Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Somalida waa dad karta badan Allaha dhowro
Allahumaa Sali calaa Mohamed S.C W❤
اللهم صل وسلم على نبينا محمد نبي الهدي والرحمه ❤❤❤❤❤❤❤❤
Xabadaas iyo dagaaladaas iyo siyaasadaas ayaan ku dhalanay marka kama helno filimada ama sheekooyinka raqiistaa ee dagaalka noo wada
Run ahaanti waxaa muhiim ahaan laheeyd inaad sooqaadato maraakiibta shisheeye ee wadanka sida sharci darada uga kaluumeeysata suntana ku daadiya hadii aadan heeynin cadeeymo anaa kuu soo diraya ina dalabeey xadaawe baa ku dhintay qisada runtaa ee filimkaas xitaa waa laguu hayaa waahadaad rabto qisada dhabtaa iska daaya fanka mareekanka
Mahadsanid
waxan inigo hambalyaynayaa shekoyinka faidad iyo noxorka leh. wan iniga codsanayaa inad ko dartan barnamishyo qofka ka dhisikara ino ko fara adayo dhaqankisa iyo cido yahay'
Barmaamijkan waxa gacan ka gaystay XUUTIGA. 😂
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Sheekada b.badeeda waa sheeko muhiim ah sababtoo ah waxa uu idhaha caalamka tusay somalida iyo halka ay ku taalo bulshada caalamkuna waxay jeclaysteen inay wax ka ogaadan somalida waayo bulshadu inta badan waa jiil cusub
Burcad badeeda waxaa dhiiri galiyay lacagta madax furashada oo waali ah markiiba 10m dollar oo 20 nin bes ah qaadanayan Captain flipes qisadiisa waa sax rag aan aqaano ku dhintay Burcad = xeeb ilaalinta
0:19 0:21 0:22 0:24 0:26
Mawliid xayeyysiiskanaka nagadaa waayo waxay lasocotaa wararka kale maadama barnaamijkani uu ka duwanyahay waxaad noogu badashaan heeso ama gabay sxb
Filimakan waa barabagando waaye burcad badeedka waa mashruuc ee ka danbeyen dalaliin somali ah waxana malgaliyay USA UK France iyo imaaradka oo ah cadowga 1aad😮
Cid maalgalisay malaheen ee meesha lacag waali ah ayaa laga helaayay
Burcadda waxaa alifay oo kaddambeeyey reer Galbeedka oo rabay laba ujeeddo.1.in laxalaalaysto khayraadka kujira Badda Somaliya.2.in lacago looga cuno dadka shacabka ah ee reer galbeedka waay madaxda reer Galbeedku sida Africa looma misuqmaasuqo coolaha dadweynaham
Somalida waa dad karta badan Allaha dhowro
Allahumaa Sali calaa Mohamed S.C W❤
اللهم صل وسلم على نبينا محمد نبي الهدي والرحمه ❤❤❤❤❤❤❤❤
Xabadaas iyo dagaaladaas iyo siyaasadaas ayaan ku dhalanay marka kama helno filimada ama sheekooyinka raqiistaa ee dagaalka noo wada
Run ahaanti waxaa muhiim ahaan laheeyd inaad sooqaadato maraakiibta shisheeye ee wadanka sida sharci darada uga kaluumeeysata suntana ku daadiya hadii aadan heeynin cadeeymo anaa kuu soo diraya ina dalabeey xadaawe baa ku dhintay qisada runtaa ee filimkaas xitaa waa laguu hayaa waahadaad rabto qisada dhabtaa iska daaya fanka mareekanka
Mahadsanid
waxan inigo hambalyaynayaa shekoyinka faidad iyo noxorka leh. wan iniga codsanayaa inad ko dartan barnamishyo qofka ka dhisikara ino ko fara adayo dhaqankisa iyo cido yahay'
Barmaamijkan waxa gacan ka gaystay XUUTIGA. 😂
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Sheekada b.badeeda waa sheeko muhiim ah sababtoo ah waxa uu idhaha caalamka tusay somalida iyo halka ay ku taalo bulshada caalamkuna waxay jeclaysteen inay wax ka ogaadan somalida waayo bulshadu inta badan waa jiil cusub
Burcad badeeda waxaa dhiiri galiyay lacagta madax furashada oo waali ah markiiba 10m dollar oo 20 nin bes ah qaadanayan
Captain flipes qisadiisa waa sax rag aan aqaano ku dhintay
Burcad = xeeb ilaalinta
0:19 0:21 0:22 0:24 0:26
Mawliid xayeyysiiskanaka nagadaa waayo waxay lasocotaa wararka kale maadama barnaamijkani uu ka duwanyahay waxaad noogu badashaan heeso ama gabay sxb
Filimakan waa barabagando waaye burcad badeedka waa mashruuc ee ka danbeyen dalaliin somali ah waxana malgaliyay USA UK France iyo imaaradka oo ah cadowga 1aad😮
Cid maalgalisay malaheen ee meesha lacag waali ah ayaa laga helaayay
Burcadda waxaa alifay oo kaddambeeyey reer Galbeedka oo rabay laba ujeeddo.
1.in laxalaalaysto khayraadka kujira Badda Somaliya.
2.in lacago looga cuno dadka shacabka ah ee reer galbeedka waay madaxda reer Galbeedku sida Africa looma misuqmaasuqo coolaha dadweynaham