ibrahim Gaas
ibrahim Gaas
  • 5
  • 270 154
edited ibrahim.Gaas
I created this video with the UA-cam Video Editor (ua-cam.com/users/editor)
Переглядів: 630

Відео

Yasmin Ila Yeelo Caashaqa By Cadceed YouTube...ibrahim Gaas.
Переглядів 64011 років тому
yasminay jaaylkeena adiga yasaaayoo dheshisa jarayee
musalsalka xikmadii jacaylka wa qaybtii ugudanbaysay
Переглядів 267 тис.11 років тому
waa musalsalkii xikmadii jacaylka
waa filim aad u macan
Переглядів 32311 років тому
waa filim aad u macan
cabdirisaaq saleebaan gaas heestii farduus ibrahim gaas
Переглядів 1,5 тис.11 років тому
waa hees aad umacan uu qaado fanaanka way ee abdirisaq saleban gaas

КОМЕНТАРІ

  • @myousuph-xr5bq
    @myousuph-xr5bq 7 днів тому

    🎉🎉🎉🎉

  • @user-lc3ti9yl8i
    @user-lc3ti9yl8i 11 днів тому

    Ala muxu wakhtigu waga quruxbdna xasuso 2024 after 11 years kadib

  • @farduuscabdicawes9733
    @farduuscabdicawes9733 Місяць тому

    Heestii farduus Codkii seedigay cabdirisaq saleeban gas

  • @SharmarkeToorays
    @SharmarkeToorays Місяць тому

    Inta 2024 dawanaysa like buuran dhac igu siiya😅😂

  • @nadira3030
    @nadira3030 2 місяці тому

    Nolosha bariga wan uxiisay

  • @AraweeloAli-qx1mt
    @AraweeloAli-qx1mt 2 місяці тому

    Xasuus 😢😢

  • @muuseaar4787
    @muuseaar4787 2 місяці тому

    Wakhtiga tagayoow salaama😢😢😢

  • @Aziiza-halgan
    @Aziiza-halgan 4 місяці тому

    Xasuus cajiiba oo caruurnimo iyo waqti tagay oo qiimo badan buu ahaa😢 qurux badnaydaa noloshu waagaa😩🍁after 10 years 2024❤

    • @cumarabaz
      @cumarabaz 16 днів тому

      Noloshu berigaa may macaneyd😅

  • @mayaakram5630
    @mayaakram5630 5 місяців тому

    2012 anoo 8 jir an dawan jiray imikana 19 ayan ahay xasus walhi😭😭💞

  • @abdiaziiz628
    @abdiaziiz628 5 місяців тому

    Xasuus maxaa ha😢❤

  • @rujaalnuur979
    @rujaalnuur979 5 місяців тому

    Filimkaan waxaan kusoxSuustaa ragii lahaa sarwad+atoore yaxye

  • @rujaalnuur979
    @rujaalnuur979 5 місяців тому

    Filimkaan waxaan daawan jiray 2010 waxaan xasuustaa filimkaandartiis inaan dugsiga oogasoo dhuunto ilaahay wuxuu qadaray inaan daawado 3/3/2024 13sano kadib

  • @sukaynamahadmissmahad7338
    @sukaynamahadmissmahad7338 7 місяців тому

    Xasuus 2012😢

  • @MaxamedMaxamuud-oe5bh
    @MaxamedMaxamuud-oe5bh 7 місяців тому

    Xasuus hore ❤❤

  • @Kinghero616
    @Kinghero616 8 місяців тому

    Waxan xasuustay muqdisho 2012 cida deriska kadawanjirnay aniga iyo asxateydi haben kasta 21:00😢😢😢😢 nolosha barigaas farxad miiran ayey ahyd asxaabteydi barigaas maanta halna kamahayo ruuxba dhinac ayuu ukacay aduunyo 😢😢😢

  • @user-lz6zr4yy4l
    @user-lz6zr4yy4l 8 місяців тому

    Waxan dawan jiray 2012 xasuus magaladana joogay hal tv oo yaalay xafad aan jaarnahay

  • @ayafaiseli45
    @ayafaiseli45 9 місяців тому

    Xalqadi udambysy😢

  • @Queen__fatma29
    @Queen__fatma29 10 місяців тому

    2012 remember 🥺

  • @zakarie1660
    @zakarie1660 11 місяців тому

    Mar aan yaraa baa nalaga waalay yahye vs lamiis caasi vs faaduya maanuu qaawashku taatiya

  • @zakarie1660
    @zakarie1660 11 місяців тому

    Xusuus

  • @user-bt4nu3sm2f
    @user-bt4nu3sm2f Рік тому

    23/08/2023

  • @zahraliin15
    @zahraliin15 Рік тому

    Xasuus 2013 dii😢

  • @faatimaapdinuurftimaapdinu7091

    Aduunyo yaa dib udawanaya7/26/ 2023🥰

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому

    Ala barigii la dawan jirey filmkan 2012 Noloshu maxay Qiimo lahayd iyo dad wada faraxsan😢

  • @Qaasimshow
    @Qaasimshow Рік тому

    2023 🎉❤

  • @Cadeyboolo686
    @Cadeyboolo686 Рік тому

    Remember 😢❤

  • @user-gd3zv4pv1d
    @user-gd3zv4pv1d Рік тому

    Asc Marka Hore wllky io wllshy hadad iga dabaysoo oo bajkaan soo boqoto isooduce laga yaba inan aduunka joogin oo kaa hoseeyo mahdsanid bilis🥺🤲

  • @ahmadfarxaan5836
    @ahmadfarxaan5836 Рік тому

    Waww intaan jiray laba jibaarkeed ayaan jiraa hada memories ♥

  • @faraxcumerfaraxcumer9718
    @faraxcumerfaraxcumer9718 Рік тому

    Waxan daawaday 2017 dii lkn xasuso horaa la hilmaami karin 😢😢😢

  • @barwaqoosman6121
    @barwaqoosman6121 Рік тому

    Xasuuuus😫😫❤️😂😂🦁

  • @Girll6298
    @Girll6298 Рік тому

    Musalsalkan habenkan dawan wan oyn jiray wlhi xasus dip ogu so laabtay sanado kdb

  • @xamsenuur6720
    @xamsenuur6720 Рік тому

    filim xasuus aan cadi ahayaan ayaa iigu duugaan hoyo qali dhiib dhaafbaa waad nalaa maartaay 😭😭😭 Allah jantul fardawosa haku abaal mariyo ..

  • @cabdinaasir-ce4xj
    @cabdinaasir-ce4xj Рік тому

    Memories😪

  • @mohamednouh8862
    @mohamednouh8862 Рік тому

    Ya iladawanaya yaxye iyo fadiyo iyo sarwad 2012 xasuus 12 ayn aha imikana 23 zasuus

  • @omerabdi4460
    @omerabdi4460 Рік тому

    Flimkaan daawaday 2011, Hadda waan kusoo ceshtay Dec 22/12/2022. Fri.... Yaa ila daawanaya ilaa 2023 ✌️✌️✌️ like saar

  • @mohmoudabdi3552
    @mohmoudabdi3552 Рік тому

    2010 ayaan waadan jirray markasay hadda telegaram ka bilabeen oo raban in ay noo sheekayyaan aduun xaal qaado

  • @quruxkudhiiglefans8684
    @quruxkudhiiglefans8684 Рік тому

    2022. Xasuusa waaye walhi 🥰🥰

  • @Fariiha12
    @Fariiha12 Рік тому

    Xasuus wlhi waayo waayo hada xiligey iitahy aniga 10:57 habenimo 10/11/2022 talaado

    • @Fariiha12
      @Fariiha12 Рік тому

      Sorry qamisa kawade mana tirikaro qoralka xasuuso iileyahy

  • @bangtan_girl360
    @bangtan_girl360 Рік тому

    2012 ano 6 jir ah ayan dawan jiray xasuus 🥺

  • @saacidsiciidali5750
    @saacidsiciidali5750 Рік тому

    Waayo waayo

  • @abdirashiidsanyare5569
    @abdirashiidsanyare5569 2 роки тому

    Jacayl bay cabudhiyoo.......😪❣ 2022❣ Orod u gee aabaheed kolay wuu u walwalayaaye💔😪

  • @saacidccasiis7575
    @saacidccasiis7575 2 роки тому

    Yaaqaday heestan halaha film dhamaadkisa saran

  • @cabdifitaaxmaxamuudmacow7050
    @cabdifitaaxmaxamuudmacow7050 2 роки тому

    Filim aan daawado waxaa iigu dambaysay caasi iyo amiir kan waa iga dambeeyay

  • @muxiyadiinkhadarahmedqoran81
    @muxiyadiinkhadarahmedqoran81 2 роки тому

    I still have 2022

  • @pharthuzdiamond8476
    @pharthuzdiamond8476 2 роки тому

    2022 wye waktigaasna 2012kii anoo 12 jira daawan jirey maantana 22 jirban ahay wlhi wakhtigu wu cararaya xasuuso qrx bdn aya ku duugan😪

  • @iqromaxamed5430
    @iqromaxamed5430 2 роки тому

    Wwwwwww 2022 ayaaan firsanayaaaaa kkkkkkk qofkiii iga dabeeeyo aqrinaaayo comentiga salan sare

  • @adanmahametg9103
    @adanmahametg9103 2 роки тому

    Xasuus wllhi wakhtiga xafadayu TV ma lanyn jaarka kazo dawan Jirey caruurnimo 😔

  • @Sadaam23Ally
    @Sadaam23Ally 2 роки тому

    2022 ma firsaneysaa musaLsalkan

  • @ariizha0pthiali901
    @ariizha0pthiali901 2 роки тому

    Hasuuuus😭😭😭😭😭😭