2012 ayaan daawan jirny ani iyo dhalin aan saxibo ahyn oo badan hada dalka iyo dibada iyo aakhiraba kala jooga intii dhimaty alle ha unaxariisto inta noolna alle cimriga ha udheereeyo.
HCtv musalsaldi hore ee soo siidaani jirty aya aad umacan kuwa hada marax waye madaawado kuwa hore sida: barbara mariya kalara muhanad iyo nuura caasi iyo kuwa kadnbeeyey aya aad umacn
Komantigaba in aan akhriyo waxan una cay waxay wada leeyihiin filmka waxan dawan jiray. anoo jar filimka ma waxa la turjumay 2005 waa yabe soow kii ahaa 2013
Wwwwwww 2022 ayaaan firsanayaaaaa kkkkkkk qofkiii iga dabeeeyo aqrinaaayo comentiga salan sare
Salaan sare remember 😭
Salan sare
@@umulkhayrmoh1970 na labadena isku waqti uso labanaye turkigiisa ma taqana😂
2023 dawanayaa 😊
Zalan gobeed qlbi 😊
2012 ayaan daawan jirny ani iyo dhalin aan saxibo ahyn oo badan hada dalka iyo dibada iyo aakhiraba kala jooga intii dhimaty alle ha unaxariisto inta noolna alle cimriga ha udheereeyo.
Xasuus cajiiba oo caruurnimo iyo waqti tagay oo qiimo badan buu ahaa😢 qurux badnaydaa noloshu waagaa😩🍁after 10 years 2024❤
Noloshu berigaa may macaneyd😅
12 sano kahor wakhtigh wacnayaa 😢
😭😢😢😢😭😭noloshu birigi an daawan jiray farxd ayay ahyd 2012
Haa wlhi nabad baa. Iyo barwaaqa lagu jiray🥺🤲
2022 wye waktigaasna 2012kii
anoo 12 jira daawan jirey maantana 22 jirban ahay wlhi wakhtigu wu cararaya xasuuso qrx bdn aya ku duugan😪
Xasuus wlhi isku da nahay hada 23 jir ahay
Wlhy waan ilmeyay waayo waxan xasuustay wayihi ciyalnimo noloshi farxada badney hada lakin war war iyo walbahar inta masegka arkeysa 8/31/2024😢😢🎉😭🖐️
Run badanida
Ugu horeen dhaman tiina waan idin salaamay salaan kadib waan hubaa filin kaan in uu qiso jaceeyl dhab ah laga matalay 😘
Jacayl bay cabudhiyoo.......😪❣
2022❣
Orod u gee aabaheed kolay wuu u walwalayaaye💔😪
Filim kaan jeclahay aad iyo aad baan u jeclahay waxaan daawanay mar hore ilaa Markaas na waa aan xasuustaa good film
Isoo
Codoso
2018 intii daawaty like Ha ilaa Dhaafina
Waxaan xasuustaa habeen uu dhiiishkii dhulka kusoo dhacay aan cararay oo reer noo dhawaa kasoo daawaday xasuus qaaliya
Anaga dhiishkaa naga dhaqaaqay 🥺🥺
habbenkaa
Asc Marka Hore wllky io wllshy hadad iga dabaysoo oo bajkaan soo boqoto isooduce laga yaba inan aduunka joogin oo kaa hoseeyo mahdsanid bilis🥺🤲
Ilahay haku naxariisto wll nolol iyo Gari 😢❤
@@xiisalixiis
Ale haku nxariusto hada noshhy iyo hadkleba
filim xasuus aan cadi ahayaan ayaa iigu duugaan
hoyo qali dhiib dhaafbaa waad nalaa maartaay 😭😭😭 Allah jantul fardawosa haku abaal mariyo ..
Flimkaan daawaday 2011, Hadda waan kusoo ceshtay Dec 22/12/2022. Fri....
Yaa ila daawanaya ilaa 2023 ✌️✌️✌️ like saar
Xasuus wllhi wakhtiga xafadayu TV ma lanyn jaarka kazo dawan
Jirey caruurnimo 😔
Aduunyo yaa dib udawanaya7/26/ 2023🥰
Anoo yar baan dawadey waa musalsalki igu horeeyay cimraan baan jeclaa darti u dawan jiray ❤️
Hhh cimraan waa aniga wlley
Hddaa maa Nooshahay wll 2024 😂😂😂😂
Haa wll Alxm 😂
anigo 8 jir ah ba igu danbesaY filimkan wlhi markan arko wanba iska ooya😢😢😢😭😭
Hada hal sano ma jirtaa
@@cabdiqaniaadey6041 8 kulahaa. Somali is yarey ka waynaato🤣
2022 ma firsaneysaa musaLsalkan
Ala barigii la dawan jirey filmkan 2012 Noloshu maxay Qiimo lahayd iyo dad wada faraxsan😢
Dr abdala8041 xageen ka helaa filimkan isagoo dhameystiran
@@aishaahmed9444 سنوات الضياع isagoo carabi ah oo dhameystiran bad Helin magacas kuqor
@@aishaahmed9444 gogole ha ku qor musalsal ka xikimada jacaly
Waxan xasuustay muqdisho 2012 cida deriska kadawanjirnay aniga iyo asxateydi haben kasta 21:00😢😢😢😢 nolosha barigaas farxad miiran ayey ahyd asxaabteydi barigaas maanta halna kamahayo ruuxba dhinac ayuu ukacay aduunyo 😢😢😢
Miss you walhi filmkn🥺🥺🥺🥺
AX yaa film anigu waan bilowday wanan dhamystay waxa uu ahaa film aad umacaan
2012 filmkan aan fiirsdy😍😍😍😍😍😍
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🔫🔫🔫🔫🔫
2013 i think
Waww intaan jiray laba jibaarkeed ayaan jiraa hada memories ♥
😢😢hey iman orod orod af gobaadsi hey odhan inti horaba eegee
You all I can’t believe I still remember this😱😱😨😱😱😱😱wow 2019
Shamso Abib magacisa turkey ma ishegi karta please
2021 fiirsanoya
And then stupid cat 😺
2024 still
2012 ano 6 jir ah ayan dawan jiray xasuus 🥺
Oooooow muslasalkan waa bello nosoday wllo nabarneh boguso qor
2010 ayaan waadan jirray markasay hadda telegaram ka bilabeen oo raban in ay noo sheekayyaan aduun xaal qaado
Hasuuuus😭😭😭😭😭😭
HCtv musalsaldi hore ee soo siidaani jirty aya aad umacan kuwa hada marax waye madaawado kuwa hore sida: barbara mariya kalara muhanad iyo nuura caasi iyo kuwa kadnbeeyey aya aad umacn
Haa wllhi sxb kuwa hada wax jiro ma aha
waxn iden ka codsana ya musalal key nuura iyo Muhaned Plz
Waxan daawaday 2017 dii lkn xasuso horaa la hilmaami karin 😢😢😢
Hees taan Yaa qaaday walaal Waan rabay Heesta Uu musalsalka kusoogalo
DAADA Ali wll mursal muse aya qade
Ikran caraale iyo cabdifatax yare
Maxed ciro waye
bakaal ciro
Cirro ayaa qaaday heestan
Xusuus waayo waayo
$
Heestii lafoole dhedigaba aduunbaa bn ku xasuusta filimkan 2013 wakhti by ahyd
Xasus 😞 habenkaas wn xasuusta lkns taariqda dhan m,aqoon 😁🤣talow sanadkee uuu ahaa
@Munira Omar wnba islayareen dhuumasho ku dawnjiry lacg wuu iga qabaa😳 adunyo
@Munira Omar 😳 wey dhcdy xasus igalisy wllhi 🥺
@Munira Omar kir 2007 aa😳
2012ka dhamaadkiisii ilaa 13kii bu socon jireye hanawaalin😅
@Munira Omar hee maxaa dhacay
Mar aan yaraa baa nalaga waalay yahye vs lamiis caasi vs faaduya maanuu qaawashku taatiya
2012 anoo 8 jir an dawan jiray imikana 19 ayan ahay xasus walhi😭😭💞
Pls heesta hooyada ee filimka ku dhex jirta yaaqaadaya
Filimkaan waxaan daawan jiray 2010 waxaan xasuustaa filimkaandartiis inaan dugsiga oogasoo dhuunto ilaahay wuxuu qadaray inaan daawado 3/3/2024 13sano kadib
aaaax yaa film waa xasuus anigay Jira 10sano aaaax wlhy ma ilawyo waligay
Sagal Faarah masha allh sori abayo
Sagal Faarah masha allh wll anba ma iloobee lkn waxaan u baahnaa film ka qaybihiisii kale ma haysaaa ama ma garanaysaa meel laga raaliyo
+sadam Maxamed www.saafiflims.com Ku dhufo waliba hdi aad computerku isticmaalyso was ka heli karta isagoo dhamaystiran
@@hoodofaisal6709 walal xilqadihiisa hoRe iyo kuwiisi midna ma arag sidee ayan ku heli karaa aan ku dhibee
Musalsalkan habenkan dawan wan oyn jiray wlhi xasus dip ogu so laabtay sanado kdb
Inta 2024 dawanaysa like buuran dhac igu siiya😅😂
2012 remember 🥺
Xasuuuus😫😫❤️😂😂🦁
Xasuus hore ❤❤
Fadiya adarishadan adan utagera iyo yaxye Amir casi
The best film
Xasuus wlhi waayo waayo hada xiligey iitahy aniga 10:57 habenimo 10/11/2022 talaado
Sorry qamisa kawade mana tirikaro qoralka xasuuso iileyahy
Waxan dawan jiray 2012 xasuus magaladana joogay hal tv oo yaalay xafad aan jaarnahay
Filimkaan waxaan kusoxSuustaa ragii lahaa sarwad+atoore yaxye
Ala muxu wakhtigu waga quruxbdna xasuso 2024 after 11 years kadib
Magacisa turkey isheega please
2022. Xasuusa waaye walhi 🥰🥰
Waayo waaayo
Maxaan daawaday anoo Caruur ah
Run ayaaan moodi jiray
😂😂😂😂😂😂
Hye Tuug
@@ayanjamac7008
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Hhhhhhh ma inaan kaa JABSADAA Rabtaana YAREY 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kkk
Komantigaba in aan akhriyo waxan una cay waxay wada leeyihiin filmka waxan dawan jiray. anoo jar filimka ma waxa la turjumay 2005 waa yabe soow kii ahaa 2013
Khader Ibraahim sxb run waye dadka qar baa yaryara aniga 10 sano ban jiray barigas
Xasuus maxaa ha😢❤
Umc 8 san oayan jiray marka dawan jiray imankana wandawada
Wakhtiga tagayoow salaama😢😢😢
Remember 😢❤
2013 fiirsaday hctv kasocon jiray
Xusuus
Film horta madaawan lkn kolay waa xasuusun 😂😢
I still have 2022
🎉🎉🎉🎉
Filmkan anow yar firsanjiry wlhi xasus hadane anow nag wen ah fisady. Yab adonyadan
Sidokale wlhi aduunyada wa layaab
Xasuus 2012😢
waaaaaaaaaaaaaaaaaw
Heesaha saaran kaheley
waryara dadow ilahaya ka baqdee musasalkan gabdhihi ayaya fidmaydeen
siyaad shirdoon rj😬😢😈😇😐😯😄😴😢😧😦😥😥
rgdjchjk😤😯😈
siyaad shirdoon
Hygggg
Markalaa soolaabte 1/9/2024 habeen isniina 3:06
Heesta Filmku ku bilaabmayo waxa la yidhaa “Rafaad” fanaanka qaadayaana waa #Maxamed ciro
Thanks
Yaaqaday heestan halaha film dhamaadkisa saran
akhyaareey horta filmkan qaybihiisii kale lama heli karo miyaaa
Abdifitah Ibrahim sxb waan raadiyaa meel aanan u doonin male walina ma helin waan jeclaa film kan
sadam Maxamed wiilasha miyaaa egaaan musalsaladka
War isla yaaba nio waxy ragan musalsalka raadinaya😆😆 suxanaka ya cadiim dumarka lagu ogaaye
Ammer Ismail 😅😅😅😅wll wa iska xaraabo ee iska daa
@@ammerismail2411 oo aayaddee ka xarrimtay Ragga kkkk wacadalla Flimkaan Computerkuu iigu jiri jiray 2012 kii isagoo dhamaystiran waana wada daawaday haddana waaba u xiisay
Heesta saran yaqaday
Maxamed bakaal rafaad
Memories😪
Filmkii filimada
Ya iladawanaya yaxye iyo fadiyo iyo sarwad 2012 xasuus 12 ayn aha imikana 23 zasuus
Nolosha bariga wan uxiisay
waaw NEC
wllo musalsakn noso dhamey plz
2020 intii daawatay
Kuli wan firsatay 2014 bilawgisi kanalkan ayu kasocan jiray wa fimim sher shan bil ayan dawanaye
Xasuus 😢😢
Wallhi hestan inaba caadi ma ahan wanka heley magaceda ya iihaya
Ha ii iman orad orad Magaceda iiaobasa
Qebihisa kle rawa please wn ubahanhy
2023 🎉❤
Wll filimkan hadad hyso no bilow wanku xidhmi dona ishallah
inant caasi ka turjumaysa ayuu codkeedu iqanciyee xgee tolo laga helayaaa
Ahmed Yassien way dhimatay wll leyla ayaa la odhan jiray imika filimo maba codayso way dhimatay
😆😆😆😆😆😆😊😊😊😊😊😗😙😗😗😗😗😗😗
@@badriagobaat7565 😢😭😭😭 ilahay ha unaxariisto
Badra ax ax xanuun badanaa wll runtaa miyaa goormee ayay i dhimatay wllhi waan ka naxay codkeeda aad ayaan u jeclahay inteey ka dhimatay?😭😭😢😢
@@badriagobaat7565 wll ilaahey baan kugu dharkyee runtaa miyaa
Xasuus 2013
Heesta saran ayaa rabe iku caawiyo asxpey
maxamad ciro ayaaa qaada ma fahanty
khadar Ibnu osman magaceda isheg wan wayee
Dhoof caashaq
@@khadaribnuosman3652 samatar ayaa qaaday
xasuuus😭😭😭
codsi qaybi hii kale
Filim aan daawado waxaa iigu dambaysay caasi iyo amiir kan waa iga dambeeyay
Markuu dhamaaday caasi iyo amiir kan ayaa kuxigey
fadlan dadka filmanta turjumayade iska dayade because
gabdhihi somalia oo dhan waxay ku mashqulandee
Qeebihiis kale awey asxbta
Qaybtaan ayaa igu dambeeyso
3 sano ka hor ayn firsaday
long time
Xalqadi udambysy😢