Wow dhakhaatirta wa isku mid. Aniga waxan jooga USA waxan qaba gaas wuxu dhakhtarku igu dhahay 3 saac ka hore waqtiga seexanayso cuntada jooji.barkinta dheerayso. Cunto dhanaan ama kulul ha cunin . coffee ha cabin. Illahay swt dhamaan hayna caafiyo. Caafimadku wa nimco an la wada ogeyn😭
@@NaleyMohamed-c7l wll koley xanuun walba dhibkiisu wata marka dhakhtarvma ihi oo waxba kagama sheegi karo ee dhakhtarkaga ka warayso ama qof dhakhtar ah. Illahay swt wa maalin jumco ah ee haku caafiyo denbi dhaafna hakaga dhigo. Allahuma amiin. Illahay swt inta muslim ah ee xanuunsan ha caafiyo inta inaga dhimatay ee ahal iyo islamba ah ha u naxariisto. Allahuma amiin.
Caawa okn halkan soo galay29/9/2024 10:44 wxan darema xanun saa,ida wxa i xanunan boga calosha garbaha feraha talaoyinkan an qatay wxn rajayna in ku faa,iido
Whi waligey gaas waan maqli jiray misana dad ka cabanayo wan arki jiray aniga mudo bil kudhawaad ah asdban ola xanunsana anigo yara roon ayu doctor iso qoray kanin mudo bil ah soconaya misana kaninki marki aan waday 14 bari ayaan aad ugu xanunsaday hada waxa idaran dhabarka dab caadi ayaa iga kacaya dhimbilo aad ayuu I olalaya doctor ki a kilabatit ayaan islaaha awalna dhunta ayaa wax itaagnaayen anigo li baarin ayaa daawo 40mgram ah liso qoray aan kunayna wlhi wn kuwaashay hadadan aan qoralkan qoraya aadban igubanaya dhanka dhabarka. Dab iga gacaya blz ifaideyso qofki sideyda oo kala isku arkay calamadahan mise kacafimaaday ilahada iskama baarin magaranayo xita in gaas ihayo
Walal geedka fannelseed la yirahdo shaah ka sameyso qajaarkana cun sidaaas oo kale aya i haya dhuunta xita way i gubata kuwas an ku shegay aya ku dajiya
masha allaah doctor gaaska wan la dhibanahay allaha inaga cafiyo
Ma sha Allaah Awoowe Baawlo Allah Ku barakeeyo
Wow dhakhaatirta wa isku mid. Aniga waxan jooga USA waxan qaba gaas wuxu dhakhtarku igu dhahay 3 saac ka hore waqtiga seexanayso cuntada jooji.barkinta dheerayso. Cunto dhanaan ama kulul ha cunin . coffee ha cabin. Illahay swt dhamaan hayna caafiyo. Caafimadku wa nimco an la wada ogeyn😭
Allaahuma aamiin abyo aniga ayaa H pylori baa leygu soo sheegay ee halis miyaa intaas adiga lagu sheegy baa aniga ley sheegay
@@NaleyMohamed-c7l wll koley xanuun walba dhibkiisu wata marka dhakhtarvma ihi oo waxba kagama sheegi karo ee dhakhtarkaga ka warayso ama qof dhakhtar ah. Illahay swt wa maalin jumco ah ee haku caafiyo denbi dhaafna hakaga dhigo. Allahuma amiin. Illahay swt inta muslim ah ee xanuunsan ha caafiyo inta inaga dhimatay ee ahal iyo islamba ah ha u naxariisto. Allahuma amiin.
Ilahayow naga caafi gaaska Insha allaah
Jazakallahu qeyraa
Masha allaah jizalallaah qeyr
Somali hadan nahay cuntada an cuno inta
Badan gaaska noogu wacan hilibka badan
Maalin walba la cunaayo baasto iyo bariis
Canjeero qamiir badan subax walba la cunaayo shaah macaan saqiir iyo kabiir
Umad wada gaas qabto ilaahoow naga
Dawee Amiiiiiiin
Cuntada Qaldan, xiliyo qaldan, socod la,aanta, basbaaska,fil,fisha xawaajiyada badan. Wal walka problemada iyo Hurdo yarida intaba way keenaan.
Cuntada qabow sida Garoorka aan dhananka ahayn biyo badan ku dadadaal
Hurdadane badso habeenkii dhafarka yareey.
Walal garoorka maxa ka wada ma garoorka gaaska keena anigu wanba ku Dahiya aniga dhuunta sa id iga haya
@@sacdiyaali3641abayo dhunta ma xanun jiya
Masha allah
masha allah
Wixii Faahfaahin ah kala Xidhiidh Makah Hospital Ama Doct Baawle +254721682553
+254700273005
Dr kana wan ubahnhy
Namberdan maleh wtsp wll dibadan jooga naber leh wtsp soo dhig
Xakes kuyeka this hospital
Mashalaha marhora igu dabeysay daqtarkan.
Allow kuxifdi mansha allah
Goobta oo joogo ii soo sheek walalka
mshlllh dr baawle
Manshallaah
Dr waxaa jira dad aan aysiidh lahayn hadana calooshu shubmayso casirayso qudhudhucda hayso laabdilaac leh hadan dhakhtarku dhaho waa gaas taasiba miyaanay noocyada gaasta ka mid ahayn
Dr shebaadhku maanu sheegiN gaaska garahaan marka calisha laga shebaadho
Gaska minicirada qaba hdan dawadi bn qata ilhy hygu cafiyo wx badn kma daremin
Dr aniga. Caloosha ilaa dhunta igubanaysaa subuxiina caloosha icasiraysaa. Markaan dhakhtar tago. Waagaaz buu idhaha daawadina waxba imataryzo maxaan samey Dr please
Aniga xita wan kula qaba gubashada dhuunta ilahay ha naga caafiyo
Biyo badan caba abayaal. Dhunta gubinayso badan waxaa keno lab dilaac, Cuntada marka cuntin hala seexanin ee socodka badii..
@@saadiahussein5607 dadaal iguma yara abayo barigii hore haa wan la seexan jiray lakin marka cilada isku arkay cunto lama seexdo abayo
Dawada magaceed
Adro wan baryaya waxad ichegta sidee iskaga dawan kara
Doctor intu jooga
Wll
Walal xagee jooga goobtiusa
Gaaska
Magalaa
Reerah
Caawa okn halkan soo galay29/9/2024 10:44 wxan darema xanun saa,ida wxa i xanunan boga calosha garbaha feraha talaoyinkan an qatay wxn rajayna in ku faa,iido
Asc doctor number kiisa Ii sheek adiga raali ah
intee jogaa
Asc waadmahadsantihiin
dr seeloo daweyo marka yalaalugada iyo mataga iyo gasta
❤
Whi waligey gaas waan maqli jiray misana dad ka cabanayo wan arki jiray aniga mudo bil kudhawaad ah asdban ola xanunsana anigo yara roon ayu doctor iso qoray kanin mudo bil ah soconaya misana kaninki marki aan waday 14 bari ayaan aad ugu xanunsaday hada waxa idaran dhabarka dab caadi ayaa iga kacaya dhimbilo aad ayuu I olalaya doctor ki a kilabatit ayaan islaaha awalna dhunta ayaa wax itaagnaayen anigo li baarin ayaa daawo 40mgram ah liso qoray aan kunayna wlhi wn kuwaashay hadadan aan qoralkan qoraya aadban igubanaya dhanka dhabarka. Dab iga gacaya blz ifaideyso qofki sideyda oo kala isku arkay calamadahan mise kacafimaaday ilahada iskama baarin magaranayo xita in gaas ihayo
Asc wll aniga kula mid baan ahay dawada qado basbaska iska ilali biyo badana cab
Walal geedka fannelseed la yirahdo shaah ka sameyso qajaarkana cun sidaaas oo kale aya i haya dhuunta xita way i gubata kuwas an ku shegay aya ku dajiya
Biyaha badso biyo yaro diiran oo an qabow ahayn kulelna ahay cab
1 hadaa malb fiican helikarto
2 Geedka ladhaho kargadeyga yanni ubaxa laqalajiyay
3 bari idaaad Hana iskabadin
4 biyo badan
5 baahida Iska shower
6qamadi
7cusbo sokor saliid xawaaji basbaaas maraqdigaag kafogow
Cunto dheelitiran cun
1 okun biyo lagukariyay
2boorash
3 salbuko
3 saliid seytuun
4 babaay
Liiinta iyo toon kafogow
Galeyda iyo doorteedana kafogow
5 raashin baal lena cun
6 faataxda biyo ku aqriso 7jeer
7 duceyso
Markuu xanuunka kuqabtaba dheh
لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين أللهم صل على محمد
Saladka badso jawagiga cuntadaaada oo dhan badal baasto iyo bariiis kafogow
Sanjabiiishana kafogow
Intaas ayaan kabarty allah hakaadulqaaaaado
@@RMM-wp5dh mahadsanid wllo canaha loda ka wrn
Ilehyo naag caafi
Gaaska dhuunta guba se lo daweya walal kaasa idhibay
Wllo anaaa kula mida sidee ka noqoty
@@nasranuuxnasranuux8855 alxmduh abayo xoga wan dhama sidi hore dhuuntu wa iskala qabsatay adiga ma kugu cusub yahay
@@sacdiyaali3641sax abyo hadda sidee thy hadane mxaaa dareemi jirty
@@sacdiyaali3641abyo dhuunta mxad ka dareentaa
Maxa cite walal