OOHIN DABADEED RAALI GELININ BOQORADA BARAKAYSAN IYO WALIBA BALANQAAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 697

  • @hal-abuurcawilbile2863
    @hal-abuurcawilbile2863 3 роки тому +164

    Waar yaaa cimraan 😢 jooji heesa Hadey xaalku halkaa maraayo wax la dhamaynayaa majiree wllo dhaaf hadal baarliin wey kuu dhameysee wlhy waan xejin waayey ilmadii
    Sorry wllo igu qaaliyaaa wada jira farxadiinu
    Waa teydaaa 😢🙌

  • @kahiyechannel8580
    @kahiyechannel8580 3 роки тому +65

    Qof waliba OO muuqaalkan daawanow waxa Allihii ku abuurtay owgiis kaaga codsanaya inaa subscripe, share iyo like no saarto mahadsanid ❤️
    SHARAFI KORKAGA HA AHATO
    ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @ramlacabdilahi6127
      @ramlacabdilahi6127 3 роки тому +1

      Alladartiiudaa wllo

    • @nasroali8726
      @nasroali8726 3 роки тому

      QofwalibaOOmuuqaalkandaawan

    • @anabdahirali2895
      @anabdahirali2895 3 роки тому

      Boqorad barkaysned mad maslxday

    • @khatinali9066
      @khatinali9066 3 роки тому

      Boqorada barakaysan waa run wlhi wllshay qll cimraan adna ale ha kaa madoobeeyo heesaha wll qll

  • @xaqiiqomedia8137
    @xaqiiqomedia8137 3 роки тому +31

    walal mcn allah dartiisa igu soo booqo aduunka ayaa walal lagu yhy waa codsi ha idhaafin fariinteyda hadii aad aragto alalah dartiisa😭😭🙏😭

  • @amxaar
    @amxaar 3 роки тому +17

    xaaskaaga walee quruxda badan wax kuu dhaamo maleh wey oynee adna jees xataa inyar naxariis kaama muuqato 😭😭

  • @HusseinMohammed-e2e
    @HusseinMohammed-e2e 3 роки тому +1

    Walaalo halkaa ka wada waligiina wada jira Cadowgiina ha u jabina Fanaan.faa iido ma leh waana Danbi
    Allaah kaa madoobeeyo Cimraan Nin
    Degan oo Diinta yaqaan Ayaa tahay
    Waa runteeda baarliin waan idiin jeclahay Alloow idin sii khayr badan.

  • @adoonti-Alle-12
    @adoonti-Alle-12 3 роки тому +2

    Masha Allah. Masha Allah
    Xaqa qofka kugu yeeraa waa qof ku jecel . Codkaa Quran ku aqri Allaha kheyr idin siiyo adiga iyo walaashayn Baarliin.Amiin🤲♥️🌹💐👑👏

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 3 роки тому +46

    Barliineey adigana ilaahay udhowoow oo Allaha ku abuurtay u oy, waxan daremaya inaad wax aan dantaada ahayn ku mashquulsantahay, quraanka iyo diinta jeclow.

    • @hannaismail4482
      @hannaismail4482 3 роки тому +2

      Wll ha odhan waan dareemya waa khalad ee qofka waxa u sheeg kaliya

    • @hawasaidahmed6133
      @hawasaidahmed6133 3 роки тому +1

      Runti wan uxiisay qareexadina iyo kaftankina iyo wada jirkiina ee nabad iyo wanag kujira dhexdina 3xeeya idinma sogalo

    • @quensamra7989
      @quensamra7989 3 роки тому +1

      Maxaan danteeda ahayn oo ay ku mashquushay ma in ay niinkeeda uoydo oo khaladka ka qabato

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 роки тому

      @@hannaismail4482 Walal mcn aduunyada Cissi iyo Sharif ku nolow aqirana janada allah ha kugu casuumo qof walbo isaro ilah ha waxuu ku farxo 1 k subiscribka cawi codsi waye walal ua-cam.com/video/n09rIJVN32w/v-deo.html

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 роки тому

      @@hawasaidahmed6133 Walal mcn aduunyada Cissi iyo Sharif ku nolow aqirana janada allah ha kugu casuumo qof walbo isaro ilah ha waxuu ku farxo 1 k subiscribka cawi codsi waye walal ua-cam.com/video/n09rIJVN32w/v-deo.html

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 3 роки тому +5

    Reerkii lagu nastee Lagu nagaadee nabad gala Alahayow idiinka yeel aamiin Alaahuma aamiin insha Allah

  • @fdajnckds7790
    @fdajnckds7790 3 роки тому +10

    Walaahi waa gabar fiican oo ninkeeda cadabka la nacaysa allaah ku barakeyo baarliin waana gabar qiimo badan

  • @qalbinuur6874
    @qalbinuur6874 3 роки тому +1

    Masha Allah Cimran waxeey Boqorada rabin ka daa waxeey kula jeceshay in aaqiro iyo adun wanaag adna wanaaji waan ogaa inaadan u quurin xumaan hadana way ii cadaatay thanks guul Boqorada sharaf baad leedahay

  • @rowdah6972
    @rowdah6972 3 роки тому +38

    Cimranow gabadha ino ilali fananimo iskadaa walalow e rrerkaaga dhaqo gabdha qalbigeda ilaali insha allaah barlin wa aniga cml Hadan maseyro ama ciil daremo ilinta ma xakameyn karo wlh ilinta aad u jedan waxay cadeyn u tahy wax kasta o qalbigu u xakameyn waayo markas Bey indhuhu ilmeyaan marka dumar Hadanhy wan qalbi jilicsanhy wlh 😭

    • @xaliimoxajjinuur2331
      @xaliimoxajjinuur2331 3 роки тому +1

      Abaayo horta maxaa xal ah aniga hdan xanaqo wlh hadana argosan inan iscuno ama ohiin ciil daradisa kawran subxanlh wlhi wan is celiya badana yaab

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 роки тому

      @@xaliimoxajjinuur2331 Walal mcn aduunyada Cissi iyo Sharif ku nolow aqirana janada allah ha kugu casuumo qof walbo isaro ilah ha waxuu ku farxo 1 k subiscribka cawi codsi waye walal ua-cam.com/video/n09rIJVN32w/v-deo.html

  • @sacdiyagobeey7516
    @sacdiyagobeey7516 3 роки тому +1

    Masha Allah Tabaaraka Laah Allaha idin xafido oo idin Barakeeyo Baarliin iyo Cimraan Reer Quruxban baa tihiin Il xun idin ma aragto aamiin Alaahuma aamiin insha Allah

  • @shukriahmedomar6119
    @shukriahmedomar6119 3 роки тому +44

    Cimraan waxaan kugula talinaa fanaanimo faaiido malahan ee pls ilaahey dartiis u daa Baarliin darteed maaha wax la,dhaafo waxaa ugu fiican wixii Allah dartiis loodaayo marwadana maqal.

    • @tasneemmohamed8524
      @tasneemmohamed8524 3 роки тому +1

      Maashaa Allaah
      Tawxiidka Ilaahay hanoo sugo

    • @qalanjoqaali8356
      @qalanjoqaali8356 3 роки тому +1

      @@tasneemmohamed8524 Walal mcn aduunyada Cissi iyo Sharif ku nolow aqirana janada allah ha kugu casuumo qof walbo isaro ilah ha waxuu ku farxo 1 k subiscribka cawi codsi waye walal ua-cam.com/video/n09rIJVN32w/v-deo.html

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 3 роки тому

    We love you cimran iyo Barliin. Sharta allah ha idinka qabto.

  • @faaraxcilmi3640
    @faaraxcilmi3640 3 роки тому

    Tiii ugu xumeed waxeey ka dhacday ayaan dhaweyd seynab xaaji baxsan dowlada aaskeedii ineey ka qeyb galaan iska daayeee jidadki xirnaa ayey u furi waayeen sxb fanaanad qaran oo qaaliya ah ayey aheed allah unaxariistee

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 3 роки тому +3

    MashaAllah TabaarakaAllah beautiful wife looking after you MashaAllah you listen her advice

  • @hibomaxamed8786
    @hibomaxamed8786 3 роки тому

    Masha allah hambalyo walashay barliin wan ku fasarsanay wana ku tagersanay inay cimran kula taliso inu hesaha iska daayo wayo adun iyo aakhiro midna gul aguma gaaro guul daaye naar ba lagu mutaysanaya makaa walahay lamane caqli badan batihin cimrana wa wiil baari u ah xajiyadisa madana u ogoladay inu iska dayo hesa masha allah hambalyo alfa mabruuk 💋💓

  • @cawomaxamed814
    @cawomaxamed814 3 роки тому +1

    Cimraanoow wllo Baarliin waa qof aan aad ugu boogaadinayo kartideeda aftahan nimadeeda wlle kolay qoyska iyagaa kawada hadka arimaha qoyskooda si hoose waxaa suura gala iyo waxaan ahayn maxaa xeerarkiina qoys gaar ha idiin ahaado maaliwalba anaga gabadhan oohinteeda hana tusin fankana sidaad ugu baxday Alle hakaa hadeeyo big fanbaan idiin ahay gaar ahaan Boqorada Barakaysan 💓

  • @abdikarinsuleimanali5518
    @abdikarinsuleimanali5518 3 роки тому +1

    Masha allaah
    Dad aan ka dhigto saaxiib, Qoys ama family sidaad u taqaaniin. Agtayda
    Ku wanaagsan aana ku daydo runtii.
    Asxaabteyda qaaliga ah qaasatan
    Cimraan iyo Boqorada Barakaysan Baarliin maasha allaah.
    Waan idinku faanaaye ixtiraamka sii badiya asxaabeey😍😍😍😍😍😍🥰.
    Isku waara oo cadowgiina allaha qabto
    Qalbiyadiinana allaha isukiin xaaro wllyal

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 3 роки тому

    aryaa Cimraan cimaamadaada haku ciyaarin intaad haysato xejiso haddii kale hadhoow deeqo cawaano meel ku geyn may see geed dheer bay ku saari dumarka kuu fadhiyaa halakan waanu raacaynaa walaashano baarliin sharaf maasha Allah

  • @ahmedjeesto14
    @ahmedjeesto14 3 роки тому

    Mashalah barliin waxa fican ayad samaysay quruxey ilahay ha idin xiftiyo dhamantin

  • @shamsaabdullahi3638
    @shamsaabdullahi3638 3 роки тому

    Thanks abaayo waan kugu taageersanahay fanaanimada wax fcn ma aha aaqira iyo aduunba Allah ha ka madoobeeyo fanka shaqooyin badan ayaa jiro Allah hasiiyo shaqo fcn allaahuma aamiin

  • @ikraanmahamed240
    @ikraanmahamed240 3 роки тому

    Mashallah ale haysu kiin barkeeyo aadbaan iidiin jeclahay dadka isjecelna waan jeclahay baarliin hakaxanaajin ❤❤🙏🙏🙏

  • @tabantaabochannel6752
    @tabantaabochannel6752 3 роки тому +3

    Ax cimraan barliin aduun iyo aaqiro qurux badan ayey rabtaa guuleysta iska daa wll

  • @cabduqadirabukar5948
    @cabduqadirabukar5948 3 роки тому

    mashaalaah cimraanon xaskadi wey ku jcshy 100% qof wanag kuladonayo waye wanaagagi ayey kashaqeynesaa ee ilaahey kabaq fanannimo ma wanagsana kafogoo dantadi firso

  • @cabdinasirmuhamed7455
    @cabdinasirmuhamed7455 3 роки тому

    Masha allah baarliin walashey qaali marwa saalixad ah aya tahay ilahay ha idiin xafido farxad aan dhamaanba idin rajeyna

  • @nurasacid2814
    @nurasacid2814 3 роки тому +17

    Ilaahay quraanka qabigaaga hageliyo

  • @marwatime3503
    @marwatime3503 3 роки тому

    Masha allaah tabaarakallaah mabruuk aniga ma qoro inta badan markaan arko wax aan ka yaabo ayaan qoraalka sameyaa ragbaa tahay lkn naag ayaa ka danbeeyso ninkasta oo fiican ilaah haku barakeeyo xaaskaaga ka ilaali dhibka

  • @duceysansheikh7019
    @duceysansheikh7019 3 роки тому

    ماشاءاللہ
    walal Allaha kuxifdiyo iska daa heesaha wax wanagsan ma aha
    reerkiinana Allaha barakeeyo

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 роки тому

    Asc.. Cimraan ma areata sida ay ku jacashahay xaaskaga Aduunka iyo Aqiro .. sida aya adigana Dikirka Sheytaanka ogu quuri karta.
    CIMRAAN DIINTANA WAA TAQAAN
    QURAANKANA MANSHAALLAH
    ✌🏽 ✌🏽 ✌🏽

  • @thefunfamily720
    @thefunfamily720 3 роки тому +1

    Mshallaha walahi wa gawar aad u qeymo badan oo xajigeda larabta hormar iyo mel wanagsan inoo garo Mshallaha illahay haiskukin xafido oo waligin ahada family isku duban lamanaha sharafta leh 😍🥰💋💋💯💖💖wan idin jeclahay allaha idin dayo barliin iyo xajigeda marwo sharaf leh

  • @amalfarah5237
    @amalfarah5237 3 роки тому

    Masha allah tabarakallah Alle kuguma soo ciliyo wllo marwo wacan ayuuu kusiiye alle haydin xafido

  • @HamduunithHamduunith
    @HamduunithHamduunith 3 роки тому +1

    Laakiin su,aal horta caruur may dhaleen cimraan iyo baarliin fadlan iga caawiya🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @hgh6577
      @hgh6577 3 роки тому

      Walal hadey dhaleen ma adey kuu dhaleen hadeysan dhalina mxadka qaban wr somalaay sual xumida jooniya bal mxaa ilmahooda idin daba dhigay dhowr naagood baan arkay oo weydinaya wll even hadey dhalin kaba soo qad mey dhalin mxaa u weydineysan hdey dhalena ALLE ha u barakeyo hadey dhalina ALLE ha siyo

  • @zuu9985
    @zuu9985 3 роки тому +3

    War ciimranow inta gabadh balan ka qaday o hadan ka baxday. Ayaa ledahy amus o dhaf qof marku cishonyahay lama amusiyo ilaa u dhameyso lama amusuyo Waa lo amusa murku hadlo o caro ba ba ayo kadib ayaa larali galiyaa mar kale ha dhibin abayo adigan rali garenta qado o cafi cafiska. Wanagsan samir alle aya ku hilinayo 🥰😍

  • @farhiahassan8069
    @farhiahassan8069 3 роки тому

    Masha alaah tabaaraka laah alaah mahad iskaleh idin waa fajiyay qoys qurux badan baa tihiin kheyr aan dhamaan aduunka iyo aakhiro alaah idin siiyo cadaw idinma cuno

  • @munocalinuur3653
    @munocalinuur3653 3 роки тому +1

    Asc wallhi cimraanow baarliin qeeeyrkeee kulajeceshahay alla qeyrka haku kuguduwo waaaa iskadhafa hadhihin insha allh dheh alle haiga madooweyo dheh marka 2qof waa in qeyrka la isku sheeego wllhi cimran qeeeeyrkeee kulajeceshahay nafta meel majirto adigoo qadayo hadad dhimatid alle maxaa ulahortagee sub xaaana allh alle sheydanka hanaga qabto aaaaaaamin

  • @abdinaasiradan6623
    @abdinaasiradan6623 3 роки тому

    Asc wan ku salamay wllaalkey iyo dumashi mida kale boqorada barakeysan wan tageyra wayo runta ayey ka hadasha ok iney hos ujeysato waxa sababa hesaha waxeyna ogtahay iney aaqiradada uficneyn marka barka wey ku illaashata illaaasho aqirada wey unaxda janey ku la jaceshahay la jeclaaaw

  • @hajirakassim3766
    @hajirakassim3766 3 роки тому

    Walaaloow iska daa heesaha gabadhaas walaasheey ah wax wanaagsan ayeey kuu sheegay waligii ma aragtay fanaan soomaliyeed oo fan Ka taajiray danbi iyo karaamo seeg ma ahane mardanbe baarliin haka xanaajin

  • @afgoyebalaadjanaay133
    @afgoyebalaadjanaay133 2 роки тому +1

    Ilahay hakaa madoobeyo. Waykaa naxaysaa ee wanadeeda qaado. Aqaro iyo aduunyaba kaas baa ku anfacaayo.

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 3 роки тому

    Mansha allah tabaraka allah, Cimraanow dharka ha inaka dumin. Gabadha qalbigeeda ilaali eedo. Allaha idin xifdiyo. Wixii shar ah rabbi ha idinka xijaabo insha allah. Baarliineey adna dulqaadka badi habo Cimraan wuu ku jecel yahay ❤❤❤

  • @sulekaablsiyeh1462
    @sulekaablsiyeh1462 3 роки тому

    Mashallah tabarakallah huno cimran iyo barliin allaha ni xifdiyo il jiin iyo il biliadan allaha niga hayo ha jabiin cimrano balanta soshial media ad ku qadey ha jabiin heshis wanagsan love you cimran family

  • @canabsharif5304
    @canabsharif5304 3 роки тому

    Mashaallah barlin iyo cimran wan idin salama makahare Marka labadan wll cimara xaska way kutirado sikada wainada sikadeesa wayo jacelku waa cajib

  • @hanaanali2953
    @hanaanali2953 3 роки тому

    Asc cimrasn iyo baarliin ilaahay gurigiina ha barakeeyo ubad khayr qabana ha idinsiiyo Risiq xalaalahna haydin siiyo Nolol fiican oo xalaal ku dhisan baan ilaah idiin waydiin Runtii Fanaan Amaan maleh waayo wax aan ilaahay banayn oo xaaraan ah weeye meelkale wax aka eegina Hore usocda khayr baan idiin rejayn iyo Nolol farxadleh

  • @mohamedyusuf2688
    @mohamedyusuf2688 3 роки тому

    Manshallah abayo illahaye haku xafido walal nasib aya ledahaye hadana waad calfaan ladahaye gabadhaaa wanadeedaa dhagayso mar aya so xasusani dontaye waxay jaceshahaye in aad meel dheeer teeegsato adigana diib aya isku so cilinaysaaaa adiga ayay masuliyadadaa tahaye walal.

  • @koradabdi4267
    @koradabdi4267 2 роки тому

    Markii ilaahey ku siiyo zawajad saalixa ah cadaabkey ka badbaadisaa janadana wa ku hogamisaa wa la ooyey baarliin cimraanoow aboowe codkaas quruxda badan qur aanka wad taqaanaa ku badal qur aanka kutubo xoor ha noqonin waxadna ogaataa cimraan markaad dhimato waxa ka harayaa wa waxii fiican sida qur aanka oo kale wa kheyr ka haraya waana ajir kuu socda waxaadna sameysaa ka saar waxii heesa ah boqorada barkeysana alaha barakeeyo

  • @zainabhassan4266
    @zainabhassan4266 3 роки тому

    Saafii ducaale Alahaa u naxariisto way dhimatay hargaysa ayeey ku dhimatay bro

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 3 роки тому +1

    Manshallaha Barlin illahay ha ku xifdiyo wlhi wll Cimraanow taan oo kale hadad socoto Zabaankan inaad helaynin ee Nimcada Qarso waayo waa wey adagtahay sida aad u hesho qof rag Iyo Dumar kan xiligan la joogo adun kaga Iyo akhirada ka fakarayo kuguna kalmeynayo Illahay sidey kula jeceshahay gabadhada Iyo si ka fican ha kaa dhigo
    Codkaga Kii Qaariga umada Quran kaan uga akhriyaa Oo meeqam Sara ku yeesha sida Hassan Al-wajidii Iyo Sh Abdirashid allaha kaa dhigo aad u jeclahay Familada isjecel isku faraxsan allaha idiin Siiyadiyo Barlina wanaga Iyo sharafta Iyo ayahaga jaceyl key u qabto ayey la oyeysaa ee please do not make her cry again wll illahay dartii arinkas u qado wax daba na yusan ka soo labanin🙏👌🌹❤️ aad idiinku duceynayaa isku wara waayo badan gabadhana ilaali Comment ma qoro UA-cam malihi lakiin Walalashey qalbigeda wanagsan baa I soo jitay Iyo in manta aysan jiro dad ka nocas ah ee illahay ha idiin xifdiyo adna allaha ka madoobeyo wax ka kheyr badana allaha kugu badalo inshallah

  • @ilhaanraahoofficial2003
    @ilhaanraahoofficial2003 3 роки тому +2

    Cimraanoow Wllo Nin Wayn Oo MasuuLaa Tahaye Inanta Qalbigeeda Ilaali Ciyaar Ciyaar Ha Uga Oohin Waa Marwo Qaaliya Oo Aad KuujeceL Waa Gabadh Akhlaaqle Oo Diin Leh Oo Degan Iyada Qof Lamidana Ma Helaysid Runtii Dhexdiina Cid Uqalantana Majirto Wllhi Adigana Qof Wangsan Oo Akhlaaq Le Baa Tahay Anagana Tusaale Baa Nootihiin Baarliin ilaali wllo Guri Qurux Badan Baa Idiin Dhisane Haduminina Xaaskaaga Ku Faan ♥ GuuLaysTa

  • @ambaiimaan272
    @ambaiimaan272 3 роки тому +6

    Barliin abyo allh kaga dhigo waxaa jeceshahy❤

  • @fowsiyaabdulaziz8094
    @fowsiyaabdulaziz8094 3 роки тому

    Asalaamu Aleykum waa salaaman tihiin walaalaheey qaaliga Cimraan iyo Baarliin. Cimraan illaahey dartiisa u dhaaf heesaha. Maadaama uu rabi uu cod fiican ku siiyey. Quran Kariimka xifdi oo noqo Sidii sheeqaha Quranka aqriya oo kale . Gabar qurux badan baad qabtaa ee qiimey. Qalbi jab ha ku ridin. Qalbigu waa muraayad.

  • @adamalhajj6606
    @adamalhajj6606 3 роки тому

    Mansha Allah gabdhahena wa wada naxariis Allah barakeyo

  • @nimcomuuse8844
    @nimcomuuse8844 2 роки тому

    Asc wlshy barliin allh haku xafido adiyo xajigaga

  • @kaafiyohasan1458
    @kaafiyohasan1458 3 роки тому

    Masha allh wanjclahay barliin waa dacad waqof qalbi fican wll sidad ninkag xumanta uga rebaysid allha kugu hiiliyo cimran waa nin nasiibadan balse wanagaga allha tuso ma wada haystan ragu adookale 👍👌👌👌

  • @abdisalanali6357
    @abdisalanali6357 3 роки тому

    Ma mudna in walaasheen baarliin laga oohiyo ee cimraan ku dadaal raali gilinteeda insha allah

  • @sahraabdi4803
    @sahraabdi4803 3 роки тому

    Mashaa alah walaashey qaali horumar wacan barliin noo ilaali wllo cimranow

  • @fartunahmad7054
    @fartunahmad7054 3 роки тому +4

    Ilaah hakaa madoobeeyo shar iyo shaydaana allh ha idinka dhawro boqoradda oo xanaaqsana danbo yaana arak ❤❤❤❤

  • @haliimoubdilaahi1853
    @haliimoubdilaahi1853 3 роки тому

    Horta aniga iyo balin waxan isu fiikira wayo cimaarn hadiy shaarafa
    Leyina fananimo fananiti qarani somaliyed ba yelala o xolkatabala

  • @sahrahassan4535
    @sahrahassan4535 3 роки тому +1

    Asm wll gabadha qalbigeeda illaali heesahana Allah hakaa madoobeya aamiin yarabi

  • @aanabibrahim5753
    @aanabibrahim5753 3 роки тому

    Queen 👑👑👑 baarliin waan ku jeclanay ee abayo 💕💕🌹🌹💘❤️❤️👏👑👑👑👑👑🤗🥳

  • @aaminiitaali8816
    @aaminiitaali8816 3 роки тому

    Maashaa Allah Cimraan iyo Baarliin waxaa tihiin lamaane qurux badan ilaahay ha isku kiin daayo barakooba👏

  • @fardusahashi8416
    @fardusahashi8416 3 роки тому

    Mansha Allah marwo qaliah alle hayskukiin barakeyo

  • @asmoahmed5843
    @asmoahmed5843 3 роки тому

    Cimraan walaal baarliin waa runteed ee taladeeda qaado allaha idin xifdiyo inshaa allah.

  • @shacanidheemaninzaqadhi1615
    @shacanidheemaninzaqadhi1615 3 роки тому

    Asc wllo Adigu iska Daa Alle ha ka qabte oo waxa kaleh kale ha kugu badalo gabdhaadan Qalbi xumo ha ku ridiin ee Ayada u hees

  • @anzalbintuhubalihagio4426
    @anzalbintuhubalihagio4426 3 роки тому

    fanaan faaido maleh ee iska daa cimraanow gabadha hanaga waalin kheyr allaha ku siiyo

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 3 роки тому

    Mashallah wa gabadh hinaanle oo arsaqad xalaala jeceel 👍👍👍😘

  • @jewahirgarad510
    @jewahirgarad510 3 роки тому

    Barlin xabiibti dulqad muji xaajigaagu waa wiil wanagsan adiguna gabar shaf badani ka muuqato ayaad tahaye allaah swt barwaqo wanag ha idin dhex dhigo oo cadowgiinu ha jabo insha allaah😍😍😍

  • @dikramaxuyadiin909
    @dikramaxuyadiin909 3 роки тому

    baarliin walaahi waa gabadh maskax badan hore usoco.
    cimraan hankaagu ha dhaafo fanka

  • @halimacolow2233
    @halimacolow2233 3 роки тому +3

    Jaceel baa idindhex yaalo allaah iskukiin xafido 😍 😍 qofkiidaremiy karo ayaa darermi karo❤️❤️💌💌

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 3 роки тому

    Maasha Allah Allah ha isu kiin barakeeyo waa na idinka fillayay
    Ninow dareen ka naga ilaalilya is ku caatifad ma Nihon Nina waxa u nimca badan raaxada aaduuna helaa waa raaliya kii heysta

    • @fatimashek6524
      @fatimashek6524 3 роки тому

      As.c..heesah. da amahadeyiin adaa xoru ah lakiin .
      Baliin .deeqa afro .hadeyso oo xishood kudheh waafananad..qofkasta.. laheest kalsooni naftaada sii. Asc

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 3 роки тому

    Cimraan wllky heesta iskadaa Aakhiro Aadduun toona kuuma fiicna xaaskaaga illaasho shucuur teeda tixgali wax wanaagsan bay kula jeceshay wlhi allaha idin barakeyo ilmo baariya allaha idin siiyo isku waara abid dhalintaydii❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muslimahhassan8210
    @muslimahhassan8210 3 роки тому

    Saafi ducaale Allah ha unaxariisto wey dhimatey

  • @marwaabdi5706
    @marwaabdi5706 3 роки тому

    Cimraan iyo berlin Maasha Allah Tabarakallaah
    Guulista

  • @nastehaibrahim3706
    @nastehaibrahim3706 3 роки тому +3

    Allah hakaa soo hadeeyo cimraan qalbigaaga quraanka haku shubo

  • @hawowarsamesamatar6829
    @hawowarsamesamatar6829 3 роки тому

    Asc. Eedo allaha ku barakeeyo waa mid aaqiradaada iyo aduunka waa mid ku anfacaysa ee ilaahay haku waafajiyo hooyo

  • @omararale7962
    @omararale7962 3 роки тому

    Ma sha Allah. Walleeh gabadan aqerida ayeey Kala tacaaleysa iney kusameyso.

  • @caydiidofficial9811
    @caydiidofficial9811 3 роки тому +1

    Deeqo indonesia ma ka baaqatay

  • @nastehaibrahim3706
    @nastehaibrahim3706 3 роки тому

    Baarliin ii ilaali wlashay aanjeclhy weeye😘waxaan jeclhy farxadeeda marwalba mcnto farxadaada alle haku ilaasho

  • @fardowsahasaan6758
    @fardowsahasaan6758 3 роки тому

    Walahi Tan hadal badan bay u bahantahay amusi wax fican ma aha hawentada saan mesha ka ar ko kulay aniga ahaan wax bay taban Adna waad daboolaysaa Ha Amusinin si fican xaaskada time sii sifican wax uga dhageyso wax bay go can adna waad amusine walal

  • @sihamnour6777
    @sihamnour6777 3 роки тому

    Asc wll qali wanka xumadey in ad qiiroto barliin wll wixihore iska ilow wll illahay haskukin barakeyo wuku jecelya hay xajgaku mashallah ee kaqado raligelinta sharafey

  • @sadiadini3079
    @sadiadini3079 3 роки тому

    Baqorada ayan la jirna anagu wax yar haddan dareeno Cimranow aktada naga eeg barlin dheman akteda qori hakajabib cimranoow ❤️❤️❤️💕💕💕❤️❤️💕🌹❤️❤️🌹❤️

    • @ubahibrahim2110
      @ubahibrahim2110 3 роки тому

      Cimranow allsha ku xaafido teda kale barliin no ilaali barliney adne sami allaha idin xaafido walahi waan idin jeclahay

  • @fuaadhiiilkacsee6483
    @fuaadhiiilkacsee6483 3 роки тому

    Asc huno cimran si fiican ayad yeshay Rabi raali haka ahado Heesahana iska dhaaf ma ficna Akhiro iyo Aunba Barline Dee indr anigo ka.arag ayan idinbartay adi iyo cimranba marka ilaahay haisukin cabidiyo oo kaiskin tuso wanagina wxd tihin reer wacan mansha allllllh inxuni idima aragto wxn joga jig jiga

  • @yaasmiinibraahim114
    @yaasmiinibraahim114 3 роки тому

    Wlhi baarliin waa gabar qalbi wangsn aad baan u jeclahy cimraanow ilaali wll qali waan ku farxaa markaa wada jirtaan❤❤❤❤❤

  • @hannadiamond2099
    @hannadiamond2099 3 роки тому +2

    Cimranow wll xaaskaga qalbigeeda illaasho wlhy qalbigu ciyaar ciyaarmaha
    Aniga buu igajabay wlhy Nin somali layma somarsinayo😰 Alle haydin xifdiyo fimly qurxon masha allh💏

  • @aanabibrahim5753
    @aanabibrahim5753 3 роки тому +1

    Walaahi cimraan waa aftahan ninka ragaa waa kan xaaskiisa xaal marin karo baliin abayo raali noqon anagoo idil ayaa ku hoyanay cimraan waa nin fiican

  • @amranmaygaag
    @amranmaygaag 3 роки тому

    Cimraaanow orjinka heesta hadhuub daatay caanaha hanbadaa la qaban jiray waxa lahaa xasan aadan iyo juba ee saa ula hayso boqorada barakaysana haka masayrsiin hadii kale anaguna waanu kugu dhacaynaa gabadha kadaa o haka masayrsiin quruxdeeda sow ma aragtid ku qanac kugu filan baarliin ee anaguna faataxadaan kugu marnay sidaa baarliina raali noqo ayaan leenahay cimaamadaan kugu tuuray ee hayska qaadin baarliin xabiibri
    Waan idin jecelnahay farxadiina ee saas ahaada walaalahay alaha idin xafidee ❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mulkiartan7005
    @mulkiartan7005 3 роки тому +1

    Cimraan plz jooji heesaha barliin waa Daimon haku cayaarin wlhi hadee barlin markale kaasoo qeyliso inaan sweden imaado ayaa kugu goobaneenaa

    • @jamilayusuf350
      @jamilayusuf350 3 роки тому

      Waa ku raacaa anah ninkaa cimraan karbaash buu u baahan yahay soo maaha sis

  • @fihiimaxadaadirxadaadir8429
    @fihiimaxadaadirxadaadir8429 3 роки тому

    Alle ha u naxariisto saafi ducaale manola

  • @umumaryam3033
    @umumaryam3033 3 роки тому

    MashaAllah baarlin illahey hakubarakeyo hoyo iyo xaas fican aya tahay qalbiga ixanuney markadh oydhey lakin haoyin wax xaq ayad kahadlesa.

  • @faraxcabdiraxman6544
    @faraxcabdiraxman6544 3 роки тому

    Masha allh baarliin raaliyo qaali ah my sister keep going

  • @todayyesterday9867
    @todayyesterday9867 3 роки тому

    ما شاء الله
    Xaqa alle ha idinku sugo gaadha meel rabi raali kayahay

  • @fatimahassan6872
    @fatimahassan6872 3 роки тому

    Cimraan walal kadaa baarliin qalbigeda ha xanuujin walahi waxaan moodi jirey in aay kaftameyso lakiin gabadha haka oohisiin mardame baarliiney dulqaado walal qaali raali noqo ❤❤❤❤❤

  • @fadumaasayr5992
    @fadumaasayr5992 3 роки тому

    Mashallah walalahay waad isku soo baxaysaan waadna isku egtihiin waliba.horaa loo yiti nin iyo ninweyntii meel isaga eg lkn idinka caadi ayaaba iskugu eg thn tankale wll gi aan wanaagsan baad qaadateen jooji fannaannimo ilaahay ma jecla waa danbi iyo faacidho horumarna lagama gaaro qofkii ku dhintana waa khasaarey marka ilaahay qalbigaaga haka tirtiro oo digriga Allah iyo quraanka ha kuugu baddalo aammin yaa rabbi

  • @fardowsaabdi6131
    @fardowsaabdi6131 3 роки тому

    Asc cimraan all wan ku slmy marka xigta waxaan jeclan lahaa inaan markale baarlin aadan ka ohin wlhi arinkan hesaha aniga labo mar ayaa la oyay barlin ilahey baan kugu dhariye markake haka ohin barlin wll qli

  • @nuurdiinabdulahiabdinasir1665
    @nuurdiinabdulahiabdinasir1665 3 роки тому

    Cimraan wll waxan talo kugu siinayaa inaadan hees danbe aadan qaadin. Hobalnimo adduun iyo aakhiro midna dheef ma leh

  • @hooyomcn2420
    @hooyomcn2420 3 роки тому

    Asc cimran iyo barliin waxaan kaxumahay in aad ka ilmeysiisey xaaskaga marna jeceelkaga waan idiin ku farxijirney maraan arko idinkoo faraxsan majecli raga ka ooysiiyo dumarka plz baarliin raali galin buuxfa sii qalbigeedana dhoor Allaha idiin xafido cadawgana Allaha idiinka qabto aniga runti cimran waan kaxanagey asaxaabta oo dhana waan umaleen plz gabadha kafarxi markasan anagana farxeenaa heesahana waa danbi iska daay baarliin adigana iska sabar raalina ahaaw plz kuxirnaada Alle kasoobax waajibadka Alle kudhaqma Diintena macaan wax idiinkama halabayaan inshaAllaah badso Aqrinta Qur'aanka iyo Adkaarta wardiga.sadaqana baxso intaad kartid waxbo kama halabayaan kalsoonina isa siiya marwalbo waan idiin kuceyäa Allaha idiin siiyo oo laa'd kheyr qabta Aamiin inshaAllaah waad heleysaan .cimraan baarliin xaalmari anagana nasoo xaalmari waayo walasheyn ayaad ka ooysiisey .Allaha kusoo hanuuniyo .

  • @murtitv6518
    @murtitv6518 3 роки тому +1

    Cimraanow sxb gabadhaa mardanbe haka oohisiin sxb iska dhaaf waxay ku leedahay dhaaf plz waa Naga codsi 😭😭😭😭

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 3 роки тому

    Barliinaye is daji sis shaydanku yaanu kuu sheekaynaya cimraan waa nin ku jecel mid waakula qabaa fanaan soomaaliya qaymo malaha dabina waa u socoda sis taa waakugu raacasanahay inaad dabiga ka qabto qofkad dadka ka dooranaye aniga waxaan leeyahay waliga ha deg degin walaalkay cimraan isaga waxaan leeyahay qof ku jecel lama helo aduunka ilaasho mataantaada is ilaahada saxiib idinku ahada wax kasta labadiina isugu filan is amina isku kala soonada hadaan kalsooni jirin waxba ma jiraan ul iyo deerkeed ahada allahay umada isheeda haydinka hayo isku duubnibaa Reer lagu dhista allaha idinka xafido❤🌹❤🌹⭐⭐💯👌👌

  • @originalabdi33
    @originalabdi33 3 роки тому +1

    Alla Somalida wax ka DAMBI BADAN ma arkin. Wlhi markey Barlin shaley si wanagsan noguso carertey ey nala wadagdey waxa qalbigeda ku jirey, Dumurnimana no wanisey. Waxan ARKAYE comentiga, HEESTA NINKEEDA AYE NAGA GADEYSA. Waligey UA-cam comment kama bixin lakin Bila Caleyk Ilmada Barlin aya adkeysan waye🙏😢❤️❤️❤️

  • @gh7280
    @gh7280 3 роки тому +1

    ماشاءالله زوجه صالحه ❤️❤️

  • @filsanwadanichanal4343
    @filsanwadanichanal4343 3 роки тому

    abaayo is adkee ninka hortiisa haku oyine kacòo qolkaaga wixii ohina usoo xiro