi hoore fadhisataye Ayaan luugta kuu dhuftaye buudh waaye oo ligtayda hoos yaala waan amuseeye marki marayo xeero kubadi Iyo leere halku toos uu socone laa wadadi dhereyde ee eroport kaa ayuu markiipa uu weeciyeey baburki halke jeelki Weyne ee Djibouti markasan idhi xage uu socota ano baqaya meshu waa madow kaymo caabsi cabsi baburk baan iska furaye wuu soo dhadhacaye ano baqaaya oyaya argagaxsan waaxu isku dayeeey inu ii taabto markasan iska gundhiyeey meshu waa madoow cabsi ilahaye afkaayga wuxu iga yedhe siyeeey une huno maden inaan laa dhalaan ano argagax saan ilaahaye imaanke une buu kuso dejiyeeey oo markiba wuu iga joogsadey oo soo fuule baburka une buu dhahye meshi Anne uu socdeey une buu ii geyeey isaago ilaahaye alxamdu lillah igaa bade badiyeeey masibada ilaa maalinta xaata haden garanayo baabur nin xata haden aqaano maa raaco Ane walaalkey ahayne marka markasta waan xasuusta masiibada wanaan daremikara saafi oo dhiib loo geeysteey 😰😰😰 ilaahaye baa ii bade badiyeey oo mahade Lee
Mareexaan celi
Ascw sorry maama Safi 😭😭😭💔
Ina cali maraykan
Ilaah baa fashilay alah haka abaal mariyo
Foowol ina cali maraykan
Allaha so qabto tuugada
shiiq hadad waxa weyedineyso shiiq cabluqaadir kishki weyediiya asga sida saxada e diintu qabto idin shegayo
Nin is faanshay waa ri naaskeed jaqday.
Been badana iyo faan
Beenale shame on you
Ahmad nuur ma sheeqaalbaa
Follow ina cali maraykan
Waxaan. Lama dhagesan karo. Kuwaan. Halxukumo. Ragaan yaa ladhaafin. Canab. Omaar. Somaliyey hadaa damiir leedi hiin. Ilaahey wajigiisa. Halogarab istaago❤❤❤❤
Nimankaas illaahay aduun iyo akhiroba haku ciqaabo
illaahay ibta idinka gufee
Ma rer ibraahin jugaa waa ceeli
Alle kabaqa maamadaan waa dhibane xaqeeda Allah hausoo iftiisho qalbigana hau qaboojiyo
Aniga halkaan waxaan halkaan ka arkaa in aad qabiilaha u badisaan si aad u badisaan dadka maamo saafi ladoodayo
Aniga kaliya waxaan idinkaga baryayaa iniidan qabiilayn haduu kula dhashay xitaa Alle kabaqa ee xaqa uhiiliya aduunkaan waa waqti kooban
Maamo saafi guuleyso walaasheey qaali ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️