Hodan star sababta uga aarsatay Abdikarin watan carurta wiilal & Gabdho xariga kudhashen Guur maxlal

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 33

  • @zahramaow2052
    @zahramaow2052 7 годин тому +1

    Subxaanalah 😢, maxlalka waa xaaraan, waxanse layaabanahey nin ifurey sabab ugu noqona, waxan isku furney sow dhici meyso markale, waa yaab😢.

  • @MohamedHassan-s7h
    @MohamedHassan-s7h 14 годин тому +1

    Shiikh jazakallhu kheyr si fcn baad u sharaxday wlle xaliimadaas ninkeeda haa soo ceshato hadey wax maqlee 😢😢😢

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim7533 9 годин тому

    جزاك الله خيرا شيخنا

  • @maryamhassan4846
    @maryamhassan4846 8 годин тому +1

    Ma waa laydhi baad uceebaynay reerka xishood xagaad kategi ilaahay kabaq rabigaa

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 14 годин тому +2

    Asc shiikh badbaado subxaanalah alle ka baq dulmiga iyo daniga jooji hodan ka har nin sarqaan ah dadka dilaya qurbe kama shaqeysto sharcigii dulmiga ee afrika iyo carabta meeshaas kama shaqeeyo wixii aan akhlaaq lahayn waa la xirayaa lkn adiga dembigiisa kuuma muuqdo

  • @RumaanG
    @RumaanG 12 годин тому +2

    Maamadaasu ninkey 15 ka udhashay ee alcholic ga ahaa maxaa utuurtay miyaa lagu haystaa. Hodan waa hooyo adag .

  • @JawahirHassan-y9n
    @JawahirHassan-y9n 11 годин тому

    Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah waa duni Aakhiru zaman.Ilaahey subxaanahu wa tacaalaa hana ammaansado.
    Jizaakallaahu kheyr walaal.

  • @Dowlaaymaxmedcumar
    @Dowlaaymaxmedcumar Годину тому

    Gurka maxlalka wa xaram

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 7 годин тому

    Allah how naxariisto ee Axmed ma ninkii 2 labaad buu noqonayaa?

  • @عائشة-ه2ذ
    @عائشة-ه2ذ 12 годин тому +1

    سبحان الله😢😢😢😢😢

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 7 годин тому

    Sheekha wax meherinayaa miyaani wax weydiineyn ama u sheegeyn Dadka uu isu Meherinaayo?

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 10 годин тому

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Xaliimokhaliifmagool
    @Xaliimokhaliifmagool 10 годин тому

    Layaab sheekh

  • @zahrasaid1888
    @zahrasaid1888 Годину тому

    Naagaha qaar waxbaa u dhiman bal maxaa nin 3diiba ku furay ay maxlal uga raadsan haduu dhab ii jecelyahay 3daba iima dhiibeen😮😮😮😮

  • @QueenAmira-love
    @QueenAmira-love 12 годин тому +1

    Gabadha kadhamow

  • @aminaabdi7975
    @aminaabdi7975 4 години тому

    Allah qatumada hanoo hagajiyo

  • @user-qj1uv4hl3q
    @user-qj1uv4hl3q 11 годин тому +1

    Naag wax ma guursato ee wa laguursadaa Marka naag marxal haday rabtay ninkaa go aanka iska leh

    • @mklsl3663
      @mklsl3663 6 годин тому

      Guurku waa wax ka imaaday labada dhinac ee ma ahan wax uu qof kaliya gaari karo go aankiisa marka waa leys guursaday

  • @gashireedla1740
    @gashireedla1740 6 годин тому

    War illhay ka baq gabadhan waxey ku tiri charming waxan ku heshiiney inuu imaxlalo di aan axmed ugu noqdo balse c kariin wuu diiday inuu furo markaa ilmahan maxlal kumuu dhalane ha dambaabin

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 13 годин тому

    Subxanallah 🎉❤😅

  • @aichadjama1097
    @aichadjama1097 6 годин тому

    Way ragu sameyaan ka hadla hodan ma gaadhan

  • @aichadjama1097
    @aichadjama1097 6 годин тому

    Ceeb looma dhinto sil samaysta si ad nagahan ugu birtaan

  • @Xaliimokhaliifmagool
    @Xaliimokhaliifmagool 10 годин тому

    Sheekh naag marwaa oo nin ka le jeclaatay oo nin kii qabay is ka fudhay kadibna nin kii ayadoo mar waa ay ar kootay guur satay maxaa laga yeelayaa marxal kii waa fahanaye

  • @xasancabdisanduuq4834
    @xasancabdisanduuq4834 13 годин тому

    Waan fahanay

  • @hyy610
    @hyy610 13 годин тому

    😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @aichadjama1097
    @aichadjama1097 6 годин тому

    Shame on you orod dabada bassal iska gali

  • @itaqillaa
    @itaqillaa 13 годин тому

    Haday isku dhaqan yihiin cidada shuruud bay leedahay, inusan gurigeeda ka Saarin
    Gabadh cido ku jirta aqalkeeda lagama sareen,hadu aqalkeeda kasaaray ninkaas laguma noqon karo akhlaaqna malaha, cidada dumarka inaan aqalka laga saarin baa kamida

    • @ugaskawadanka2623
      @ugaskawadanka2623 12 годин тому

      Hadii laga saaro iyo hadii kale cidada way tirsan

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 12 годин тому

    DNA halaga qaado odaygu inuu dhalay carurta yaa og inay rag kale u dhashay. Aduun aduun waxwalba kafilooooo

  • @NihaalSigale
    @NihaalSigale 14 годин тому

    🫶🏻🩷🩷🩷🤍🤍